Dhamaadka Israil E 2029ka| Duqeyn Kale Caawa O Duurka Israil U Gubanaaya| Xuuthi 3 Markab Weeraray

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 чер 2024
  • Dhamaadka Israil E 2029ka| Duqeyn Kale Caawa O Duurka Israil U Gubanaaya| Xuuthi 3 Markab Weeraray
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 194

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Місяць тому +54

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 Місяць тому +5

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ respect Dulmi Diid markaleh

    • @15MMRF4
      @15MMRF4 Місяць тому +4

      Runtii waa dhamaadkodi Insha'Allah

    • @CaliCananug
      @CaliCananug Місяць тому

      ​@@hassanhassanismael8470❤

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 Місяць тому +1

      Dulmi DIID my favorite chanel keep going macalin

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e Місяць тому +11

    Sheikh Axmed yahiin Allah ha u Naxariisto o aha Reer falastiin waxuu yir 2027 majiireso wax ladhaho Dowalada yahuud oo waaa burburesaa

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Місяць тому +10

    Wax walbay waqti ayu LEYAHAY ALLE SUBXANAHU WA TACAALA IYA IRI كل من عليها فان و يبق وجه ربك" ذلجلال والاءكرام

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf Місяць тому +10

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 Місяць тому +15

    Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo
    Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @SomaliMusic11
      @SomaliMusic11 Місяць тому +1

      Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @qaatemadhige1722
      @qaatemadhige1722 Місяць тому +1

      Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin
      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @CumarDoodaaye
      @CumarDoodaaye Місяць тому

      Waa Runtaa Walaal Qabyaaladiid40

  • @ashawooo
    @ashawooo Місяць тому +2

    illahaya ha Qaribo Yuhuda rabi awoodisa aye uu tala rabiya uu fida gacanta adiga wena rabiyo uu kene Yuhuda masibo midaka ugu wena inshallaha

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Місяць тому +2

    Allah bless you brother. You seem a good Muslim man.

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 Місяць тому +5

    Yaa rabbi reer falastiin iyo inta macooda ah caawi Yuhuud iyo inta taageerta rucbi iyo ruux beel allah ha idinku rido aamiin yaa rabbi

  • @15MMRF4
    @15MMRF4 Місяць тому +7

    Allahu Akbar
    Guul Insha'Allah

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk Місяць тому +4

    Allahu akbar
    Waa hadal farxad leh

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому +4

    Xuuti mashaAlaaha

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Місяць тому +3

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza

  • @abdirahmanissack4873
    @abdirahmanissack4873 Місяць тому +3

    MashaAllah ustadh .kheyrka kusoca

  • @sadam1318
    @sadam1318 Місяць тому +3

    allaha gubo in shaa allah hooga oo ba,a

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Місяць тому +4

    Yahuud masiib Allaah ku rido shayadiinta yahuud 👁. Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲💪☝️

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك أخي الشيخ محمد

  • @cabdirisaq4858
    @cabdirisaq4858 Місяць тому +4

    2027 kahor ayaa la tir tiri doonaa yahuuda argagaxisada ah insha allaah

  • @BLOXKETCHUM
    @BLOXKETCHUM Місяць тому +2

    Waa sax jiritaankooda. Dhagarqabe dhulkaa u dhaqdhaqaaqa. We waiting for the day.

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Місяць тому +1

    Xisbullah guuleysta InnshaAllah InnshaAllah ❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому +2

    اللهم آنصر في أخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 Місяць тому +2

    Allaha weyn oo awooda badan ayaa talindoona rajadeena wa isaga anaga awood malihin allow no gargar

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Місяць тому +2

    Prophet Muhammad scw scw scw scw Sheikh wacaleiku wasalam yamane gull gobonimo hamas Palestine Free Palestine Free Palestine ❤❤❤❤❤❤❤doua muslimanne

  • @Moha57959
    @Moha57959 Місяць тому +1

    ilaahay idin burburi sahyuni oo Dhan amen

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Місяць тому +1

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @MAHMOUDMohammad-uy6vc
    @MAHMOUDMohammad-uy6vc Місяць тому +1

    sheekow waan ku salaamayaa ilaah haku barakeeyo , waxaan rabaa inaan idunku buraarijiyo mid tasoo ah , yaaladhihin waqooyiga israaiil ee hala dhaho waqooyga falstiinta la haysta ,waayoo islaaiil dhul malaha waa gumeyste dhulka xoog bey ku heystaa maalin uune waalaga xureyn doonaa inshaa allah

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Місяць тому

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين وكن لهم عونا ونصيرا ومعينا وحفيظا

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx Місяць тому

    Jaza'akallaah Sheikh dulmi diid haafithulla'ah.

