HEESTII ANI KIJELE & USTAAD AXMED NAAJI SACAD 1978

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 кві 2020
  • SomaliSwisstv.com SomaliSwiss Media Productions
    Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    #SUBSCRIBE #SOMALISWISS

КОМЕНТАРІ • 45

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 2 роки тому +5

    Habeen dayaxu 15aad yhy oo layr macaan ay dhaceyso anigoo banaanka iskaga fiidsanaya ayey heestan idaacad aan dhageysanayey ka soo gashay habeenkas sidan u jecladay heestan wn soo raadiyey cawa ayan helay ani kijeela ma i jeelida❤

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 3 роки тому +2

    2021 yaa iladhageysanaya
    20 jir maskaxdiisu 70 jirtahay qaraamiga uunbeey iigu baxdaa aniga ♥️

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 роки тому +1

    One of them of the biggest Somali Singers Legend Ahmed Naji Sa'ad..Waaberi1 Long live Bro!!..good Remembered...thanks.

  • @aliisse9783
    @aliisse9783 4 місяці тому +1

    Allaha unaxariisto Axmed Naaji Sacad waxuu ahaay Fanaan Qaran ❤❤❤❤❤❤

  • @ossobo5710
    @ossobo5710 2 роки тому +3

    Ahmed naji ilahay cimri dheer iyo cafimad iyo cibado suban haku siyo

  • @axmedwaaberi1193
    @axmedwaaberi1193 3 роки тому +11

    Ciyaal macne maleh King qaled iyo bal balaarka mursal iska dhageesta anagana Heesihii hore noodhaafa meeqa sano ayaa kasoo wareegtay mana laga xiisa dhacaayo codka waa Natur

  • @jelani4011
    @jelani4011 3 роки тому +28

    Ajal ma ee walahii jiree
    Jini wanaasaa Jid iifadheedee
    Ijirinaa Jaalley ma kooytoo
    Janale ninjeedaw Jilib maseedow
    Shalanbod Jid ma iimarayo
    Jiijo jawaabaa lakoo fade
    Jidkii Jiidinaay lenn ku jiide
    Ani kijele Adi may jelidaa? hoy
    Hadii injela Jahwareerkun may iinridee
    * * * * * * * * *
    Joogdheeraantaa Jilba toosanaanta
    Aashaqaa waa i Jirguree
    Ijirbudooytee Janaaletaay
    Janna Aduun isla jaalisaane
    Ay kili jiree Jiriba jireee
    Anna ma jeesadaaw
    Jidkii Jiidinaay lenn ku jiide
    Ani kijele Adi may jelidaa? hoy
    Hadii injela Jahwareerkun may iinridee
    * * * * * * * * *
    Luuqada Soomaaliyeed waa qani waana mid si fiican lo fahmayo Lahjadaheeda marka laqoro sida Hestaan oo kale 75% Reer Koraadku sifican bay u fahmi doonaan! Iinsha Allaah

    • @tusejiirow4776
      @tusejiirow4776 3 роки тому

      Sxb heestaan waan jeclahay waana fahmaa wax yar maahee

    • @AbdifatahZ
      @AbdifatahZ 3 роки тому

      Xoogaa iska sax
      Haan jeel me ee waaye
      Tankale Janaale ii jeerow jilib ma seedaw waaye

    • @Haile518
      @Haile518 2 роки тому

      Haa Heestan erayadeedu aad bay u fududyihiin qof kasta wuu fahmi May may gii afkaa ee AHU Sahal Macallin Ciise heesaha Smatar ma aha

    • @asiya_0248
      @asiya_0248 2 роки тому

      Thanks walal Jeylani. Dadaalka aad ku bixisay ood noogu fasirtay. Hadda waan fahannay mashallah.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 2 роки тому +1

      @@AbdifatahZ waan fahmaa 100% laakiin kuma hadli karo. Waxaan ahay maxaa tiri se ku dhashay Baydhabo ilaa 8 jir ku noolaa,

  • @abdirizakmohamudelmi1194
    @abdirizakmohamudelmi1194 6 місяців тому

    Best song, Ustaad Axmad yaab ayuu lahaa Fankiisu, Alle hau nariisto walaal keen Axmad Naaji

