Kordhinta dareenka raga iyo dumarka/Cafimat Fican

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 341

  • @hamdihasanmohamed5328
    @hamdihasanmohamed5328 3 роки тому +7

    maasha Allah waad ku mahadsantahay sida waxyaabaha ufiican caafimadka iyo arimaha qoyska kusabsan noogu soo dhigto maamo yasmin jazaakillahu qeyraa

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому +2

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

    • @xuseencilmi3302
      @xuseencilmi3302 2 роки тому

      I don't know what's pisa is? tell me abou it

  • @badraismail3037
    @badraismail3037 3 роки тому +18

    Maasha Allah abayo yasin 3 years baan kugu xidhanahay one love respect my sister ❤💋👍

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому

      JazakALlah Qeyr abaayo macaanto 💕💋

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 10 місяців тому +2

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabaxxasan477
    @sabaxxasan477 3 роки тому +3

    Mamti Yasmiin Alle ha ku dhowro cilmiga cafimadka cimriga caqliga cibadada iyo caruurtaba Alle ka ku xifdiyo xbbti

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому +1

      Kuligeen JazakALlah Qeyr macaanto amin yarabi amin 💕💋💕💋💕💋💕

    • @MaymuunAyanle
      @MaymuunAyanle 2 місяці тому

      Magicii geedka abyo

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 роки тому +21

    Asc abaayo macaan maansha allaah iisoo ducey markaad afurto iiguna ducey in aan Hooyo noqdo owlaad saalex ah i siiyo abaayo jzk Qayran Thanks

    • @saidalaska3237
      @saidalaska3237 3 роки тому

      Asc walaley ana inaa aabo noqda jeclahay yurub kunolahay adi xaas matahay mise doonaysa inaa noqotid? Ascw

    • @intisaamisak
      @intisaamisak 3 роки тому

      Ilahay awlaad salaxiin ha ku siiyo abaayo

    • @mohamedabdiwali2575
      @mohamedabdiwali2575 3 роки тому

      Asc abaayo allah waxaan kaaga baryay nabi mohamed fadligiisa in Allah oowlaad saalaxa kusiiyo aamin yaarbi iga aqbal

    • @suldanxaskisa4974
      @suldanxaskisa4974 3 роки тому

      Aaamiin xbbti ilahay haku siiyo awlad salaxina o akhiira iyo aduunba ku anfaca kuna indha doogsatiid anigana wll sido kale iso duceeya inu isiiiiiyo rabbil carshil cadiimku 🤲🤲🤲🤲

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 3 роки тому +3

    Gabdhahaa hooos ka qiiqiyaa kulahaa wlh waa ku wataaa Mamada funny aya tahay 🙏🙏

  • @fartunmohamed8274
    @fartunmohamed8274 3 роки тому +3

    Betroot waa ka dhaha juice ahaan hadii loo isticmalo &hadii lakariyo maxa farqi ah u dhexeeya abayo yasmin

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 3 роки тому

    Subxaanalaah wax kaga sheekeya badane miyad xishootid wl ood waxan iskadaysid ood wax khayrkujiro kawaran tid

  • @caqlikoriye1151
    @caqlikoriye1151 3 роки тому +1

    MANSHA ALLAH WAA KU MAHADSANTAY SIDA DADKA SOMALIYED CAFIMADKA UGA CAWINAYSID. THANK YOU

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 10 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @zakariyamohamed994
    @zakariyamohamed994 3 місяці тому

    Asc walaal maxaa looga hortagaa Biya Baxa deg Dega ah
    Mahadsanid

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 10 місяців тому +1

    الله اكبر ولله الحمد❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @furqancumar5383
    @furqancumar5383 3 роки тому

    Asc abaayo yaska ka soo hadal gabdhaha hoosta ka qalalan waxa u fiican ee cuneyso ama ee isticmaaleyso

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 3 роки тому +3

    Masha Allaah walaashen mcnto Canbuurka iyo shaaxa waaba dhag dhag 😍😍❤️❤️🌹😘😘

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому

      Love you my abaayo macaanto 💋💋💋💋

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

    • @yacquubbakal6727
      @yacquubbakal6727 3 роки тому

      isoqabo wllo fadlan isoqabo what's app +252907954457

  • @tufaaxelmi1198
    @tufaaxelmi1198 3 роки тому +3

    Yaasmiiin anaa howshaan ku dhiban plz meel kaala soo xiriiro iii reeeeb
    Anaaa iska waaayay kiii dareeen ahaaaye

  • @Salmaan9
    @Salmaan9 3 роки тому +1

    maashalh maama yaasmin waa qof wax gard ah aleh haku daayo adi iyo qoyskaaga inshalh

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому +1

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏🙏

  • @bindindiofficial
    @bindindiofficial 3 роки тому

    Masha allah shukran wax badan ayan kaafaa'ideystay

  • @rashiidibrahim8076
    @rashiidibrahim8076 3 роки тому

    Yes abaayo mahadsanid.
    Waa cashar dadka xaaskaa u dana .
    Kuwa doobabkaa iska daaya weeye.
    Dareen aan xasilooni loo hayn.waa ..............

