Barnaamijka Buurta Dalxiiska Ee Gacan-libaax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 199

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 4 роки тому +27

    Siyaasad bey nagu warariyeen Barnmijyadaa ookalle soo duba
    Warihaa daadihinaya barnamjiga
    Mustaqbal ifaya buu leeyahay
    Saab Tv ku gacan adagayga wariyaha

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 4 роки тому +11

    Gadhka Warsame Xayd waxa iigu danbaysay 1988kii anigoo caruur ah. Waxa aan ka cararaynay ciidamdaii Faqashta oo deegaanka farabaas ku hayay dadka Hargeysa ka soo barakacay dagaaladdi SNM iyo Faqashta.

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 4 роки тому +31

    Dalka Somaliland from Zeila ilaa Sanaag waa sidaas waa amaan aad debedda saxanayso, ala dadku wanaagsana oo dalkooda jecelaa.

  • @raamaale5
    @raamaale5 4 роки тому +18

    eesh calaa wariye barnaamijkaas oo kale maba arag wali allah haku dhawro. From Tog-wajaale

    • @zermaahir186
      @zermaahir186 4 роки тому

      Wan wataa waritehan waa nin mustaqbal leh

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 роки тому +6

    Wariyahan bar maamijka waxan saab tv kula talin lahaa in ay ku gacan siiyaaN inuu soo duubo dhamaan gooba dalxiiska ee hadhay waayo xaga camira iyo habdhaca wuu kaga ficanyay ragii hore u diyaariyay

  • @mursalwarsame5839
    @mursalwarsame5839 4 роки тому +24

    somaliland my second country

  • @Walaalo-mohamed
    @Walaalo-mohamed 4 роки тому +13

    Dhulka hooyo wacanaa
    Insha allah 2021 waxa ii qorshaysan in aan halkan iyo jaziirada saxadadiin booqdo
    Alle haygu simo😭

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 4 роки тому +52

    DHULKAYGOW 🌄ADAA❤ ANFAC IYO DHARAG NOOGU FILAN DHAQANKAGANA KU FANAYNAA VIVA ❤SOOMALILAND

    • @QURXINTAGURYAHA
      @QURXINTAGURYAHA 4 роки тому +1

      subscribe ii saara

    • @halabuurhadalsame4738
      @halabuurhadalsame4738 4 роки тому +2

      Adaruz meel walba waynu ku kulanaaa wlhi inaad muwaadin thy aadban kuu slmyaa sxb qli waxa iga balan ah in aan magacaaga meel walba ka muujiyo inta itaalkayga ah

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 4 роки тому +1

      Waxatahay Wadani Alle Haku Anface

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 4 роки тому +1

      Lipaax Muwadina

    • @adaruzmohamed2207
      @adaruzmohamed2207 4 роки тому +1

      @@halabuurhadalsame4738 mahadsanid wll sharaf baad leeday akhyaar dusha iska yaqan lkn aankulmin baynu nahay
      Xurmaanan kuuhaya wll MAGAN ILAAHAY MARKASTABA AHAW

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 4 роки тому +9

    M.allaaH Quruxda JamuuRIYada somaliland💚🤍❤ dhulkeenu waa barwaaQo wlhi

  • @wardamustafe2157
    @wardamustafe2157 4 роки тому +12

    Masha allah dhulkeena nimca fadhida alle hayno siyadiyo barwaqad iyo Nabadaba 💚❣♥️👌💝😍💝♥️

  • @khadarmaah3011
    @khadarmaah3011 4 роки тому +17

    Baahda saab tv aad baad ugu mahadsantihiin warbixinta qurxoon iyo booqashada aad ku tagteenba gobalkii buuraha gacan-Libaax caasimadiisu Go,da.
    🖐💥

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 4 роки тому +17

    سبحان من خلق هذا الارض الحمدلله

    • @howieie2081
      @howieie2081 4 роки тому +1

      Af carabiga jooji xbbti cid ku fahmaysaa ma jirto dadku waa Soomali af-soomaali bay ku hadlaan

  • @liimohahussein3910
    @liimohahussein3910 4 роки тому +3

    Buuraha anoo tirin illah ima dilo Msha allh Qurx badnaa From Xamar♥️😘

  • @boodhari1912
    @boodhari1912 4 роки тому +5

    Maansha allah Beautiful dhulka waqooyi galbeed ❤️❤️❤️👌👍🙏

  • @Mkgaabuush
    @Mkgaabuush 4 роки тому +18

    Oday Biixi inaad ka waraysataan ahayd Buurta oo ah Oday ilaa Ingiriiskii joogay Buurta waan wali ka tagin isaga ayaad xog badan ka heli lahaydeen hadaya tahay taariikhda buurta intuu u soo joogay iyo dhamaan dhirta ka baxda buurta magacyadooda iyo xogo badan oo kaleba.

