CAAGA IS TAAJI OO CUN CUNTADAAN WAXBA MALEYSKU YAREESAN MANTA. QOSOLKA ADUUNKA 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2023

КОМЕНТАРІ • 336

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  8 місяців тому +187

    Waakan saalax soo dhaweeya ua-cam.com/video/XW0iXWNgHUU/v-deo.htmlsi=putmeYsz8u18_BfR

    • @user-gt4yn8ju2v
      @user-gt4yn8ju2v 8 місяців тому +2

      Haye insha allah

    • @fatushcadey6181
      @fatushcadey6181 8 місяців тому +2

      Xabibti qatar wye gamekaan mid kale soosame😂😂😂 please

    • @iskeyahmed9967
      @iskeyahmed9967 8 місяців тому +1

      Adi iyo ceyda habeen walbo video isla soo duubo iskuna yaca hee😂

    • @aishaahmed-kt4uq
      @aishaahmed-kt4uq 8 місяців тому

      ​@@iskeyahmed9967iskuna yaaca maxaa ka wadaa😂

    • @siciidoabdidinix1767
      @siciidoabdidinix1767 8 місяців тому +1

      Asc

  • @RiYaqOmar
    @RiYaqOmar 8 місяців тому +71

    Ceyda iyo Macalimo Full Respect 🙏 🫡 👏 siday Walal.koda salax say ula raban inu wax cuno m.a ❤

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 8 місяців тому +63

    Ceyda iyo macalimow waxgarad waye wlhi walalkoda salax unaxarisanayen ❤❤❤

  • @kiinniini8437
    @kiinniini8437 8 місяців тому +34

    Macalimow iyo ceyda xariif waaye wlhi markay saalax jj ku aado ciyaarta hakad ay gelinayaan si u wax u cuno respect 🙏

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 8 місяців тому +108

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 8 місяців тому +104

    inankaa macalimo yaaa ila taagera waa funny wlhi 😅😅😅😅

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. 8 місяців тому +3

      Haa wiil yaro fariida waye 😊😊

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 8 місяців тому +68

    Ceyda waa naxariistii ooqof ah sida uu saalax ugu naxariisanaayo❤❤❤❤

    • @amalahmed4026
      @amalahmed4026 8 місяців тому +2

      Absolutely allahumma baarik 😊

    • @amalahmed4026
      @amalahmed4026 8 місяців тому +1

      Macalimuna sidoo kale waa waxgarad 😊

    • @Shayma122
      @Shayma122 8 місяців тому +1

      Iyo macalimow

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 8 місяців тому +15

    Ceyda iyo macalimoo sababta u tagero wa naxarista side wllked salax ugu mujiyeen naxarista😢😢

  • @___Sabna___
    @___Sabna___ 8 місяців тому +23

    ALLE mahad iska leh saalax wel come back my brother wn kuu xiisney runtii❤❤

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 8 місяців тому +26

    4: 24 amiira waa naxariistii oo qofa Macha allah salax aniga kuu raxayso ku dhahaysa cawa dhan ♥️

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz 8 місяців тому +36

    Amiira ciyaartan part 2 noo balan ah saalax oo ku jiro yaa igu taageersan

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz 8 місяців тому +8

    King ceyda iyo macalimow big legenders waaye wlhi saalax way ka wareejinaayen jah

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 8 місяців тому +59

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

    • @sacdiyaxuaeen
      @sacdiyaxuaeen 8 місяців тому +1

      😂😂😂😂

    • @sacdiyaxuaeen
      @sacdiyaxuaeen 8 місяців тому +1

      😂😂😂

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 8 місяців тому +1

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 8 місяців тому

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM 🖤🌼💚🍂💚🖤🖤

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 8 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Hayaat835
    @Hayaat835 8 місяців тому +10

