Hiiraan state prarki.. bariga hiiraan kaliyah maq quul mahan.. is baaro Waa dhamaatay... hirshabeele ka shaqeyneeyda...shanbalooshe so fa jaray yaryarka oo dhan
Siyasiyiin ta somaliya bobka hantada iyo khanada waxay kudarsadeen been indha cadees ah waxay san qaban oo ayba burburiyeen bal kula sohor istagan wax qabad weyee sow ma aragtid
jeebka Xassan ma buuxsamo miyaa hoos miyuu ka daloolaa baasto ciidanku ku qadeyn lahaa miyuu ku taajirayaa Gelle ayaa siray oo hal magaalo kataliyo oo fanaanadi reer Jabuti ku heestay buuryada buuraha u dheer hadii aan fuulee baroorta qeyla dirsado kkk wadan danka ku hal buuroo la fuulay looga wada yeeri karo miyaa somaliweyn loo barbar dhigi karaa aaway dastuurki uu beleday muxuu u taray xamar kaliya bal xoog haku qabsado markaas ayaan rag u aqaan filada waa iska dhex joogi karyaa laakin dal maqabsan karyo

Odaygii Waa kawareertay kkk
Xassan baahane gurgurte WA tuug baahan aan dhergin xita maydkii way Ka xishoon wayeen wle qabrigas wa Ku sugaya xassan duufle munafaq
Ar galtimacruuf ahaa weel tuuloahaa hadoo adiga cilmi kala dheer kan wax ka.ma.qal waa kadaal usoco😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Siyasiyiin ta somaliya bobka hantada iyo khanada waxay kudarsadeen been indha cadees ah waxay san qaban oo ayba burburiyeen bal kula sohor istagan wax qabad weyee sow ma aragtid
War ninyahow, kala baro xarfaha afsoomaaliga, q iyo kh, qawaarij maaha, waa khawaarij, soo baro afsoomaaliga sida loo qoro fadlan.
jeebka Xassan ma buuxsamo miyaa hoos miyuu ka daloolaa baasto ciidanku ku qadeyn lahaa miyuu ku taajirayaa Gelle ayaa siray oo hal magaalo kataliyo oo fanaanadi reer Jabuti ku heestay buuryada buuraha u dheer hadii aan fuulee baroorta qeyla dirsado kkk wadan danka ku hal buuroo la fuulay looga wada yeeri karo miyaa somaliweyn loo barbar dhigi karaa aaway dastuurki uu beleday muxuu u taray xamar kaliya bal xoog haku qabsado markaas ayaan rag u aqaan filada waa iska dhex joogi karyaa laakin dal maqabsan karyo
100 Nin been islama sheegto
Toloow ma run baa
Xumaantan laga sheego Madaxwaynaha Hassan