Maansha Allah waa barnaamij xiise leh soona bandhigay quruxda deeganka iyo baahiyaha badan ee ka jira deeganka oo mid aad u balaadhan una bahan waxtar dawladeed iyo mid bulshada deeganka oo gacma is qabsada hore u soco wariye Faysal Fifa
Jeel baxu waa faytamiino/nuxur/minirals caawiya xoolaha.Xooluhuna caafimaad ayey ka helaan oo cawska iyo biyaha sidii ay ahayd ayey u qaataan curadana way ka difaacda maadama ay nuxurbadan heleen.
dhalin yarada iyo cida gacanta ku haysa ama hada wax bilaabaysa wa inay bushadada ka qayb qaadanaysa usoo ban dhigaan meel lagala xidhidhi karo cidi wax ku darsanaysa iyo cidi wax la abaabulaysaba
Land Cruser vx Walahi waa gaadhi gaadhi la mida ilaa hada waa la laayahay markaasay reer hargiasa a 110 siil ka adaga ku dawakheen oo. Geedka gaadhayn waar ninka bahalka wata bad iyo buurt mid ma celise bahalada wada iibsada xataa waa ka shidaal yar yihiin 110 sow ma ogid walahi
Cirro muxuu haystaa ee uu qaban karaa? Ma cashuur buu qaadaa mise xil buu hayaa?. Dawladaa xaq loogu leeyahay inay waddooyinka hagaajiso si dhaqaalaha waddanku u kobco
Ogaysiis-----ogaysiis Ma jeceshahay barashada quraanka kariima hadaba haday jawaabtaadu tahay haa----waxa la ogaysiinaya dhamaan walidiinta la jecel ubadkooda io naftoodaba in lagu furay online teaching quraan Kala soo xidhiidh +2520633922233 ama+2520653922233 dadka ku nool dalka dabadiisa hakala soo xidhiidhan Waxay heli doonan macluumad dhamaystiran
faysal viva walahi wa wariye somalilander ah oo dalka dibudhiskiisa ku taariikhaysan
Maansha Allah waa barnaamij xiise leh soona bandhigay quruxda deeganka iyo baahiyaha badan ee ka jira deeganka oo mid aad u balaadhan una bahan waxtar dawladeed iyo mid bulshada deeganka oo gacma is qabsada hore u soco wariye Faysal Fifa
Dhul bilic dabiici ah leh masha allah insha allah wadooyin iyo maalgashi Dawlad uunbaa waxka ka qaban karta sida dadku degaankuba qirayaan.
We love and support Gacanlibaax Gateway project
Mansha allaah wariye qaliya barnamijuadaa ayaa lobahanyahay
Masha alaah waa dhul aad u qurux badan
Mnsha allaah alle ha barakeeyo baladka Muwaadin heer Qaran Faysal Fifa mahad sanid bro
Number one Somali Reporter
Mansha allh dhulkeena carataala
Waa degaan la hagraday dadku haysku tashadan oo ha dhistan wadada
Waan ku salaamay weriyaha helicopter warka ku soo tebiya
Ku digashada jooji.
kudigasha 'a
helikobtar isagaa kadhereya masha Allah cadowga jaban weriye fifa.
kanaxow nafta waa.
Masha Allah F Viva 👍
Jeel baxu waa faytamiino/nuxur/minirals caawiya xoolaha.Xooluhuna caafimaad ayey ka helaan oo cawska iyo biyaha sidii ay ahayd ayey u qaataan curadana way ka difaacda maadama ay nuxurbadan heleen.
Waa kuwaas barnaamijyada loo baahan yahay ee Bulshaduna jeceshay. Waad ku mahadsan tahay Suxufi Sare Faysal.
faysal welldone zxb
Masha Allah
Degaan la ilobay
Werihani waa weriye hawkar ah tolow ma deegaankaas ayuu kasoo jeedaa waayo deegaankaas aad buu ugu noqnoqdaa ama warkiisa u soo tebiyaa.
Lagacti Dulkan luugu dhisi laxa accounts dhad siyaasin taa
dhalin yarada iyo cida gacanta ku haysa ama hada wax bilaabaysa wa inay bushadada ka qayb qaadanaysa usoo ban dhigaan meel lagala xidhidhi karo
cidi wax ku darsanaysa iyo cidi wax la abaabulaysaba
Land Cruser vx Walahi waa gaadhi gaadhi la mida ilaa hada waa la laayahay markaasay reer hargiasa a 110 siil ka adaga ku dawakheen oo. Geedka gaadhayn waar ninka bahalka wata bad iyo buurt mid ma celise bahalada wada iibsada xataa waa ka shidaal yar yihiin 110 sow ma ogid walahi
Weriye aannu tagero
Buuxda uhayno
Cirro waxaan leeyahay yaan codba lasiin mar haddii aanu deegaankuu kasoo jeeday xitaa dadka u dhexmarikarayn oo aanu xitaa intaa yar awoodin inuu ka sameeyo ileen iminkaba lacag wuu helaaye.Cirroow mar haddii deegaankii aanad waxba u qabanayn cidkalena waxba u qaban maysid ee orad oo deegaankaagii soo booqo oo soo arag oo waddooyinkaas ka samee oo dadka iyo aduunkaba u dhexgal.
Cirro muxuu haystaa ee uu qaban karaa? Ma cashuur buu qaadaa mise xil buu hayaa?.
Dawladaa xaq loogu leeyahay inay waddooyinka hagaajiso si dhaqaalaha waddanku u kobco
@@MrXaguuga Dawladu tee ma Jeegaanta?
Wariya ma reer saxil hortay
Saaxil? Ma reerba saxil reero badan iya daga wa qoloma iyad ka wada 😁😁
Fifa
Ogaysiis-----ogaysiis
Ma jeceshahay barashada quraanka kariima hadaba haday jawaabtaadu tahay haa----waxa la ogaysiinaya dhamaan walidiinta la jecel ubadkooda io naftoodaba in lagu furay online teaching quraan
Kala soo xidhiidh +2520633922233 ama+2520653922233 dadka ku nool dalka dabadiisa hakala soo xidhiidhan
Waxay heli doonan macluumad dhamaystiran