Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Alaha ku siiyo cafimaad taam ah insha alaah cimriga alaha ku dheeraayo iyo cibaado suuban
Alxamdulilah ilahay ayaa mahad uu sugnatay oo cafiiyey intaa uu dhimaan allah uu dhameeystiro amiin
Ilaahey macalimuu caafimaad hakasiiyo walaakeen macalimuu waxaa uu ahaa muwaadin wadankiisa ushaqeynayo dadkiisana u adeegayey
Ilaahay ha caafiyo qaraxu dhibuu ka tagaa iyo qalbi xanuune
Alhmdulillah Alhmdulillah Alhmdulillah Walaalkeena waa uu soo laabtey isagoo caafimaad qabo Alhmdulillah. Allaha kuu booga dhayo innsha Allah. Caafimaad taam ah innsha Allah Aamiin
allaha caafimaad buuxa siiyo moalimu
Welcome back walalkeen xildhibaan quick recovery insha allah
Allah baan caafimaad kuu weydiiyay waan ku faraxsanahay inaa soo laabatay waad u qalantaa in lagu doorto in ku caawisayna jizaaka Allah
Ilaahay caafimaad taam ah ha siiyo Macalimoow iyo Rooble iyo inta Soomaalinimada ku dambayso ee xalaal quudatada ah
Ilaahay ha xifdiyo alshabaab, Farmaajo iyo Fahad dhibkooda iyo qaraxyaday la wareegayaan ilaahay ha idinka badbaadsho
Allah caafimaad Iyo cimri dheer cibaado suuban Allah haku siiyo
Allaha ku cafiyo mudane Guudlawowo ninkan Kursigisa xildhibanimo Sii plz waa nin dalka iyo dadka wax badan u so qsbtay macalimu
Ilaah waxa kaga baryayaa cafimaad taam ah
m.alh wa arin farxad leh .allh hacafiyo wa nin dalkisa dacad u ah.
Maasha allah caafimaadkaaga allah ku siyaadiyo
Mashaa Allaha
Aamiin Aamiin yaarabbi
Allaha ku caafiyo
Dembi dhaaf Allaha kaaga dhigo innsha Allah Aamiin
Alhamdulilah
Alaha ku cafiyo
Allah cafiyo walalaken
Allah haku caafiyo wlle
Ax ax ax ax Alle. Wax ku. Dhiibaa. Kuma tuso Alle cafimaad. Haa ku siiyo Alle nolashadaa inataaa nolool jiirto nolow. Sorry wll. Qali 🇸🇴
Farmaajo iyo fahad ayaa dili rabay lkn alle dillaa dhinta
Sxb keey maclimoow ilaah cafimad hasiiyo wa nin niyad fiican ilaah ayaa dili karo xasid wax. Madilo
Mucalimu wa in ladorto , mujrimintii qarah udhigayba wa lodortay barlamanke maxa didi in ladorto muwadhinka dhabta ah, mel fahad yasin , yasin farey, kulane jis lodortay surogal ma'aha in lodoran wayo mucalimu....
Halo istago rugcadaga
Sorry
Walaalahayga somali maxamed isoo booqda insha Allah Illahay khayr haydin siiye waxaan soo gudbiyaa khayrka ka qayb qaado oo subscribe saar insha Allah ♡