AMIRA QURUX | JAWAAB KULUL XAQIIQDA QARSOON | Idil Khair iyo Naz Ahmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 108

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  2 роки тому +13

    FADLAN SUBSCRIBKA U SAARA -->> Idil’s channel: ua-cam.com/channels/_BdvWHJ9xKm4IcQ7RiK3Pw.html

    • @ultraluxuryshop
      @ultraluxuryshop 2 роки тому

      Macha allah Keep Going Ladies. You are doing Good job for the community.

    • @saleenakhalid7449
      @saleenakhalid7449 2 роки тому +1

      Naz Ahmed abyo horta marka ugu horeso wan ku salamay mida xigta Amiira waa gawar aaad u fican una dagan aq laq iyo edeb leh waye wiilka wanag badan ayuu tusii intii u gursan ka hor 2 sano ayey wada socdeen wadna daremikär ta dadka markay kala dher yihin ma ogan kartid waxa dhabta ah oo u qarsan mana u qalmiin amiira

    • @peacefulmind7745
      @peacefulmind7745 2 роки тому

      Asc wll Naz Ahmed wllo in my opinion the "dependance affective" is the first ennemi for somalian girl not the Men. I have experience for that.

    • @najahomar2597
      @najahomar2597 2 роки тому

      Nas inanta u sheeg diinta waa waxa kaliya ugu horeeya halkaa ka sax

    • @queendiamond308
      @queendiamond308 2 роки тому

      Abyo sida nin fcn lgu doorta noo so galiya

  • @fatumaraafle5098
    @fatumaraafle5098 2 роки тому +10

    Naz i think women's should be independent and never ever lowered their standards, if I things didn't work the way they wanted, they should just moved on with their lives with no violence. Our girls must know their Worth, they shouldn't let anyone disrespected them absolutely no.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 роки тому +15

    Maashaa Allah hablo qurux bdan... Talooyin wacana waad bixiseen... Wxn iniiku darayaa uun dumarku waa iney iyagu shaqeystaan oo meel degaan intaaney guursan ka hor waayo nin Somaali lama aamini karo, maalin kastaan aragnaa...Anaa Gurigeyga iibsadey, shaqeysta, ilmaheygana korsada, kuwa cusubna inaan dhalo dooni masyo, nin waxba ugama baahni... Isku filnaada, Tan kale Amiira ninku muu dhisan iyadoo aqalka wlasheed joogta ayuu uureeyey... Sabab mxy u yeeshy? Waa easy come easy go... Ninkanu guur umuu socon inuu la seexdi uun buu rabey wuuna khaa, iney gabadhaas.

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 роки тому

      Wll meher kuma dhalan miyh wiilkedu?

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 роки тому +2

      @@hodanjaamac7780 maya wuu ku dhashey meher cunugu laakiin muu dhisan gabadha oo meel muu degsanin. Wn ku dhoofsanayaa ayuu ku yiri... Ee nin aan ku dhisan muxuu kuu uureynayaa ayaa ka wadaa wlalo.

    • @rahmohassan2574
      @rahmohassan2574 2 роки тому +1

      Wlllo talo fcn bixisay lkin inaaa la socoto fcn wax ka hadleyso amiira guriga gooni dagneed markii uu ninkeeda imaanaaye

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 роки тому +1

      @@rahmohassan2574 Maya wlalo Amiira iyadaa sheegtey inaaney guri iyo meel heysan oo ay qol yar oo guriga walaasheed ah joogtey mrky umusha aheyd oo ay haben iyo maalinba qolkaa ka dhex ooyi jirtey... Lacag ay hooyadeed iyo Somalia ku aadana ay weydey.