    Amiira ceyda iyo mucalimo sadaxdoda see salax waxula rawaan wow gab tihiin😮😮

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 місяців тому +39

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 8 місяців тому

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @maxamuudcabdi6818
      @maxamuudcabdi6818 8 місяців тому +1

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM🖤🌼💚🍂💚🖤🖤

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 8 місяців тому +5

    Salax 😢❤waa maskiin alh ha cafiyo🤲😭❤

  • @user-zq5fi6nz5n
    @user-zq5fi6nz5n 8 місяців тому +8

    Ceyda iyo macalimow say saalax ugu naxariisanayaan😢

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 8 місяців тому +11

    Cimraan ma xishoonaya chicken ki bis lee eber ka dhigay wilasha kale si cadaalad ah ee u cunayen 😂😂

  • @Asturan1
    @Asturan1 8 місяців тому +5

    Cimraam ka sar barnamijka acuudu bilaa waligisa wax ma cunin miyaa wilashii ba yaben martiyaa kunahay ee dhahen walhi wa ba cunaye acdiya waley naga reb mise walkey waye lacagteyda ey qasarina ka wadaa uf 🥺🥺🥺🥺

  • @xudeefimuuse8056
    @xudeefimuuse8056 8 місяців тому +7

    Cayda lajan waaye saalax dartii ayuu isku kafsiiyay asika iyo cadnaan waa laba nin oo saaxiibtinimada wax ka yaqaano xitaa waxay dhaheen saalax iska seexo

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 8 місяців тому +11

    Cimraan ciyaarta kaso reeb iman Lan bu wada mise walshaa leh ucunaa 😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +22

    ka gaadh ka qabo kulahaa Alla Amiiraay ma nooli 😂😂😂😂😂😂😂 prt too gabdhaha soo samee Adna iyo koko iyo Ayaaniita please Amiira 😂

  • @qoojejafaa
    @qoojejafaa 8 місяців тому +9

    Amiira cimraan ciyaaraha danpe kuma jiro😅 dhalinyarada wuu gaady😂 waa laacibka cagada si fcn buu u'yaqaan😢