    • @mohamudqazim1457
      @mohamudqazim1457 4 роки тому +2

      aad iyo aad oday biixi waa ninka kliye xaqiisa ka qaatay gumaystahii ingiriiska

    • @drcumaryusuf4356
      @drcumaryusuf4356 4 роки тому +1

      Ciyaal heego taarikhda laga wayay niin garxajisa oo deegankisa dagan... Hadiii cid wax lagawaydiinayo gacan libaax waliba taarikh wax waxlaga waydiin kara niin garxajisa.. Muuse shaani meel uuka waramo majirto haka waramo tuulada gabiilay ee dhulka isku siman waliba bilaaa taarikhda. Ciyaal heego bilaa taarikh bilaa deegan.. Viv Al garxajisiya

  • @cumarsalaad4989
    @cumarsalaad4989 4 роки тому +4

    mashaAllah waa dhul doog leh, bilic wanaagsan leh, qurxoon. mxaan dhul isku qabsanaa anagoo dhulkani oo kale leh. isqab qabsi caalamkaa nagula yaabay oo waliba inagu faraxsan.
    Dhalinyarooy is biirsada oo cududeena aan isku keeno, dal waxaa dhisa dadkiisa👏👏.

  • @idalahow
    @idalahow 4 роки тому +5

    Wadanka Quruxdiisa sidaan ayaa loo soo Saara....Mashallah from Kenya

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 4 роки тому +25

    Snm waa meelaha caawiyey buurtan ayey geli jiraan

    • @abdiwahapmohamed6076
      @abdiwahapmohamed6076 4 роки тому +3

      Qadaad weyn ilmo amisom futadada ka ilasho amisomta

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 4 роки тому +1

      Lipaaxyadi Somaliland Uso halgamay

    • @drcumaryusuf4356
      @drcumaryusuf4356 4 роки тому +2

      Ha ujawaabin labadan waa heego waa sacad muuse. Waxay laxanaqsanyan iyagu malaha dhul noocas okala dhulka ugu badan wee Somaliland waa bari... Waa kuwii liiban samatalis sheegay ee heego caydhaysan

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 4 роки тому +14

    Waxa aan xusuustay markaan daawaday yaraantaydii sidii uu dalkeenu ahaan jiray 50 sanadood ka hor way i qiiro galisay

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 4 роки тому +3

    Manshaa allaah ilahey yaa Mahad iskaleh

  • @siyaaraentertainment6973
    @siyaaraentertainment6973 4 роки тому +4

    Inshaa allah waxaan jeclahay dhulkaan oo kale cagaaran iyo dalxiiskoda inshaa allah waxaan tagay berbera saxil bodhari inshaa allah waan tagi donaa hadii alle idmo sida gacan libaax.biyakulule. daalo from kenya

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 роки тому

      Aniga rer berbera ah wan kugu zoo dhwynya biyo kulul anaga degn ka ah lkn hada Finland ayan jooga zhp

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 3 роки тому +1

    Masha allah ilaahay ha noo siyaadi nimcadaa hadii ilaahay yidhaado 2021 waa in aan soo daawadaa buurta iyo jasiiradaha kale ee quruxda badan

  • @sahrohassanmaah4564
    @sahrohassanmaah4564 4 роки тому +3

    mnsh allh ale hano xifdiyo dhulka hooyo♥

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 4 роки тому +5

    Masha Allah nabad baa naas la nuugo leh🌹🌹🌹

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +2

    Sakariye Siciid Camera Man dHamaystiran
    Buurta Gacan Libaaxe ku taaL Baydka Raaxada
    SomaLiLand 💚🤍♥️

