CAAGA ISTAAJI OO CUN CUNTADA WAXBA MALEYSKU YAREYSAN DAGAAL IYO QOSOL KU DHAMAADI 😂

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 163

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 8 місяців тому +22

    Part 2 Gabadhaha kasoo samee😂😂😂 barnaamij wa Qosol 🤣🤣🤣🤣

  • @queen6881
    @queen6881 8 місяців тому +26

    McDonald's supports Israel and stops buying Coca-Cola😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 місяців тому +19

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 8 місяців тому +16

    cayda legend waaye wllhi salah wuu unaxariisana 😢❤❤😊

  • @Miskimahamuud
    @Miskimahamuud 8 місяців тому +9

    Cuntadaan maad iska daysaan aad soo gadateen uf lacagta aad ka soo bixisay palestin ayaa lagu dilaaaa😢😢😢

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +7

    Ceyda team ceyda hunguri waa kaa cuni caawa 😂❤ ismujiya team cumeer zaki somali ❤😊

  • @mmmami-ie1xu
    @mmmami-ie1xu 8 місяців тому +12

    Hala jojiyo McDonald ,fanta ,cola,kitkat, Starbucks...

  • @Bisharabdi-xk1ji
    @Bisharabdi-xk1ji 8 місяців тому +9

    War Team 27 hal mid idiin sheegaya shirkada migdonal waxay caawisa Israel 🇮🇱 oo xasuuqa wllahen flastiin mar waxan idin ka codsanaya in aadan waxba ka gadan

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci 8 місяців тому +18

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nk5ys6rt8n
    @user-nk5ys6rt8n 8 місяців тому +16

    Mcdonald,s coca ma iska dhaftan 🥺 wllaladiin falastiin bey ku dhibateynayan lcgtas wle aaqiro warba idin yaalo😢

  • @ramlaaziiz
    @ramlaaziiz 8 місяців тому +15

    Ceyda 6. Zaki 7. Cumeer 9. Cadnaan 4. Macalimow 6. Saalax 3. Cabdalla 7. Deeqow 3. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 cumeer aa dhargay

    • @ahlamabdiwahab
      @ahlamabdiwahab 8 місяців тому

      Muuna dhargin wuu kenayey lkn sida dadka muusan wax u boobaynin isaga io cadnaanba way xishoonaayeen

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 8 місяців тому +4

    Masha allha 😂😂😂keep going ❤❤❤❤

  • @user-tm1xd3lq1y
    @user-tm1xd3lq1y 8 місяців тому +2

    Part two gabdhaha soo qabo plz❤❤😊

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 8 місяців тому +2

    Anigaa ugu horeeya hada ayan niyada idinku haayey Adna Channel waa idin jeclahay ❤❤

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 8 місяців тому +4

    Saalax maxa ka qaldan 😂wuu qaylinayaa uun miskiin 😢
    Waa ninkii ugu Nasiib ka xumaa maanta

  • @user-wr2vw7kz4q
    @user-wr2vw7kz4q 8 місяців тому

    Geep going adna❤🎉🎉

  • @SALAXMaxamuud-dm4tk
    @SALAXMaxamuud-dm4tk 8 місяців тому +1

    Keep going wlsha

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 8 місяців тому +2

    😂😂😂😂 ayy adn prt2 gabdhaha so sameey baji i leelefow😂😂

  • @user-pe6le4jo9q
    @user-pe6le4jo9q 8 місяців тому +2

    Adna abyo wan kujeclhe allh dartiis ❤❤❤

  • @maxamedkaysemaxamuud2197
    @maxamedkaysemaxamuud2197 8 місяців тому +2

    Cuneer waa ninka meesha ugu akhlaqda fican❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 8 місяців тому

    Wow amazing keep going legend 🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 8 місяців тому +2

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @hodanzuufi5921
    @hodanzuufi5921 8 місяців тому

    Funny waaye part 2gabdhah ka Soo samee

  • @Jihaanjuujuu
    @Jihaanjuujuu 8 місяців тому +2

    Adnoy see wax yeshay hee wlhi aan uqoslayey calosha ifurtay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aliyare228
    @aliyare228 7 місяців тому

    Queen always queen❤❤❤

  • @raisaaadle4722
    @raisaaadle4722 8 місяців тому

    My team an jeclahay ❤

  • @user-zd2lb9gs5i
    @user-zd2lb9gs5i 8 місяців тому +1

    Var ka funny waaye😂😂😂😂

  • @xayiAhmad
    @xayiAhmad 8 місяців тому +3

    Ceyda wiil karamo sad dadka o karameso ilahay woba ku karameye allah ku siyadiyo ciyarkasto salax sad o xishmeso wala socda wll sxb wax walbo waa tahy anah qalbiga kala nhy madax sare jiro jug boqorka ila dhashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p 8 місяців тому +3

    Alla adna hadalkeda waxmaka fahanten ceyda mobilka iska dhig xaqaga dhacso cun cuntada alla dumashi igadheh😅😂😂😅

