Faysal Cali Waraabe Oo Fashiliyey Cida Kasoo Horjeeda Heshiiska Aqoonsiga Somaliland Ee Itoobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Faysal Cali Waraabe Oo Fashiliyey Cida Kasoo Horjeeda Heshiiska Aqoonsiga Somaliland Ee Itoobiya
    "Cidda Reer Somaliland ee Ka Soo Hor Jeeda heshiiska Ethopia Waa Cadaw..,"Faysal Cali Waraabe
    "Cirro waxaan leeyahay intaan Muuse ku idhi kumaad odhan, intaad u tagtayna anigu uma tagin..,,"
    "Maxamed Kaahin Iyo Muuse Biixi waxaan leeyahay, Wixii dhacay ee laga soo gudbay lama baadh-baadho ee ..,"Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 77

  • @sahrafarah6038
    @sahrafarah6038 4 місяці тому +13

    soomaaliland future president
    maashaa Allah

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 4 місяці тому +11

    guul qaranka somaaliland guul mou ga itopiya iyo somaaliland

  • @Shamuure-k6e
    @Shamuure-k6e 4 місяці тому +5

    Guuuuuuuuuuul ♥️ somaliland ♥️ Ethiopian uk ♥️ 🇪🇹 🇬🇧

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 4 місяці тому +10

    Masha Allah Somaliland 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️🦁

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 4 місяці тому +12

    Cadawga Somaliland ha jabo , ❤❤MOU Guul iyo Gobanimo❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 місяці тому +7

    Next president of Soomaaliland faysal weeye Insha'Allah 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 4 місяці тому +12

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @RammadTV
    @RammadTV 4 місяці тому +12

    Faysal Cali Waraabe Mujaahid Qaran….

  • @RammadTV
    @RammadTV 4 місяці тому +13

    ❤Guul Ayaan u rajeynayaa Somaliland Xisbigii loo hor Aasaasay UCID

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 місяці тому +9

    Faysaloow ilaahay kubarakeeyo ururka argagixisada ah ee ciidankii kadhamaan waayay runtaad usheegtay nijaasta

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 4 місяці тому +19

    Faysal Cali xuseen ha loo codeeyo. . Vote for Faysal.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 місяці тому +5

    Guuuuuuul somaliland

  • @axmedaxmedxasan4395
    @axmedaxmedxasan4395 4 місяці тому +8

    Faysal haloo codeeyo hadaanu nahay hbr jelo gar ahaan biciide waxanu nahay xusbiga ucud guul baan kuu rajeenayaa inadeer

  • @khadarCali-r1n
    @khadarCali-r1n 4 місяці тому +5

    Madaxweynaha mustaqbalka Jamhuuriyada somaliland Faysal Cali waraabe

  • @Zara1168
    @Zara1168 4 місяці тому +4

    Guuul somaliland 💚🤍❤️

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 4 місяці тому +2

    Faysal waa runsheeg aabihii baa talinjirey waa SOMALILANDER xalaal ah waa m,weynaha mustaqbalka dhow guul guul SOMALILAND
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 4 місяці тому +3

    Afku kuma go noolow in badan guuleyso guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤

  • @Amina-lg1mz
    @Amina-lg1mz 4 місяці тому +1

    Masha allha well done

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 місяці тому +3

    Ururka dawcuun oof wareen hala siqiiriyo oo cagta hala saaro reer soomaalilaanoow

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 4 місяці тому +1

    Masha allah sharif fisal madxwinha somaliland frsadadi waya ka dadku family ha racaan❤❤❤❤❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 місяці тому +2

    FAYSAL CALI WARAABE GULASYSO GEESI XUSBIGA UCID WAA THE BEST❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 місяці тому +1

    SALLALLAHU ALAYHI WASALLAM 🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 4 місяці тому +1

    Fasal waa nin qsran maanta ada iskale codka shacabka faysalow xildhibaanada xibiga ucid klasoohadh xisbikusheega ina khaliif uu budh ka utuuraayo ❤❤❤❤❤❤ somalilaan ❤❤guuuuul❤❤❤

  • @nagibaskar6563
    @nagibaskar6563 4 місяці тому

    Masha Allaah Tabarakallaah walee Faysal waa geesi

  • @yaxyeali6330
    @yaxyeali6330 4 місяці тому

    Maashallah ❤guuuuuuuuul somaliland

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 4 місяці тому

    Massha allaah guul Faysal geesi guul

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 місяці тому +2

    Gaarxajiis haadu ruun sheegayo haa doorto fayisl cali

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Guul soomaalilaan

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o 4 місяці тому

    Fasal u r great thanks long live to u insha Allah acceptances ❤❤❤❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 місяці тому +1

    FAYSAL CALI WARAABE WAA GARXAJIS SI CAD U HADLA MASUUL QARANKAN LEXJECLO KA LEH GEESI QARAN VIVA FAYSAL❤❤❤❤❤

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 4 місяці тому

    Madaxweynaha soo socda insha-allaah.

