walahi naag ka caqli badan oo ka fariidsan ma arkin kaligeed baa caqliyadaa keentay keligeed baana fulisey rajadeedi iyo nolosheedibay sameeyeen iyadna noloshii ayeyna ka kaxeysay i wish inay nolo qurux badan ku nooshahay iminka waa hadey nooshahay hadii kalena alle ha unaxariisto ❤️
Cadaalad buuxda aadanuhu gaari maayo ilaa Rabbulcaalamin la hortago maalinka qiyaame, laakiin fikirkayga raga hooyooyin dhaleen, la dhasheen rajana ka qabay dhamaantood ama qaarkood inay xaas yeeshaan oo ubad dhalaan, in gabar miskiina mustaqbalkeedii oo dhan hal bari kusoo afjaraan, waa ay mutaysteen in ummada laga hor wareejiyo si aanay fasahaadkooda ummada ugu fasahaadin.
Haa way ku saxan tahay wiliba way ku yareesay oo 5 ayaa udhinnaa 😊 aadbaan uga xunnahay in ka 5 uu noolyahay 😢balese haddii aan aniga ahaalahaa kama tagi lahay illaa aan nafta kajaro children ima deylahey😊ballet hedda wuu nool yahay 😢ashshidanti naabuli😅
Haa way saxsanayd waayo booliska ayaa waxba u qaban waayey lkn nimanka in la dilo may ahayn in la xukumo ayaan taageersanaa oo xadhig lagaga jaro dhibkay geysteen lkn booliiskaa ka gaabiyey mid kalena gabdhaha waan u sheegayaa kufsigu ceeb maaha waayo qof la qasbay oo awood loo isticmaalay waxaanuu rabina lagu sameeyay ayaad tahay ee marka ugu horaysa ee ay dhacdadaasi kugu dhacdo waalidkaa u sheeg si ay horaan taba wax kuula qabtaan inaad ilmo qaadin cid kalena aanay ogaan nimankaana aad ka aarsato ayaa 100% macquula markaas
Duuddaaye captain isku day mararka aad muuqaalka diyaarinayso inaad wixii cadayn ah keento sida waxa ay cc tv du duubtay sawirada iyo xogta dahsoonbaa, waxaan waliba isticmaal ku dhihi sheekada films ka laga sameeyay ama documentary yada laga diyaariyay. Muuqaaladii hore baan ka hadlayayaa wali muuqaalkan ma dhamaysan THANK YOU.
Ani mido badan ayaan qisoyin ka nocan dawana yey Marka Africa jogay cadi ayan iska aha safar dag daga un ayan so galay waxan imi wadamada qurbaha waxan ku nola hay Mel aan Somali jogin waxa joga wax yar oo muslim ah oo maqribin ah iyo nin iyo naag african ah wa tuulo yar Wlahy waxan ku nolahay cabsi qisoyin kan iska dhaf ayan is iri ma dhafi karo Alx lkn markasta allah ayan iraah ilahow adan magan tada ahay marka wlahy wan iska qomameya waxa iso waday family gayga wan ka xishoda inan dhaho wan baqay Marka dumar hadan nahay hilib bisil ayan iska nahay ilahay hana ilalasho
@@bogasho898 inshallah Wll mcn saga cabsi dísa iyo Ku wenashi hiisa ayan weheshan thank you Wll mcn no qad adina qisoyin ka waxan ka qadan cimra qadasho iyo taxadar dherada malinti ayan dawada haben kii wan ku sasaya hadan da wado so malinti dawan inshalalh
waxay ahayd gabadh carabiyada oo Ku abtirsata geesinimo Lagu dhalay hadii ay somaliyad ahaan lahayd meelaha ayay niicda ka guri lahayd oo oday nacasa oo yidhaahada astura gabadh ayay gacanta U Gali lahayd afar cisho ka qayila iyadanu meelaha ayay Ku dhuuman lahayd marka ka la iloobana way nayad jabtay lafteedu way qayli lahayd Ileen way isnacdaye waa dhibka somalida haysta