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 8 місяців тому +1

    Soo badiya 😂😂😂😂

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 8 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)

  • @Bigbro827
    @Bigbro827 8 місяців тому +2

    Assad marku ciyarayo game Kano kale mis yar halodigo❤❤❤

  • @ElMohammadJunior-sj7si
    @ElMohammadJunior-sj7si 8 місяців тому

    Habaar asssthay UA-cam ksfadisaaa

  • @laylaaadan1796
    @laylaaadan1796 8 місяців тому

    Barnaamij su aalo ah faadma vs cayda

  • @shugrishacni9733
    @shugrishacni9733 7 місяців тому

    Saalax subxanallah kujir waa la dhargey😅😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 8 місяців тому +2

    Salax funny waye wllhi qosol igu dilay

  • @samsamabdulahi1491
    @samsamabdulahi1491 8 місяців тому +2

    Saalax qaylo badanaa maqaro fanka kafura😂

  • @ayaanupdizamiic
    @ayaanupdizamiic 8 місяців тому +2

    Macalimow maanta wa dhargayy 😂😂

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 8 місяців тому

    Adna Funny 😅Aad noqotyy wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-cq7jk3br5e
    @user-cq7jk3br5e 8 місяців тому

    Part two abaayomcn adna❤😂😂

  • @cabdifitaaxxuseen4200
    @cabdifitaaxxuseen4200 8 місяців тому

    Adna channel camin soon 900k

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 8 місяців тому +3

    Saalax maskiinka qayla dishay waxna ma keeno dadka wax cuna ka aamusi maayo🤣

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u 8 місяців тому

    Adna challangiaana waan ka helay😮😮😅

  • @hodanzuufi5921
    @hodanzuufi5921 8 місяців тому

    Fany waaye part 2gabdhaha

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 8 місяців тому +2

    Alaaa wan fuuray wllgi adnoy
    Maskiin Deeqow wllhi wax fiican ma uusan cunin😢

  • @SihamCaday
    @SihamCaday 8 місяців тому +1

    Inamada waxan kula talin lahaa iska daaya barnaamijkan runtii waa qaab daro dad dhan oo wax la cuno isku diriri waaa iga waano sharafta dhawrta inamo salaam
    Mahadsanidiin

  • @ShayCade11
    @ShayCade11 8 місяців тому +1

    Qosolka aduuunka😂😂😂😂

  • @Mhz343
    @Mhz343 8 місяців тому +2

    Macalimoow malinti ugu horeysay oo raaxo ku cuno😢😂

  • @Barwaaqo114-rz6xp
    @Barwaaqo114-rz6xp 8 місяців тому

    Ceyda waaba nawariistii oowiil ah❤❤❤

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 8 місяців тому

    part 2 ka so samee😅😂

  • @FaadumoAli-nk9lm
    @FaadumoAli-nk9lm 8 місяців тому

    Mashalla Mashalla 😅😅😅😅😅😅

  • @Mariama_ahmet2024
    @Mariama_ahmet2024 8 місяців тому +3

    VaaR Adna umadeeNa matihiD 😂😂

  • @xamdacawil6963
    @xamdacawil6963 8 місяців тому +4

    Adna umadeena maaha xaqaaga dhacso kulahaa😂😂

  • @laylaaadan1796
    @laylaaadan1796 8 місяців тому

    Faadma vs cayda wax soo qabo plese

  • @user-ve3qd7rr3k
    @user-ve3qd7rr3k 8 місяців тому

    Hhhhhhhh qosolkii baaaa iga dhamaday

  • @faaizomursal4558
    @faaizomursal4558 8 місяців тому +3

    Adna abyo mcn waligy wx kma codsan plz hal talefoon isiii plz 😢❤?

    • @Kajol833
      @Kajol833 8 місяців тому

      Anibo mid tawal kadawanoya wlhi 😢

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 8 місяців тому

      Oo lacagta adinka ma shaqesaten

  • @ABUUALQaasim
    @ABUUALQaasim 8 місяців тому

    Gabdhaha part 22

  • @Kajol833
    @Kajol833 8 місяців тому

    Ceyda sorry 😂😂

  • @abdirahmaanabdilahi
    @abdirahmaanabdilahi 8 місяців тому

    Part 2 gabdhaha kasoo kasee😂😂😂

  • @AmeinAHmed-fg8kx
    @AmeinAHmed-fg8kx 8 місяців тому +2

    Ala var xumidaaa walaaleY😂😂😂

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 8 місяців тому +1

    Adna waad nala shaqeyneysa 😂

  • @farxiyomaxamuud4922
    @farxiyomaxamuud4922 8 місяців тому

    Macalimoo😂😂😂

  • @faarahbarre9756
    @faarahbarre9756 8 місяців тому +1

    Vaar badana Adna🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @riyaaqmaxamed8864
    @riyaaqmaxamed8864 8 місяців тому

