WAREYSI #1 MOHAMED ISSE TRUNJI -TAARIIKH BADAN OO BEEN AH BAAN OGAADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 кві 2021
  • Wareysiga Maxamed Isse Trunji waxaan ku qaadnay magaalada London 25.04.2021

КОМЕНТАРІ • 92

  • @2010bolte
    @2010bolte Рік тому +1

    Thank you for showing me the face of my former colleague Mr. Mohammed Trunji, a very humble person ❤

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 роки тому +5

    Wa muhiim in jiilka cusub loo soo gudbiyo taariikhdii dhacdey oo qoral ah si ay ugu faaiideestan qaladaadkiii wadanka burburiyey
    From USA

  • @fardowzamohamed2882
    @fardowzamohamed2882 3 роки тому +9

    Abtigey Mohammed isse trunji allow kudaa

  • @mohamoudahmed47
    @mohamoudahmed47 3 роки тому +8

    ha noolato barnaajiyada warasigiinu aad buu u fiican yahay laakin waxaa la yaaba marmarka qaarkood inaanad dhexdhexaad ahayn somalida dhexdeeda iyo inaad siyaasad ku dhex milanteen kala taageerid mucaaradka iyo dawlada iyo waxyaabo kale oo marmarka qaar nacoba inaan barnaajiyadiina daawado

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 3 роки тому +2

    Ayaanloow sxb adigana DHEXDHEXAAD noqo markaad diyaarineyso wax taariikhda SOOMAALIDA dhaxal u noqon Kara si jiilasha kaa dambeeya UGa faaiidaan runtii dhowr barnaamij oo AAN arkay DHEXDHEXAAD kama tihid marka isku noqo tnks

  • @fawziaahmad9159
    @fawziaahmad9159 3 роки тому +1

    Mashallah abti allaha ku xafido aad baad u mahadsantahay buug aad u qiimo badan ayaad qortay Well done

  • @Hassandheeere
    @Hassandheeere 3 роки тому +5

    Wa Hassan Abdirisak mohamed waxan Jooga
    @Galkaio Somalia,waxaan Aad u Taageersanahay, Mareegta "Hanoolato".
    Halka ka sii wad bahda "Hanoolato" gar ahaan Ayaanle.
    Mahadsanidiin

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 роки тому +6

    Hanoolaato iyo Ayaanle ada aya uu mahadsan tahin more videos aya idinka sugeyna

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 3 роки тому +2

    Frist person.

  • @siradm
    @siradm 3 роки тому +4

    Wax gumayste laga soo qaaday run ma noqon karaan runse ma ka sheegayaa halgan iyo halgame yaashii? Waa maya hadaad markhaati nool odayaashi Soomaaliyeed ban soo waraystay oo xog ban waaya joog ka soo uruuriyay na dhihi lahayd Waa kaa rumaysan lahaa laakiin qof la siray na siri maayo waa na raalli ahaanaysaa warka Aden-cadde ka qabo

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 3 роки тому +2

    Ayaanlow waxbadan ayaad haysa sideydoo kale bal aan isu immaano bro insha allah.

  • @ilayscmr1800
    @ilayscmr1800 3 роки тому +1

    Waaw maxamed trunji waxaa uu nasoo gaarsiiyey taariiq la duugay. Waa halyeey qaran!
    Fadlan ayaanle taariiq nololeedkiisa, dhalashadiisii, koridiisii waayihiisa nololeed, waxbarashadiisa, guurkiisa iyo illaa maantay hadii la helikaro!
    Waan u oomanahay!

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Love

  • @xasanwali1295
    @xasanwali1295 3 роки тому +1

    Ayaan loow waankusalaamay hawl fiicanbaad haysaa dadaalka siiwad insha Allah

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 2 роки тому

    Odaygu waa aqoon yahan weyn oo khibrad qaali ah leh. Wuxuu ku wanaagsanaan lahaa in loo xilsaaro toosinta dastuurka ku meelgaarka ah.

  • @nasirhurun3520
    @nasirhurun3520 3 роки тому +2

    Waa sheeko

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 3 роки тому

    ii aaw geey xaqiiqddaad ka warramaydddaa .
    Guuleyso

  • @sahankamedia5511
    @sahankamedia5511 3 роки тому +1

    Internadka malaga hela book plz

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 2 роки тому

    Waxaan u baahanahay Buugaagta uu qoray M.C.Turunji waxaan ku noolahay magaalada Birmingham UK.

