Maaasha allah Allaha u naxariisto sheikha qabrigiisane ha u waasiciyo Walaalka soo galiyayna Allaha ka Abaal mariyo xayeeysiin la aan Iyo buuq la aan ayaan ku Dhagestay ajer Allaha kaa siiyo
Allaha unaxariisto sheekha Waxuu yiri dumarka caadada hela io kuwa aan helin ee ama waayeelka ah ama caruurta ah? Ma ilma aan caado kudhicin ayaa nin uhawoonayaa??? Meelkasta naago io gabdho qaan gaar ah ayaaba buuxee maxaa ilma aan qaan gaarin laga dooni? Waxaas waa xanuun😡
Fahima Allah ha ku janneeyo, si fiican u faham Quraanku waa xeerkii Allah na siiyey si aan si cadaalad ah ugu noolaano aduunka oo aanan isu dulmin dhexdeena, marka laga bilaabo qoys ka kooban nin iyo xaaskiisa ilaa unmad dhan. Marka loo soo noqdo xuquuqda dumarka Allah baa shareecada ku sugay oo dulmi badan oo lagu hayey ama haddaba lagu hayo ka mamnuucay. Marka ay noqoto gabdhaha ayagoo yar oon caado helin la guursado waa dhaqamo shucuub badan ay sameeyaan annaga ka Soomaali ahaan ma samayno, gabdhaha caruurta ahna in loo hawoodo Sheekhu kama hadlin ee sidii ay nabiga su’aasha u weydiiyeen oo Allah ugu jawaabay ayuu ka hadlay. Waana Dhaqankii carabtu lahayd markaas. Meesha xuquuqda dumarka maanta aad loogu xadgudbo waxaa ugu badan aduunka ilbaxa aan u naqaan ee Yurub, way ka hadlaan oo sharciyo badan bay ka dejiyaan laakiin wax badan ugama suurtoobaan, dhibka cadaanku ku jiraan hadaad ogaan lahayd. Gabagabadii Quraanka waa inaan u fahanaa sidii Allah ugu talagalay waana inaanan la tartansiin ama kaga qiyaas qaadan xeerar bani’aadam dejiyey oo ku xiran waayo aragnimadoodu inta ay gaarsiisan tahay.
Alle qabriga hakuu nuuro oo janooyinkiisa hakugu macsuumo sh cumar faaruuq
Ilaahow qabrigiisa rowdatun min riyaal dil jano uga dhig shiiqa una naxariiso
Maasha allaah ilaaaheey ha u naxariisto sheekha ilaaheey inti noo axsaantay ilaaheey aduun iyo aakhiro ha ugar gaaro aaamiiin yaa rabii yaa rabi yaa rabi
Aamiin
Illaahow unaxariiso shiikheenii qabrigiisana haw waasiyo
Allah ya Raxmo shekheena
Alle ha u naxariisto Shiikh Cumar faaruuq
Allah subxaana watacalaa ha u naxariisto aamiin
Allah unaxaristo
Maaasha allah Allaha u naxariisto sheikha qabrigiisane ha u waasiciyo
Walaalka soo galiyayna Allaha ka
Abaal mariyo xayeeysiin la aan
Iyo buuq la aan ayaan ku
Dhagestay ajer Allaha kaa siiyo
Uwom9n
Ilaahay miisaanka xasanaadka ha usaaro
Allah ya Raxmo 🤲🤲
شكرآ لك ❤
Masha allaah sheekha ilahey ha u naxariisto
allow xaqa na wafaji ❤
jasaakallah qeir alle janada hakugu bishaareeyo alle yaraxma wlhi aadbaan ula dhacay fahamka aan ka heley alle ajir hakaa siiyo
Aamiin Allahayow, Jazaka-Allah khayr
أللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته
Ilahaw u naxariiso sheikha
الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته
رحمه الله تعالى رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته
maanshaa alaah ilaahey ha u naxariisto sheekh Omar Faruq! jizaaka laah miisaanka akhiro ilaahey ha idiin saro inshaa alaah
Aamiin jazakallah Amina
Mashallah❤️💯
MaaashaAllah❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉
Masha allaah
❤ Rahmatul
Thanks sheikh
Illaahay sadaqatul jaariya ha kaaga dhigo oo ha kuugu danbi dhaafo.
رحمه الله رحمة واسعة
Jazaakumulaah
رحمه الله رحمة واسعة وجعل الجنة مثواه.
Amiin Yaa Rabbi 🤲
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahyaraxma
❤❤❤❤❤
Mashallah
رحمه الله رحمتا واسعة وجعل الحنة مثواه
Aun shiq cumar
Love
25:00
Www
M,a
Allaha unaxariisto sheekha
Waxuu yiri dumarka caadada hela io kuwa aan helin ee ama waayeelka ah ama caruurta ah? Ma ilma aan caado kudhicin ayaa nin uhawoonayaa??? Meelkasta naago io gabdho qaan gaar ah ayaaba buuxee maxaa ilma aan qaan gaarin laga dooni? Waxaas waa xanuun😡
Fahima Allah ha ku janneeyo, si fiican u faham Quraanku waa xeerkii Allah na siiyey si aan si cadaalad ah ugu noolaano aduunka oo aanan isu dulmin dhexdeena, marka laga bilaabo qoys ka kooban nin iyo xaaskiisa ilaa unmad dhan. Marka loo soo noqdo xuquuqda dumarka Allah baa shareecada ku sugay oo dulmi badan oo lagu hayey ama haddaba lagu hayo ka mamnuucay. Marka ay noqoto gabdhaha ayagoo yar oon caado helin la guursado waa dhaqamo shucuub badan ay sameeyaan annaga ka Soomaali ahaan ma samayno, gabdhaha caruurta ahna in loo hawoodo Sheekhu kama hadlin ee sidii ay nabiga su’aasha u weydiiyeen oo Allah ugu jawaabay ayuu ka hadlay. Waana Dhaqankii carabtu lahayd markaas. Meesha xuquuqda dumarka maanta aad loogu xadgudbo waxaa ugu badan aduunka ilbaxa aan u naqaan ee Yurub, way ka hadlaan oo sharciyo badan bay ka dejiyaan laakiin wax badan ugama suurtoobaan, dhibka cadaanku ku jiraan hadaad ogaan lahayd. Gabagabadii Quraanka waa inaan u fahanaa sidii Allah ugu talagalay waana inaanan la tartansiin ama kaga qiyaas qaadan xeerar bani’aadam dejiyey oo ku xiran waayo aragnimadoodu inta ay gaarsiisan tahay.
B1i
ASÝI 🌺👺💉🎤〰️🔤
Masha allah
Mashallah❤️💯
Mashallah
AS2
WOO
OQOOQ
WOO
IWOLQ
6ugt5hj
Masha Allah
Mashallah❤️💯
Mashallah
Masha allah
Masha allah❤❤