Galka Baarista: Maxaa laga beddelay heshiiskii shidaalka?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @ilyasahmed3938
    @ilyasahmed3938 2 роки тому +1

    Heahiiskan wanka shakisanahay lakin hada Inan so sarano shidalka gajadana Ka baxno WA muhiim Waba hadii ay ayadana macqul tahay cabsi cabsi waye wlhi

  • @omardabaleed1094
    @omardabaleed1094 2 роки тому

    Asc haruun macruuf isoo qabo xog ayaan kuu hayaa galka baarista

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 2 роки тому +3

    50% inloo qaybiyo Aduunka meel ka dhacdo ma jiraan , xaqul qalin baa damul jadiid umuhiimsan

  • @dhalodheere3049
    @dhalodheere3049 2 роки тому +1

    Asc dadihiyaha bnmjka galka barista iyo dhamaan bulshada somaliyeed
    Hadaan aragtidayda kadhiibto wasiirka waxaan wadiinlaha
    Su alahan
    1 heshiis barka dal dalagalaayo ama hayad ama shikad iyo iwm
    Waxaalaraaca suruucaha dalalka ama dalka iyo cidaheshiska lalagalayo
    2 marka laysla fahmo in lagaheshiinkaro arinta waxaaloosaara gudifarsamo oo ah khuburo aqoon dheer uleh arinta ee intaan heshiska shidaalka lalagalin shirkada dawladu masamaysay
    3 sharuicdi badroolka somaliya madhamaystiranyahay oo heshiislaguyahay
    4 heshiiskaan barlamaanka malamarinaya gormuuse dhaqangalnoqonkara 5 waxaa hadalkaagi kujirtay qodobada lasaxay waxaakamida cidaqandaraaska laska qaadankarta macadayn magacYadooda hadase wancadaynay ee goormay tartameen shirkadaha iyo shaqsiyaasha aad magacyadooda qorteen
    6 waxaad kalootiri ilaalinta bee adu mahan midshiciya ee waxaasodiyaarinaya wasiirka ilaalinta bee ada iliaalinteeduna waa tir wayn oo kamida nolosha ama jiritaanka umaduleedahay
    7 tastuurka somaliya yuusiunaya cida heshiis kayraad ama badrool inaygasho
    8 hadiii ayfulinwaydo shirkada aad heshiiska lagasheen majirta shuruucdi loomarilaha ama lagula xisaabtamilaha
    Yaase damaanadooda qaadaya
    Wabilaahi tawfiiq

  • @mohamedhassanali1863
    @mohamedhassanali1863 2 роки тому +1

    Allaaah noo sahlo in aaan la soo baxno shidaal.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 роки тому

    Fikir aniga aan qabo ayuu leeyahay wasiirka gudiga maaliyada ma ogola oo leh faaido weyn ayaa somalia ugu jirto hadii tartan lageliyo bal Cajiib kaas eega

  • @suleimanmohamed3776
    @suleimanmohamed3776 2 роки тому +1

    Qaraxa Zoobe 2 gormaa soo sari rabtaa

  • @MohamedIbrahim-it1ck
    @MohamedIbrahim-it1ck Рік тому +1

    Q

  • @hasansalad3665
    @hasansalad3665 2 роки тому

    Heshiiskaan Waxaa hareeyay waxa loo yaqaan kick back, waxaanse maqli jiray timirtaydii ninkii xaday meeshuu ku karsan lahaay ayaa la rabaah

  • @suleekhaabdala5003
    @suleekhaabdala5003 2 роки тому +1

    Shacabka soo maaliyed khasatan daxka meelaha laga qodaya waa dadka ugu saboolsan maxa iyaga lo qorsheeyeey dowlada soomaaliyed waxba masii nayse yaa loo xilsaaray iyaga

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 роки тому

    Ilahey ha ino fudedeyo
    Wxn rajeyn in uu noqdo kii
    Somalia isku so dhaweynlaha
    Una horsedi lahaa wado dowladnimo iyo aayo ka taliis
    Lkn heshiisku ama tastuurka Somalia mxuu ka qaba in dal aan la heyn dowlad dhexe oo awoodle
    Iney galan heshiska shidalka
    Waayo wxn ognahey inan Somalia uwada dhameyn heshiskas
    Ayna jiri donan qar dida
    Mase jiraa heshis oranaya
    Marka laga yimado kuwa siyasinta u Somalia oo ah kuwa ayagu qandaraslayasha ku ah shidaal sosarista shacabka Somaliyed mxaa u ah qoondo
    Mase jiraa heshis kusabsan arinkas mase kuwa siyasinta u Somalia
    Ilaa heer mamul gobeleeda
    Ayaga miyaa ku matali doona qoondo ahaan

  • @AKHALANE
    @AKHALANE 2 роки тому

    Lasaxiixi Ogaa waa tii Lalahaa waa Sharci Dareee

  • @somalitiktokfans8165
    @somalitiktokfans8165 2 роки тому

    Maxu lajarenaa midkaan far ayaa kugodan

  • @hasansalad3665
    @hasansalad3665 2 роки тому

    Wasiirka shuruuc uma degsana heshiiisna waa gelaah maxaa u diiday inuu koow shuruuc degsado kadib heshiii galo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 роки тому

    Cajiib yaa la heshiiyey markii hore shirkadaan sababtoo ah markii wasiirkii batroolka uu udhuuntay london keligiis la heshiiyey Isagoo been sheegay oo yiri dowlada ila og kadibna MD Farmaajo diiday kana digay rooble oo la ogaana isna diidmo warqad ah sooqoray bal yaa la jeshiiyey beentooda bal eega damjadiid ceebtooda

  • @ahmedmahomed3056
    @ahmedmahomed3056 2 роки тому

    Kani wasiir maaha ee waa tuug weyn wuxuu ku hadlayaa waa een een een!!!!!!!

  • @maxamedwarsame7840
    @maxamedwarsame7840 2 роки тому

    Maxaa shidal lasoo saaraa xasuuq ayaaba nagu socdee,