    • @naciimocali5649
      @naciimocali5649 2 роки тому +1

      @@fouzianuura2327 abaayo markii hore wey leheed ee amey iska fasaxday guriga

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 2 роки тому +4

    Naz ahmed hpo illahay ha ku daayo qof wngsn o fikir fcna thy and every day u bring a new guest to us and I'm interested wit their ideas manshallah keep moving forward .💜

  • @ilknj
    @ilknj 2 роки тому +6

    A very much needed topic to be discussed. How to choose a good men. I have seen alot of somali women that marry at very young age, finding yourself is very important, is usually after 25yrs people understand their worth and what good standards are in men

  • @ladyhajima1859
    @ladyhajima1859 2 роки тому +5

    Masha allh I liked the positive way they talk alhuma barek wlhi gbdhahn ilahy xa xifdyo hdlkooda niyadaa igu dagty mash aalh alle caqliga hydin daayo gorgeous nas and idil may Allah bless both of them and their family

  • @nimcoabdilaahi1246
    @nimcoabdilaahi1246 2 роки тому +20

    Asc Naz waa kusalaamay gabdha kula wada reactionka diinta wax ween ma ahan .marka ee leedahay afka miyaa kadafay qofka muslinka ah waxa islaam kadhiga waa diinta iyo salaada hadii kale waxba kama duwanid ka aan muslimka eheen insha Allah waxa aan rajaynayaa in aysan dadka aylataliso aysan kula talin diintu wax ween mahan maxaa yeelay diinta waa wax ween waa waxa muslinkaa dhigaya ilahayna raali kaaga noqonayo .😁😁💖

    • @ladyhajima1859
      @ladyhajima1859 2 роки тому +1

      U didn't understand darling don't take serious

    • @indhouroonhussein1233
      @indhouroonhussein1233 2 роки тому +1

      Afka ka dafay umaleey wayo waa gabdh asturan

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 2 роки тому +3

      You misunderstood abaayo wexeey dad ayaysan wax ween la eheeyn.

  • @qadraahmed8181
    @qadraahmed8181 2 роки тому +4

    Masha Allah barakallah thank you guy for sharing this important information mahadsanid naz

  • @hibonura9598
    @hibonura9598 2 роки тому +5

    Oh sujet interressant merci hadii aan wax ku darsado waxaan odhan lahaa wiilal fiican way buuxan lakin gabdhuhu fursad ma siinayan , nin muuq iyo lacag iyo af macaan yaanan lagu raacin , ee diin dabeecad iyo naxariis ha lagu raaco

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.7771 2 роки тому

    #Amira be Ur own Queen alhamdulilaah hadu Kaas kaa tagay

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 роки тому +1

    Maasha alaah waa idiin salaamey dhamaantiin

  • @HSH20233
    @HSH20233 2 роки тому +2

    Yes she is right. Gabdhaha waxa meel xun ku galiyo waa pressure ka

  • @rakia143
    @rakia143 2 роки тому +4

    Abaayo qisooyinka Waa iska badanyihiin anigaba waxaa jirto qiso dhawaan igu dhacday waxaan isbaranay wiil joogo kenya ani waxaan joogaa Muqdisho waxaan ahay ardayad dhigata jaamacada waxaan isla soconay 6 bil kadib waan waayey si lama filaan ah kadib bil kadib ila sooxariiray wuxuuna inuu guursaday gabar America katimid oo kaweyn kadibna ay kulaabaty America doonayana inaan isku laabano maadaama uu gabadhaas uguursadey cadaadis dhanka faamilka ah anina asal waan usheegey majecli Nin naago badan
    Waan fiiriyey Qoraalkiisa kadibna waan iska blockgareeyay waayo waa kuqasbanaa uma dulqaadan Karin wixii igu dhacay 😭😭😭

    • @rukiawarsame4794
      @rukiawarsame4794 2 роки тому +1

      Mashaallah wax fcn bad sameysay isku magac ayan nahay ila magaca abaha waxa li dhaha ruqiya abdullahi 😀

    • @rakia143
      @rakia143 2 роки тому

      @@rukiawarsame4794 Mashallah abaayo ❤️❤️❤️

  • @fowziabarre8764
    @fowziabarre8764 2 роки тому

    Mashallah Waxaan waligey doonayey inaan ka hadlaad ka hadasheen

  • @maryamomohamuud5580
    @maryamomohamuud5580 2 роки тому +13

    Ithopia ayaan tagayaaa internetna ma leh ayuu yiri lkn turki ayuu aroos ku galey

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 роки тому +2

      Ethiopia has the best internet in East africa, nin meeli u cadahay ayuu ahaa, dumarna calaacal ayey qiso nooga dhigayaan, hadu tagey dee waa yelkadii, hora loo soconaya oo hora'umar baaxadle lagu talaabsanaya, hana soo ceshanina hablooy wa iga dardaaran.