  • @naciimacabdimacalin396
    @naciimacabdimacalin396 8 місяців тому +13

    Amira hadaa fariintayda akhrisay like plz😢❤

  • @Shayma122
    @Shayma122 8 місяців тому +2

    Cayda iyo macalinow full respect ❤

  • @Qureyha
    @Qureyha 8 місяців тому +12

    Walalkaa kasoo reeb ciyaarta😮😂😂

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 8 місяців тому +1

      Hhhh hdn u qoray aan😅wixiba iska cunay😅😅😅

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 8 місяців тому +20

    allah is one😊

  • @RaaqiyoMohamuud
    @RaaqiyoMohamuud 8 місяців тому +26

    cimraan hada kabacdi Aku sodarin kuwa yaryarka uu ka dhameeyay😂

  • @user-fr9ql4lx1l
    @user-fr9ql4lx1l 8 місяців тому +42

    cayda nasiib daradi oo qofa lkn cimran waa dhargay❤❤😅😂😂

  • @user-zp3eh7os4g
    @user-zp3eh7os4g 8 місяців тому +13

    Scw scw scw mnsha allah abayo hore u soco

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 8 місяців тому +27

    Amiiraay cimraan hakusoo darin ciyaarta wa bilaa xishood😂😂😂

    • @Qureyha
      @Qureyha 8 місяців тому +2

      Haa dalaq da ka suraaaa😂😂😂

    • @Ruweydasead2471
      @Ruweydasead2471 8 місяців тому +1

      Wllked ku ag ceyne wah

  • @HassanAadan-rg7pk
    @HassanAadan-rg7pk 8 місяців тому +11

    Ala maxay yihin dad wagasan 😢🎉❤

  • @miskimohamed346
    @miskimohamed346 8 місяців тому +5

    Cimraan kasoo reeb aba si xaq wax ha ucuno walaga danbeeyaa mayaqan wah 😂😂

  • @user-sh3dg3pb3e
    @user-sh3dg3pb3e 8 місяців тому +3

    Wilka salaxa sas dhan miyu u xanunsaday Allah ku cafiyo walal

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 8 місяців тому +14

    Allah is one❤

  • @cashacali517
    @cashacali517 8 місяців тому +15

    Amira quruxu ❤❤❤❤❤❤ waan ku tagera walahi

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 8 місяців тому +3

    Ala inaalilaah saalax mxa ku dhacay oo helay wu caatobay miskiin😢😢😢

  • @Afnaan-ni1zb
    @Afnaan-ni1zb 8 місяців тому +3

    mansha allah amiira qurux wan ku tageera qali wad dadaalaysa insha allah coming soon 700k next 1 million ❤❤❤

  • @Subarman32
    @Subarman32 8 місяців тому +4

    Cimraan meesha ka saar qofka ma jeel ayaa laga so dayay bismilaah 😂😂😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 8 місяців тому +2

    Saalax maskiin wuu catoobay
    Amiira qof xishmad leh waye m.a asxaabeey amira 700k aan. Garsino salaxna 100k waan awoodnaa

  • @user-gt4yn8ju2v
    @user-gt4yn8ju2v 8 місяців тому +10

    Masha walashay hore usoco insha allah wax ku dhibo alle kuma tuso❤❤

  • @hafsaowfaarax9967
    @hafsaowfaarax9967 8 місяців тому +4

    Kaalaay cimraanku waaa doqon wiilasha utartiibi dheh oo is reer magaali

  • @falishajiali1965
    @falishajiali1965 8 місяців тому +12

    Amiira alla waa fuuraybani iga soo gaar macallimow😂😂 iyo salax jj iyo cabdanna cimtan cabdall cayada😂😂😊

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 8 місяців тому +7

    Saalax jjj wa iga qoslisey wlhi wuu la yabay 😂😂😂

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 8 місяців тому +19

    Ceyda wax cunow maba kaheyso waalaga dareemaa😂😂 caga suu utuuraayo😂😂😂😂😂😂

    • @sowda2506
      @sowda2506 8 місяців тому

      Haa😂

    • @keivahmed972
      @keivahmed972 8 місяців тому +1

      Salax ka danbeyo inu cuno rabaa

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 8 місяців тому +4

    Cimraan wlasheya iska leh miya ma ogi 2da gacanu ku cuna xita wilasha iskuma adkeynayan isaga inu xarig lagaso fura moda😂😂😂😂😂

  • @happydiamond3904
    @happydiamond3904 8 місяців тому +11

    Wlhiy saalax waa nin waalan sidaan ugu qoslaayey xataa biyo aan cabaayey ayn ku saxday laguugu dhufay😂😂😂❤

    • @user-nv8vq7gw9o
      @user-nv8vq7gw9o 8 місяців тому +1

      Abayo hahawarin hada oo jiro kasokacyay alha kucafiyo 😢

    • @daawopro6450
      @daawopro6450 6 місяців тому

      ​@@user-nv8vq7gw9omc ku dhaay wll

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 8 місяців тому +3

    Cimraan martida kaqalay iyo wiilka xanunka kakacay 😂😂😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 8 місяців тому +5

    Cimraan kzo reeb inta kle isku plami 😂🙌🏻

  • @said_real_goat_10
    @said_real_goat_10 8 місяців тому +15

    Allaahu akbar ❤

  • @12-S
    @12-S 8 місяців тому +2

    zxpkei adnan Jack. Respect pro
    From Somaliland

  • @maxamedqadaryare3854
    @maxamedqadaryare3854 8 місяців тому +4

    Amiiro cimraan kasaar asileeba cunay wixi dhan😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 8 місяців тому +6

    Wow amazing keep going amira 🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 місяців тому +2

