Ragaan manta cid ka nooli ma jirtaa?walow ay jireen rag aan biyaba ka cabin sida cali mataan xaashi iyo general gabeyre hadana waxaan uqiraya ragaan in ay ahaayeen xul aan la loodin karin,magacyadoda kaliya ku cabsi galinayo.rabiile good,qoorsheel,dafle,siyaad barre,ismacil cali abu bakar,kulmiye afrax iyo kuwa kalaba dhammaantood ilaahay ha u naxariisto dambigodana ha dhaaafo Aaamiiin.
Qaamus wad ku mahadsantahy walala.tariq hure ayad ino sojedisay.manta.21 October lkn.???sual?ma.sharixi karta 25 kii nin .gulihi sare e kacanka imisa nol mnta.ahan
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo halyay lala garan waayay ayuu ahaa dadka ku fashilmay inay wax hogaamiyaan ayaa afartan sano ka dib sii eedaynaya
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN...
Rabi ha i naxariisto
lipaxi afrika
Mohamed siyaad barre was great president in somali back in the day may Alaah rest him in peace
somaliya ha nolaato anigoo kunoll jig jiga caasimad gobolka agdenya waxaan ku labistay calanka jamhuriyada gobtayda shaqana waan sudhay ani oo xusayo aas aaskii kacaanki barakesnaa
Waa maalintii madoobey ee dastuurkii dalka la tuuray loona wareegay xukun aniga iyo reerkeyga uunbaa talineyno waxii ay dhashayna caburintiisii shaahid baan u aheyn
M.A. Qaamuus TV
waad mahadsantihiin
xog baad nasiisaan.
KEEP GOING THROUGH 💪✨👌
waxay yihiinba mantay god kula jiraan apaha uwada naxariiso dhamantood
Ilaahay uma wada baxariisto kulligooba yarab🤲🏼 intii somaliya dhibta u’horseedayba iyo qabyaaladda iyo inta hada kujirtaaba oo cadow u shaqeenaya ilaahay naarta haku’hubsado iyo cadowga somaliyaba Ameen Yarab 🤲🏽🤲🏽🤲🏽ilaahow inta ku’taageertayna soo hanuuni oo xaqqa tus iyo islaamnimada iyo somalinimada Yarab🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Waa maalintay bilaabantay mushkilada soomaalidu ilaa maantana taagan xalkeediina LA laayahay
No Question
No Comment
maxmad.siyadbare.allha.naxresto
wa malin qaribmatay somaliya
Inta aan ogahay waxa nool Ismaciil Cali Abokor, Axmed Saleeban Dafle, Axmed Xasan Muse,.
nidaamka shuuciga wa nidaamka ay soomali ku rogmatay
Wallaalyaal iikalkiciya UA-cam kaan baay
rabi hanaxariisto amin
Waxaad ka shekaynaysa niinki Somali is nacsiiyay Afweene Hasoo qaadin magaciisa
Dowladdaan 7dii Sano ee Hore ayeey Si Fcn Ushaqeysay wixii Ka dambeeyey Musuq-Maasuqii Ayaa battay Caddaaladdii Ayaa luntay Dagaal ayeey Gashay waxaana Kacaankaan inuu dhasho Usabab ahaa C/risaaq Xaaji Xuseen & General Max'ed Abshir Haamaan oo Shaqada Laga Eryey, waayo waxa ay Mas'uul Ka ahaayeen Dilkii M/weynihii Somalia Marxuum C/Rashid Cali Sharmaarke...Scww.
Ragaan manta cid ka nooli ma jirtaa?walow ay jireen rag aan biyaba ka cabin sida cali mataan xaashi iyo general gabeyre hadana waxaan uqiraya ragaan in ay ahaayeen xul aan la loodin karin,magacyadoda kaliya ku cabsi galinayo.rabiile good,qoorsheel,dafle,siyaad barre,ismacil cali abu bakar,kulmiye afrax iyo kuwa kalaba dhammaantood ilaahay ha u naxariisto dambigodana ha dhaaafo
Aaamiiin.
Title wllo raaci ahun waayo wuu dhintay
D-DAY
BLACK-DAY
Qaamus wad ku mahadsantahy walala.tariq hure ayad ino sojedisay.manta.21 October lkn.???sual?ma.sharixi karta 25 kii nin .gulihi sare e kacanka imisa nol mnta.ahan
C/Qaadir Xaaji Masalle ayuu ahaa ee C/Risaaq Xaaji Masalle Maaheyn!!.Sxb..scww.
War sxb maalin lays xasuusiyo mahe.waa Black day
Maxamed Adan
Runtii adiga ayaa ah Black day
Maalin qiimo wayn bay ahayd