    Team ceyda wan dharagnay😂😂

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 8 місяців тому

    Next gabdho😂

  • @nuur___ozil
    @nuur___ozil 8 місяців тому

    Soo badi

  • @ShayCade11
    @ShayCade11 8 місяців тому

    Caruuur 5mabi wax cunin ayaa iskugu
    Keentay❤❤😂

  • @user-wy7bn5jg7u
    @user-wy7bn5jg7u 8 місяців тому +2

    😂😂😂😂 var badan

  • @Kajol833
    @Kajol833 8 місяців тому

    Wow 😂😂😂😂😂😂

  • @xasanlaki11
    @xasanlaki11 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @munamuniisha
    @munamuniisha 8 місяців тому

    Team 2⁷ la,aantood UA-cam Suu noqon laHa😢❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 8 місяців тому

    Team ceyda 😂

  • @user-zh7gz4vv3z
    @user-zh7gz4vv3z 8 місяців тому

    Cabdallah iyo maclimoo xasid nimo ayey u cuniyan😂😂😂

  • @prettyperlin468
    @prettyperlin468 8 місяців тому +1

    Adnoy wilasha var ta ka daa please

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 8 місяців тому +1

    Moalimow manty wuso nolade cadnana amudi 😂

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 8 місяців тому +2

    Salax waa xaraabo hadana waxba ma cuno waa maskiiin 😢❤

  • @baxzanabdi2007
    @baxzanabdi2007 8 місяців тому

    Raga waa ku dhanganthy😂😂

  • @AaminaXaashi-ps9gp
    @AaminaXaashi-ps9gp 8 місяців тому

    Vaar ayaa ila arkaya😂

  • @user-zw6ri1yw1b
    @user-zw6ri1yw1b 8 місяців тому

    Dhalan yarada naga mashqulisay adno😂😂😂😂😂😂

  • @niinadaahir6761
    @niinadaahir6761 8 місяців тому +2

    MacDonald ma iska daysan hadad muslim tihiin lacgtina aya dhiga falastine lagu dadinaya😢

  • @suweysibraahim9147
    @suweysibraahim9147 8 місяців тому

    Macli mow woba shalay

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 8 місяців тому +1

    Maleysia gajada lodamanaya show😂😂😂😂😂😊

  • @IlyaasSaciid
    @IlyaasSaciid 8 місяців тому

    Challenge kale laimaw 💤💤💤

  • @Dhelitira
    @Dhelitira 8 місяців тому +1

    Salx maskiiin weye😢😅

  • @user-ql3fn3pl6k
    @user-ql3fn3pl6k 8 місяців тому +1

    Adnooy varta maxaa waaye😂

    • @SowdaCisman
      @SowdaCisman 8 місяців тому

      Amiira varta mataqan 😂😂😂

  • @Zakiyareofficial-ou7ez
    @Zakiyareofficial-ou7ez 8 місяців тому

    Please iisoo boqda asaxaabt😊

  • @user-wu8wd1lc6f
    @user-wu8wd1lc6f 8 місяців тому

    Ala tuug tanaa 😂😂😂😂😂

  • @Abdikadir451
    @Abdikadir451 8 місяців тому +1

    Var😂😂😂😂😂

  • @malihaabdulrahman1777
    @malihaabdulrahman1777 8 місяців тому +2

    MacDonalds Iyo coca cola Hagadanina they support Israel.

  • @user-st8ie3pu4g
    @user-st8ie3pu4g 8 місяців тому +2

    Saalax Ana Ku cuno Bahal yaw codka xun leh

  • @Rahmaadabdul707-xe3ey
    @Rahmaadabdul707-xe3ey 8 місяців тому

    Hhhh cayda iyo maclimo iyo cabdla kamada xishoni kkk

  • @UmalkhayrHussein-gb2vi
    @UmalkhayrHussein-gb2vi 19 днів тому

    Qosol iguma hadhin

  • @maxamedcabdikariim2038
    @maxamedcabdikariim2038 8 місяців тому +5

    We Boycotting McDonald's, Starbucks, KFC, Pepsi and also coca cola because of Palestine❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +2

    Free Free Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭😭😭 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @bureqamaxamed8003
    @bureqamaxamed8003 8 місяців тому +1

    Zaki somaliga mx ka siya🤔war caadi u ciyaar dhaha ninka sida inamada kale

  • @user-fr9ql4lx1l
    @user-fr9ql4lx1l 8 місяців тому +4

    cadnaan miskiin wax macunin😂😂😂❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 місяців тому

    🎉 WAA IDIIN. SALAAMEY
    REERO. QAALO DHAAN
    BISINKA
    AR. ADNA.
    WIILASHAAN
    BSSHAN. KALICELI😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅

  • @fathumapazhir1912
    @fathumapazhir1912 12 днів тому

    Way wada xadeen,wixiba saalax moye😂😂

  • @frankdejong6665
    @frankdejong6665 8 місяців тому +1

    shirkadaha yahuda markaad qarash galinesaan meelkale maweeseen

  • @MohamedHassan-pf5iz
    @MohamedHassan-pf5iz 8 місяців тому

    Adnooy barnaamijka xan live madhamaade mise waxa dhiman