    Mashaallah team qab qab is not easy ❤ Horey usoco Abayo Amiira qurux 700k 🎉❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍

  • @user-go1pl9qm2o
    @user-go1pl9qm2o 8 місяців тому +2

    Saalax respect gaaray siiyeen m.a

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n 8 місяців тому +6

    Cayda maanta maxaa helay xabad jabisa iyo jaba hambegara cunay iyo kayare finanada madow😂😂

  • @user-gn7eg1gj1s
    @user-gn7eg1gj1s 8 місяців тому +3

    Anaa ugu horeeyay abaayo mcn yaaaaaaaa Amiirao

  • @abdullahihassanmohamed8091
    @abdullahihassanmohamed8091 8 місяців тому

    Masha allah walashey mcn horey Usoco ❤❤❤

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin623 8 місяців тому +4

    M.a wiilashadah respect from salah❤❤😢

  • @yaxyamaxamed396
    @yaxyamaxamed396 8 місяців тому +1

    WAA challenge fiican amiirooy keep going sister 🎉

  • @user-qq9jc2pe6l
    @user-qq9jc2pe6l 8 місяців тому +6

    War imaanka alla ka qaadye tartib😂😂😂😂

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u 8 місяців тому +6

    Amiira waan ku tageraa amiira qurux😢😮😅😊😊

  • @ladansuhayb3525
    @ladansuhayb3525 8 місяців тому +1

    Allah haku caafiyo wallkay xanunka saas ku cunay alah hakagaso kabo

  • @carabcr21
    @carabcr21 8 місяців тому +3

    Cimraan wuu ka wataa wlhi 😂😂🙏keep going ❤

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 8 місяців тому +8

    Amiira caawa walaalkaa aadherge inta akale been😂😂😂😂

  • @nishabea424
    @nishabea424 8 місяців тому

    Welcome back salax jj❤❤❤anyway abyo keep going ❤❤❤

  • @kiinniini8437
    @kiinniini8437 8 місяців тому +6

    Cimraan dhirirka uu iga ceebeyey agah 😂😂😂 war is deji sida dhalinta kale caadi iska dhig

    • @Taliso269
      @Taliso269 8 місяців тому +1

      Dhirir dhugmo les ku waayey😂😂 mah mahdas so xasustay

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 місяців тому +1

    Amiira qurux keep going ❤❤

  • @faadumomaxamad7936
    @faadumomaxamad7936 8 місяців тому +2

    Cimran ka soo reeb amira abyo sax waa walalkaa lkn ixtiraamka xogoo ah

  • @evaabdiqadir7577
    @evaabdiqadir7577 8 місяців тому +3

    Cimraan intaanu ciyaarta so galin cunto hasii cuno plz 😂

    • @Taliso269
      @Taliso269 8 місяців тому

      😂😂😂😂

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 8 місяців тому +3

    Cimraan game ka so reeb cunadi bu ka dhameyay wiilshi😅😅😅😅

  • @mohamedidil8755
    @mohamedidil8755 8 місяців тому +1

    Cimran challenge hakusodari mardabey because cuntadi uudhameye

  • @hassanhussein8395
    @hassanhussein8395 8 місяців тому

    Cimraan ugu nasiib badan amiira abaayo macaanto❤❤❤❤❤

  • @MaxamadCabduqaadir-ou5rh
    @MaxamadCabduqaadir-ou5rh 8 місяців тому

    Amiiro si niyad ah kuu taageeraa wlaashey, muqaalkaaga hadduu iiso dhaco anoo seexan raba xittaa waan fiirsadaa, maskiin tahay dar alle kuu jeclahay ❤guuleyso wlshey