  • @abdikhaliqahmed5152
    @abdikhaliqahmed5152 3 роки тому

    Allaah ha ku siyaadiyo caafimaadka iyo barako Allaah ha ku Xafido!

  • @cabdicigaal3205
    @cabdicigaal3205 3 роки тому +3

    Hooyo macaan alle haku xafido illaahey haka aqbalo sonkaga iyo salada waxaa bulshada u tahay indhahee ku jogeen nolow maamo

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

  • @sumayohassan9509
    @sumayohassan9509 3 роки тому +2

    masha allah xabiibti shukran 🥰🥰💋💋♥️♥️🌹💚💚

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

  • @maanqalbi114official8
    @maanqalbi114official8 Місяць тому

    Mashaallaah ❤

  • @UmAhmed-o6p
    @UmAhmed-o6p Рік тому

    Masha allah

  • @jamilajamila2712
    @jamilajamila2712 2 роки тому +1

    Masha Allah my dear ❤️❤️💞💞👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 3 роки тому +1

    Jazakalla kheyr xabiibti

  • @razababy733
    @razababy733 3 роки тому +3

    And the food that is good for early pregnant woman.
    May bless us all with best kids

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 3 роки тому +4

    AbaYo yasmin Waxad kaso hadasha ninka iyo xaskisa markey isku tagayan ninku haduu geed kisu yaryahay daqiqadna kubiyo dhacayo maxa xal uah gabdha lagu bar jarey kkkk tanks you abyo

    • @Asiili.Omr1
      @Asiili.Omr1 3 роки тому

      Ilawadag sis hadii xal uhesho

    • @dheemandhuubo
      @dheemandhuubo 3 роки тому

      abayo alshifaa1 online la xiriir kaniin ufiican bay hayaan fcbk kala xiriir

    • @dheemandhuubo
      @dheemandhuubo 3 роки тому

      xbbti ana kadalbaday dhibtaso kala ihaysata

  • @abdifatahduaale4636
    @abdifatahduaale4636 3 роки тому

    Lkn walaashey waad mahadsanthy qeyr allha kusiiyo waxad noosheegta qaab loo isticmala sida aad u xogty natusi plz

  • @abdirahmansalaad2728
    @abdirahmansalaad2728 3 роки тому +2

    Wll honey 🍯 ma heli kara ano joogo uk 🇬🇧 tnks ina iso jwbto rajeynaa

  • @sahroabdinassirmohamed8428
    @sahroabdinassirmohamed8428 2 місяці тому

    Masha allah habo mcn noso badi

  • @Abshiryare-qx4dw
    @Abshiryare-qx4dw 4 місяці тому

    Aamin yaarabi

  • @nasraali4744
    @nasraali4744 3 роки тому

    Masha allah waad mahadsan tahay walaal yaasimiin alaha ku xafido

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 3 роки тому +2

    sidee loo isticmalayaa imisa cisho la qadanayaa? waqtiga ku haboon waa kee? wadamada oodhan maa laga helaa?

  • @sandara1670
    @sandara1670 3 роки тому +2

    شكرآ لكي عشان موضوعاتك مهم جدا ناس تبعا جهله وأنا سعيدة جدآ بوجودي ع قناتك

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

    • @xuseencilmi3302
      @xuseencilmi3302 2 роки тому

      Sxib biisaha malgula yaqaano ee sifiican usheeg waxa uu yahay iyo meesha uu kabaxo

  • @razababy733
    @razababy733 3 роки тому

    Which food has folic acid abayo

  • @familyworld8321
    @familyworld8321 3 роки тому

    Wll markaa dabka sarto vitamin C wu ka baxyaa wax kasto dabka la saaro vitamin C wu ka baxaa marka caadi wow loma shidan karo

  • @najaxyar199
    @najaxyar199 3 роки тому

    Mnshlh habo yasmin malab ban u bahnahay halke kala so xiriraa

  • @Abdiwahabsheikh-v2v
    @Abdiwahabsheikh-v2v Рік тому

    Aniga dareenka wax iga yareeyo ayaban jeclaan lahaa. Wali ma guursan. Balse dareenkeyga wa xad dhaaf 24 hours high ban ahay.