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 3 роки тому +3

    Ma waxay kula tahay dhinacaaga inay qoraa yaan archives kuu falinaayaan xaqiiqda. Taariikhdaada inaadan helin ayaa muhiim u ah. Tooday ka runsheegin. Soomaalida waa oral society macnaheeda ma aha waxaan maqalnay inay been yihin. Waa qof iyo xusuustii iyo qof iyo fahamkii. Midbaa kaa dambayn doono

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 3 роки тому

    Ma la hayaa tariikhdii boqortoodii ujuuraan iyo xukunkii barqash ee xamar othaman empire intuusan talyaaniya imaan yaa xamar ka talin jiray somalia yaa u talin jiray

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 2 роки тому

    Ayaale Silwadhowsha

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 3 роки тому +1

    Waxba nooma sheegin ninkani aan ka ahayn inuu helay xusuus qorkii Aden Ade. Waraysigu xayeysiin buuga ah uun buu ku koobnaa. Mahadsanid.

    • @cabdiraxmam3879
      @cabdiraxmam3879 Рік тому

      Maxaa kale uu kuu sheegi la Haa
      Ninkaan waxa uu sameeyay waa cilmi baaris

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 роки тому +1

    KANI WAA TAAKEEYE 2 CIILQABE BEENLOOOW

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Live

  • @theabodeofrest5493
    @theabodeofrest5493 3 роки тому

    Adoo raaliya buuga magacii

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs 2 роки тому

    Xageen ka helnaa buuga

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 роки тому +3

    I don’t like they he described the SYL members 😣😣

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 3 роки тому

    Runtii taariikhda SOOMAALIDA waxa gumeystuhu Ka qorey iyo waxa dadka soomaalida ay Ka qoreen waa Kala Duwan yihiin marka sax ma aha in wax kasta oo gumeystuhu qorey ay sax yihiin waxa kaliya EE LA hubo in ay sax yihiin waa wixii uu qorey Aun MH A.C.Cusmaan

  • @mohamedsharifali3886
    @mohamedsharifali3886 3 роки тому +4

    Ayaanlow! Xaggee wareysigan ku qaaday? Talo ahaan maadaama aad tahay wariye khibrad leh markasto sheeg meesha aad wareysiga aad qaadid.

    • @muzamilsuudi7227
      @muzamilsuudi7227 3 роки тому +3

      London buu ku qaaday bilaawga waraysiga buu ku sheegayaa

  • @abdullahabaw5725
    @abdullahabaw5725 3 роки тому

    Afartameeyadii 20 kun ganacsato talyani ayaa wadanka joogey waxay lacag siin jireen siyaasiyiinta si talyaaniga loo soo celiyo
    From USA

  • @nasirhurun3520
    @nasirhurun3520 3 роки тому +1

    Maxmed ciise waa kuma?
    Xaguu ka shaqeeyey?
    Maxaa ku kelifey in uu qoro?

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 2 роки тому

    *Dagaalkii (labaad ee Aduunka) ma dhamaan 1941, ee wuxuu dhamaaday 8dii May 1945, markii ay xoogagga isbahaysigu aqbaleen is dhiibidda Germany.*

  • @alimohamed997
    @alimohamed997 2 роки тому

    Asc Ayaanle waxaa fiican
    In laga soo saaro buug kale oo uruurinaayo qoraagaan waxa uu qoray
    Luguna jahaynaayo shacabka soo maaliyeed

  • @mahdixasanoow8525
    @mahdixasanoow8525 3 роки тому

    Ahmed

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 3 роки тому

    Ayaanle H. Cabdi hadii aad tahay war baahin mucaarad ah buugaaga iyo mudnaanta 🦜 talo bixin ee dhaxdhaxaad in intee la,eg baa soomaalidu rumayn kartaa ama cadaalad u show.

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 3 роки тому

    Somali will come back plz get rid off clans and wahaabism and elder man let us build country. Plz young generation you need to be active because you the future stand together for what is right not your dad or clan or family

  • @hassanjama5503
    @hassanjama5503 3 роки тому

    Scw.anigu hadda ka horbaan iri kacaankii siyad barre wuxuu dib u dhigay burburka Somalia sabatoo ah sansaan dagaal qabiil muuqday....

