Weriye Bushaaro ma heshay cadaalad? Waa sidee xuquuqal insaanka Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 591

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 Рік тому +102

    Shucaayb yare haloo hiiliyo wiilka waa laciilay😢

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 Рік тому +4

      Shuceyb beeshisa umay hadlin fanaaniiintii ula shaqeyn jirey umay hadlin wa la yaab

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +13

    Nabi muhamed Adoo arkaya ha dhaafin saLigiisA😢

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Рік тому +23

    Garaadka alle bixiyo shuceeyb yare waa halyeey qaran masha allaah

  • @sahromohamud-
    @sahromohamud- Рік тому +13

    Garyaqaan mubarik waa nin wax barty oo caqli iyo garasho leh waxbadana og

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Рік тому +7

    Doodahan aad bay bulshada wax ugu kordhiyaan fadlan soo badiya oo la soo dhaqsada universal tv mahadsanidiin🙏👍✌

  • @munasiciid2947
    @munasiciid2947 Рік тому +38

    😢😢😢Shucayb hiil buu ubahan yhy somaliyey

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Рік тому

      Waa fahamnay hadda wiilku habraha kama soo jeedo ayaan u malaynayaa.

  • @zayidali8789
    @zayidali8789 Рік тому +47

    Video gan Waxan udaawanaya Shucayb yare dartii.

  • @AliDetie
    @AliDetie Рік тому +5

    Rabow sahal amuraha amen yaa raxman yaa raxim

  • @cazkajr
    @cazkajr Рік тому +8

    28:09 look at his eyes

  • @AdamMaxamed-ib2nb
    @AdamMaxamed-ib2nb Рік тому +7

    Shuceyb yare waa cishoday wllhi lkn xaqiisa xaga ilahey ayuu ka helaa i.a

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 Рік тому +4

    Shueb young intelligent 🧠 , Allah protect him, his is origin

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Рік тому +15

    What a great debate 👌 👏

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Рік тому

    Asc universal tv , waxaan soo jeedin lahaa shilalka baabuurta Maxaa keena mawduucaas in laga doodo Insha allhu .

  • @XamseXiddiga-lz5or
    @XamseXiddiga-lz5or 9 місяців тому

    Walaahi xaqdaro baa lagu xidhay abwaan shucayb yare waa ladulmiyey😊😊😊😊

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Рік тому +5

    Shucayb geesi hiil waayey 😢😢

  • @mohamudahmed667
    @mohamudahmed667 Рік тому +28

    Shuceeb yara hala garab istaago reer somaliland

  • @mustafaomarisman1450
    @mustafaomarisman1450 Рік тому

    Allah ha u gar gaaro, Hooyo somaliyeed inta ka goaysaa ayaa ka badan, rabi hakuu gar gaaro hooyo.

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 Рік тому +10

    Shucabyare guuleso Inshallaah

  • @MO-HASHI
    @MO-HASHI Рік тому +10

    Cadaalad Allaa haya Somalilandna Ma wada xuma xukuumadaan Hadda jirta dadkii iyo dalkiiba wey kala dishay. Xaqdaro aan loo meel dayin baa dadka lagu sameeyaa Allaha idiin hiiliyo Shacabow😢😢

  • @AliDetie
    @AliDetie Рік тому +2

    Allahayow sahal amuraha amen yaa raxim Yaa allaah

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +21

    ninkan calosha buran wa bahal cadaqate ah wan ka xumahay soda dhalinyarada lola dhaqmey siiba shuceyb yare😢😢

  • @OmarAli-gr2cf
    @OmarAli-gr2cf Рік тому +14

    This is impressing walhi. The kid is clever than the representer shucayab 😅😅

  • @dahirmire9758
    @dahirmire9758 Рік тому +13

    😢😢😢 waa cabsqnayaan wariyaasha murugada ka muuqato caadi maahan war Rabbi ka baqa haka cabsanina dadka awooda beentaa isku sheegay runta ku dhinta iska qabta cadaalad darada dulmiga . Please joogi dulmiga shacabka😢

  • @SaraAli-li2fx
    @SaraAli-li2fx Рік тому +1

    حتى من عنده جوازات أوروبية.....كلمة حكومة صوماليلاند هى اللي تمشى على أي أحد خاين. لا يمكن أن يفرض احد كلمته على حكومة بلدي.

