S A W Yaaaaaa Allah 🤲😭Yaaaaaa Allah🤲😭 save Palestine 🇵🇸✌️❤️Yaaaaaa Allah 🤲😭save Gaza🕌☝️🤲😭 Yaaaaaa Allah😭🤲 Yaaaaaa Allah🤲😭 save Muslim ya Rahman ya Rahim Allahuma ameen ya Rabbal Alamein Allahuma ameen Allahuma ameen S A W 🤲😭😭😭
Adero nadar wan kusalamy ❤❤❤ iskadahaf yahudan iyo wixi tageeraba adunka way kukibreen balse allha aya waxkaqaban doona mana kafakanayan way hoogen wawaylu liilkafiiriin
ALLAH hajebiyo o hababiiyo o dhulka Allah lagoyo cadowga gumestaha inshaallah xamaas iyo falastin inshaallah wey guleysanyaan culeys walba fudeyd aya kadambeyaa inshaallah nasriga ALLAH wa dhowyahay inshaallah guuuul degdeg ah Ameen Ameen ya Allah❤❤❤
Ilaahey beytul al aqsa ilaahey ha xoreeyo guulna ha siiyo rerfalastiin aamiin🤲🤲🤲🤲🤲 allaah ilaahow ka xoreey nijaastaas gashay beytkaada dadkii xoreynlahaana sida ugu dhaqsiyaha ka soosaar muslimiinta dhexdeeda si ay u xoreeyaan masaajidka iyo walaaleheena rerfalastiin allaha soo qabto gumeystaha yahuudaa ilaahow masaajidkaaga dhowr oo badbaadi rerfalastiina xorey
Kuwaa Gaza lee arkee musliminta ku dii wadaa amiinsan alaqas ina la qabsan doono ayey ilabeen balse inshallah rabii gusha ha siiyo musliminta iyo reer falastine
Abdu qaadir aroma alle ha u naxariisto buug ka mid buugaagtiisa waxan ka akhriyay Yahuud baa daryeeshay danaha falastiin Bisad iyo jiir baa balamay oo isbaheysi sameystay Warabaabaa hilib iska diidaf oo wan la saaxibeey
Asc Nadaara waxan illaaheey ka baryayaa Dabaal daga Yahuuda Qasa in maanta ka ugu dambeey so iinshaa Allah Dadka Reer Falastiin Allaha guuleeyo iinshaa Allah Qeeyr Cadaga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Qeeyr.
S A W Yaaaaaa Allah 🤲😭Yaaaaaa Allah🤲😭 save Palestine 🇵🇸✌️❤️Yaaaaaa Allah 🤲😭save Gaza🕌☝️🤲😭 Yaaaaaa Allah😭🤲 Yaaaaaa Allah🤲😭 save Muslim ya Rahman ya Rahim Allahuma ameen ya Rabbal Alamein Allahuma ameen Allahuma ameen S A W 🤲😭😭😭
Allahayow kadulqaad Cawaanta Dadka musliminta ah 😢😢😢😢Allow lajir MUSLIMIINTA ALLE ee dadaalaya'difacaya diinta islmaka😢
waxaan maqli jiray meeshii ilaahay wax ka wadwado dameeraa Waylo ka dhala jabkii yuhuuda ayaa soodhaw aydiinteenu sheegtay ilaahayow falastiin u gargaaro aamiin yaarabi
Thank you so much Nadaara.
illaaha wayn ee naxariista iyo gar gaarka lahow illaahow u gar gaar falastiin
yuhuud iyo inta raacsan illaahow masiibo wayn ku rid aamiin scw
Guul guul guul intii Muslima
Rabiyow xoree Al,aqsaaa iyo Daman rer falastin yaa rabi aaamiin
Alaw muslimiinta reer falastiin quwee alaw gurigaa barakaysan ka badbaadi yuhuuda daalimiinta ah aamiin aamiin aamiin ❤❤❤
Allaah ah uga soo qaado❤❤
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
I agree with you 💯
Sudan 🇸🇩 waaa la ilaway xaladeyda waa allow sahal
Nadara hal barnamij ka so habee wll qali ❤
Sudaan aygaa doqomo noqoday oo ilaynya
Ilaahayow ugargaar falastiin yaarabi ilaahow kaqabo masjidka barakeysan yaarabi kaqabo yuhuuda awoodaada tus
Aamiin allaha u gargaar o falastiin
waa wareeeee. i like when you say that
Thank you for sharing ❤
Alaaha falastiin guul AlQudus Alaaha badbaadiyo masjidka barakeysan wy ka baxayan insha Alaah guul
Allow caawi yaa rabbi Allow guulee yaa rabbi falastiin
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب
Ilaahow u hiili teer falastiin, oo ducadayada aqbal yaa Rabbil caalamiin.