  • @duniyamuse4729
    @duniyamuse4729 3 роки тому

    Ascwrwb abaayo hooyo uurleh infection qabtaa maxay cunikarta plz isoojawaab

  • @suhrahussein1114
    @suhrahussein1114 3 роки тому

    Masha allh maamo yaasmiin rabi haku xifdiyo

  • @fadumowarsame9828
    @fadumowarsame9828 3 роки тому

    Asc abaayo yasmin quruxey hadaan Australia joogo xagee ka heli karah caafimaadka fiican adoo raliya

  • @nasromohamud6488
    @nasromohamud6488 3 роки тому

    warm water miyaa istimashy momy

  • @hanagurey7670
    @hanagurey7670 2 роки тому

    Alle hakubrakeeyo shukran

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 роки тому +1

    Wcs abaayo yaasmiin Maasha Allah qurux dharkaan Aad ayuu kuusoo saaray

  • @rooblemuusecabdidable
    @rooblemuusecabdidable 2 роки тому

    Yaasmiin allah yabark

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 3 роки тому +5

    Number one ☝️

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому +1

      Yay 👏 MashaAllah 💕💋💕💋

    • @anisoafrah5108
      @anisoafrah5108 3 роки тому

      Abayo waxan ku weydina ano is timalayo waxa hosta quya uur mayelan karaa

    • @hooyosomaliyeddream8841
      @hooyosomaliyeddream8841 3 роки тому

      @@anisoafrah5108 Alle haku siiyo abayo ubad bari ah suasha kor kuqor halkan waa luuqa kuma arkayso.

    • @juweriyawardheere4727
      @juweriyawardheere4727 3 роки тому

      Asc abaayo yasmiin waan kusalamay

    • @maryanali7009
      @maryanali7009 3 роки тому

      Asc abaayo yaasmiin xlda ka wrn

  • @cookingwithluulchannel7023
    @cookingwithluulchannel7023 3 роки тому +4

    Guuleyso abbaayo haka daalin dadalka dadkaga weligaa

    • @bahjazheekh247
      @bahjazheekh247 3 роки тому

      Mom yaasmiin thanks mom qaali cabitanka uroon throdka

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏🙏

  • @nastehoabdoulkader5241
    @nastehoabdoulkader5241 3 роки тому +7

    It’s gonna be helpful to put the links the products you using. Thank you

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 3 роки тому

    mashaAllah tabarakallah Awesome video,abayo can someone who has diabetes type 2 drink it

  • @safiajama3847
    @safiajama3847 3 роки тому

    Thank you Abaayo

  • @AYNYS
    @AYNYS 3 роки тому

    masha allah Abayo yasmin waku salami Allah haku xifdiyo ❤️

    • @AYNYS
      @AYNYS 3 роки тому

      @Raashid Teach waku sari adigane isar

  • @soomaalaaymidnimo6667
    @soomaalaaymidnimo6667 3 роки тому

    Masha allah walashey soomka allaha kaa aqbalo ducadaadana allaha noo aqbalo

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

  • @ruun139
    @ruun139 3 роки тому +2

    Asc abiyo yasmin mahaysaa cadada dahda waxayfican ilahay hakuxafido abiyo aniga waxan ubahanahay toobin sidenku helaa telephone ☎️

  • @asmaahmed9927
    @asmaahmed9927 3 роки тому +2

    Haa somlilnd baytaraaf baa looga aqaana 💋💋💋❤️❤️hadii aan shiido kwrn

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому +4

      Hadii aad shiidit faa’iido badan uu leeyahay MashaAllah. JazakALlah Qeyr 💕💋💕

    • @asmaahmed9927
      @asmaahmed9927 3 роки тому

      @Raashid Teach wanku saary wllo

    • @allacafislamicchannel4562
      @allacafislamicchannel4562 3 роки тому

      Magaciis ma betruulaa masa wax kale miyaa

    • @laztzmartaskar5259
      @laztzmartaskar5259 3 роки тому

      @@allacafislamicchannel4562 waa batruulkaas uun wll baytaraaf ba waa laydhaa

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 3 роки тому

    Asc abay yaska abaayo malabkkaada somalia masoo gaarsiin kartaa

  • @umusafa8926
    @umusafa8926 3 роки тому +2

    Abaay Yaasmiin noogu soo hadal Sumac iyo faa'idadiisa iyo waxa at Soomaali lagu dhahaa.

