Riwaayadii Ugu Qosolka badneyd🤣🤣 || Riwaayadii kala kaca || by Libaax kabeeye.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 93

  • @LibaaxkChannel
    @LibaaxkChannel  3 роки тому +48

    Waad mahadsantihiin asaxaabta Qaliga ah all funs good Nigh.😂 midba af ingiriisigaa isoo dhibay ka rali ahada hadu wax khaldan yahay.
    Hhhhhhhhhh

  • @idiriscabdilaahisurcade7765
    @idiriscabdilaahisurcade7765 3 роки тому +11

    Kkkkkkkk war ninkan waa nin cajiiba walhi talanti ah sxb horay u soco hoolywoodka majaajilada kaga yaabin lahyd

  • @aminailwaad2678
    @aminailwaad2678 3 роки тому +12

    first comment Libaax kabeeye nin aan taageero horuu soco bro

  • @Painkiller23248
    @Painkiller23248 3 роки тому +5

    Gabdhaha Somalia jooga afsoomaali Fcn ku Hadalaayan Maashallah ♥️

  • @abdirahmanliiban
    @abdirahmanliiban 3 роки тому +6

    Libaax kabaayye ma reer garaawaa aheed
    From gaalkacyo🤩🤩🤩😍🥰🥰🥰🥰
    Hal tallo makarafoonka iska qari
    Si dhab ama live ka caadigaa loomaleyo

  • @mohametkingzame4874
    @mohametkingzame4874 3 роки тому +7

    lipax kapeye 🤣 nin inTiza ka weyn ✌️ from berbera 🙏

  • @mohamadtobanle4139
    @mohamadtobanle4139 3 роки тому +4

    Riwaayada khalad yar baa mel uga jira libaax qof dirictarka la hadlayso
    Khaladaadka noo sooraaci waa macan wlhi

  • @ifraaxifka4662
    @ifraaxifka4662 3 роки тому +4

    LEGEND aan taagero libaax iyo kooxdiisa

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 роки тому +17

    wll kaqaybqaado faafinta diinta islaamka oo nagaarssiya 1k subscribers.

  • @abdishakaurawad3593
    @abdishakaurawad3593 3 роки тому +2

    Libaax kabeya sooranka puntlnd ninka kliya iga qosliya horay u sock sxb🤣🤣🇸🇱

  • @cabdiraxman9118
    @cabdiraxman9118 3 роки тому +1

    War libaax kabeeyow shaafta kabeeye ayad isku bedeshay qosol iguma harin 🤣🤣🤣🤣

  • @taajirka-kk6xs
    @taajirka-kk6xs 4 місяці тому

    adeeray igadaa🤣🤣🤣libaax legend

  • @xabiibbile1435
    @xabiibbile1435 3 роки тому +6

    Keep going my Beste bro

  • @mohamudabdallah2064
    @mohamudabdallah2064 3 роки тому +5

    Lbxkabeeye waa legend

  • @yurubcabdikariin3052
    @yurubcabdikariin3052 3 роки тому +2

    Hahahahahahahahahahah libaax kabeeye is the one ony aan xiiseeyo riwayadihiisa boojada ah

  • @feisalmohamedali1185
    @feisalmohamedali1185 3 роки тому +1

    Libaax kabeeye waan kuwataa

  • @geenyadaofficial8026
    @geenyadaofficial8026 3 роки тому +2

    Libaax only one legen Mudugaawi films taageero buuxa kuu hayaa

  • @saciidonasir1451
    @saciidonasir1451 3 роки тому +4

    Libaax daawadihii u horeeyay baa ahy ano dhamysan ba qoslayaa

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 3 роки тому +1

    Gabadha qamaarka madoow ubax dugsiiya ila ektahay nabee👌🙏

  • @jamaaldaus8777
    @jamaaldaus8777 3 роки тому +1

    Hhhhh waraa ina kabeyow camira manka inta danbe kuso celida inuu jaray ahad hada kadib ka firso dheh horay usoco reer kabeyana igu salam asayda shimbiro kabayso allah u naxaristo hhhh

