Hinduga wa cunsuriyin musliminta neceb badana filmada ee jilan wa run waxa mumbai lagu diley siyasi muslim oo salam khan saxibo ahayen oo la dhaho baba siddiqui alha u naxaristo
Shaakira horta allaah hau naxriisto 😢lkn danbi waxay kulahayd hadii ninkeda seerabto kaweysay in ay lafadhiisato hadee usuurta gali wayso in nafteeda kafakarto ileen ninkeeda waa caruurteda aabahood nin Muslim ahyn ayee arimaha qoowskeda kala hadashay meshaasa halaaga kaga biloowday illaahay hana xafido hadan dumar nahy sheydaanka wan unugul nahy😢
Isaga ayaa qalad lahaa oo xaaskiisa cidleeyey , waliba min ka ajnabi ah u ogolaaday gurigiisa . Marka waxba yaan la xagxagan gabdhaan garabka weyday . Guurku maaaha macnahiisa in la is cidleeyo . Xaqii lagu lahaa ee waajibka ku ahaa isagaa dayacay ninkaas . Iyadane Allah u naxariisto nin xun ayaa helayee😢
Calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam ❤❤❤
❤😂😢😮f
Khalad ayuu sameeyay aabaha xaafadu khaladkana isagaa ka masuul ah sidee buu aamin nin aloobaad waliba nin gaal ah isagoo waliba ku aaminay xaaskiisii iyo gabdhiisii gurigana u dhex keenay
Bal adba
Thanks Mudane Waxaan kuu Rajeenaa 1M iyo ka badan I.n
Arimo Dambi baaris ah Muuqaalo ku dhisan waaqica iyo Wacyiga sidkle dhacdooyin xaqiiq ah mashallah Guuleso wll❤❤
Mhdsanid msl
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Scw aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Gobbonimo 🙏
Waa diyaar gudoomiye waana Kula shaqeyneynaa Inshallah adna good to go,!!
Respect 🙏💯
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Masha Allah wll qaali ❤❤✔️💯
🙏
Mr dudaye Wllhi boowe mobel wliba aan Qabto Waa kugu soo Daraa Meel dher baan ku rajeynaya I.a hormar wcn wll 🎉❤
Sharaf iyo Karaamo 🙏💯
Hinduga wa cunsuriyin musliminta neceb badana filmada ee jilan wa run waxa mumbai lagu diley siyasi muslim oo salam khan saxibo ahayen oo la dhaho baba siddiqui alha u naxaristo
💯
Nosoo badi qiso yinka hindida
I.a
Masha allaah guuleso walalkeyga ❤❤❤❤❤
🙏
Walaalo walaalkeen dudaaye 1 million aan gaarsiino 😢😢😢
Gobbonimo 🙏
Thanks ❤❤❤
Shaakira horta allaah hau naxriisto 😢lkn danbi waxay kulahayd hadii ninkeda seerabto kaweysay in ay lafadhiisato hadee usuurta gali wayso in nafteeda kafakarto ileen ninkeeda waa caruurteda aabahood nin Muslim ahyn ayee arimaha qoowskeda kala hadashay meshaasa halaaga kaga biloowday illaahay hana xafido hadan dumar nahy sheydaanka wan unugul nahy😢
Good point ☝️
Wan ku xiisnay muqalda ino so badi sxibky duud Ana wajibkyga wan ka sobxayaye😊🎉
🤝
Sallallaahu caleyhi wasallam ❤❤❤ mahadsanid sxb waa inaga mudantahay
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Noso baadi aad beey qasadaan u macaneyd
Wan laa dhaacay wlhi
Halkaan waa bogosho deh hade sxp😂😂😂😂 waan kutaa geraaa wlhi ..
🙏
Mr.dudaaye legend 👍
🙏
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
🙏
Scw scw scw SCw scw SCw scw SCw scw
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid wl hore usoco insha allh ❤
🙏
Shaqo wacan sxb dudaaye
🙏
Cajiib😮
Dudaaaye golden voice ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🙏
Qofkii 2aad❤😂
🙏
😂hindi waa markii ugu horysy ee aan arko iyagoo sidacada kiis uxliyy
Ninkasi waa mid dacada aqii darayska iyo wajibkii sarna kaso baxay waxa ficnan lahyd inay qiimhiisa gartaan❤😊
💯
Legend keep going
🙏
Waa codsi vedio gan ka xiga qiso somaliya ka dhacday soo qabo
Ila Soo wadaag
Waa sax
Thanks for you master
Any time
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE ❤❤❤SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Keep going Walalkey ❤
Sxb waa magu dhereeysay 37 daqiiqo wax kabadal naga yare waa iga rayi ahaan ❤❤❤❤
😂 hye
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxannllah xasisanaa😢
Hore usoco sxbkey dudaaye
🙏
Scw scw scw
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaka luqada hindidha mafahmi
Maya wll
Sxb qisadan horaan waxaa oo soo turjumay chanaal kale
Sxp qisooyinka somalida oo novan ah maxd uguso dari wayday
On the way
Asc
Waa yaab
I'm second 😊❤
Guul wll😊😊😊😊❤❤❤
🙏
I'm first today
Yes you are!
Waxaa tahaay saxibkay meel foog ayan kadhsinayaa sxb
Karaamo 🙏
🙏🏻🙏🏻♥️♥️♥️
Wcs
❤❤❤❤❤
Maxaa loo dili wayey wah🙄
Qisadan mar hore ayaan dhagees tay?
Baga ha dilo waayo waxay ahayd naag kibirsan iyadaa daneheeda uraacday ninka.caruurta aabohoodna xumeysay, laakiin sina waa uuga naxay iyadoo noolbuu aasay hhhjjjjj😂😂😂😂😂
Yeah
50k San gaarsino wllken
Respect 🙏
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashala Allah brother ❤❤❤❤❤
A Lot of Luv❤️MY CHANNEL💯
Thanks
Dudaaye waad kumahadsantahay kiisaskaaga madaxjabiskaa
🙏
Meel laga jecel yhy hada ka tagto waxaa tagaysa meel lagaa neceb yhy
Nabsigii ninkeedii hore baa helay iyo iyadoo diintedii meel uga dhacday
Isaga ayaa qalad lahaa oo xaaskiisa cidleeyey , waliba min ka ajnabi ah u ogolaaday gurigiisa . Marka waxba yaan la xagxagan gabdhaan garabka weyday . Guurku maaaha macnahiisa in la is cidleeyo . Xaqii lagu lahaa ee waajibka ku ahaa isagaa dayacay ninkaas . Iyadane Allah u naxariisto nin xun ayaa helayee😢
@@Ruuzah-2019 marka waxay ahayd in buriska lala ah fadhiyo
Dhedo roob noqon weyday
Lacag inaysan waxba ahayn baa meesha ka muuqata
❤scw❤scw❤scw❤
❤scw❤scw❤scw❤
❤scw❤scw❤scw❤