DAAWO RUWAYAD JACAYLKII BUKAANKA ASAD ABOU DIABY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 104

  • @mohaakram3241
    @mohaakram3241 2 роки тому +5

    Ruwaayadaha Asad diaby Tan ugu jeclahay wallhi So funny Kulahaa Aniga waxan idin orankaraa isbitaalbaad qol ka kireysateen ee Guri ma imaanin 😂😂😂

  • @kayzealpa8959
    @kayzealpa8959 4 роки тому +12

    😂😂kulahaa mukhalas waaye miyeey kugutiri 😂😂qosolka iga dhameeyay wllhi 😂😂asad gacanaa kuu tagy my boy

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 роки тому +8

    Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن

  • @Caska199
    @Caska199 2 роки тому

    Asad kulaha abqada waa in la iska jafa asad legend if one and only

  • @ismailzanwayne3290
    @ismailzanwayne3290 4 роки тому +7

    Walahi waa beer casaad riwaayadan
    Keep going my team reer mudug

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 4 роки тому +7

    Reer galkacyo wn idin salaamin lkn sxb background danbe iska hagaajiya wayo waa muhiim wakhtigan la joogo

  • @maryamjamac1685
    @maryamjamac1685 4 роки тому +1

    Asad diyaabi alle haku xafido qosol miran ba tahay walahi

  • @cabdirisaaqsalaadseed7121
    @cabdirisaaqsalaadseed7121 2 роки тому +1

    asad waa funny

  • @MaxamedAxmed-kk5io
    @MaxamedAxmed-kk5io Місяць тому

    😂Ayeeyo garas bay qbtaa hbenkii laamayeerigay kudhgtaa😂😂😊😂

  • @MahamuudSuudi-sv4sb
    @MahamuudSuudi-sv4sb Рік тому +1

    Asad oo booqday qol isbitaal Ah oo laga rabo gargaar cafimad Alla qosol badanaa😂😂😂😂

  • @ibnuqoobey9339
    @ibnuqoobey9339 3 роки тому +4

    Asad ninka kaliyaa iga qosliya walhi 😂😂😂

  • @maxamedcabdi1234
    @maxamedcabdi1234 2 роки тому

    Walahi waa in isbitaal bookhdau

  • @kawsarmire6313
    @kawsarmire6313 3 роки тому +1

    Kkkk ayeeyo habeenkii lamiyeerigay kudhagtaa kuleh kkkk

  • @MohamedAli-zd1qr
    @MohamedAli-zd1qr 3 роки тому

    Lkn sxb argtidayda wxa ay ahayd in uu ninkaas odayga ah kuu hadlo sbbto ah isaga kuma talaya adiga lkn sida kle the best.

  • @AhmedSaid-bk6on
    @AhmedSaid-bk6on Рік тому +1

    Niniga qosliyah 😅😅😅😅😅

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 роки тому +1

    Talaabib kan jiran waa fani. Jabiso igu jirta

  • @abdishakurguliya830
    @abdishakurguliya830 4 роки тому +7

    😂😂😂😂😂😂😂🙏 beentu wa xaraan . wanqooslay aniga on fuuray

    • @wasaim5143
      @wasaim5143 3 роки тому

      Masha Allah asd nin culus

  • @saidali5400
    @saidali5400 4 роки тому +9

    Meelan israiil ayn waxba loogama qaban karo kula 😂😂😂😂😂😂

  • @updirizakdejong4437
    @updirizakdejong4437 Рік тому

    In Abqada layska jafo waa sunne ku lahaa. Kkkk😄

  • @Ubax2007
    @Ubax2007 4 роки тому +1

    I like this guy he very funny

  • @a15.
    @a15. 3 роки тому

    Kkkkk
    Arooskaan waan ka soo tashanayaa

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 2 роки тому

    Alaaaa beerka wlhi wan fure saan uqoslaye wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shacbaan578
    @shacbaan578 2 місяці тому

    Boqolkiba 25 ina sedi ku nqdo kulaha

  • @abdiwahidgaas2253
    @abdiwahidgaas2253 2 роки тому

    Hhhh seedi dambe haigu soo celinin walaashaa wali maguursane😀😀😀😀

  • @zakiali9305
    @zakiali9305 3 роки тому

    Wllo please riwayad brttow2
    Kaso sameya

  • @nemokookie97
    @nemokookie97 3 роки тому +2

    Pharmacy baa maqaaxi ahaan u.isticmashan kulaha walahy wan raftay .