  • @rahmaomar3229
    @rahmaomar3229 3 роки тому

    Masha Allah abaayo yaasmiin jzk llah geyr Allah idii barakeyo

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 3 роки тому +3

    Afka Soomaaliga waxaa la dhahaa BAYTARAAF AMA BADRUUL. Thanks

    • @yunisbarbaar6942
      @yunisbarbaar6942 3 роки тому

      Soomaaliya miyaa laga helaa sxb

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 3 роки тому

      @@yunisbarbaar6942 Waa caadi khudaar la cuno weeye anigu hawshatan kale uma aqoone, waa sida yaanyada waa laga helaa suuqyada maahan wax ay dhib tahay helistiisu.

    • @yunisbarbaar6942
      @yunisbarbaar6942 3 роки тому

      Bidhaan ahaan xamar Ayaan Ku arkey lkn magaciisa iisoo qor walal.
      in labarto waa wax lanaagsan.

  • @suaadomar4194
    @suaadomar4194 3 роки тому +1

    Abaayo waxan ubahantahay malabka nadiifka waxan joga sweden🇸🇪

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 3 роки тому

    Shugran jasakalahu khayr

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 3 роки тому

    Abayo yasmin asc masha.allah my xabibti jazakallah kheyr

  • @saciidocumar6007
    @saciidocumar6007 3 роки тому

    Asc walal yaasmiin sidee u qalajisay ani baabiyeetar ayn u aqaan?

    • @umalkhayrxasan4010
      @umalkhayrxasan4010 3 роки тому

      Wll waa laibiya hadad jogto dibada anu wan haysta alxamdulilaah waxan joga africa

  • @shuutaaleshow7622
    @shuutaaleshow7622 3 роки тому

    Abaayo yaasmiin saffaron waan helay thanks

  • @MaryanSubow-pj7iv
    @MaryanSubow-pj7iv Рік тому

    Amiin amiin yaarabi dhamanten ❤

  • @farhiyacabdi5952
    @farhiyacabdi5952 3 роки тому

    Hibiscus tea kaso hadhal plz

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 3 роки тому +7

    Asc hno. Can you please improve the ‘ instructions’ or writing the ingredients maybe after your videos.
    That would help a lot. Thank you

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

    • @tfarahan27
      @tfarahan27 3 роки тому

      @@qalanjoqaali8356 Ameen 🙏🏽. I will do

  • @hakabamedia5419
    @hakabamedia5419 3 роки тому

    Mashallah abayo yasamin waan ku faraxa marad dhirigen badan sameyaneso 👑👑👑👑👑👑👑👑👑🎁 keep going

  • @AishaAyoush-d9k
    @AishaAyoush-d9k 19 днів тому

    Magaciisa waa beytaraaaf qofkii aqano betaraaaf

  • @abshiroaxmadabshiroaxmad2164

    Mash aallh hooyo ❤️❤️💪

  • @nuunecade4067
    @nuunecade4067 2 роки тому

    abyo yasamiin sual ayan raba in ku weydiyo inten kahelikara abyo shukarn

  • @mariannoor8675
    @mariannoor8675 3 роки тому

    Ma'ansha allah illahay ha barakeeyo

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

  • @samiiromohamed8876
    @samiiromohamed8876 3 роки тому +1

    Maamo yaasmiin waxad ishegta habo sacfaranka inte lagahela

  • @ambiyonoor65
    @ambiyonoor65 3 роки тому

    Asc abyo gabar uur radis ah malab ma is ticmali kartaa

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 3 роки тому

    Mach ALLAH thanks soo much sister for all your douas and cafimad helping for womens.

  • @jnrjellexaaji8299
    @jnrjellexaaji8299 3 роки тому +1

    Masha allah sis yaas jasaakallaah alfu khayr , walal waxaa ku weydiina shaaha caanale shaah somaliga side effact muu leeyahay.tankale please waxa gaaska u fiican nooso geli, macaanto ducadaadana igu soo dar tafadal😘😘😘😘love u sis

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏🙏

    • @jnrjellexaaji8299
      @jnrjellexaaji8299 3 роки тому

      Waan kuu saaray

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 3 роки тому +2

    Asc Abaayo Dhego xanuunka wax u roon noo raadi plzz adoo mahadsan

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому +2

      Garlic oil ama saliid toon . Dhago xanuun ha iisheegin. Markasto aan isku arko sallid toon aan u isticmaalaa MashaAllah horay aan kafiicnaadaa Alhamdulilah 💕💕💕💕