Wado kale maba jirto aan wadadaas ahren good job 👏 🎉
Way ku saxnayd madama sharci islamiya oo xaqeda udhiciya jirin kii cilmaniga ahana iska daa ino usoqabte xita anu si xushmadle ula hadlin inay gacmeheda kaga ciil baxdo way ku saxnayd fariid actarada ayay ahayd ❤❤❤❤❤❤
Gacantaadakusoodhacsaaxaqaaqokalekasuginqaaiuukuusoodhiciyo
Walaahi wagesiyad masha allah sidaas ayay kuficanyihin kuwa dumarka qabsada
🙏
Subxallah waa fariid runtii shekadan cajaiib❤❤❤
Waan u hambalyeeynaya gabadhaas Fatuma oo sida cajiibka ah u aar goosatey weey ku saxantahay 💯
Wykusaxntahay
walahi naag ka caqli badan oo ka fariidsan ma arkin kaligeed baa caqliyadaa keentay keligeed baana fulisey rajadeedi iyo nolosheedibay sameeyeen iyadna noloshii ayeyna ka kaxeysay i wish inay nolo qurux badan ku nooshahay iminka waa hadey nooshahay hadii kalena alle ha unaxariisto ❤️
Mashallah waa naag nool wallhi waa way ku saxantahay ficilkay samaysay iyo sida ay raga wuxuushta xaqeedi uga soo dhacsatay ❤❤❤👍✔️✔️
Waa wareey, waa gabadh fariid ah. Way aar goosatey.
Geesayad an ladhacay abad wana dhiigalin qofwalba oo ladulmiyay masha allaah
Naag adag❤
Waa Gabar cajiibah aqli badan way saxan thy runtii qofki qof dhibaateeya usna waan ladhibaateeya
Naag nool iga dheh wey ku sax ned eywalba oo sidas sameyana saas lee haloo galo😊❤
Cadaalad buuxda aadanuhu gaari maayo ilaa Rabbulcaalamin la hortago maalinka qiyaame, laakiin fikirkayga raga hooyooyin dhaleen, la dhasheen rajana ka qabay dhamaantood ama qaarkood inay xaas yeeshaan oo ubad dhalaan, in gabar miskiina mustaqbalkeedii oo dhan hal bari kusoo afjaraan, waa ay mutaysteen in ummada laga hor wareejiyo si aanay fasahaadkooda ummada ugu fasahaadin.
Way ku saxsanayd.
Ilaahay nolol qurux badan hagaliyooo Fatima
Hambalyo ayan leeyhy gabadhaas❤🎉waa guuleysatay cadawgii ku ciribtirayna wad cirirb dirtay😊
Wey saxanthy wayna guuleysty❤
Wllo waad mahasantay
You're welcome
Wow Fariid iga dheh 😂
xaah was yes
Haa way ku saxan tahay wiliba way ku yareesay oo 5 ayaa udhinnaa 😊 aadbaan uga xunnahay in ka 5 uu noolyahay 😢balese haddii aan aniga ahaalahaa kama tagi lahay illaa aan nafta kajaro children ima deylahey😊ballet hedda wuu nool yahay 😢ashshidanti naabuli😅
Wa geesiyad geesiyad dhashey❤😊
Golden voice
Way Ku saxnayd absolutely
Weli qiso ka cajibsan man maqal ❤
Way ku saxsanayd
Qisadii ugu fiicneed maanta ayaan dawaday wlhi
Much respect
Horey usoco wll dudaaye
Wallaahi, way ku saxsanayd in ay sidaas iyo si' ka xun u gasho, maadaama uu sharcigii arrinkooda dhayalsadeen.
Waa ay Ku sax saneede 💯
Naf = naf ayaan loo gooyaa qiyaamaha inteed tagi hadaad waxaas samayso 😢
Yes waa sax gabar geesiyad ah waye Manshallha ❤
Thanks
Welcome
Waa sax waxa ee sameesay gabadhas
Machallah wa ghabadh fariida xaqegii way dhacsatay
Wey ku saxsaneyd fatima arinkaas
Walaal adoo mahadsan. Dadka sheekada quseeyo sawiradooda soo dhig. Video yada police soo ban dhigaan oo cadeemada ah noo soo daay pls .
