"Siciid indhihiisa waxaan ka saarnay qoryo dhaadheer oo ku taag taagan" Mujaahid Dr Maxamuud Talaabo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 28

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому +11

    Taariiqdaas S.N.M, Dugsiyada Somaliland waa in lagu dara manhajka, inta ju dhimatay Alaha u naxariiso inta dhaawaca Alaha Caafimaad taam ah siiyo,

  • @xamsexulbad5039
    @xamsexulbad5039 3 роки тому

    Muj Maxamud ducaale saleeban talabo alla haku barakeeyo adeero

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman 3 роки тому

    Waan damqaday wlahay meel ixanuunaysa aan wlahay waligay i damqan waxaan ka xanuunsadey ninkaa Maxamed alle swc ha siiyo abaalka uu inoo galay

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 роки тому

    Maxamed Jamaac dheere Ayuu aha maxamed yare

  • @calala1223
    @calala1223 3 роки тому +6

    Ana ka mida dadkii aay dhibatadu ka soo gadhay dagaladii faqashta labi sagala ayanu daganayn qofkii aan garanayn waa hargaysa hawdkeeda xadka mara mino badan ayeey ku aasen waxaana fadhi jiray ciidankii dabar gointa isaaq labaxay waxaana haystay nin laa odhan jiiray ina bog madaw oo ogadeen aha oo ma naxana waxay lahayeen qori aay xabatiso suun ahayd waxaa la odhan jiray m16 inkaston labadaydii gacmod iyo idhahayka aragtida intii badnay alxamdulillah alxamdulillah alxamdulillah manta wan nolahay somalilnd na waxaan leyahay guul iyo gobanimo lakiin walaala yaal nagadaya erayga ah lagadhe indhole gacmole dhagole iyo waxaa lamidka ah mahad illayba leh

  • @daarali
    @daarali 3 роки тому +3

    Qof maskadu daadaty miyaa dhaawaca beenta iyo khuraafdka umada ka yaree

  • @abdinasirdabagaal6245
    @abdinasirdabagaal6245 3 роки тому +2

    MashaAllah Hawiya waa SNM

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 3 роки тому +4

    Taarikhda waa in la ilaliya ou schoolada lago diga ilaan dadki isbadalka samayay lago xuusa

  • @jirfe
    @jirfe 3 роки тому

    Ilaahay baan ugu xamdiyaayaa aan dagaalkaa igu dilin igu dhaawicin ileen sida ninkaasaa laay oran lahaa curyaan laaygu qoslo

  • @abdiali9213
    @abdiali9213 3 роки тому

    Idoor cabad badanaa umada waa isdishaa Wana Isa Samaxdaa ayaga cabaad afar iyo labatan saac ayay wadan War waxani jelec badanaa

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 3 роки тому +1

    Waan garatay maxamed kaa uu sheegayo lakiin sidan uma garanay inuu ahaa wuu noolyahay reer barbara way garanayaan qof kastaa maalintiisu dhimanaya

  • @uzaydbinuxudayr6277
    @uzaydbinuxudayr6277 3 роки тому +2

    Waxn ka codsanayaa ganacsatada wadaniga iyo qofkastoo dhaqaaluhu usamaxayo in lootago maxamed yare waxna lataro

  • @ikranjibril8854
    @ikranjibril8854 3 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 3 роки тому

    Allow wada caaafi

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 роки тому

    Maxamed Yare halacawiiyo

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 роки тому

    Allah ha idena garagaro wa ila idena ilaweya abalakine lama gudena Allah xagisa ha idenka garagaro amiina amiina SNM dhigoda aya halaka lagu fadhiya kuwa hada mehsa fadhiya qara badana aya faqashta u shaqeynayo sida ciro dhukuro kale iyo qarabadan o mesha fadhiya hadeya iska dhigayan inye somaliland wwxa gashadena waxaba maye gashane anda ahye xuma iyo isku dira qabyalada xasusata tarkhide SNM inta umada la dhexa fadhidan isku dire iyo xumana waruntisa qurxad manta waxa iska leha SNM wana la ilaweya abalakine Allah ha gudo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +3

    Dhib ma lahaa mar hadii gaaldadii madoweyd wadanka laga xoreyey oo kuwii kib8rsantaa sarakiishii beenta darajada ku haytey maanta qaarna cudur la wada Littman qaar musculoskeletal ku dul dhinteen intii kalena maanta qaxooti ka tahey wadan karo oo aay caaydh ku qaataan tii alhirna dhamtood way sugaysaa Cadawatii kululeyd

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 роки тому

    Wiirobwaynaa

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 роки тому

    Dadkan qudbadda dhegeysanayaa maba joogaan, wax Alle iyo wax lagu la hadlayona war kama hayaan, maxaa yeelay, dhammaantood telefoonnadooda ayay ku mashquulsan yihiin!
    Waxba ha is-daalinina dadkani ma'aha kuwo inoo jooga'e waa la doorsadaye!

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 3 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 роки тому +1

    Isaaqow Taarikhdan Yaree Aad Aduunka Ku Beerlaxawsataan Naga Daaya Soomali Way Is Laysay Meel Ay Joogtaba Walina May Heshiin Oo Wixii Dhintay Cidi Kama Heshiin

    • @faaraxladane2460
      @faaraxladane2460 3 роки тому

      Adeer dawladii somlia iyo isaaq baa is dilay guushina anaga qaadnay 1988-1991 ayaa iskaga khaldan

    • @subeermohamed2877
      @subeermohamed2877 3 роки тому

      Halkeed joojta aan kuwase

  • @HRU2100
    @HRU2100 3 роки тому

    Waxaas oo dhami riyo ayey ahaayeen, waa lagu qasaarey waxaas halganka lagu sheego, markaad eegto waxa maanta arlada ka jira, adeer haka sheekayn wallaahi dadnimo wadankan ma taalo hadiiba kuwaasi iyo waalidadoodba dayacn yhiin???????

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому +2

      AYAA KU QAASAREY WADAN DHAN BAA LAGA XOREEYEY GAALO MADOW

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 3 роки тому +2

      Baastar xaayawn faatal baad taaheye nacala taala caalka yaa faaqasha i iina faqash laaguma khaasrana waa laagu faadye cadhowge xuunka ahaa ee diig meertada ahaa ayaa dhegta dhiiga loo daary maraxaan dhaan ayaa xiiryah qaaxontiga kuu xeerysan oo dawarsanye intii dimatye raabi jaanad haa geeyo intaa diibatysan illahayow raabiyow uu maa in oo diibka kaa saar raagyagi baa u kuwan asay baa u qaadye haadana
      Maarkasta naabada ubaadkayagi
      Aan siida bisaada uu guura nye
      Ayee xoriiyde ku nool Viva SNM Viva Somaliland abahi wassa xuun oo daarod ayaad taaheye kaa xuun somaliland