  • @mounamohamedgueddi5430
    @mounamohamedgueddi5430 8 місяців тому +3

    Mashalah gem igadheh 😂😂😂😂😂😂

  • @cqaadirmaxamed-ye2wx
    @cqaadirmaxamed-ye2wx 8 місяців тому +5

    Dad ka soo badiya cumeer❤❤❤

  • @user-le4cy2eh3p
    @user-le4cy2eh3p 4 дні тому

    Alla cumeer waaye qofka ugu bdn😅

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu 8 місяців тому +1

    Saalax iyo macalimoo yaqey sidanaa😂😂😂❤

  • @user-se8fo5ob2g
    @user-se8fo5ob2g 8 місяців тому +1

    Qab qab wan ku salaamay Repiley❤❤

  • @user-ro7ow2kj9x
    @user-ro7ow2kj9x 7 місяців тому +1

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed

  • @ummuabdukhadir9958
    @ummuabdukhadir9958 8 місяців тому +2

    Lov amira ❤❤

  • @suadgabayr4291
    @suadgabayr4291 8 місяців тому

    Amiira amazing saa ku soco oo marksta keen video yo wxcusub oo very funy ah adiyo teamkaga si aad ugaadhid 1M ❤❤

  • @DHAMAYS515
    @DHAMAYS515 8 місяців тому +2

    Cimraan Martida kama xishoon😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 8 місяців тому +1

    Keep going amiira❤ no waji weeye kuwani 😂😂😂😭

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 8 місяців тому +4

    Saalax waa maskiin ku lahaa waa garacsanaa 😂😂😂

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 8 місяців тому +6

    Mxeey tahy daadkan gajadaa haysoo😂😂😂 Bisinkaaa

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 8 місяців тому +1

      Way waalan yihiin😅😅😅😅

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 8 місяців тому

      @@MomtasOmar wilashaa hiriig Miya kasofurteee🤣🤣🤣

    • @MomtasOmar
      @MomtasOmar 8 місяців тому

      @@Fartun20225 😅😅😅 maxeynu ka garan inay cuntada boobayaan iga dheh

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 8 місяців тому +1

    Ma waw Amira cadey kumawayo queen horiusoco

  • @munabarre4410
    @munabarre4410 8 місяців тому +1

    Salax JJ wllkena Cafimadka alle ha u siyadiyo

  • @maxamedaadancali2558
    @maxamedaadancali2558 8 місяців тому +2

    Amiira sxpey ❤❤❤❤

  • @user-kp8jw6oq3r
    @user-kp8jw6oq3r 8 місяців тому +2

    Cimraan oo kalaa logu bashala gamka😂😂😂😂❤❤❤

  • @user-gp3vk1lb2d
    @user-gp3vk1lb2d 2 місяці тому +1

    Ayyy macalimu😢❤naxaris 😢

  • @Wll__naziir
    @Wll__naziir 8 місяців тому +4

    King alpha iga qosliyay wlhi 😂😂😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 4 місяці тому +1

    7:15 yaa ila arkay macalimuu gabadhuu salaamayo😅😂vaar

  • @x.abdillahi
    @x.abdillahi 8 місяців тому +1

    Part 3 intii sugaysay xalay is muujiya

  • @SalmoCabdixasan-de6fy
    @SalmoCabdixasan-de6fy 8 місяців тому

    Caawa lkn Legend aa kaso tagty Big fan ❤

  • @maryamxasey-ft2vr
    @maryamxasey-ft2vr 8 місяців тому +1

    انا اول من يشاهد الفيديو ويكتب تعليق ويحط لايك❤❤😂😂 واو واو امكيد

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 8 місяців тому +1

    Cadey nasib ki away cimrana cawada m.a Asa ugufican 😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +3

    Cimraan tartiib noh bisinka 🤔😂

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 8 місяців тому

    Gbdhaha adna kuso dar plz part2

  • @user-jm3fn5no8z
    @user-jm3fn5no8z 8 місяців тому +1

    Sxb kuwan horteena waxku cunayan marka waxkale oo qosola nogee wakhtigeena qarkamida kusii naa washen mcn to❤❤❤❤❤