ROUTINKEYNA RAMADANKA || YASMIN & YUSRA SHOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 кві 2023

КОМЕНТАРІ • 61

  • @mohamedshariif5433
    @mohamedshariif5433 Рік тому +21

    asc ukhti, salaada duhurka huduu kaa tago xitaa weli waa lugugu leeyahay, casirka in aad raaciso ayey ahayd (micnaha duhurka inaa koow dukatid kadibna inaad casarka dukatid). casirka salaad aan la dukan karin waa salaadaha sabab la'aanta ah sida salaad sunnah ah oo kale. salaad aan sabab lahayn lama dukan karo casarka kadib.

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 Рік тому

      Nacam taas been aheen casar wax laga lama danbesiyo waala horesiyaa yaska

    • @asmahassan3689
      @asmahassan3689 Рік тому

      Khayr allaha ku siiyo , wa saas salaad waajib xiligay tahay ba wa ina tukato way I dhaaftay logama tago , allaha wakhtigeda ina ilaalino inagu sugo markasto

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft Рік тому +2

      Lkn casirka la hormara ka dib duhur la tuga

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 Рік тому

      @@Sweet-yn7ft wax kaste waxay ubahan yihiin cilmi Allaha nacaffiyo. Salaada haday kaa tagto marwalbo waa la tukadaa haddii ay labo salaad kulmaan sidii ay ukala horeeyeen ayaa loo tukadaa. Sida hadda yasmiin sheegtay waa inay Duhurka Tukato kadib. Casirka. Waa بالترتيب sida ay ukala horeeyaan Salaada. Waa waajib marnna lagama tago Haddii ay taktay markaa fursada hesho horaa laga tukadaa. Dadka cimiga usaaxiibka ah Culumadeena waydiiya. Jawaabta saxda ahna qorta si aad maalinka aad ubahataan ooga faa’iidaan

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Рік тому +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Рік тому +2

    Abaayo salaada hadey kaa tagto xitaa waala soo qaleeyaa waala tukadaa ❤ casirka markaa iska bixiso duhur aa lagu xijiyaa❤❤

  • @yasmintv2375
    @yasmintv2375 Рік тому +5

    Welcome back my queens 😍😍😍😍

  • @aminamohamed5432
    @aminamohamed5432 Рік тому +3

    الصلاة على وقتها يا حبيبتي

  • @maryanhassan4022
    @maryanhassan4022 Рік тому +3

    Welcome back my Queens 🤗🥰

  • @hamdiahmed3219
    @hamdiahmed3219 Рік тому +9

    M.a, soo laabasho qurixbadan yaasmiin iyo yusra routine ka nooso badsha abaayoyaal❤

  • @maryammaxmed3381
    @maryammaxmed3381 Рік тому +2

    Yasmiina horey usocda adi iyo yusraa lakiin xabiibtii wax xoog dheer astur gashoo adaa umahadsantihiin h😍

  • @selina9447
    @selina9447 Рік тому +2

    THE NIGHT AGENT🎉 dawo yasmiin❤

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому

    Wcs xabti Yasmin iyo yusra cadey masha allha tabarikllha wan idin salamey ramadan kariim ❤❤❤❤

  • @naishahassanmohamed4879
    @naishahassanmohamed4879 Рік тому +2

    sooo labasho wacan ooo xiisi leh❤️❤️❤️

  • @HiboCumar-yl4op
    @HiboCumar-yl4op Рік тому

    Welcome back yusra iyo yaasmiin❤

  • @NimoHassan-yz5gu
    @NimoHassan-yz5gu Рік тому +1

    Labadiina saa inii taageero lee😂❤sisters🥰❤️‍🔥

  • @husainhusain4765
    @husainhusain4765 Рік тому

    Masha Alaah wkuxiisnay abayo Sono qoshawanag san🌹❤️❤️

  • @ilyanahmedmalin3698
    @ilyanahmedmalin3698 Рік тому

    M.a soo laabashadiina aadbaan ugu faraxsnhy

  • @caayuushaxmad9228
    @caayuushaxmad9228 Рік тому +3

    Hadi oy hal salat ku dhafto mala dhafo wa la duk tay lakin mida waq tigeda lata gan yahay ah la hor mariyay

  • @Mfhmin131
    @Mfhmin131 Рік тому +2

    Wllo salaada ilaali 😢 lakiin waxaan kuu sheegaya walaqaleeya salaada intarneedka karaadi waa ayo ciyaar ma aha ❤

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 Рік тому

    Msha Alla xbbti ❤ saliid hablaha yar yar oo fcn hadaad isticmaasho itusi next Time insha Alla ❤

  • @halimaabdi5159
    @halimaabdi5159 Рік тому

    Mash Allah Abayo 💖

  • @hiboyousuf4614
    @hiboyousuf4614 Рік тому

    حب كبير لكم والله maxa intanoo dhan noga maqned walhi waan kuu xisne😍😍😘😘😘

  • @ashomohammedmohamud633
    @ashomohammedmohamud633 Рік тому +2

    Asc abyo salada duhurka kow inad tukatid waaye kdib casar tukanaysaa sidas waaye. Ilahay haku xafido xbbti. Salada waqtigeda ku ilaali