,,🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ydifif🎉🎉hd🎉🎉the first hrs 5nzh
Jru
Aamiin aamiin ilahow falastiin ugargaar thanks nadaaro show
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤❤
Insha allaaahu waaaan guuleysaneynaa dhamaanteen Muslim
Warkaas wa cadyahay oo balanteeno waa in Allah noo xoreeryo masjidul aqsa iyo muslimiinta falastiin
Allah.akbare
Thank you brother nadaara
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
Mahadsanid sheeq nadaara
Amiin ya rabi
آلله اكبر
فلسطين حؤرا الله ياارحم شعبل فلسظين
Allaah jihaaka xanojideyo ❤ahalul janu
حسبنا الله ونعم الوكيل ❤
Adero nadar wan kusalamy ❤❤❤ iskadahaf yahudan iyo wixi tageeraba adunka way kukibreen balse allha aya waxkaqaban doona mana kafakanayan way hoogen wawaylu liilkafiiriin
Waa dabaal dagii ugu dabayeey Isha alaahu ay masjidka kugalaan ama agtiisbaaaaamin aaaaaaminaaaaaaaamin
Walaahi waa sad day today us Muslim
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo
Yaarabi badbaadi gurigaada oo masaajidka alaqsaa
GAZA AYAAN TAGAY MANA YAABIN BEEN DHEH GUUL PHALASTINE❤❤❤❤❤
Masha Allah qoslisaa dadka ❤❤❤❤❤
Aamiin
Qeyr sheg sxb mala jibiyey galadii
Aamiin Aamiin yaa Allaah , masjid-
Ka Barakaysan u hiili ,,
ALLAH hajebiyo o hababiiyo o dhulka Allah lagoyo cadowga gumestaha inshaallah xamaas iyo falastin inshaallah wey guleysanyaan culeys walba fudeyd aya kadambeyaa inshaallah nasriga ALLAH wa dhowyahay inshaallah guuuul degdeg ah Ameen Ameen ya Allah❤❤❤
Guul falastiin
Masaajidka qaza illaahay Yaa iska lah
Isagaa sagaa ka jaaseyn inSha allaah xamaas way guulaysan illaahay idankii ma dheera waxtiga uu illaahay xoriyada diin lahaa qaza
Alow jabi yuhuuda aamiin yaa rabi
Soomaalaay, anagana aan wada ducaysano in ILAAH qalbigayaga ka tirtiro qabyaaladda, quursiga iyo qurbo wareegga.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Smart man
Ilaahayow nagee falastiin ama qaza yaa rabi.
Inshaa alaa guulbaakadan beesa
Ilaahey beytul al aqsa ilaahey ha xoreeyo guulna ha siiyo rerfalastiin aamiin🤲🤲🤲🤲🤲 allaah ilaahow ka xoreey nijaastaas gashay beytkaada dadkii xoreynlahaana sida ugu dhaqsiyaha ka soosaar muslimiinta dhexdeeda si ay u xoreeyaan masaajidka iyo walaaleheena rerfalastiin allaha soo qabto gumeystaha yahuudaa ilaahow masaajidkaaga dhowr oo badbaadi rerfalastiina xorey
Ilahow falastiin cadawgan ka xoree oo guul sii
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Nadara.. May الله give Palestinians 💚🇵🇸🤍 peacefully prosperity and freedom. يارب
Allah yaa rabbi ilaahow masjidkaagaa yahuuda ka xoree oo muslimkii qalbiga ayaa ka daciifee qalbiga u quwee
ILAAHOOW. UHIILIFALASTIIN
Allahuma ansur falastin
Wcs. Allah u akabar. Shugran wall
Allah ayaan u baryanaa in shinbirihii asxaabulfiil uu usoodiro insha alah
Reer Gaza waxa garab taagan Allah weyn,Beitul Maqdis waxa difaci Allaha weyn waxana lagu Imtixamaya,Kuwa munafaqyada muqalka oo kaliya ka'ah Islam,25 dawlada jamacada Carapta Culimadooda sarakishoodi dhalinta qaangarey ee aan mujin darenka iyo wajibka kasaran in Cadowga tusan dholatus,Yuhudda kudhaw Beitul Aqsa waa mid lagu ciqaabi doono saacada so socda jawabta waa mid Rabaani ah.Taliska jabay lumiyay kalsoni shacabka dadkoodi maqna iyaga qirtey in eey dileyn.