  • @shamsojama9804
    @shamsojama9804 3 роки тому +2

    Maansha Allaah dhul aad uquruxbada weeye ❤️

  • @inahnouh5014
    @inahnouh5014 4 роки тому +5

    wan iman doona insha alllah

  • @deeqtutors6288
    @deeqtutors6288 4 роки тому +2

    masha allah sanadka nimca ka dhacday iyo raxmaad allah haynoo siyadsho

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 4 роки тому +3

    Maasha allaah tabaaraka allaah dhulkeena nimcaa fadhida

  • @AlxaqiiqaMedia
    @AlxaqiiqaMedia 4 роки тому +16

    13:00 😂😂😂😂yaa ila arka halkaa
    Waan Odin salamaya my classmates

  • @hamzeabdirazak8453
    @hamzeabdirazak8453 4 роки тому +4

    Masha Allah ilahay hayno barakeyo nimcada

  • @kifaahbeautychannel2728
    @kifaahbeautychannel2728 4 роки тому +3

    Mnshanallha alle ha isahalo inaana kusolabato wadan kayaga .insha allh oo ana kudalaxiso

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 4 роки тому +2

    Ax yaa Dalkeygii
    Waa hodan Aduunyo
    Hantina weeye🌾

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 роки тому +6

    Mashaa Allaah ❤️😍

  • @royalchannel7429
    @royalchannel7429 4 роки тому +1

    Mashallh buurtan wan jeclahay waxaan tagay marar badan

  • @mahamoudaydiid1598
    @mahamoudaydiid1598 4 роки тому +4

    Mchalllh allh hano barakeeyo dhulkeena aadka uqurux badan❤️

  • @farhanawl3597
    @farhanawl3597 4 роки тому +5

    gacanlibaac citty my home💯💯💯

  • @suaadmo5221
    @suaadmo5221 4 роки тому +3

    Masha Allah so beautiful 😍 my beloved country

  • @omarahmeddirie1913
    @omarahmeddirie1913 4 роки тому +2

    Best wariye axmed maxamud yusuf hore u soco ugaz

  • @Mary-wf7cu
    @Mary-wf7cu 4 роки тому +3

    I love Somaliland beautiful land manshallah

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 4 роки тому +4

    Dhul qurxan Masha Allah, waxay is shabahaan, daalo xagga cimilada

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 4 роки тому +5

    الحمد لله رب العالمين علي هده النعمه الهم لك الحمد اللهم زد وبارك

  • @cabdiraxmaanxasan978
    @cabdiraxmaanxasan978 3 роки тому

    masha allah buurta gacan libaax meelshi aan ku dhashay kun soo barbaraya

  • @mahadjama3597
    @mahadjama3597 4 роки тому +1

    MAANSHA'ALLAAH BARNAAMIJ AAD U QURUX BADAN OO LAGU RAAXAYSTO KU DAYASHO MUDAN

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 4 роки тому +2

    Mansha allah alle ayaa mahadleh iinasiiyay nimco iyo barwaaqo runtii markan dawanayay waban mooday in aan dalxiiska iidinkula jiray hhhhhh ee waad mahadsantihiin bahda saab tv iyo wariye ahmed waxan rajaynayaa in aan godkaa aad gashayna aan soo galidoono maali insha alahu iyo buurtaa quruxda badan ba.

  • @Mass998
    @Mass998 4 роки тому +1

    MashaAllah waa Barnaamij aad u xiiso badan.

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 4 роки тому +3

    Thanks axmed maxmd Yusuf

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 роки тому +4

    War ninkan camira duubay gacan baan isna u taagay walhi xataa duubidii hereri buu diree

  • @kawsarcabdilaahi2087
    @kawsarcabdilaahi2087 4 роки тому +2

    maanshalah dalxiiskii aan ku tegey weli maskaxdeyda kamabixin waayo waa dhulk aad uquruxbadan oo ilaahay qurux iyo nimco kumaneystey

  • @nuur3272
    @nuur3272 4 роки тому +10

    Nice clip but wrong song!!!
    Gacan libaax has songs...you should play that in the background.

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 4 роки тому

    Saab TV aad ayey ugu mahadsan tahay inay barnaamijkan oo kale noo soo dayso waliba wariye aqoon leh noogu dhiibto.

  • @Mkgaabuush
    @Mkgaabuush 4 роки тому +17

    #GacanLibaax
    Dhulka meel barwaaqaa
    Oon lahayn bad & wabi
    Dhirtu ay ku badantahay
    Baryo laydhsi loo tago
    Buurta Gacan-Libaaxee
    Ku yaal baydka raaxada
    Maku sii baraayoo
    Berriba maysku raacnaa….
    #Kinsi iyo #Xarago AHUN

  • @ahmedsaleban9562
    @ahmedsaleban9562 4 роки тому +3

    Insha alla mar uun waan tgi
    Jeclahay dalxiiska dhulka hooyo

  • @ashaadana9295
    @ashaadana9295 4 роки тому +4

    Somaliland life long and forever.