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 Рік тому

    Hj inay kujiraan jeebja habar awal waa hadalsaxa

  • @sadiiqyare7580
    @sadiiqyare7580 Рік тому +3

    Abwaan Shacayb yare guulayse wll

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +2

    Dhibaatooyinka hay'adaha Amnigu Waa Wax qof kasta ka Marqaati yahay

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 Рік тому +8

    Cumar Waxa Ka Dhex Hadleysa Xukumadii Oo Caadiya 😂😂😂

  • @abdoshMo
    @abdoshMo Рік тому +1

    Cumarkaasi waa neeeeef

  • @abdikompany5322
    @abdikompany5322 Рік тому +1

    Shucayb yare wlhi geesi garab wayay alle haku xafido

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Рік тому +40

    Cadaalad xumada somaliland waa cadceed duhur sacabo laguma qarin karo 😂😂😂

    • @cayuun
      @cayuun Рік тому

      muse saamiri in ciilqabe najaas lagu dalacay yahay madax tooyadiisa kagaran.. garacuu dhalayna ciidama gaar usameeya dadka ku xasuuqo lakin alxamdulillah maanta Garxajis waa katashtay Heego Qadhmuun

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 Рік тому

      ​@@cayuunqaranka dumiiya somalia ku noqo somaha?? Somaliland iyo nadaamkeeyda gebiiahaan dumii somaha?? Garxajis haday xukumada dagaal uu qadan qaranka somaliland wey dumeysa runta ba fiyaacin xaqiiqda hala eego
      Muuse birii bu tagaydoona inshallah

  • @maxamedibrahim556
    @maxamedibrahim556 Рік тому +50

    Xoolahan dibirsan ee mesha fadhiya kulahaa inaad policekii meesha keento
    Imikadan inuu waxan mesha fadhiya inuu wada xidho ayuu ciil kahayaa😂

    • @AyanAyan-rm5lu
      @AyanAyan-rm5lu Рік тому +1

      Haa ciil baa ku gadhoodhay kkkku dhimo dheh duli allow muuse cawar ka qabo dalka

    • @hanalander
      @hanalander Рік тому +1

      @@AyanAyan-rm5lu ina faqash fircoon!

    • @houseofhighlights1226
      @houseofhighlights1226 Рік тому

      @@AyanAyan-rm5lu😂😂

    • @houseofhighlights1226
      @houseofhighlights1226 Рік тому +1

      @@hanalander😂😂😂Wll xuquq bad u bahanthy there’s no faqash

    • @AyanAyan-rm5lu
      @AyanAyan-rm5lu Рік тому

      @@hanalander muuse cawar iyo adiga faqash ka hadheen ah

  • @mohaawalle-ei5uu
    @mohaawalle-ei5uu Рік тому +11

    Shuceyb yare qalad cad ayaa lagu heystay intas dhan 😢

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 Рік тому

      Wa adiga o midhan BA IS KA HADAL

    • @hamzaaden2038
      @hamzaaden2038 Рік тому

      ​@@ayaanibrahim8735war xuriyatul qowl dadka siiya qabiil Mel iskuguyimid baa tihine wecelayahyow

    • @fadumohirsi896
      @fadumohirsi896 Рік тому

      ​@@ayaanibrahim8735 waa lagaa dhex hadlayaa

  • @omarhassan7627
    @omarhassan7627 Рік тому

    Waa Xero dugaag meeshan SL.

  • @zuleekhaabdi6264
    @zuleekhaabdi6264 Рік тому +17

    video wxa ikeenay inan dawadoh shucayb yare dartii😢

  • @AliDetie
    @AliDetie Рік тому +3

    Be Strong together somalians1

  • @akramjamacf8419
    @akramjamacf8419 Рік тому

    Majeclayn inaan qof hayb soco
    Laakiin waxaad noqotay Cumararoow Midgaankii ugu horeeyey ee Xuquuqul iinsaanka dano shaqsiyaad ku difaaca

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 Рік тому

      Why do you have ajee mentality. Shame on you.