    • @ladyhajima1859
      @ladyhajima1859 2 роки тому +1

      @@nim5-r1v anaa joogaa kkkkk he knows he knows 😉 baa kadhcdy meeshu kso glayo maskintaa way aamintay wlhi kalsooni lama dhhi kro way dhaafty I feel sorry 😞 with her

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 роки тому

      @@ladyhajima1859
      Wll adna yado lajogta uur yeelatey maqle meher kumu dhalan miyah wiilka yar

    • @farxiyohassan5975
      @farxiyohassan5975 2 роки тому

      @@hodanjaamac7780 su'aashan qofka kale waad so weydiisay weena kaaga soo jawaabatay hadana mar labaad baan arkayaa isla qoraalkagi mx ku helay apaayo wuu ku dhashay meher lkn guri muu dagsan sorry hadii aad qalad ii araktay

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 2 роки тому

      @@hodanjaamac7780 Allah ka cabso walaal!

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 2 роки тому +4

    Gabdhaha qaxootiga ah ee Malaysia, India Kenya iyo meelahaas jooga iska ilaaliya nimanka qurbaha.

    • @simanturki5077
      @simanturki5077 2 роки тому +1

      Xaqiiq wlh wa danyero ragas qurbaha joga gabdhaha maskihta ah bey lcg ku use gareynayan ayago qiyano gadal kuwata

  • @regentparksocial3265
    @regentparksocial3265 2 роки тому

    I believe the parent need to raise good MEN because they are lacking in that area. In reality they just focus on preparing the girls. Giving young boys responsibility in a young age will help them in their future.

  • @binyusufamaan9490
    @binyusufamaan9490 2 роки тому

    Insha allah Raga odhan ma wada xuma masha alah Nastexo ogow waxa jira nago an diin lahen o ad u xun waxa ay samenayan

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому

    Maashaa allaah walshy guulayso

  • @bisharohassan1132
    @bisharohassan1132 2 роки тому +1

    First keep going sister runta kahadasha👌👌

  • @munohassan6029
    @munohassan6029 2 роки тому +1

    Masha allah abaayo horay u soco

  • @aminaismail5849
    @aminaismail5849 2 роки тому +2

    We need more of this , so many of our girls don't know this
    Jaahilnimo waayo

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor9054 2 роки тому

    I like this conversation

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 2 роки тому +1

    Asc sister waan idin salamay aniga waxaan u malaynayaa hablaha ayaa xaasid is ku ah sababta oo jirta hablaha qaardhood Iva goo oh in uu inan kani reer lee yahay oo waliga reer cusub uu yahay a yay la sheekaysanaysaa marka khaladka waxaa is ka leh hablaha oo aan aad u ta min oo wax badan firing nin inan tiisii hore xumeeyay waxay rabtaa in ay xaas u noqoto marka gabdhu ha isu naxaan

  • @xamdixaaji7567
    @xamdixaaji7567 2 роки тому

    Wooow beautiful video

  • @binyusufamaan9490
    @binyusufamaan9490 2 роки тому

    asc ukhti waxa jira famil hooyada din laheen ama abaha din lahen

  • @fadkabari8554
    @fadkabari8554 2 роки тому +1

    Masha Allah delighted to listen to these beautiful intelligent well adjusted girls. G'day from Australia walaalahay 💕

  • @MOHAMEDNIGHER12080
    @MOHAMEDNIGHER12080 2 роки тому

    Masha.Allah. Sis. Ku Soco💐💐💐

  • @maryannoor6730
    @maryannoor6730 2 роки тому

    Mashallah nolasha allha nofudeyo ❤️❤️❤️

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 2 роки тому

    aan ku saxo wuxuu yiri ethopia ayaan tegayaa lkn turkey ayuu ku aroosayay

  • @aminamoalim9710
    @aminamoalim9710 2 роки тому

    Sis keep going

  • @fardoisonoradday1896
    @fardoisonoradday1896 2 роки тому +1

    Manshalah Abayo Lakin English naga daya ✅

    • @kristinakm290
      @kristinakm290 2 роки тому +1

      Hhhhh waa igala hormartay waan dhihi raabay

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 2 роки тому +2

    Lkn nin aan la sheekay sano sidee baan u ogaan karaa siduu reer kooda ula dhaqmo iyo hooyadii

    • @FaadumaSomaliaGreens
      @FaadumaSomaliaGreens 2 роки тому

      Marka hore qofka aad adiga tahay is baro doceyso haku dag dag in iskufilnoow markasta Hadalkiisa ha fiirinin ficilkiisa fiiri dadka dhan siduu ula dhaqmaayo fiiri Book iyo qalin soo qaado waxaa aad xamilikartit iyo waxaa adaan xamilikarin qoro naftada ixtiraam.

