infek-shanka ku dhaca kiliyaha iyo kaadi mareenka Calaamadaha lagu garto iyo talooyin muhiim ah..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • infek-shanka ku dhaca kiliyaha iyo kaadi mareenka Calaamadaha lagu garto infek-shankaas waxa sababo iyo sida loo daaweeyo .
    kaadida maku gubtaa ?
    maxaa lagu daaweeyaa qoyaanka ka yimaado xubinta taranka
    qoyaanka xubinta taranka
    caabuqa ku dhaca kaadi mareenka
    kaadi baxsadka
    dhabar xanuunka
    qoyaanka iyo Cuncunka xaga hoose
    qaleelka xubinta taranka
    dareen la aanta iyo hami yarida
    #caafimaad #cudur #xanuunka
    #infektion #infection #kaadida
    #kaadiheeysta #kuleeylkakaadida
    kaadida badan habeenkii
    kaadida badan ee Soo laalaabata
    xanuunka xubinta taranka
    Cuncunka xubinta taranka
    #caafimaadka #drtimajilac

КОМЕНТАРІ • 14

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  Місяць тому

    +252617756104
    Numberkaan Kala Xariiir Dhaqtarka Mahadsanid

  • @Ustaad-abdalla
    @Ustaad-abdalla 2 місяці тому +2

    Dr dhaqaatiir bdn ayaan u tagay waxa aay dhaheen infection ka kaadi mareenka ayaa ku haayo dhmaantood daawooyin ayey ii soo qoreen walina infection waa jiraa

  • @SiciidoCalimaxamuud
    @SiciidoCalimaxamuud 2 місяці тому +1

    Shukran🎉🎉🎉

  • @FardowsoXasanaxmed-fy1fl
    @FardowsoXasanaxmed-fy1fl 22 дні тому

    Tiktore.canugyar.oo.aan.wali.laguursan.ayaa.xanuunka.aad.sheektay.iga.hay.sida.qaska.oo.marka.uu.xanuunku.qabto.ey.la.ooyneyso.iyo.kaadida.oo.xanuujisa.sideen.yeelaa

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 2 місяці тому

    Mahasanid Dr ❤

  • @salebanfarah2497
    @salebanfarah2497 Місяць тому

    Dr aad baan kuu salaamayaa digtoore waxaan isku arkay oon tabcaan la ahay xanuunka infeshanka ah ee aad tidhi cystitis ayaa layidhàahdaa macaana waan leeyahay qanjidhka prostate kana waan leeyahay waxaan ahay oday 61 sano jir ah markaas digtoore waxaan rabaa inaan kuu omaado xagaan kaa heli karaa anigu hada waxaan joogaa nayrobi digtoore maxaad igula talain lahayd

  • @SheekhIbraahim-o1e
    @SheekhIbraahim-o1e 2 місяці тому

    Dawad maqarsatay

  • @mohamedsalad1353
    @mohamedsalad1353 2 місяці тому

    DR waxaan dhan is kuma arko lkn suuliga ayaan kulaablantaa oo kaadida ayaa dadiiqad daqiiqa ii qabato ee DR maxaa u xal ah
    Mahadsanid

  • @SheekhIbraahim-o1e
    @SheekhIbraahim-o1e 2 місяці тому

    9:57

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 2 місяці тому

    Wiil yar oo halsano bar jira ayaa lagu sheegay infectionka kaadi mareenka, kaadiduna wa ku taagantahay sidee ugu haboon ee loo daawayn karaa?

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 2 місяці тому +1

    Dr infaction ka so laab laabta maxa sababa