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Рік тому

    Bushaaro Baandey Hooyada dhashey walaahi Waa Emotionel murugo Naxdin 1sano ayey tiri hooyadu Shicibkiina khalaas halka lamaraayo. Ninkan buurane cumar garyaqaan.mubarig wuxuu kuleeyey ku celcelinayaa Eeda aanad.lahayn.tuurta haku qaadan.Difaac buu iska Gelayaa arinka bushaaro hooyadeedna fadhido Bal Nscaskan Buurane iska Gubanaaya Fiiriya

  • @abdikhadarcali8551
    @abdikhadarcali8551 Рік тому +3

    Walhi billhi waaa la Ciiilaay wiiilka yar Shucayb yar lkn Xaqaga waad heli i.a Guulayso

  • @Amiira96
    @Amiira96 Рік тому

    Abwan Shuceyb yare waa wiil geesi ah runtii

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Рік тому

    Kan midgaanka ah microphone ka ka wareejiya

  • @kaltunahmed1767
    @kaltunahmed1767 Рік тому +7

    Video waxaan udaawaday waa shucayb yare sorry wallo 😢😢

  • @samiiralaki5828
    @samiiralaki5828 Рік тому

    Farxan

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Рік тому +4

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢 shucayb yare waan ka ilmayey

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 Рік тому +2

    Barnaamij-kan universal runtii aad ayaanu ugu mahadnaqayaa

  • @sahramah2667
    @sahramah2667 Рік тому +1

    Shuceyb iska sanbir waad heli

  • @AliDetie
    @AliDetie Рік тому +2

    Don't scare guys just scare allaah like coldon and lot of athers people's viva all good people and be Strong together incha allaah

    • @musdafabdihakim3445
      @musdafabdihakim3445 Рік тому

      Sxb Englishkaga hadi laaqriyo wa dambi …xumana igama aha ….”scare” wxa kubadasha “afraid “ hadi kale wxe noqonesa ilahey cabsi gali wana dambi

    • @AliDetie
      @AliDetie Рік тому +1

      @@musdafabdihakim3445 my English is perfect how about?

    • @AliDetie
      @AliDetie Рік тому

      Wixi debi ahna allaah weyn ayaa dadka kule manafanaye diintana waan kabadiya 6 luqana taajr baan kahey aqoonteydana Kuma shegene iga ilaali intana heyno kala joota will fahamtey nagu kalawad

  • @hafsoabukar9662
    @hafsoabukar9662 Рік тому +2

    I.a Hooyo mcn gabdhahu cadalad bey haleysa ilhey idnkii 😢😢😢😢😢

  • @rayan781
    @rayan781 Рік тому +13

    Waryha akhlaaq male sidu ninka yar e shucayb yare indhaha ugugubayo eeg uf sorry shucayb yare😢😢😢😢😢

  • @AsmaAxmed-270
    @AsmaAxmed-270 Рік тому

    Aduunyo wxaan joogna xaqa qofka islamaka ah lagu tacdiyo lkn xeer imika laso saaray hadi la garab dhigo quranka karimka waa wax aad loga xumado zppta oo ah sida xeerka la waynayna ilahayna wax kasta oo adunka saaran kitabkiisu kaga waramay side marka xuquq kle lo radinaya ama sharci kle loga badhaya insaan nimadiisa😢

  • @abdikadirmoallim1268
    @abdikadirmoallim1268 Рік тому +6

    Allah shuceyb yare😢 Xanun waye

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому +1

    Ilahay hakasoo furfuro cadowga bushaaro cali banday insha allaah

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Рік тому

    Great program

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 Рік тому +12

    Ama Tv gu security hayesho ama dadkan aan dooda ubislayn en sifaheeda raacayn hanalaga dayo nio😡 qofkan dhiga yarli cidna kama awod weyna e dadka shadhka ugu fanaya bila ixtiramka😡

  • @Aamin04
    @Aamin04 Місяць тому

    Shucayb yare ❤

  • @Shskzkskska1423
    @Shskzkskska1423 9 місяців тому

    4 sano wiil yar gabay in lagu xiro waa mucjzo wallahi😢

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 Рік тому

    Subxaanallah Kan garyaqaan maba aha waa kuwa sida Sharci darada guryaha dadka ku xiraya, waaba laga hadli la, yahay , Kan Wuu Ceebeeyey Xukuumad ku sheega, wuuba Faruura Qaniinsanayaa.
    Xildhibaan Yonis si wanaagsan ayuu u hadlay .