    • @inaismail4860
      @inaismail4860 2 роки тому +1

      @@FaadumaSomaliaGreens wll quruxeey mahadsnid horta lkn intaa aad sheegaysba waan ahay alx

  • @saidabdirsak7695
    @saidabdirsak7695 2 роки тому +5

    Dumarku iyaga dookh digaag ah o waxa ay ku sirman ninka muqal kisa
    War nin xoog iyo dherer iyo qurux kale haku xulan war ninka waxad ku xulatan alla kacabsi karti waxadna ka ka eegtan qaabka uu walidki iyo qarabadisa wax utaro lkn asxabtu raco nocay yihin nolasha waxa u ka aminsanyhy lkn markad aragtan nin lbisan o ciyal karen ah o nolasha u arka bashal wallahy idinka edi nin rag ah wakan aan danayn wax yabaha mala yacniga ah o dumurku wayadan qiimeya kas o kale iska jafjafta o sajeceshin ka dhigta ila xaskisa tahay waxba ka didi myo lkn mid mrki hore nago badna wacad adle wad kugaroobaynaysan wax badan

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 2 роки тому +2

      Kan miyaa dheeran iyo qurux lagu xushay he is short ugly man

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 роки тому

      Me I love beatfull man lknze hadan faarax Somali guursado naarta alle haygu fogeyo 😑

    • @filsanmaxamed1498
      @filsanmaxamed1498 2 роки тому

      waa xaqiiq wll in runta la isku shego walagama maarmaan dumarku iyaga dagdaga ninku haduu ku donayo waa ina iska barato wakhti ila siisa gurku mahan ciyar ciyar walidkga barta talada walidkana qadata lkn dhubuq dhubuq hore dhabano hays danbe ayay ledahy anu runtii dumarkan wan la yaaba hafeef horena ma leh adkaysi danbena ma leh🙄 ani ahaan taas badalkeda kalsoniba kuma qabo raga anoo og inay ragu wada xumayn hadana dumarkan wada cabanya ayn ka jiyad jabyba🥺

    • @siamabdiris99
      @siamabdiris99 2 роки тому +1

      Hhhh wa runta dumarku way kudagdagan gurka ninka haiska bartaan

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 роки тому +1

      @@siamabdiris99
      Waxa jira ragg markey gabadha lashekaysanayan malag iskaga dhigaya after guurna wajigisa dhabta laso baxaya😨😨

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien6347 2 роки тому

    Waa run ninku waa Ka faa'ideystay__danta heysta, ama QURBE DOQONKAAS EY JOOGTO.
    Si kastaba barashadu waa mahiim

  • @NH-pv1rr
    @NH-pv1rr 2 роки тому

    Wad khaladey walal

  • @umucasaamofficial5314
    @umucasaamofficial5314 2 роки тому

    Niiinfican mahaaaa wa miid xuun inbadaaaan

  • @amarrehmahamoudamarre407
    @amarrehmahamoudamarre407 2 роки тому

    Stp moi j’ai comprendre pas la langue anglaise

  • @ayandahir6600
    @ayandahir6600 2 роки тому

    Jawaabta suashada wa gabdhaha khaladka leh
    Tusaale gabdhan marka hore guri muxuu ugu dhisi wayay ma walasheed gurigeeda ayuu ku qabay!??? ninka marka isguursaneysaan bal horta base yeeelo girlfriend ma tihide
    “Laxwalba meshey isdhigta lagu qalaa”

  • @adanahmed5576
    @adanahmed5576 2 роки тому

    Nas, My mom she is looking someone provide me exactly rehabilitation. If you know someone let me know? lol

  • @farhioismail4880
    @farhioismail4880 2 роки тому +2

    Nin kasto qayamo bu haysta hoyadis iyo walalihis ya ku cawinayo somalidan ninka qalidkisa ku saxsan yahay wixi qalad ah nagta leh