  • @maxamedxersimaxamed5176
    @maxamedxersimaxamed5176 3 роки тому

    Hhhhhhhhhhhh caaadi maaahan balaaayo ayuu lugaha lasoo doontay hayad maaan ahay kulahaaa

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 4 роки тому

    Wale diaby caadi maahan isbitaal aad qol ka kireysateen kulahaa professional jilaa

  • @kawsarmire6313
    @kawsarmire6313 3 роки тому

    Kkkk kan buuran makanaa abateedka kaxiranyahay kkk

  • @aliabdullahi4024
    @aliabdullahi4024 4 роки тому +2

    Keep going

  • @fahmoelmihirey8609
    @fahmoelmihirey8609 3 роки тому

    Maasha allah ❤️♥️

  • @daganjaamac7641
    @daganjaamac7641 3 роки тому +2

    Asadow reerka kabaha maxaad ula gashy qolka hhh

  • @shacbaan578
    @shacbaan578 2 місяці тому

    Farmasi ba maqaxi ahan u isticmashan

  • @zackmobreezy4697
    @zackmobreezy4697 3 роки тому +1

    Laylo ubax islaan ka calaacal badan aduunkay ma rag😂😂😂

  • @abditaher8043
    @abditaher8043 4 роки тому +1

    والله تمام 😂😂😂😂😂💐🌺💐🌺🥇

  • @abdirizakwarsame2509
    @abdirizakwarsame2509 3 роки тому

    11:21 isbitaal ayaa kireysteen ayaan oran karaaa

  • @MohamedAli-lh1qs
    @MohamedAli-lh1qs 3 роки тому

    hhhh asad arooska waa ka soo tashanayaa

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 3 роки тому

    Gabadha hooyada matalysa waa ok

  • @Mastar14331
    @Mastar14331 3 роки тому

    Gawadha gacanta xoogaa ogu dharbaaxdaye

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 3 роки тому

    Oo kabaha guryaha malalagalaa fadhiga

  • @jomar1509
    @jomar1509 3 роки тому

    gabartaa adaa leh adigana anagaa kuleh kkkkkkkkkkkkkk

  • @amaadabdi9801
    @amaadabdi9801 4 роки тому

    Asad wa maxay kabaha qofka fadhiga lala galaa 😁😁

  • @maxamedcumar1661
    @maxamedcumar1661 3 роки тому

    Asad diyawi wad iga qoslisay

  • @daganjaamac7641
    @daganjaamac7641 3 роки тому

    Isbitalkii guud ee galkacyo baad booqaty asadow hhh

  • @MoHametJeep30
    @MoHametJeep30 4 роки тому +2

    In abqada la iska JaFaa wa Sunne 😅😅😅😅

  • @cjumer7431
    @cjumer7431 3 роки тому

    Hhh

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher996 Рік тому

    AYEEYO MEEL AAN ISRAIL AHAYN WAXBA LOOGAMA QABAN KARO

  • @ahmeddiin2308
    @ahmeddiin2308 3 роки тому +1

    ayeyo meelan talaabiib aheyn waxba logama qaban karo kulahaa😁😁😁

  • @khaliva
    @khaliva 4 роки тому +1

    Adigana anagaa ku leh ispitaal ba timde😂😂😂

  • @zackmobreezy4697
    @zackmobreezy4697 3 роки тому

    Asad morgan weeye kulahaaa 😂😂😂😂

  • @bisharabdi3089
    @bisharabdi3089 3 роки тому

    Cawa sidan uqosley waligey uma qoslin kkkkk

  • @khalidmohamed1918
    @khalidmohamed1918 3 роки тому

    Dhakhtar baa qol ka kiraysateen kulahaa😁😁😁😁

  • @daganjaamac7641
    @daganjaamac7641 3 роки тому

    Macal qabilkoda ku filn kuyeh asad diyabi ruux aan taaageero
    Wxbaa ku shidan ku yeh