  • @aliisse9783
    @aliisse9783 Рік тому

    Fanaan qaali ah axmed naaji sacad allaha ku xafido adiga iyo qpyskaada

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 роки тому +1

    🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️Ahmed Naji Sacad,Dhaxalka fanka soomaaliyeed, We Love You❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @user-hy1xz5cj1y
    @user-hy1xz5cj1y 2 місяці тому

    Allaha unaxariisto ustada

  • @mustafa2872003
    @mustafa2872003 3 роки тому +1

    يسلام الاستاذ احمد ناجي الله يطول عمره

  • @abdalladubow3064
    @abdalladubow3064 2 роки тому +4

    ASC.heestan qaadisteeda cid iiga wanaagsan waalawasyey.mirihii Mustafa shekh laxankii iyo muusikadii Alfanaa. Abdullahi Ali dhuubow.ahmed naji anaa ufasaxay.magac waxaa iska leh laxamiiste iyo muusiqaar Abdullahi Ali dhuubow.

  • @user-pk2lg9pu2g
    @user-pk2lg9pu2g 6 місяців тому

    Big man alaha u naxaristo

  • @cabdiraxiinawcabdi4611
    @cabdiraxiinawcabdi4611 Рік тому

    Cajiib ninkani wa niin cajiiba walahi axmad naji

  • @abdiraxmaansheeqmuqtaar2252
    @abdiraxmaansheeqmuqtaar2252 3 роки тому +5

    Heestan waxa iska leh abwaan Mustafa kkkk ma la isku ciyara asagana qaaday copy waye axmed naaji walhi

  • @abdiraxmaansheeqmuqtaar2252
    @abdiraxmaansheeqmuqtaar2252 3 роки тому +4

    Waxan gubin dad looma soo qooto heestan iyo diinley abwanka mustafa iska leh waa noolyahay sucuudiga jooga asaga qaaday UA-cam ku jira

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 11 місяців тому

    Allaha u naxariisto Aamiin

  • @abdulllahijama5672
    @abdulllahijama5672 7 місяців тому

    sida halkan ku qoran heestan waxaa ereyada ,codka iyo laxankaba leh axmed naaji ilaahay ha u naxariistee , balse sax maaha , heestan waxaa midhaheeda lahaa oo laxankeeda lahaa Mustafe sheekh isla markaana heestan orginalkeeda musatafe ayaa qaaday , ustaad axmed naaji wuu ka daba qaaday

  • @aliisse9783
    @aliisse9783 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @zamiircali4012
    @zamiircali4012 3 місяці тому

    Hestan waa cajiib

  • @aliisse9783
    @aliisse9783 Рік тому

    Waayo waayo waayo

  • @cabdullaahicabdi3134
    @cabdullaahicabdi3134 4 роки тому

    Yey

  • @AHLUKHEYR
    @AHLUKHEYR 4 роки тому

    ilaahow cumriga kuu dheeree

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 роки тому +2

    Soomaali waxaan kaa codsanaya hees axmad naaji qaado oo lahoho godob ciil masuul iisoo geli

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 11 місяців тому

    Axmed Naaji Sacad

  • @abdirashid4648
    @abdirashid4648 4 роки тому

    Ale jimceesto asaxaabta yasalaam waayo waayo qarami

  • @qadarahmed6859
    @qadarahmed6859 Рік тому

    Heestan ayadoo kaban eh an dhageysan jiray 2012 ila iyo 2018 War ayadoo kaban eh soradiya

  • @abdiman1164
    @abdiman1164 3 роки тому

    yaa salaam !
    su'aal,
    aniga & asxaab kale oo aan is garanayn dunidan qurxoon kukala nool baa isweedinaya,
    "aaway waaya jooggii kuwanaagsana lahjaddan cajiibka ah qoraalka miraha heestan ?..

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Рік тому

    Heesaha beeysaaniga.

  • @ahmedsahal2478
    @ahmedsahal2478 2 роки тому +1

    Asc waxan hubaa heesaha somaliga ah ee originalka ah inad inad kaydkooda haysaan nombar 1 thanks alot

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 3 роки тому +1

    Heesta ka run sheeg ninkani male

  • @Professor4555
    @Professor4555 3 роки тому

    Heesta waxa ku ciyaarey midkan somaliswiss ku hayo wax yarba, heesta axmed naaji ba leh adiga ma lihide haku ciyaarin🤔

  • @ragemadoobe4628
    @ragemadoobe4628 3 роки тому

    ?

  • @caliabuukar7479
    @caliabuukar7479 3 роки тому

    Kntgis