  • @cabdilaahibakayle9186
    @cabdilaahibakayle9186 3 роки тому +4

    Masha Allah legands keep going

  • @marhoraansameeyaykingdom6355
    @marhoraansameeyaykingdom6355 3 роки тому +1

    Libaax kabeeye.... Wa iga qoslisay wlhy..... Kkkkkkkkk

  • @mohamadtobanle4139
    @mohamadtobanle4139 3 роки тому +4

    Big legand Qosol baa la rafanaa wlhi laandheere ayaamahan waa na ma welisay

  • @sakriyecabdulahi7856
    @sakriyecabdulahi7856 3 роки тому +3

    Maxaa fiirinaysaa Dhiisha waa dhiisha kulahaa hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 3 роки тому +2

    Masha allah bro qosol badan❤

  • @cabdionlin5147
    @cabdionlin5147 3 роки тому +3

    Actionkaa ku booqanysid ba ka yaabay waxaan ma dhiil baa hhhhhh

  • @samadonetv2307
    @samadonetv2307 3 роки тому

    Libaax shaqaalaha rayidkaa si xun ayey kuula dhaqmeen.

  • @yaasiincali5503
    @yaasiincali5503 3 роки тому

    Kkk. Sundus. Waa. Dhilo

  • @sakriyecabdulahi7856
    @sakriyecabdulahi7856 3 роки тому +4

    War libaax kabeeyow Riwayadeystaha kaliya puntlnd jooga tihin adiyo asad diapi xagu galy sxbkaa qosol ba beerka ila casaaday wlhi

  • @yaasmiincadey5668
    @yaasmiincadey5668 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk libbaaxow beer kaa icasaaday waa naga qoslisay wlhi

  • @muniira8338
    @muniira8338 2 роки тому +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @cabdionlin5147
    @cabdionlin5147 3 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkklk riwaayad way dhaafaty

  • @jamakroperto6510
    @jamakroperto6510 3 роки тому

    Libax kabeeYe koorTu waa qaaLi kuLaHaaa !

  • @ahmedhirsi978
    @ahmedhirsi978 3 роки тому

    Wallaahi wa isku kaadim rabay hadalkaaga dhan baa qosol ah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 роки тому +3

    Walalayal igu sacida o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakariyeadbulahisaid9345
    @zakariyeadbulahisaid9345 3 роки тому +1

    😂😂😂😂😂 dumarka habeenki dhag dameer ku darsanta

  • @jamaccabdirxman4600
    @jamaccabdirxman4600 3 роки тому +2

    Sidaa ugu tagaysid ba ku qosly waa ku cesh ceshtay wlhi dad nool ba ba hysaa libaax hhh

  • @craxmanclaahi1620
    @craxmanclaahi1620 3 роки тому

    War aduun fan dhibkii waakaa

  • @daudabdi3545
    @daudabdi3545 2 роки тому

    Wa mahatsantin

  • @blue19003
    @blue19003 2 роки тому +1

    dumarkii somalida midabkoodii waa neceen wayna iscadeeyeen so sad

  • @ernesaibrahimi7551
    @ernesaibrahimi7551 3 роки тому +1

    Kkkkkkk ninkaan walaahi waa u qiray

  • @jamaccabdirxman4600
    @jamaccabdirxman4600 3 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk libaax qosol ban la rafanayaa nin banaan is marayiyay team adag baa tihiin wlhi Naagtii hadaa aragtid nin ba ku khalday ba ku gaba gabaysa awal iyo aakhir qosol ba ku dhamaystay

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 роки тому +1

    Day suu yahay markii ay tiri waa qoslay walahi

  • @fadumosamatar4182
    @fadumosamatar4182 3 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ZKIIKO
    @ZKIIKO 3 роки тому