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 4 місяці тому +1

    Guuuuul guuuuul ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ 🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 4 місяці тому

    Guul ayaan urajeenaya xusbika nabada iyo humarka UCID .jumuhuriyada somaliland ee barageysan. guuuul guuuul guuuul 💪 💖 ❤ 💕

  • @xasancali-vy7hj
    @xasancali-vy7hj 4 місяці тому +1

    Ok

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @siciid....cumar.....waraabe.
    @siciid....cumar.....waraabe. 4 місяці тому +2

    .geesiqaran.halyay.ale.haxiftiyo

  • @ahmedsaed-jr6rh
    @ahmedsaed-jr6rh 4 місяці тому

    Good on you

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Місяць тому

    Faysal cali waa nin waxbadan og❤❤❤❤🎉🎉🎉noolw

  • @SaynabCismaan-u2o
    @SaynabCismaan-u2o 4 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 4 місяці тому

    Karanka ucid waa udacad manchallah

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 4 місяці тому

    Walaaahi anagaa kuwadana nin maanta dadka isku wadi kara adaa jira

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 4 місяці тому +1

    Allah ha garan siiyo shacabka somaliland inay doorkan doortaan faysal cali oo isna la tijaabiyo
    Nin kastaa markuu xilka doonayo bada ayaan malab ka dhigayaa ku ololeeyaan markay kursiga madaxweyne nimada gaadhaanna halkii kama qaadaan balan qaadkii iyo wixii lagu doortay
    Markaa allah ha keeno kursiga madaxweyne nimada somaliland qof ilaahay ugu dhawaado masuuliyada oo ilaah ka baq iyo xil gudasho leh

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 місяці тому

    Chairman Faisal Ali Waraabe is a commited Somaliland patriot. He deserves to be elected as President.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 місяці тому +1

    Waa sidaa boqor faysal waa in uu mar madax wayne noqdaa

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 4 місяці тому

    Mansha allaah
    Mhdsnd gud f

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 4 місяці тому

    Faysal Cali Houssein madaxweynaha mustaqbal ka dhow. Somaliland guul iyo gobanimo Allah cadowgeyna ha jabiyo 💚🤍❤

  • @CabdilaahiYuusuf-c1s
    @CabdilaahiYuusuf-c1s 4 місяці тому +1

    Walee waa rijaal rijaal dhalay haloocodeeyo faysal

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 3 місяці тому

    Faysal should be given the opportunity to run the country on this very difficult time

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 4 місяці тому +5

    Libaaxaa habar awaley doorta hadad dalka utudhaysaan. Hadii kle muuse doorta dalku hadumee.

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 4 місяці тому

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid madaxwaynaha mustaqbalka somaliland eng faysal cali xuseen runta usheeg huwan kalkaalka xisbi ku sheega Ah ilahay umada hadhaafiyo

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 4 місяці тому +3

    Waar hala doorto faysal cali warabe isaga xalal ah oo hoormar wadanka gadhasin kara war wadani inaga iilaliyaa waa tuug garan duumis ah ciiro iyo xirse Malagasy ilaa ilyo wadanka waa fasal iyo guushii guul iyo goobanimo somaliland

  • @HilowleGry
    @HilowleGry 4 місяці тому

    Alle ha idin saqiro

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 4 місяці тому +1

    Waxaan dooraneynaa fasal sanadkan

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 4 місяці тому +1

    Hanbalyo Faysal ! Xaaji Cabdikariim ma dhiman wuu nool yahay Guul Tawxiidle Calankeena ha la is garabtaago qaranka ! Kuwa cadawga u shaqeeya way muuqdaan ha lagu ciqaabo codka doorashadani waa ma jirtaan iyo waanu jirnaa dadweynoow !

  • @khadarCali-r1n
    @khadarCali-r1n 4 місяці тому +1

    Walee Faysal waa musharaxa kaliya ee wadankan lexejeclo ka qaba waanu uqalmaa madaxweyne hala doorto Faysal Cali waraabe

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 4 місяці тому +1

    Ha noolaado suldaan Faysal Cali Xuseen geesi is caddeeyey ardaydii ay isaga iyo Axmad Siilaanyo ku khaareen ha iskaga baxaan saaxada siyaasada saaqidiintu !!

