Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Mashaa Allah
Nassib darada haaysats somalidu, waa xumaan iyagu ka timid, eeg dad kan oonka iyo gaajada haaysata. Waxaana dhaxmara wabiga ugu weeyn wabiyaasha ee tana river. Waxaa sidaa u dib dhigay waa uun qabyaalad , dulmi , gumeeysi gaala madow iyo madax tuuga ah.
Very beneficial
So dhawow sxb
Aadbad u mahad sanatahy sxb sidad noku so kodbisay warbixinta aad uso usorisay wa dad dhimateysay canshurna laka qado waxna loku qabaneynin wa dhiib allah ha u karkaro
Waa suuqa labaad ee africa ugu weyn africa
Keep goin bro
Meelkasto qabiil ayaa qasaya somali iyo hogaan xumo labadaas hadey saxmaan somali wax gaari llahaa maleh
Fadlad gaarsiiya 100k subscribe iyo kabadan wu uqalmaye halgeyga ayanle husein abdi we love you Abdirizak Roy from cape town+27672531301.
Wallaalyaal SUBESCRIB Ta hlaiisaaro
Wakusaray Ana iisar wll
Asckm
Canshuur hadii laga qaado waa in loosameyaa suuliyaal iyo biyo meelo xooluhu harsadaan
dadkaan way cadabanyihiin.ayagoo saan u nool ayeey Soomaaliya u arkaan in ay ka sareeyaan.
Qofka noloshisa ilahey siyay. Inu ku qanco mrka dad wanagsan wayee
Canshuur baa laga qaataa lakiin xataa musqul iyo biyo xataa looma samaynaayo.Markaas ayaa la leeyahay masuul baan ahay. Allahu Akbar.
Somali hadey hesho hogaan miye weyhorumarilahey
Suldan Dekow malim sodaa halgamagas ayan sugayaa
1:35 " waa kornaa" kkkkkkkk.......
Waaaa Ku taageersana lkin waxaaan Ka lababtay tageradiii markaa qqbiil Ku caraday farmaajo claahi yusuf aad katoobtad keeentay
Suuqlaydiina isku tashada oo wada dhista musqulaha iyo biyo galinta.
K
suuliya ama musqul dhista oo isku tashada
Hogaan la aan ayaa heysato
Meel kasto ey joogto waa iskumid
Adhicadka muxuu kawadaa Adhi madow miyaa jira talow
Riyaha sxb idihu badanka way madax madawyihiin.
@@waxanimacagahaygiibaa2814 miyaaa Thank you sxb
Adhi cad iyo adhi carbeed bay kala yihiin, ma xasuusatay hadda wuxuu ka wado adhi cad
Waxaa la yaab leh, canshuurna waa la bixiyaa adeegii biyaha iyo musqulahana lama samaynaayo????????!!!
Somaalida yaasoohabarey. Dhib aya hesta wlhii ilahey manicin lkin yaaba hesta
Ayaanle, qaybtii saddexaad ee wareysigii Wasiir Janan maad noo soo deysay haddii ay suurtagal tahay.
Mashaa Allah
Nassib darada haaysats somalidu, waa xumaan iyagu ka timid, eeg dad kan oonka iyo gaajada haaysata. Waxaana dhaxmara wabiga ugu weeyn wabiyaasha ee tana river. Waxaa sidaa u dib dhigay waa uun qabyaalad , dulmi , gumeeysi gaala madow iyo madax tuuga ah.
Very beneficial
So dhawow sxb
Aadbad u mahad sanatahy sxb sidad noku so kodbisay warbixinta aad uso usorisay wa dad dhimateysay canshurna laka qado waxna loku qabaneynin wa dhiib allah ha u karkaro
Waa suuqa labaad ee africa ugu weyn africa
Keep goin bro
Meelkasto qabiil ayaa qasaya somali iyo hogaan xumo labadaas hadey saxmaan somali wax gaari llahaa maleh
Fadlad gaarsiiya 100k subscribe iyo kabadan wu uqalmaye halgeyga ayanle husein abdi we love you
Abdirizak Roy from cape town
+27672531301.
Wallaalyaal SUBESCRIB Ta hlaiisaaro
Wakusaray Ana iisar wll
Asckm
Canshuur hadii laga qaado waa in loosameyaa suuliyaal iyo biyo meelo xooluhu harsadaan
dadkaan way cadabanyihiin.
ayagoo saan u nool ayeey Soomaaliya u arkaan in ay ka sareeyaan.