  • @tiinachannel2964
    @tiinachannel2964 Рік тому

    Yasmin Masha allah keep going sis

  • @amalafrah4270
    @amalafrah4270 Рік тому +24

    ياسمين انتي اتزوجتي صح؟؟ ليش ببيت اهلك وين زوجك؟؟ وليش مغطيه ايديكي سلامات طمنينا

  • @iqromaxamed3122
    @iqromaxamed3122 Рік тому +2

    Abyo noso badi❤❤❤

  • @daniamohamed81
    @daniamohamed81 Рік тому

    yasmiin and yusra waa idin xisay walahi

  • @mefahiima2910
    @mefahiima2910 Рік тому

    Waa idin xisay wallhi 🥺☺️

  • @waalicad5733
    @waalicad5733 Рік тому

    Filim Horar❤😂😂

  • @fatuum
    @fatuum Рік тому +1

    ❤❤❤❤

  • @aminamohamed5432
    @aminamohamed5432 Рік тому +2

    Abaye saladha waqtigiisa kutuko

  • @badrioabdirashid2430
    @badrioabdirashid2430 Рік тому +2

    I like action and scare movie 🎬 ❤😊

  • @ayaanadaawe6385
    @ayaanadaawe6385 Рік тому

    Inteed kadhacdeen asxaby

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +3

    Ya dhahay salada duhur madhukan karti xppti salada duhur hadu katago salada casar aya racinesa marka salada duhur aya dhukane kadibne salada casar aya dhukane walaguugu leyahy salada 5 waqti wa wajib ina dhukatid adiga xita inyar ma adan fikirin miya ine salada den kugu tahy 😢 marka salada waqtigeda ku fcn in lagu dhukto كل شي ء بعد الصلا shaqo walbo a kujirtod salada xiligeda ilaali ان حياتي بلا صلاة sidey ku noshay salad la aan
    ا

    • @hodmanmursal5676
      @hodmanmursal5676 Рік тому

      Wax maad shegeysaa mise waxbaad canananeysaa sister
      Mida xigtaa hadii ayadoo duhur lagu leeyahey ay casir kugaarto waxay tukaneysaa casirka xiligas lagarabo kadibna duhurkii katagey oo denta Ku ah inkastoo ay ficnen in salaada waqtigeda ladhaafiyo marka saas ula soco wllo

    • @Xaawo_sharaf262
      @Xaawo_sharaf262 Рік тому

      @@hodmanmursal5676 he aniga mxa dhahy?

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Рік тому +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤲🤍💜

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m Рік тому +2

    duhur haduu kaa tagay casirka markaa dukatid waa inaa duhurna isla markii kuxijisid micnaha waa soo qaleenesaa

  • @haniabdillahi8823
    @haniabdillahi8823 Рік тому

    Idin xiiise 😢

  • @ansufati38-qo5go
    @ansufati38-qo5go Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤love you ❤❤xppti

  • @amiishalove8691
    @amiishalove8691 Рік тому

    Xagee joogtaan hppti

  • @user-tj3nx2zm3c
    @user-tj3nx2zm3c 10 місяців тому +1

    حبيبتي ياسمين اسم الوردة الاحمر كركديه❤

  • @queenxayaati9503
    @queenxayaati9503 Рік тому

    Sanadkii 2 mar imaneysiin saan naga dhafaa axbaabii😢

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 Рік тому

    I love you Allah

  • @amaanzanali6641
    @amaanzanali6641 Рік тому +1

    Abyo salada hadee salaad faral tahay inaa so qaleyso waa waajib casirka inaa salaad sune ah kadaba Mariso ayaa la diidayaaa lkn hadee salaad wajib thy wad so qaleen kartaaa

  • @muxudiinfodcade3999
    @muxudiinfodcade3999 Рік тому

    mcney gacmha maxa uqriyna

  • @BahjaMohamed-yw7jd
    @BahjaMohamed-yw7jd 10 місяців тому

    Yasmin xabibti marada salaada xage kaso gadate

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 Рік тому

    Wan idin xiisney so noqda barnaamijyadi no bilaba

  • @rahmoabdi1068
    @rahmoabdi1068 Рік тому +1

    Abaayo cuntada dhanan dhanan hdaa jeceshahy raqayga cadigA qas biyihiisa kudar lkn hka badin waxyarle markas dhanan dhanan mcn anba cuntada nucas jeclahay

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 Рік тому

      Bastadan raqiy kuma ficna liinta lago darsada chicken ka macaan raqeyga maraqyada ku fiicanyahay

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Рік тому +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜

  • @caayuushaxmad9228
    @caayuushaxmad9228 Рік тому +1

    in casir or mar sisit waye ka dibne duhur duka tit

  • @shukriabd6552
    @shukriabd6552 Рік тому +4

    Abyo adiga so xaas matihid mise nala wadaag

    • @selina9447
      @selina9447 Рік тому +2

      Xaas waaye lakin waxbarasho ayaa usocoto😊❤

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Рік тому +1

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