Fadtuma wasaxnayd
Mr duudaye waa ku salamay saxib guuleyso
GUDDOON
Waan ka helay nasgtaa legend weeyi
Waa gabar geesiyad ah oo aarsatay ❤❤❤😅
Shekadan aflam laga sameyay wa dawayay Hollywood io Bollywood
Sxb flimka magaciisa isheeg sxb nuur
Haa sax waaye sii fiican ayay sameysay fariid ayay aheyd Sasa loo bahan yahay nin an shantada ka reebiin sharci kama reebo
Haa wayku saxsanayd ❤fariid weeyi mahadsanid wl qali ❤
Haa
😊fatima waxay samaysay waasx❤
Haa way saxsanayd waayo booliska ayaa waxba u qaban waayey lkn nimanka in la dilo may ahayn in la xukumo ayaan taageersanaa oo xadhig lagaga jaro dhibkay geysteen lkn booliiskaa ka gaabiyey mid kalena gabdhaha waan u sheegayaa kufsigu ceeb maaha waayo qof la qasbay oo awood loo isticmaalay waxaanuu rabina lagu sameeyay ayaad tahay ee marka ugu horaysa ee ay dhacdadaasi kugu dhacdo waalidkaa u sheeg si ay horaan taba wax kuula qabtaan inaad ilmo qaadin cid kalena aanay ogaan nimankaana aad ka aarsato ayaa 100% macquula markaas
Wey sax saney 100%❤
qisadaan majirto
Wey ku saxnthy ❤
Alla fariidsaneydaa laguma cuno lagumo cowryo faadumey hadad nooshahey faraxd kunolow hadad dhimateyna janadii kunolow 😮😊
Waaye ku yaresaye waliba taso kale waa gesiyad ilahaye nolo quruxbadan hasiyo fatima😊
Amin
M.a fariid weeye❤
Naag adag ayey ahayd
Prefekt 😊
Mahadsanid huno nagtasi gesiyad ayaay aheed😂😂
Sifiican ayay yeeshay boolisku haday xaqeeda usoodhicin waayeen maxaa diidaya inay iyadu xaqeeda raadsato hadaan arki lahaa Gabar sidaas oo kale kudhacday aniga ayaa xaqeeda usoodhicin lahaa ee iyadana naso ayaan oran lahaa
Guulayso sxb hormar wacan legend
Geesiyad ayay ahayd fatimo
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Mhdsanid
Wey ku saxan thy❤
كل شيء اللي سوت هي فاطمة كانت صح ايوه مرة كانت قوية ما شاء الله😊😢
Geesiyad
Wey ku saxantahay samideyda fadima
Haa wey ku saxney aad iyo aad waliba 💯💯💯💯💯
Sxp waxaa kuu soo socdo inkabad 300 qof bishaan dhaxdayda🎉🎉🎉🎉
IG igala Soo hadal
Haa sxp
Qisootinka kufsiga noo badi
I.a
Way ku sahsanayd wllhi
Duuddaaye captain isku day mararka aad muuqaalka diyaarinayso inaad wixii cadayn ah keento sida waxa ay cc tv du duubtay sawirada iyo xogta dahsoonbaa, waxaan waliba isticmaal ku dhihi sheekada films ka laga sameeyay ama documentary yada laga diyaariyay.
Muuqaaladii hore baan ka hadlayayaa wali muuqaalkan ma dhamaysan THANK YOU.