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 роки тому +1

    Somalia hanoolaato

  • @saciidcabdilahi360
    @saciidcabdilahi360 3 роки тому +1

    Waligay maan maqal waxan ninkani ka sheekaynaayo

  • @axmeyxaaji5571
    @axmeyxaaji5571 3 роки тому +1

    Sxbʍ adeer mxamed ciise maa dhahdid
    ᴍᵃʰᵃᵈˢᵃⁿⁱᵈ .zʞnɐɥʇ

  • @dirirabdiibrahim135
    @dirirabdiibrahim135 3 роки тому

    Ciddii daneneysa Buugga Maxamed Ciise Trunji: Haddii aad joogto London ama guud ahaan UK waxaad ka heleysaa Cinwaankaan:
    Lea Coffee
    343 Lea Bridge Road
    E10 7LA
    London
    Si la mid ah Magaalda Muqsisho

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 роки тому

    Livetime'S

  • @hassanabdi9280
    @hassanabdi9280 3 роки тому +1

    Marka aad rabto inaad waxbadan ogaado. Dhinac walba taariikhda ah waa la dhagaystaa si aad waxbadan u ogaato. Marka asxaabta sharafta leh yaan la qabiilayn waxkasta. Odaygu xusuus qorka
    Pres. Aden A. Osman
    wuxuu ku arkay unbuu noo soo qoree.

    • @hali6270
      @hali6270 3 роки тому

      walaal iska daa dadkaan waxeyna rabin unbey doldolool uraadiyaan.

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 роки тому +1

    Odayga waxaad mooddaa inuu aad u aaminsanyahay waxay gaaladu inaga qortay beenna ku sheego waxay soomaalidu soo wariyeen

  • @nasroaden7084
    @nasroaden7084 2 роки тому

    Gumays waxuuqory hanoshegn

  • @zakideynab7405
    @zakideynab7405 2 роки тому +1

    Odaygan buug gumeystihi qorten ayu kobiyeystay marka ader mawaxa rabtay in gumeys tuhu bugisa kugu amano anaga waxba maqori jirin kulaha edadki wax qori jiray ayan kaso xigtay

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 3 роки тому

    Wax weyn oo laga FAAIIDI wareysigaan ma jirin oo AAN Ka heyn cambaareeyn syl

  • @naza3086
    @naza3086 2 роки тому +1

    Somalia miyaa Taariikhda soomaalida lagu soo koobey.?
    Afartii kale maye; hargeisa, jigjiga, djabouti iyo gaarisa.
    Cinwaanka waxa sax ku ah: taariikhdii soomaaliya. Not soomaalida.

  • @abbaashanas8262
    @abbaashanas8262 3 роки тому

    Tariikhda Somalia miyaa beeninaysaaa mse waa nabaraysaa

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 3 роки тому

    WAA MANSO JAWAAB AH
    MAGACEEDA WAA ADEER
    QORIGA DHIGI MAAYO
    NiNKAN DHABAHA SOO LAABTAY
    DHAQANKII ADEERKIIS LE
    DHABAYAASHI SOO ODAY
    INTUU DHALADA IGA FUULO
    ADEER QORIGA DHIGIMAAYO
    NIN DHAMEEYSTAY TIME KIISI
    OO DOORASHADI DHAAFAY
    DHIILAHANE CUGANAAYO
    DHOOWRSANO KU MIISAAYO
    WAA WARAABE DHAQANKII E
    INTUU DHALADA IGA FUULO
    ADEER QARIHADHIGI MAAYO
    DHIDIR WEEYE SOO DHUUNTAY
    DHARWADANINE SOO QAATAY
    MICIYAHANE SOO DHIIBTAY
    SI UU DHIIGA UGU HAAGO
    INTUU DHALADA IGA FUULO
    ADEER QORIGA DHIGI MAAYO
    DAD DHARKOODI LAGU AASAY
    DHULKA MEESH LAGA GALIYAY
    CIDI AANAY DHEEGEYNIN
    DHAWRSANE U OOYAAYA
    HA EERSADO DHIBTUU GEEYSTAY
    IYO DHIGISTI BUUGIISI
    OO DHAAWAC BADAN GEESTAY
    HADAL IYO DHAMAANTIISA
    DHADO ROOB HADUU MOODAY
    XAJADAN DHAB WEEYAAN E
    DHALINTEEYDI WEEY TOOSTAY
    RAG ISDHAARSADA JOOGO
    DHIMASHADA XAQWEEYAAN E
    ADEER QORIGA DHIGIMAAYO
    YAAN KUMEEYSI II DHUUMAN
    YAANAW DHABARKA IGA FUULIN
    EE INTUU DHAWYAHAY SAARA
    HANE DHAYALSAN WEEDHEYDA
    MaxamedAyaale Xusen Cabdi M Galabguure guuleyso salaam sare