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 4 роки тому +1

    Manshallah anoo yar baan tagey dagaal kii inyar ka hor godka waan galey beautiful place

  • @sofesofe2757
    @sofesofe2757 4 роки тому +2

    Marvellous ❤️😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️💋🦋🦋🐛🐝🐝🐍🐏🐓🐊🐑🌻🌕✨🌈🍉🍅🎽🤽🏾‍♂️

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 роки тому +4

    Soomaalidu mustaqbalka haka dhisto Gacan-Libaax garoon ciidamada cirka ah.

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 роки тому

      @abdi abdi Adigu xabashi afsoomaaliga bartay ayaad tahay?Hadaadan soomaalida garanayn nacasnimada meesha kala tag.

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 4 роки тому

      somali wax isuguma jiraan wallo yey muraaqo ku qaadine

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 роки тому

      @abdi abdi Bakhtigaagaas oo kale waan iskala waynahay.Ciyaalo Amxaaro

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 роки тому

      @@abdihakimmohamud9373 Fataal GTFOH dhulkani waa Jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 роки тому

      @@ashaadana9295 Kaw..Xagaad ka fad kudisay adna?...War anagaa wax aragnay..Waa dadka la bahdilay oo aan dhulkaba kala garanayn!

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 3 роки тому +1

    Mansha Allaah.

  • @idrissmed7512
    @idrissmed7512 4 роки тому +2

    SAAB TV WLL AAD AYAD U MAHADSAN TIHIN FROM DJIBOUTI

  • @abdirahmanaska5851
    @abdirahmanaska5851 4 роки тому +3

    Mnasha allah somaliland wey hormartey🤘😍

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 роки тому +2

    Berbera corridor

  • @ilkacase5524
    @ilkacase5524 4 роки тому +5

    Ninkaas ayaan magaciisa garanayaa ninka geela la jooga ciid goojo ayaa la yidhaaa

    • @mac-macanka7765
      @mac-macanka7765 Рік тому

      War ninkaa halkad ku aragty ban is lahaa ilay wa ninki ciid cabdilahi warsame . Ciid goojo bari hore aya igu danbysay o burco nagu so booqan jiray

    • @somalilanddhalad7592
      @somalilanddhalad7592 Рік тому

      ciid abe dilaa ladhaaha

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 4 роки тому +1

    Wariye gidhi gidhi iyo mxmed somali &mxmed xsn dhamantin wa idin salamaya lkn deeganka hore umaydaan arag sidaad ugu naxsantiin🤭👍

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 4 роки тому +3

    geelaa markuu dararsanyahay laba nin duugtaayeey laba nin duugtaayeeey

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 4 роки тому +8

    Weriyihu waa inuu iskoolka ku bartaa qabaailka deegaanada taaarikhda kheyraadka dhulkiisa adoo weriye ah ayaad leedahay ma aqaan gacan libaax wanna gobol ka mid hargeysa caasimada Somali land xitaa meel fog maaha ah thanks Saab TV

    • @Xikmaawi77
      @Xikmaawi77 4 роки тому +4

      *iskuulka qabyaalada iyo qabiilada lagu bartaa xagguu ku yaallaa doqonoow*

    • @raamaale5
      @raamaale5 4 роки тому

      Waad qaldantahay badawyohow waanku faraxsanahay dhalinyaradeena iyo dadka ilbaxa
      ah ee deegaanka dagan ee hadaad meeshaad doonto ka timaado nabad iyo raaxo ku joogaysid ku dalxiisaysid

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 4 роки тому

      Quraanka ayaa ku leh litacaarafuu weriyaha london jooga ee cadaanka ah wuu yaqaan gacan libaax xitaa jifada degen ma aamineysaa ceeb maaha barashada iskuul qabiil laguma barto laakin odayaasha iyo buugaagta ayaa ka heli kartaa weriyuhu waa in uu somaliland kor iyo hoos ka yaqaanaa asageey anfaceysaa waayo mar colaado jiraan wuu kala garanaya meelaha qatar ah arts waa history weriyuhu waa arts

  • @abdiazizmohamed9462
    @abdiazizmohamed9462 4 роки тому +1

    Tabiyaha ama daadaheeyaha barnaamijka xalad u sameyay

  • @gttty708
    @gttty708 4 роки тому +1

    Drone ayaa kaa maqnayd si buurta aad kor uga shawirto.
    Mahadsanid.

