Masha Allah Waxaan ahay Majeerten dhulka an waxaa iiga sheekey jirey nin cadana oo isla safarney galadu kama seexdan jaceylkay u qabaan Illahow kuwa kuu suujada ku arsuq
Waxa ku yaala ila 4 ama5 Albeerko way kala duwanyohiin qiimo ahaan iyo adeeg ahaan . Fb ama instegram fariin iga so qor insha allah Muqaal gooni ahna wan kaso samayn doona. Mahadsanid
@@caalinAbyan Aad iyo aad Anigu dhawr kun oo geed timireed in gaadhaysa waa ku tala jiraa in aan beero insha-ALLAAH,lacag waa laga sameyn karaa waxaanay u kala qaalisan yihiin sida ay u kala weyn yihiin ee ay u kala dhaadheer yihiin.
@@caalinAbyan cabdiqani waa in aynu Nursery sameynaa oo dadka u soo gudbinaa faa'idada dhirta,quruxda sida ay uga qayb qaadato cimilada sida ay uga qayb qaadato sidoo kale in ay dadka soomaliyeed dhulkooda ka faa'ideystaan oo ay wax kala soo baxaan ugu yaraan wixii ay cuni lahaayeen oo layska daaya ama layska yareeyaa cunada dibadda inooga imanaysa ee tayada lahayn Caafimaad qabkeeduna aanu hagaagsanayn.
Masha allah
Mashaalha muuqaal kale oo qurux badan mahadsanid
Ada mudan sxb
Wow love this place! ❤❤ It is a hidden oasis of peace. Very nice work brother.
Mahadsanid bro.
طحالب ماءيه
Masha Allah Waxaan ahay Majeerten dhulka an waxaa iiga sheekey jirey nin cadana oo isla safarney galadu kama seexdan jaceylkay u qabaan Illahow kuwa kuu suujada ku arsuq
Xage isula safarteen ?
Wonderful view, natural and very good area at Shekh Mountains_Somaliland .My hometown. Keep going bro. you are doing a great work.
Thank you so much 🌏
manshallah, manshallah.
Thank you M.M.
Absolutely breathtaking. Dhulka hooyaday waan jeclahay dhaqashadiisee, dhuuxiyo qalbiga waa ku dheeryahayee kkkk
Mahadsanid .
@@caalinAbyan Abti clipkii hore Qoolbuulale iyo Kaam Liibaan area ayaan u haystay lkn Waabcado ayay ahayd shoow? Kkkkk
Peaceful ❤❤❤
Thank you .
You’re welcome
Wacan
Maansha Allah tabarakallah
Mahadsanid xaji cisman
saaruuq ha oran waa alji
Ma alji aya u taqan ?
Dalaxi
Mahadsanid
ASC walaal Caalin Abyan Jzk kheyr
waa muuqal qurux badan qalbiga io
Indhaha u roon, runtii Dalkeena aad
bu u qurxbadan yahay,
Amin mahadsanid shukri.
Mashaa Allah magaladii abtiyaday markasta on wadanka imaado waan tagaa oo waan kusoo nastaa lakiin dadkeeda ma soo dhaweeyan dadka ku cusub0
Kuso dhawaw degmada dalxiiska.
@@caalinAbyan waa ku dhawahsy lakiin waligsy maan aragon biyahaas
Waan ku lugeeya buuraha xitaa dadkeenu uma sheegaan dadka
Wixi imaka ka dambeya Inanta abtiga loo yahay waa in la soo dhaweeyaa.
Inaanad waydiin aya laga yaba , ama aanad ku odhan halkee u qurux badan , Doorka dambe cid ku kaxaysa ayan kugu xidhi insha allah kuma so dhawaysa.
Meyso waa dhul somaliyeed
Mr Caslon waad socotaa uun ee dadka iga sheekee meesha aad marayso iyo waxyaabaha xiisaha leh midyaad ku cusubtay UA-cam ka saaxiib is habee
Maxad aragty!?
Ninkas ma abdiqani ahmed calin culay ba adban kusalamay
Wa laga qaaday sxb wa cabdiqani caaline
Caalinow Gu iyo jiilaal may socdaa biyahaasi
Intaan ka war hayo meelaha qaar aya gu iyo jilal socda meelaha qaarna way gudhaan.
Mansha Allah sheikh waa qurux. Bal arbeekada gudaheda noo soo duub iyo qiimaha lagu seexdo???
War bixin dheerada oo fahfahsan nasii ado mahadsa
Waxa ku yaala ila 4 ama5 Albeerko way kala duwanyohiin qiimo ahaan iyo adeeg ahaan .
Fb ama instegram fariin iga so qor insha allah Muqaal gooni ahna wan kaso samayn doona.
Mahadsanid
Suaal maxaa xabashiga dhigay sheekh bari Wuu idinka qaadayaa
Sawtan imaka saylacba uso ham iyo dig leeyihiin haday saylac qaataan shekhna ha iska qaataan
French Guyana Somaliga jooga bal ka waran
@@SuperAbdul0000 Ma Fahmin maxan ka warama.
Wax badan baan buuraha ku dhex lugeeyay maan aragon biyahan
Barigi hore amba ma arki jirin lkn dhawaan ayan barty halka loo maro.
@caalinAbyan really love ❤️ it
@@IfrahIsmail-fr9mm so dhawaw bal mar kale aan ku noqdo markay green sii noqoto.
@@caalinAbyan insha Allah
War eedheh iska ilaaliya dadkan aad ku amineysaa raashinka ad cuneysan caafimaad kooda
Geedahaa timirtu waxay la mid yihiin kuwa Hotelada Hargeysa lagu beero si loogu Qurxiyo qiimo ahaan waa $600 ilaa $700
Hada ma beeraa si lacag uga samayno
@@caalinAbyan Aad iyo aad Anigu dhawr kun oo geed timireed in gaadhaysa waa ku tala jiraa in aan beero insha-ALLAAH,lacag waa laga sameyn karaa waxaanay u kala qaalisan yihiin sida ay u kala weyn yihiin ee ay u kala dhaadheer yihiin.
@@caalinAbyan cabdiqani waa in aynu Nursery sameynaa oo dadka u soo gudbinaa faa'idada dhirta,quruxda sida ay uga qayb qaadato cimilada sida ay uga qayb qaadato sidoo kale in ay dadka soomaliyeed dhulkooda ka faa'ideystaan oo ay wax kala soo baxaan ugu yaraan wixii ay cuni lahaayeen oo layska daaya ama layska yareeyaa cunada dibadda inooga imanaysa ee tayada lahayn Caafimaad qabkeeduna aanu hagaagsanayn.
@@mohamedyusuf4477 timirta dhul kulul uunbaa lagu beeri karaa