Thank you 💯
Waakusaxantay
Way ku saxneyd
Waayo nolosheeda ayay ku ciyaaren Allaha amaansado meelkastoy joogto faatima 💗🤲
Always they're braves
Way ku sax santahay
✅
way ku saxsantay ❤
❤❤❤❤❤❤Haay❤
❤❤❤❤❤❤
Waar fariidsana ma aniga dhalay yaa 😳ma I dilene sii hayna uu ilawiin waxay sameyen waxa xuney la washeenban ka gooyn laha😂
Wallkey dudaaye gulayso🎉❤
Much respect
Farid weeye
Asc asaxabta hawada kujirta hada intii hore maha
First
Haa wey ku saxantahy
Ani mido badan ayaan qisoyin ka nocan dawana yey Marka Africa jogay cadi ayan iska aha safar dag daga un ayan so galay waxan imi wadamada qurbaha waxan ku nola hay Mel aan Somali jogin waxa joga wax yar oo muslim ah oo maqribin ah iyo nin iyo naag african ah wa tuulo yar
Wlahy waxan ku nolahay cabsi qisoyin kan iska dhaf ayan is iri ma dhafi karo Alx lkn markasta allah ayan iraah ilahow adan magan tada ahay marka wlahy wan iska qomameya waxa iso waday family gayga wan ka xishoda inan dhaho wan baqay Marka dumar hadan nahay hilib bisil ayan iska nahay ilahay hana ilalasho
Waan kula qabaa dhibkaa wlhi
Allaah sxp la ahaw Hubaal waad liibaani
@@gudonahmed6161 ilahay hayna amansho Wll mcn
@@bogasho898 inshallah Wll mcn saga cabsi dísa iyo Ku wenashi hiisa ayan weheshan thank you Wll mcn no qad adina qisoyin ka waxan ka qadan cimra qadasho iyo taxadar dherada malinti ayan dawada haben kii wan ku sasaya hadan da wado so malinti dawan inshalalh
@@anfacdadkaagaofficial6479kaliga miyaa guri dagan dadka iska ilaali wey dhagar badan yihine
Waan naag ku dayasho madam oo fariid ah waany ku saxsanayd 100
Geesiyad abaalkoodey siisay😂
Filim an hada kahor kufirsaday qisadan camal
Way ku saxneed hadii police iyo lawyer dii wax uga qaban waayeen xaqeeda ha dhacsato,
💯
Weyku saxned boqol kiba boqol
Wey ku saxsaneyd kuwas dhiigooda wa xalaal
Hambalyo walaal Faatima
Waxaa rabnaa sidaas oo kale in ay gabdhaheena uga aarsadaan cawaanta rag la moodka ah
Shekadan mid ka xamasad badn man dawan wan u hanblyeyn fatma
😊
Way ku saxnadee taa ❤❤fariidna way ahayd 😮😮😮
Wey Ku saxantahay fadumo
Dadaalkaaga kumaqaasaareysid ok❤🎉
❤❤ soobadi waalal❤❤😊
I.a
Somaliya gabdhahaa saan uugalaa willashaa haa saan camaal😂😂😂
waxay ahayd gabadh carabiyada oo Ku abtirsata geesinimo Lagu dhalay hadii ay somaliyad ahaan lahayd meelaha ayay niicda ka guri lahayd oo oday nacasa oo yidhaahada astura gabadh ayay gacanta U Gali lahayd afar cisho ka qayila iyadanu meelaha ayay Ku dhuuman lahayd marka ka la iloobana way nayad jabtay lafteedu way qayli lahayd Ileen way isnacdaye waa dhibka somalida haysta
Ilma aha inay gaabdhni qalad gashay xata ilama aha inay caadab ledahay dilkay gashay awgi ilen marki hore Bay sharciga kaa qusatay ee😊
Wadadi 30k
Exactly
Qisadii ugu fcned e an maqlay. waxan fila in raga rer Morocco 🇲🇦 ay cashar u noqotay, aad bad u mahadsantahy walalkey dudaaye ❤❤
You're welcome
Mash Allah wabaa wax lagu faraxo naag nol wey ku saxan tahay
Waa geesiyad gabadhasi walaahay haday nagaha somaliyeed sidaa cadkoda usoo ridanlahayeen nina mahawaysteen inuu kufsado