  • @abdiwahapmohamed6076
    @abdiwahapmohamed6076 4 роки тому +3

    Woow dhulkeena nimca fadhida

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 3 роки тому

    Insha allah waan imaneynaa

  • @khadracali4005
    @khadracali4005 4 роки тому +1

    Masha Allah ilahy haynoo siyadiyo nimcadiisa

  • @AANUUR1
    @AANUUR1 4 роки тому

    Axmed wariye, Sare oo xirfadiisa akhlaaq wanaag u weheliyo.
    In yar aan ku saxo, Wakiilka ka ah, ha odhan, ninka,Xoolaha la jooga, ama qofka xoolahan ilaalinaya, ayey ku fiicantahay,

  • @nasradheman1816
    @nasradheman1816 4 роки тому

    Geedaka bardaha ee kaxa gacan libaxa wadankayagaba wuu kaxaba waana kubadan hayhay wllo

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 4 роки тому +1

    ما شاء الله تبارك

  • @mohamed__amiin
    @mohamed__amiin 3 роки тому +1

    Waxad booqataa buurta juffa

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 4 роки тому

    Mnshallaah alle hainoo siyaadiyo barwaaqadaas

  • @cawocali7177
    @cawocali7177 3 роки тому

    Dalkeyga hooyo Allow nimcda u siyaadi Marun u tegi doona buurta G/libaax

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 4 роки тому +3

    Alx Allaw dalka noobarakee

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 4 роки тому +1

    aniguna inshallah mar baa dalxiisayaa

  • @user-ms9od1hj1c
    @user-ms9od1hj1c 3 роки тому

    Heesta wll maad ka daysaan waa xaaraan wll heestu sidoo kale dadkaan dhagaysan heeesaha

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 4 роки тому

    masha allah qurxoona dhulka hoooyo

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому

    Horey uma Arkin Buurta

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 4 роки тому +2

    Waw xasuus markaan yaraa

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 4 роки тому

      Ma adoo yar baad joogi jirTay? Meshu waba cidlee?

  • @mohamudosman8100
    @mohamudosman8100 Рік тому

    Anti waanka slaamay

  • @seinababdullahi5552
    @seinababdullahi5552 2 роки тому

    afrika waa hoog iyo halaag

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 4 роки тому +2

    Heestii buurta gacan libaax .miyaad weydey.
    Waa adigan ceergaabo iyo badhan noo daraya e.
    Simslida inta ugu liidata xaga aqoonta rabaaniga ah aya makarafoono qaatay..

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    Yaasiin aburaas

  • @Maftuuxgool
    @Maftuuxgool 3 роки тому

    Maasha Allaah slland

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 роки тому +1

    war dadki hore rer somaliland baa sameyey maxad nooga siinaysaa dad kale yaab badana

  • @hodanibrahim5583
    @hodanibrahim5583 4 роки тому

    Masha allah

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 4 роки тому +9

    Gacan libaax Muuse cabdale al garxajisiya stats fataxa

    • @abdishakurawl1773
      @abdishakurawl1773 4 роки тому +1

      Miyaad qabiileysay, walaal 😥

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 роки тому +1

      Adeero ciise muzze ba wuu dega gacan libaax walipa deeryahanka ayaa dega qaybta madheerana waxa dega rer cadaawe

    • @singular123er
      @singular123er 3 роки тому

      @@kingmuzze2125 hala kala xishoodo wll

  • @mahadjama3597
    @mahadjama3597 4 роки тому

    MAANSHA'ALLAAH

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 4 роки тому

    dalxiis wacna buu ahaa

  • @zaaciddhalad9222
    @zaaciddhalad9222 4 роки тому

    Mazhallh

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 роки тому +1

    ilahow dhulkeena noo barakee qurux badan somaliland meeliba meel ka daran

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 роки тому

    allayle waa qurux ilahay baa mahad leh quruxiyay somaliland waxatyse garab la yihiin geed ku beera

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 4 роки тому

    Masha Allah wadhul qurxan

  • @abdirahmankayse9809
    @abdirahmankayse9809 4 роки тому

    Masha alah gacan libax

  • @safiaomer4732
    @safiaomer4732 4 роки тому +3

    Waar ninyahaw maxaad reerka kildhigiisa.......hee

  • @nolantani9481
    @nolantani9481 4 роки тому

    Nice wlhi

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 Рік тому

    Gadhka. Warsame. Xaad