  • @zakiali9305
    @zakiali9305 3 роки тому

    Wlhi berka I casaaday kkkk
    Tallabiib ayaa ayeeyo la gayn kulaha israil. Kkkk😁😁

  • @abdiraxiimcabaaye1920
    @abdiraxiimcabaaye1920 4 роки тому +3

    Dab ba ku shidnaa kulahaa🤣🤣

  • @rabiileomar7395
    @rabiileomar7395 3 роки тому

    Adigana anaga ku leh kkkk odayga dhagaha balaartay kkkk cid wada xanuunsan buu gabar ka doontay

  • @XaliimoUbax
    @XaliimoUbax 5 місяців тому

    😂😂😂

  • @aliabdullahi4024
    @aliabdullahi4024 4 роки тому +1

    Labo kun qabilkoda ka badan kullha

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 4 роки тому +1

    Kabaha guriga lagu soo galo Kama heli ish

  • @mohaosman406
    @mohaosman406 4 роки тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂In Abqada la izka jaFo wy wngzn thy Apu

  • @alexastavros9444
    @alexastavros9444 3 роки тому

    😂😂😂😂😭😭😭😭 ilaahaw,

  • @xaawofoojarxusen1709
    @xaawofoojarxusen1709 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkk wlhy wan qoslay

  • @raymabintuwarsame8583
    @raymabintuwarsame8583 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂aar asadaaa

  • @maxamedcabdi1234
    @maxamedcabdi1234 2 роки тому

    Kkkkk

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 3 роки тому

    Asad umadeena mahan 🤣🤣🤣🤣

  • @princehabiib8756
    @princehabiib8756 2 роки тому

    Dhulkaa kuraftay saa uqoslaayay wlh

  • @laamerciirolaamerciiro487
    @laamerciirolaamerciiro487 3 роки тому

    10:21

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 4 роки тому +2

    Jabisaa kugu jidha🤣🤣🤣🤣

  • @Daadir_updulhi1
    @Daadir_updulhi1 4 роки тому +1

    1an 1 kulahaa 🤣

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 3 роки тому

    Jabiso igu jirta

  • @sharmakehassan7710
    @sharmakehassan7710 4 роки тому +1

    AYEEYO garas bay qabtaa kulahaa israil kasoco waxba loogama qaban karo kulahaa hhhh

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 3 роки тому +1

    Kkkkkkk dadka xanuunsan aan hormarinaynaa kuteh

  • @rayaanapdillahi4038
    @rayaanapdillahi4038 3 роки тому

    Istaqfurllaah 🤣🤣🤣

  • @omaraddeofficial4445
    @omaraddeofficial4445 3 роки тому

    Hozpital Bd QoL ka KireYzteen kuLaha

  • @laamerciirolaamerciiro487
    @laamerciirolaamerciiro487 3 роки тому

    Hhhhhh

  • @kiinjamac2862
    @kiinjamac2862 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedahmedmohamed5228
    @mohamedahmedmohamed5228 3 роки тому

    Asad wxba lagama qaban karo kkkkkk

  • @cumarcabdulahi9091
    @cumarcabdulahi9091 4 роки тому

    Deeq nugaalki caaqa ahaa day

  • @fitaxeyyoung3404
    @fitaxeyyoung3404 3 роки тому

    Kkkkk melaan talabib eehen ayeyo waxbo lagamaqaban

  • @saciidbaroow4903
    @saciidbaroow4903 4 роки тому

    Kkkkkkkk mantag ayaa iqabtay sida aan uqoslayay kulahaa Israiil maahine mel kale laguma daaweyn karo

  • @mohamuttmowlitt8348
    @mohamuttmowlitt8348 3 роки тому

    Diapy nio afkga furaty

  • @aliabdullahi4024
    @aliabdullahi4024 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fartunmohamed6925
    @fartunmohamed6925 3 роки тому

    Hhhhhhhh

  • @saciidbaroow4903
    @saciidbaroow4903 4 роки тому

    Hhhh

  • @fadumoaden8529
    @fadumoaden8529 3 роки тому

    hhhhhhhhhhhh hhhhhh

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 роки тому

    Dhib uu soodoonta

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 3 роки тому

    Hhhhhh