Yaa allaah yaa allaah yarbi adaano jogo🎉🎉🎉🎉
Allaah masjid xifdi 🕌🤲🤲🤲🇵🇸 yahuud jabi shayadiinta ☝️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲
Aaway Maxamuud Cabaas iyo kooxdiisa Masuuliyiinttii Muslamiinta RABBIYOOW U GARGAAR FALASTIIN GARABKAAGA MIDAAN AHAYN MA HAYSTAANE
Allahu Akbar yahuuda wejabtay
Alloow u gargaar Reer Falastiin & Gaza Baytka Xurmada leh ee Islaamka
Illaahayoow shacab carabtu ay wada jabsadan xuduudada oy uhiliiyaan falastiin aaammiiin
Allaha guuleyo
Allahub akbarr
Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda
Maanta waa maalin muruga badan qofkasta oo muslim ah.waxay aheyd iney ka hadlaan culimada.diinta islaamka oo dhan oo ay ugu horeyso makatalmukarama .iyo madiinatul.mumawara .culimada hogaamisa iyo jaamadatul.azar.culimada hogaamisa in maanta ay ku xad gudben yuhuudu masjidul.aqsaa .oo aysana raali ka ahaysn waxanse allaah uga baryaya sanadkan sanadkiisa iney falastiinta iyo muslimiinta qalbiga leh ay ku dabaal dagaan allaahuma.aammiiin yaa rabbii .yuhuudana hal haada iyo halheybiya iyo labo ishabaartay allaaha ka dhigo allaahuma.aammiin
illaahow adaa multi
qadar
iyo awood leh ee alow u gar gaar falastiin iyo m.aqsa allow yuhuud iyo kufaar ka fogee m.aqsa
Yuhuuda alaha jabiyo tafaraaruq alaha ku rido
InshaAllah guul
Masjidul aqsaa allaha xoreeyo
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
Allah SWT reer Gaza iyo guud ahaan Palestine 🇵🇸 amni,xasilooni iyo xornimo ha ugu kaalmeeyo dhibaatadana haka dulqaado
Yuhuudi. Heshiiba. Malaha waakii. Illaahay. Nebi muxamed. Inoo. Soo faray
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show wacan oo wanaagsan qeyr sheeg
Allah ha u miciino reer Falastiin oo dhibaatada haka dul qaado🤲🏼🇵🇸🤲🏼
Ameen 😢😢😢🤲
Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin
Waayaab walaahi
Aamin aamin aamin yaa alaah 😢😢😢😢
Ilaahay ha u gar gaaro walaalaheen falastiin insha allah
Wlhi qalbiga i xanuunaya lkn allah ayaan talo saaranaynaa
Kuwaa Gaza lee arkee musliminta ku dii wadaa amiinsan alaqas ina la qabsan doono ayey ilabeen balse inshallah rabii gusha ha siiyo musliminta iyo reer falastine
Allaahu akabar
اللهم حرر المسجد الأقصى من دنس الصهاينة
Wcs Nadara 🙏
آللهم آمين آمين آمين آمين آمين يارب العالمين ❤
آمين يارب العالمين ❤
آمين يارب العالمين ❤
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪
Abdu qaadir aroma alle ha u naxariisto buug ka mid buugaagtiisa waxan ka akhriyay
Yahuud baa daryeeshay danaha falastiin
Bisad iyo jiir baa balamay oo isbaheysi sameystay
Warabaabaa hilib iska diidaf oo wan
la saaxibeey
Asc Nadaara waxan illaaheey ka baryayaa Dabaal daga Yahuuda Qasa in maanta ka ugu dambeey so iinshaa Allah Dadka Reer Falastiin Allaha guuleeyo iinshaa Allah Qeeyr Cadaga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Qeeyr.
Hadaan Atwood ulello waan aadi laa jihaadka
INSHA ALLAH QUDDUS IYO FALASTIIN WAY XOROOBAYAAN DHAKHSO
Allah ha u gargaaro walaaleheen reer falastiin aamiin yaa rabi
bismillah asc jeesjees dharag dhacsi isku soo duuduub waakibir iyo islaweynin aadanaha markuu heerkaa gaaro waan ognahay cawaaqib xumada kadambeysa marka hasugi weyn cawaaqib xumada udambeyn doonta adkeeysi heerkey kajoogaana waala ogyahay illahow nugusim
Daanta galbeed yuhuud iyo calooshooda u shaqeyte caraba ayaa gsls.elaahow masjidka noo badbaadi.awood malihin wals quwad........❤❤❤❤❤❤❤
Amba.dhamey.qadhaadhkee.waa inaad dhamisaan.lama.joogo.67.dii.waa.qarnigii.24naad.aduunyo casriah tignookajina lajaniyey......imika yuuhuudu waa meyd socdocda maxay ciidi.meydku❤❤❤❤❤
Yuhuuda kibirtey ee jabkeedii baa soo dhaw halaag baana ku dhici doona guulna waxa ilaahey swc siin doona junuudiisa geesiyiiinta ilaahey swc xamaas sarayal.qudus waaney jabin doonan yuhuuda ilaahey nacdaley
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.