  • @hazaandebaldoz1339
    @hazaandebaldoz1339 Рік тому +1

    Abwaan shuceyb barnaamij buuxa kaligii noogasoo diyaariya. Lagend weyan ninkaa 🙏

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Рік тому +1

    Mamulka sidaa uladhawmaya dumarka dumar buudhalay wayudhaxeen wayladhasheen waydhshay.qofkaas maleeyahay.waa muuse.?

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz Рік тому +4

    Maamada waaba dhamaysay caruurta madaxwayne aanu kala ceshano ayayba kudhantahay.

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI Рік тому +5

    Rabbigii Ruux Uu La Jiraa Ma IisHo Waxan Aad uga Xumahay Ineynu Noqoney Meel Caddaalad Daradu Hoy Unoqo Oo Waxyaabihii aflaamta Aynu Ka Daawan Jirney Reer Hindia Aynu Ku suganahay😢

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Рік тому +13

    Rere somaliland alle ha idinka qabto dadka idin dhibamyo 😭😭

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому

      hafsofarah4278
      somaliland faqash baa dhibta ee illaahay ha laayo faqash

  • @CabaascaliGardam-yg5be
    @CabaascaliGardam-yg5be Рік тому +11

    Majirto somalilnd wllhi 😢😢

    • @hanalander
      @hanalander Рік тому +3

      faqash fircoon

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g Рік тому +1

      Ya waxka weydinaya hortta😠😠😠😠😡😡

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 Рік тому

      ​@@usern134-h4gadeer wajiga ha iska soo madoobeyne wixii xaqdaro ah waa laga hadlayaa ilaahey baa yidhi dulmi naftayda Uma ogoli , ilma Nabi aadanow Nafihiina ha dulmina

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 Рік тому

      ​@@hanalanderdoqon yey caayada ahi xaqa iyo baadilka , xaqaa sareeye xaqa u hiili maalin maalmaha ka mida ayaad dareemi xabsi wuxuu yahay anagaa soo Marney xabdi dibeed oo ciil kaambi ah

    • @hanalander
      @hanalander Рік тому

      @@xasansuudi4565 aamus xooloyow sidii dameer bilaa damiir ah u ciyaya! kolayba kula yaabi maayo oo waxaad tahay dadkii madhnaa ee sida weelka madhan iskaga sanqadhaya! aamus nacasyow

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Рік тому +1

    Shucayb Yare

  • @abdibillowibrahim5812
    @abdibillowibrahim5812 Рік тому

    Justice delayed is justice this guy is ashaming the commission he should speak independently and not defend the rotten judiciary of s/land

  • @abdikadirmuse-bg3nt
    @abdikadirmuse-bg3nt Рік тому +3

    Uma baahni cadaalad hada dibada aYaan jogaa waa geesi wlhY💪🏼💯

  • @ZakariDeeq-jf1ne
    @ZakariDeeq-jf1ne Місяць тому

    54:00 geeesi

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Рік тому

    Muse judan madaxweyne maha askari shuuci ah

  • @ubaxabdirsaaq4958
    @ubaxabdirsaaq4958 Рік тому +11

    Shucaayb hiil buu u bahanyahay somaliyeey 😢😢😢😢

    • @AishasihB
      @AishasihB Рік тому

      Somalilaney dheh jaahilad yahay

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Рік тому +4

    Shucayb Halyey mansha allah

  • @kadiguaabdallah5255
    @kadiguaabdallah5255 Рік тому +2

    je jamais vu est un bon émission 🎉🎉

    • @missjano8249
      @missjano8249 Рік тому

      Tu vois meme a djibouti 🇩🇯 c pas cmme sa 😁djibouti waa ina xoreyna walahi 😢gelleh xafadisu u haysta mesha

  • @dhawrsanadanchannel4523
    @dhawrsanadanchannel4523 Рік тому

    Cumar waa caloshiis ushaqaystee wana jahiil alle ka cabsi aqoon 😢

  • @maariyamarhaba9866
    @maariyamarhaba9866 Рік тому +7

    shuceeyb yare hala garab istaago rer somaliland plz😢

  • @asiaabdi488
    @asiaabdi488 Рік тому

    Cadaalad xumada Somalia o dhan bay ka jirta alla maxa aakhiro waryaala wiilka yar ee shucayb wa la ciilay o dulmi lagu xiray qofku marku abwan wana yahy waki la ixtiraami laha la dhire galin laha lagu faani laha lkin dadkenu mayaqanan horay u soco shucayb wll inte ba dulmi jeelasha u buuxa aan war laga hayn waxase qof wayna Bila aqoonta kalsooni darada isku faraday oon murmaya hadal aqoon kan kle baa wadanka qaribaya jaahilka ah xoog u sheganaya dadka ,Universal tv aad mahadsantihiin baraamjija so badiya qareenka mubaarak wa wiil yaro wax Barty dadkuna kaso klo u bahan yihiin..