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Місяць тому +2

    In lo so Hilliyay raban yahuud in ay qaintahay ilahay ayaa quraanka ku sheegay

  • @hamdihirsi2854
    @hamdihirsi2854 Місяць тому +2

    Kahorey burburayan biidni Allah

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Місяць тому

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 Місяць тому +1

    Asc Sh Yasin wuxuu ku sheegay 2027 Waa dhamaadka allah dhameeye waqtiga yay nagu dheraysan

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx Місяць тому

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة یارب

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Місяць тому

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Місяць тому

    Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil 😢😭😢😭😢😭

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 Місяць тому

    ❤️Sallalaahu Caleeyhi Wassalim❤️

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 Місяць тому +1

    subxaanlaah subxaanlaah so sad wlaahi

  • @NuraOmer-ek9zm
    @NuraOmer-ek9zm Місяць тому +1

    Illahey ha idin dhameeyo dheh

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx Місяць тому

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa RAHMAAN.

  • @fanfanbarkat503
    @fanfanbarkat503 Місяць тому

    Allaha u naxaristo...

  • @FarhanFarah-hy1qk
    @FarhanFarah-hy1qk Місяць тому

    Waa. Sax. Sheekh axmed. Yaasiin
    2027

  • @user-iv5of2bl4g
    @user-iv5of2bl4g Місяць тому

    Sh maxa,d yasin

  • @ifraahmohamudali8467
    @ifraahmohamudali8467 Місяць тому +2

    Illaahayaw bahalaadan aad kusaliday umadaada ku caabudaysa ka qabo bili aadan kuwani uma dhigmaan

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Місяць тому

    Alxamduliaah

  • @sulaqosusu1356
    @sulaqosusu1356 Місяць тому +2

    Asc sheekh ibrahim wakusalaame ninki israilka aha waxo dhahe 2029 waxa dhicidona alle weene waxo leyahay ☝. إن الله عنده علم سعه Saacada qiyamo waqtiga dhicidonto alle aya oog 2029 wixi dhicidoona alle aya oog sheekh haa amiinin ninka israiliga ah dadkana hagushekenin

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x Місяць тому +7

    Ha gaadhsiin 2029
    2024ka dhamaadkiisa ayey dhamaaan

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Місяць тому

    الحمدلله رب العالمين حمدا كثيرا طيبة مباركا

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Місяць тому

    Haa, Sheekh yaasin ahaa(AUN)

  • @mabruukahussein2486
    @mabruukahussein2486 Місяць тому

    2024taba ilaahay madhaafiyo yuhuuda

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 Місяць тому

    Illahow ugargaar Reer falastiin

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 Місяць тому

    Wcs sheekh maxamed

  • @user-og4jx5br4g
    @user-og4jx5br4g Місяць тому

    wa cheqh ahmed yasin

  • @HappyDenimJacket-ik5ys
    @HappyDenimJacket-ik5ys Місяць тому

    شكرا يا شاخ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiyusuf5374
    @hamdiyusuf5374 Місяць тому

    Masiibo allaha ku rido yahuu iyo inta ku kal kaasha

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Місяць тому

    2027 sheikh ahmed yasine 😢😢 allayahamu yuuhu dalisheiy Quran Kariimka

  • @InnocentBlockGame-ee1hk
    @InnocentBlockGame-ee1hk Місяць тому +1

    inay xoog leeyihiin bay isku modayaan lkn illahy waa ujeedda say udulminayaan dadkaas masakiinta 😢😢😢😢😢😢😢

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Місяць тому

    Sheekh Yaasiin Wuxuu Ku Dardaarmey 25 Ayaa Ugu Dembeysa. Insha Allah 🤲🤲🤲😢

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb Місяць тому

    ياسلام

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g Місяць тому +1

    Sheekh Axmed yaasiin,wuxuu yiri waxay dhamaan doonaan 2027

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j Місяць тому

    Allaah hadhameyo yuhuud falastiin haxorowdo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Місяць тому +1

    Sheekh maxamed yaasiin 2027 ayey baaba'aysaa ayuu yiri allaha ka aqbalee

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому

    Wcs walaalkey dumi diid mahadsant ❤❤❤

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 Місяць тому +1

    Sh axmed yasiin wuxu dhahay 2027

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Місяць тому +1

    Yuhuuda kuwa ugu xun ee gadaal ka gaarka waa kuwa asalkoodu kasoo haajireen masar,Yemen,ciraaq,moroko iwm oo ninkani binqafiir la leeyahayba waa yuhuudi kurdi.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-bq7zs8jg2o
    @user-bq7zs8jg2o Місяць тому

    As Sheekh ,Sheekh Yaasin wuxuu yiri sanadka markuu yahey 2027 waa dhamaadka Yuhuuda Insha Allah.