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 3 роки тому

    Bookga uu qoray madaxaweynihi hore Aadan Cabdule iyo mudanahan aqriyay waxana ka qoray waxaa fican in laga faaidesto waayo wax badan ayaa la fahmi doona yaa nasiib leh

  • @ahmedxassan6986
    @ahmedxassan6986 3 роки тому

    TAARIIKHDA UMMADDU WAA HANTI QARAN CIDNA YAY ISKU DAYIN IN AY KA BEEN SHEEGTO ?

  • @abdullahifaysal4744
    @abdullahifaysal4744 3 роки тому

    Siden ku heli karaa buga

  • @litoobcabdi5891
    @litoobcabdi5891 3 роки тому

    Buugga magaciisa iisoo qor fadlan

    • @akh8501
      @akh8501 3 роки тому +1

      Buug taariikhdii Somalida lagu caynayo adeer qiimo ma leh

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 роки тому +2

    Well that interview was not ever informative 😕

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 роки тому

    ONLF iyo midnima UMMADA Islamka ee somaligalbeed Wey kala XANAQAAN

  • @hibaq123
    @hibaq123 3 роки тому

    kkkkkk

  • @guulwaddemedia6813
    @guulwaddemedia6813 2 роки тому

    BUUGA HANALOOSOO TURJUMO

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j 3 роки тому

    Somaliyeey,maxaah,kadabeye
    Dawladiih,kacankah,waxah,kadabeysey,30,sanoh,oo,somali,babahdey,oo
    Khar,idele,iyo,khar,barkacay,iyo,dalkih,oo,bur,butey,iyo,dadkiih,ooislaye
    Somaliyah,oo,ugashey,tariikhdah
    Aduunkah,bal,meadow,oo,
    Markah,maxah,lagah,rabaah,oo
    Loradinayah,dawladiih,kacankah
    Iyo,waxeey,sameyseysah,war,iskadaayay,eeh,hadah,isdabakhabtah,oo
    Hah,iskadaayan,waxiih,horeh,ee,tagey,,eeh,hadah,hadhisten,wadankodah
    Oo,hahisheyen,oo,hayeskadayaan
    Khabilkah,oo,oo,gacmah,h

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 3 роки тому

    Kkk taariikhda somaalidu ma bilaabmin 1940 ee way ka fac wayn tahay waxaanan hayna taariikh ka badan shan boqol oo sano sida tii ajuuran ee koonfurta somaalida ka talin jirtay iyo tii adal ee uu axmed guray hogaamiye ka ahaa oo talin jirtay waqooyiga somaliya killinka shanaad ilaa jabuuti.

  • @mohamedisma4156
    @mohamedisma4156 3 роки тому

    Wat is the name of book can I find In Amazon

    • @thesomali6369
      @thesomali6369 3 роки тому

      Yes!

    • @akh8501
      @akh8501 3 роки тому

      Buug taariikhdii Somalida lagu caynayo adeer qiimo ma leh

  • @dekhassan7444
    @dekhassan7444 3 роки тому

    Aaway boqortooyadii AL DAAROODIYAH

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 роки тому

    Sitti state hawd state moyaale State dhudub iyo galaadi waa dhaxalki ONLF iyo jabki somalugalbeed IYO guusha axmaarka

  • @yasinissewarsame4399
    @yasinissewarsame4399 3 роки тому +1

    Qubxuule😂😂😂😂

  • @NOFarah-jl1du
    @NOFarah-jl1du 2 роки тому

    Bad and bias interview....writer doesn't sound like a real one...

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 3 роки тому +1

    Sxb 41 dii ama 10 sano maahayn
    Aaway halgankii dheeraa ee Daraawiish

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 роки тому +1

      Taariikhda koonfur ayuu ka hadlayaa.

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 роки тому +2

    SOMALILAND= ADAL EMPIRE
    SOMALIA= AJUURAN EMPIRE

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 3 роки тому +1

      Axmed guree is my grandfather and he was from Besha Direed and his capital was zeila

  • @guledcigaal3452
    @guledcigaal3452 3 роки тому +1

    Sheeko xaafadeed koonfur ay ku shaykaysato, ma aha sheeko somali wada leedahay shame on you.