    • @hanalander
      @hanalander Рік тому

      somalia-italia waa tii milions of isaaqa xasuuqday ee hargaysa burco iyo dhamaan somaliland diyaarado ku burburisay, ee maalin iyo habeen dumarka la kufsan jiray. ilaahay ayaa fircoon afweyne iyo somalia-italia somaliland ka xoreeyay

    • @asiaabdi488
      @asiaabdi488 Рік тому

      @@hanalander muuuse handaraab tuu siyaad idinku sameeyay laascanood baad ka goosten wana aargudateen maxa la baroortaan inta muuse shaydaan cadaabti alle ha geeyo

    • @hanalander
      @hanalander Рік тому

      @@asiaabdi488 kula yaabi maayo oo waxaad tahay garacdii fircoon afweyne oo maskaxdu futadada kaga jirtay, ee sida weelka madhan loogu shubtay, waa ayaan daro inaad maanta isbarbar dhigto wuxuu FIRCOON AFWEYNE iyo XAROOD XAARAN DHIIGMIIRATO ku sameeyen reer shiekh isaaq, HABEEN SOMALILAND KU MAY QAADATEEN LASCANOD HADII WIXII FIRCOON AFWEYNE IYO FAQASH SAMEEYEEN LAGU SAMEEYO HALKAA.
      laakiin reer sheikh isaaq sidiina faqash maaha CAWAAN MUNAAFAQ CEEL QABAYAAL EE WAA DAD DADNIMADA GARANAYA
      markaa XOOLO XOOLO DHALAY AYAAD TAHAY EE ISKA NIICLEE
      Ilaahay mahadii hadii maanta FIRCOON AFWEYNE IYO FAQAS SOMALILAND XOOG LOOGA XOREEYAY

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 Рік тому +7

    Wadanki somalind ee nabada lagu yaqaanay,maanta meel xumbu maraya, dadkiiba la kala dilay, karsoorka somalind ma shaqeeye, wax shaqeeyaba ma jiraan, waxaana waxa sabab teeda leh maxadwayne biixi, Ama qabyalad ku tager Ama wax kale , somalind maanta hoosbay u socota cid walbana way og tay 👋

    • @caliyamohamed6842
      @caliyamohamed6842 Рік тому

      Intii wax la qabsan lahaa. Bah idinka isku naaga khaniisinyey

    • @hanalander
      @hanalander Рік тому

      @@caliyamohamed6842 faqash dabacayuun

  • @Twa917
    @Twa917 Рік тому +1

    Kkk shacayb mantay tagantahay gabaygaygu

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed2467 Рік тому

    Somaliweyn 🇸🇴 hurudaay riyo bad ju jidhan isaaqow ka kaca hurdads

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 Рік тому

    Shucayb yare salute indr 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedabdi7406
    @mohamedabdi7406 Рік тому

    Walahi wadadkii ba xadhig ayaan u nacey

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 Рік тому +10

    Shuceyb yare geesi garab wye axxx💔 abowe iska sabar adunka hdii aad cadalad ku weyday aqrida ka heleya sorry 😞 from Mogadishu 🇸🇴😭

  • @xafsamusa1584
    @xafsamusa1584 Рік тому +4

    Garyaqaan mubaarik waa nin ay somliand ku faani doonto , dalkygoo maalin wayn nasan

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf Рік тому +2

    Universal waxan sinaya talo ah in qof muranka badan ee an samirka lahayn in an laso casuumin

    • @deeqadeeqa8721
      @deeqadeeqa8721 Рік тому +1

      Muranka somali baan u nahay wlo tan kale wiilka dadka soo casuumaa dadka ma oga siday u hadlayaan io in ay murmayaan
      Dadka murmayaana yagay sharaf dhac utahay