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Місяць тому

    Walaahi waa Dad aan isdhaamin .muslim iyo gaalba

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk Місяць тому

    Cajiib

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 Місяць тому +1

    Sheekh salatul istiqaara ma loo niyeeysankaraa walaalaheena reer falastin in Allah qeerka waafajiyo Mahadsanid

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Місяць тому +1

    Intey Xizbu Allaah ay duur gubi lahaayeen waxaa aad looga baahanyahay , (inkastoo taas waqti aan dheereen ay ku soo socoto) , iney Tel Aviv Dambis ka dhigaan .

  • @HappyCanoe-bz2jv
    @HappyCanoe-bz2jv Місяць тому

    الله scw❤❤❤

  • @foowsidirir
    @foowsidirir Місяць тому

    Psalm 84:5 Blessed are those whose strength is in you, whose hearts are set on pilgrimage. Psalm 84:6 As they pass through the Valley of Baka, they make it a place of springs; the autumn rains also cover it with pools.

  • @mustafemaxamed1475
    @mustafemaxamed1475 Місяць тому

    Goods

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Місяць тому

    Alhadulhi

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 Місяць тому

    Yaarbi yaarbi yaa allaha waa maxay dulinimadaan intaa leg noo hiili

  • @saharlahirsi8810
    @saharlahirsi8810 Місяць тому

    Asc sheekh

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 Місяць тому +2

    Asc, dunda maanta isbedal weyn ayaa ka dhashay dagalka qaza, waana arni ay arkayan dadka caqliga leh, dulmi kasta waqtigisa waa yar yahay.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому

    WAXAA HUBAAL AH IN LA GAADHAY BURBURKII SAHYUUNIYADA

  • @mohamedsaid7042
    @mohamedsaid7042 Місяць тому

    👍🙏

  • @abdirahmanissack4873
    @abdirahmanissack4873 Місяць тому +2

    Nacam ustadh ,sheikh Ahmed yassin aya sadaliya 2027 inay israel damanidonto.

  • @cabdiqaadirarmed3200
    @cabdiqaadirarmed3200 Місяць тому +1

    Haa sh yasiin buu ahaa hugaamiyihii xamaas

  • @JereerJereerdhaley
    @JereerJereerdhaley Місяць тому

    Ok

  • @salamdahir2092
    @salamdahir2092 Місяць тому

    Scw scw scw

  • @mustafemaxamed1475
    @mustafemaxamed1475 Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @rodaomar-fo3lk
    @rodaomar-fo3lk Місяць тому +1

    Asc haa sheikh yassin aya sheegay 2027

  • @Glydh
    @Glydh Місяць тому

    Somalia in ay ku noqdaan nolosha miyiga iyo beeraha ayaa inoo fiican waa tusaale aad u fiican waayo aragnay nolosha qurbaha waa sleeves iyo qabow inshalaah keyr

  • @Fadumo816
    @Fadumo816 Місяць тому

    Allah dhulka ha ka baabi'iyo

  • @ogaal24channel88
    @ogaal24channel88 Місяць тому +1

    Sheekh Ahmed yasiin waxaa ii yiri 2027

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 Місяць тому

    diinta ayaa shegtay iney babaayan taas ayey ogyihiin wana bilabatay insha Allah yahuuda Allaha tirtiro

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Місяць тому

    Waxay sameeyaan oo kale waa in ay falastiina sameeyaan insha Allah wey guuleysanaya

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому +2

    WAA BEENTII YUHUUD-KAA WADAADKA SHEEGANAYA EE WAXAA HORE U SHEEGAY SHEEKH AHMED YASIIN(AUN) IN SAHYUUNIYADU AY BURBURAYSO 2027 WAXAANA ARAGNAA INAY BILAABATAY.

  • @ZamiirMoha
    @ZamiirMoha Місяць тому

    Shaikh axmad yaasiin buu ahaa

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 Місяць тому +1

    Sheekh Ahmed yasiin ayu aha ninki si cabiray 2029

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Місяць тому

    Ilaahow u dhamey degdeg Israa'iil iyo xulufadeeda.

  • @fanfanbarkat503
    @fanfanbarkat503 Місяць тому

    Sheick Ahmed Yassin

  • @RoblehMoud
    @RoblehMoud Місяць тому

    😢😢

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 Місяць тому

    Wcs

  • @haboonmohamed6494
    @haboonmohamed6494 Місяць тому +1

    Palestine illahay ayaa la jiro Allah yaacisk

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Місяць тому

    Mashallah guul palestine

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 Місяць тому

    Allaah ma moogana daalimiintu waxay samaynayaa allaahu akbar xikmada uu allaah Subxaanallah u samaystay jahanaba free reer falastiin ❤❤❤❤❤❤