    • @raysiyobarwaaqo3804
      @raysiyobarwaaqo3804 3 роки тому

      Mahadsanid sister 🌹❤️

    • @shamsamohamed9671
      @shamsamohamed9671 3 роки тому

      Asc abayo yasmin side saliida toonta ubarinaa gudaha dhagta mise bananka dhagta

    • @raysiyobarwaaqo3804
      @raysiyobarwaaqo3804 3 роки тому

      @@shamsamohamed9671 toon ta intaad tunto ama jarjarto salid yar ku qandici markey qabodo kushub dheg ta anba saas baan saeyey Alxmdl wey ii ficntay abaayo yasmin qayr allaah ha ku siiyo

    • @shamsamohamed9671
      @shamsamohamed9671 3 роки тому

      @@raysiyobarwaaqo3804
      Jazakullah abayo

  • @maryamaali1938
    @maryamaali1938 3 роки тому +3

    Manshallha mom Yasiin sodhowow

  • @maryanqalanjo7306
    @maryanqalanjo7306 3 роки тому +2

    Mashalaah abaayo yaasmin qaali waku lelahay inbadan hadan jogo melaah kamatageen macalimadayada ilove you

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 роки тому

      JazakALlah Qeyr sweet love. Thank you so much sweetie. Loads of love macaanbadan 💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💕💋💋

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 3 роки тому

    Abayo yasmiin wa ku salaamay

  • @yasmincookingshow8779
    @yasmincookingshow8779 3 роки тому

    Masha alah ilahey akuxafido adiga iyo famalkada

  • @HaniCadey-cd4rh
    @HaniCadey-cd4rh 3 місяці тому

    Uma muslimka ah waxn ka codsanaa inaad ii soo duceysan awlaad ubahny inuu allh isiyo😢😢

  • @faadumosuudi2446
    @faadumosuudi2446 3 роки тому

    Masha allha tabarakal sis beautiful

  • @yasminhassan8638
    @yasminhassan8638 3 роки тому

    Abayo yasmin waxa ahy gabar somaliyeed walina baadiyoy aan jeclahy swedana waa daganahy

  • @saynabegal6814
    @saynabegal6814 3 роки тому

    SalAamu calaykum abayo korostarol Maxaa u Fiican Plz ii Soo qor

  • @yicibmaster4296
    @yicibmaster4296 3 роки тому

    Aslaamu alykum abaayo yaasmiin seetahay adiga qooskaaga waan idin salaamay waxaa rabaa malab ka Canada mayaalaa

  • @amranito25
    @amranito25 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @faizafarhan8114
    @faizafarhan8114 2 роки тому +1

    Wlcm hooyo macaan

  • @bilan8256
    @bilan8256 3 роки тому

    masha alh maamo yasmiin waanku salamaya shukran

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏🙏

  • @safiyodahir4316
    @safiyodahir4316 Рік тому

    Jasakallah

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 3 роки тому

    masha allah aabaayo yasmin

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏

  • @anisamohamed4930
    @anisamohamed4930 3 роки тому +1

    Dilsilaaca maqaarka/stretch marks maxaa sababa and preventions

  • @abdullbasidg9371
    @abdullbasidg9371 3 роки тому

    caleentiis miya mise

  • @carafaadbulshaawiyasiincar5863
    @carafaadbulshaawiyasiincar5863 3 роки тому +1

    Ninkaga siide anagu waa noo adagyahaye

  • @fatumaabdirahman3676
    @fatumaabdirahman3676 3 роки тому

    Masha allah allah hakuxafido abayo

  • @saynabegal6814
    @saynabegal6814 3 роки тому +1

    Maansha alaah alaha ku xafido

  • @hawaluladan594
    @hawaluladan594 3 роки тому +1

    Abaayo Kenya ayaan joogaa alaabtiina ayaan rabaa we don,t ship to Africa ayaa .igudhahdeyn markii aan iskudayay inaan website kadalbado maxa xal ah.

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Asc walal igu cawi subscribka ilah dartiisa waxaa jeceshahay allah ku siiyo 🙏🙏🙏

  • @macalinaweysmooge2451
    @macalinaweysmooge2451 3 роки тому +2

    Waa kuu saaray

  • @seynabmahamod5172
    @seynabmahamod5172 3 роки тому

    asc abayo yasmin setahy qeer badan allha ku siiyo waxan ka codsanaya diinsiga sida loo isticmaalo isheeg abayo wad mahadsan tahy

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 роки тому +1

    Mansho alah dear ❤️❤️❤️❤️

  • @seynabcabdulle9956
    @seynabcabdulle9956 3 роки тому

    Asc wr wb abaayo yasmiin alaabtaada ma laga hela sscudiga