    • @fahadomar8479
      @fahadomar8479 Рік тому

      ​@@deeqadeeqa8721masha Allah si fican baad qofkaa uga jaahil saartey wuxuu aaminsanaa❤

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 Рік тому

    Shuceyb Yare waa Nin Rageed xiniin baa Gubeysa Hibadiisa in lagu ixtiraamo ayey aheyd Afrika wa meel kartida iyo Awooda wax qabad Qariso

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Рік тому +1

    shacayb waa geesi aawey geesi coldoon

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 Рік тому +1

    Kan daamka weeyne difaacay dawlada miyaanu qajileen war waxan muda Ayaa ka qabta

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 Рік тому

    aqoonta faaidadeeda eeg. Garyaqaan Mubarik qaabka degan ee aqoonta leh ee uu u jawaabayo una dodaya , iyo shoodhayaagaa eed uuna lahayn qaadanaya isagaba lagama hadlayo tabtii caruurtuu u boobaya hadalka

  • @footballorsoccer2903
    @footballorsoccer2903 Рік тому +4

    *qofkan caluusha buuran meesha maxaad kala soo doonteen*

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Рік тому

    Wa yaab

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Рік тому +1

    Cumar guulwade alla kabaq

  • @siraajikorah5197
    @siraajikorah5197 Рік тому

    Shuceyb yare waa ciil hadlay 🥲

  • @koosmohamud6554
    @koosmohamud6554 Рік тому

    Shucayb yare 😢

  • @Farxaanibnujaamac
    @Farxaanibnujaamac Рік тому +1

    Run marka laga hadlo somaliland sharci kama jiro

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Рік тому +8

    DHUCAB YARE SORRY INSHAA'ALLAH KHAIR

  • @samiirosagal5637
    @samiirosagal5637 Рік тому

    Cumar waxaaw isticmaalay habsiyaasad oo dadka laga badiyo garta ama qofka lagasaxan yhy markaa tahay waxaa laisticmaalaa marka lagaabadi rabo waxaana loo dhaqmaa sida qof nervous ah

  • @mohamedsudiofficial7824
    @mohamedsudiofficial7824 Рік тому

    Welcome to Muqdisho alx❤

    • @hanalander
      @hanalander Рік тому +2

      maxaa somalia-italia meel amison u taliso laga soo dooni!

    • @hallad598
      @hallad598 Рік тому

      ​@@hanalanderMuqdisho ugu yaraan lagu dulmin maayo.

    • @hanalander
      @hanalander Рік тому

      @@hallad598 who wants to go QARAXLAND AKA AMISONLAND.
      Republic of Somaliland is my country why would I want to go ANOTHER COUNTRY?

    • @hallad598
      @hallad598 Рік тому

      @@hanalander horta Somaliland waddan ma ahan ee beenta la idinku qufulay hadmaad ka xoroowaysaan? Marka labaad, waa run in Koonfur amnigeedu yara xun yahay hase ahaatee maalmuhu waa giraan oo waxaa suuroowda in dhawaan Rabi nabad iyo nimco uu ku gallado. Anigaygan kula hadlaya wallaahi reer Hargeysa ayaan ahay gaar ahaan xaafadda Guryosamo balse waxaan aaminsanahay midnimada Soomaaliyeed iyo calanka buluugga ah. Beri dhaweyd Sool ayaa tagtay, maalin dhawna waxaa jidka ku soo jira Awdal. Beentii 30ka sannadood way soo idlaanaysaa.

  • @ahmedabdilahi9115
    @ahmedabdilahi9115 Рік тому +1

    Shucayb yare adeero waad liqsanyde naga daa ciyaarta

  • @munasiciid2947
    @munasiciid2947 Рік тому +3

    😢😢😢😢geesi garab waayey weeye shucayb😢😢

  • @thequule
    @thequule Рік тому +2

    I don't see Gulled Dafac

  • @prosperitybintuibrahim2434
    @prosperitybintuibrahim2434 Рік тому +1

    Dawlada maxaa lagasugayaa halkii qofkii kajoogay baa juqlaga odhankarilayahaye😅😅😅😅

  • @Ballo_moha39
    @Ballo_moha39 Рік тому

    Marka horeba hay ad xuquuqul insaan waxa samaysta dadka dulmiga sameeya iyagaanay u shaqeeyaan