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 4 місяці тому +1

    faysal cali waraabe sikasta oo uu isbahaysi ula samaysto xisbiga wadani isaga ayaa la khiyameyaa kolkii 1aad ciro ayaa ka dul guurey oo ka hoos abaabulay wadani doorashada golaha wakiilada iyo deeganka isagookula heshiiyey in xisbiga ucid qaato mayerada magaalada sida hargeisa boorame and berbera iwm lkn xisbiga wadani weyka hoos qaadeen kama il baxo faysal xildhiban nadii ka soo baxay ucid waalaga la hoos baxay farona ugu majiraan waxay na guud ahaan beesha uu ka soo jeedo ka dhaadhiciyeen in faysal cali maaha musharax mar walba waalagu guura oo mudaharaadadii wuxuu la saftey dhanka xisbiga wadani maantana wuuinoo cabanayaa hadaba goorma ayuu faysal ka korayaa khiyaamo da xisbiga wadani

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 4 місяці тому +1

    lacagtiina ciyaalka ka daysta.😂😂😂😂

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 4 місяці тому +1

    Madax waynaha
    Mustaqbalka
    Lkn shacab banuu haysan
    Shacabku habqabiil bay waxku dirtaan

  • @Janno190
    @Janno190 4 місяці тому

    Faysal Waa geesi qaranka daacad u ah Dadka iyo dalka a rajo ka leh laakiin Xirsi’s iyo ciro Waa huwan

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 місяці тому +1

    Ururka daacuun oof wareen hala siqiiriyo oo yaanu xisbi nimo usoobixin xitaa nacaladi kudhacday

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 місяці тому +1

    Waar somaliland neey fayisl cali iyo musee kaala doorta

  • @ZalepanFaarax
    @ZalepanFaarax 4 місяці тому +2

    Madaxwene loolw

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 місяці тому +1

    Gudcur gude 7sano afaka wadanibuu ku caytamayay

  • @AnabAhmed-mn3vu
    @AnabAhmed-mn3vu 4 місяці тому +1

    Feysal wa gesii dalkisa jecel runtashega cadowga gudaha wa wadani itaa isku urursatey fartayadanu kulajihatemena hadanu nahey shacabka sland hadanu edey kudanben dhibtu cidanka ugeysitey ô farta gacanta kaqaninin fesalow ha u biqin sland wale iyaga hog kudan been

  • @KhadijaIsmacil-uu8mi
    @KhadijaIsmacil-uu8mi 4 місяці тому

    Wx ban kro dhinaya ba la idhaa ee lama idhaa wx baan sharci ma horo sidana kuguma dooranayno waryaa😊

  • @Ahmedjamac-g7b
    @Ahmedjamac-g7b 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 4 місяці тому

    Faysaloow kiitabku waa ka lugu doran waaya illaahay ayaad leedahay

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 4 місяці тому

    Legend codkayga waad haysaa anuu dagaaal faqash ma arag laakiin waxaan kugaraadsaday dadka hargeisa oo shantii wada socdaa ahaayeen mid lula mid gacanla xataa dameeraha suuqa hoose joogi jiray ay shafka kusocon jireen biraha suuqa laydhka oo shaandha ah bir yar oo dhuuban ayaa laga yaaba in 50 xabadood kuyaaleen hadaba xabada birtaa kudhacday one metere imisa xabadood ayaa kudhacaya taaasaan iswaydiiyay then waxaa iisoo baxday in kabadan kun midh oo rasaasa ay martay hadaba ninka wayn ee intaa garan waayay ee joogay muxuu noqonaya

  • @hiboabdi1620
    @hiboabdi1620 4 місяці тому

    Faysalow waad fiicantay laakiin waxad ku xumaatay dhiig cabayaashii oofwareen ee dadka laayay yaan ala hadalin sorry

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 12 днів тому

    ADEER HESHIIS WAXALAYIDHAAHDAA WAX LAGEEYO BAARLAMAAN OO LOO CODEEYO HESHIISKANI MUUSE CABDI DAMEER OO KELIYAA OG INA CALIBWARAABE WAXBA KAME OGA IYO CIDKALE TOONA,JEEBKA MUUSE AYUU KU QUDHMAY MARKAY EYHOPIA ISKA INDHO TRTAY.

  • @KhadijaIsmacil-uu8mi
    @KhadijaIsmacil-uu8mi 4 місяці тому

    Hadaad madam Wayne noqonayso faysalow cidi ku doorman may so hadaanad wxba ku gordgibayn xged sharciga ja keenaysa aduu

    • @KhadijaIsmacil-uu8mi
      @KhadijaIsmacil-uu8mi 4 місяці тому

      Dhakhataradi io dawladi oo shaqaynaysa marked tiraahdo xge ka keenaysa

    • @KhadijaIsmacil-uu8mi
      @KhadijaIsmacil-uu8mi 4 місяці тому

      August hadaan nhy said mouse sodan kugu doorman mayso

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 4 місяці тому +2

    Waar hala doorto faysal cali warabe isaga xalal ah oo hoormar wadanka gadhasin kara war wadani inaga iilaliyaa waa tuug garan duumis ah ciiro iyo xirse Malagasy ilaa ilyo wadanka waa fasal iyo guushii guul iyo goobanimo somaliland