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 2 роки тому

    I'm sorry sister 👸🇸🇴

  • @sumayaahmed6775
    @sumayaahmed6775 2 роки тому

    😍😍😍💯

  • @fatumahassan4278
    @fatumahassan4278 2 роки тому

    👍👍👍👍

  • @nimcodayibadan2381
    @nimcodayibadan2381 2 роки тому

    You are so cute love you 🥰

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 2 роки тому +1

    Kaasu Nin mahayne nin u eke bu ahaa wayo raga qarba u muqaal ek raga LAkiin waxa igala sii xuun nagta guursaday oo waliba ku faraxsan marku caynayo xaaskisa barina iyada ku xigta nin xaaskisi iyo cunugisa caynaya ma iyadu malab siin waa maya

  • @ayanxasan9161
    @ayanxasan9161 2 роки тому +1

    Lacag haduu maamuli karin ma adu kuma muli kara sax

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 2 роки тому

    Kkkkkk so cute girls

  • @binyusufamaan9490
    @binyusufamaan9490 2 роки тому

    Raga waxa lagu doorta diin

  • @canabcabdiraxman8138
    @canabcabdiraxman8138 2 роки тому +1

    Ani horta English wn grnyaa Alx wn brty muddo 2 sano ah
    Idinka dadka ayaad wax u soo kudbinaysaa isku daya inaad English yareysaan
    Because dadku badanaa inaysan aqoon amaba fahmeynin
    Madaamn nhy soomaali plz stop
    Aniga mrkn baranye Englishka magaraneynin luqad aan ahyn soomaali
    Hdana carabiga baa bir igu noqdy
    Alx wuu I fududaan donaaa dadaal dheer kadib I.a

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 роки тому

    Dag daga iyo runta inla iska indho tiro ayaa dhibaatada keenta.

  • @moenlighted7681
    @moenlighted7681 2 роки тому

    Amiira garoob bay ahayd markii la guursanayay sanad ahaana waa 24-27 cadaadis guur ma jirin markii xaalkuu xumaadana furiin bay dalbatay

    • @fartunxaalifaraax5694
      @fartunxaalifaraax5694 2 роки тому

      Macanaha garoobnimadu ceeb miya isi saxa dadka lamagalo afarhad ka ohatahay adiga aya is muujinaya qofkatahay

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 2 роки тому

      @@fartunxaalifaraax5694 waxaan ka hadlay uun sheekada ah guurka waa lagu qasbay. Cid qasabtay majirin.

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 2 роки тому +1

    Amiira waa magaceda saxda eh huuno sidas ogow

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 2 роки тому

      Ninkeda wuxu dhahay magaceda runta waa khadija

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  2 роки тому +1

      Wa ogyahay laakin family namekeyga baan u jeh dhey. Her last name is not qurux

    • @amira1438
      @amira1438 2 роки тому +1

      @@nimcoabdi8822 ma ahan qadijo ee waa jiijo iyadaba wey shegty maba qarinin magaceda Amira waxa ubixisay habaryarteda mar ayeba ka shegeyse abayo youtube keda iyo kan adno kafiri insha alh

    • @hodanjaamac7780
      @hodanjaamac7780 2 роки тому +1

      @@nimcoabdi8822
      Naa qaniiska duliga ee nolosha kadhacey ayad rumeysan miskinta yarna beenley kazo qaadey jaw😨😨

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 2 роки тому

      @@hodanjaamac7780 Adu haku aakhiro waayin sis labadoda ani midna ma aqaan lkn ninkeda waraaqaha lacagta ugu diri jiray ayuu dadka tusay khadija ugu qornayd lkn alle aya og xaqiiqada ani kolay kuma danbaabayo ee adu sis cayda iska dhaaf qiyaamaya In uu qaniisyahay hadi lagu waydiyo maxa samayn

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +1

    Ninkaasi Dulayste nummer one🤮hablaha iska ilaaliya

  • @dakeyaalihassan617
    @dakeyaalihassan617 2 роки тому +1

    Pure garbage wallahi sis ah khaassss 🤮🤮🤮🤮🤮

  • @sidrasadri3889
    @sidrasadri3889 2 роки тому +1

    😍😍😍😍