    Khaamlaha

  • @xabiibbile1435
    @xabiibbile1435 3 роки тому +3

    😍

  • @abditaher8043
    @abditaher8043 3 роки тому +1

    حمدلله. 😂😭😂😅😭😅🇸🇴🇸🇴🥇🇸🇴🥇

  • @kowsayyarey6994
    @kowsayyarey6994 3 роки тому +2

    Libaax waa raftay waa xaraabo wlhi hada ka hor xitaa marbaa gabar wasiirka maraykanka asoo lay ku dul qabaty bal may gees ka baasto maxay ka dhibtay

  • @farxiyasiciid7145
    @farxiyasiciid7145 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk

  • @mubaarikjaamac5515
    @mubaarikjaamac5515 3 роки тому +2

    Director is ka badala

  • @abdurahmanmohamudabdurahma9140
    @abdurahmanmohamudabdurahma9140 3 роки тому

    System baa jira 😂😂

  • @shaaydahir4943
    @shaaydahir4943 3 роки тому +2

    Bal nio intuu bentaas shegyo muu dhaho arin arinkiis mahayo ee wax ila qabo ina adery😁😁

  • @fadumosamatar4182
    @fadumosamatar4182 3 роки тому +1

    hhhh

  • @mohamedibraahim1238
    @mohamedibraahim1238 3 роки тому

    Markey mareyso 1:00 daqiiqo waxaan ka dhex maqlay sheekadii xasan top 😂😂😂

  • @sakriyecabdulahi7856
    @sakriyecabdulahi7856 3 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdifitaxgabal7576
    @cabdifitaxgabal7576 3 роки тому

    Hhhhhh ma dhiil baah

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 роки тому

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 роки тому

    Walal meheradiisii hadii kacdayw taadiina kacday ana kacay bay tiri hamda hhhhhh

  • @faysalyaris5386
    @faysalyaris5386 3 роки тому +1

    Hhhhhhhh

  • @samiirjamac8902
    @samiirjamac8902 3 роки тому +1

    Kkkkkkkkk

  • @cllaahigamuurechenel6686
    @cllaahigamuurechenel6686 3 роки тому

    Ma hada ka hor english kula hadlay🤣🤣🤣👌

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 3 роки тому +1

    Kii xaleef ka ahaa🤣😂

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 3 роки тому +3

    Ma maanta kahor ayan English kugula hadlay war ninkani waa balaayo🤣

  • @khadarasad9999
    @khadarasad9999 3 роки тому

    Mahada ka hor ban English kugula hadlay 🤣🤣🤣🤣

  • @saidocadar9399
    @saidocadar9399 3 роки тому +3

    kkķkkkkkkkkkkkkkk

  • @shafihassanmuhumed88
    @shafihassanmuhumed88 2 роки тому

    Silkiivhooyada was

  • @saeedalhassan209
    @saeedalhassan209 3 роки тому +1

    Rer puntland... Majeerteen siyaasad uunbaa nakala foogeesay ee somaliland waa qaran puntland waa somaliya qeeb kamida ee intaa uun haku eekaadeen bass
    Somaliland jabbuti kilinka shanad enfd somaliya waa 5 dal oo kala xorr ah sidaass iyo nabad qab rer majeerteen
    Somalilander dhabb ah oo ah weeyee

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 роки тому

    Hhh

  • @zaleebanmaxamed3697
    @zaleebanmaxamed3697 2 роки тому

    Nio naag saalaguma shukan sado

  • @xamsehussein8267
    @xamsehussein8267 3 роки тому

    Xamse

  • @zaarfilms7827
    @zaarfilms7827 3 роки тому

    Kii xaleefka ahaa😂

  • @hanadmohamed9088
    @hanadmohamed9088 3 роки тому

    Ma hada ka hor baaan English kugula hadlay kulahaaa 😆😆😆

  • @abdifarahabdi164
    @abdifarahabdi164 2 роки тому

    Ee