Mohamed Mustafe |Dhig Iyo Udub | New Somali Music Video 2024 (Official Video)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 гру 2023
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.ua-cam.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:+16128015665
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:Mohamed Mustafe
    LAXANKA :Mohamed Mustafe
    MUSIC : Mubarik Qawdhan
    CAMERA: Abdiqani
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusmofilms?locale.x...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

КОМЕНТАРІ • 470

  • @MOON_CASKA__7
    @MOON_CASKA__7 6 місяців тому +352

    heesaha waxa ka macan qur'aanka yaa igu raacsan ❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 6 місяців тому +280

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢

  • @Talaabo6262
    @Talaabo6262 6 місяців тому +140

    Ma aqaano cida arki doonta qoraalkan balse waxan ilahay kabaryaa inuu janada nagu kulmiyo😭🤲🤲

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 6 місяців тому +32

    Macan ku waa saliga nabiga wll asaga xasuus now❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @abdirahmaaxassan2844
    @abdirahmaaxassan2844 6 місяців тому +122

    1 million views Markey Gaarto Liketa dhac kusii 😂😂😊

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 6 місяців тому +37

    War wuxu fanaan wuudhaafay wllh
    Laxanka wa isaga
    Erayada wa isaga
    Codka wa isaga 😂
    Only music ba kudhiman io inu camera man iskunoqdo axyaaa fan socdo baa tahay mohamed mustafe legend❤

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 6 місяців тому +1

      Music 🎶 unbaa udhiman camera man iskuma noqon kara lkn 😂📷

  • @khadarmooto-uy8ro
    @khadarmooto-uy8ro 6 місяців тому +4

    Bahdaylo ma fanaankiiniibaa

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 6 місяців тому +15

    Ciidagale fanka Aynu u dayno isaaqow. ❤

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 6 місяців тому +17

    Fankan laguu sheegayaaba waa hanti Ciidagale. ❤

  • @nasirabdijamadeco6065
    @nasirabdijamadeco6065 6 місяців тому +25

    Inta hubta heestan inay gaadhayso ilaa 9 million like me❤

  • @engabdifatahjamajoseph6843
    @engabdifatahjamajoseph6843 6 місяців тому +8

    Fanan mustaqbal leh hore soco
    Mahamed mustafae
    Music mustafe abdirashid qawdhan

  • @Nuurside5949
    @Nuurside5949 6 місяців тому +10

    Waxaa nahay dhig io udub leysku dhigay dad jcyl ku korayoo leysku dhalay wadnayaal dhib io dheeftaba ka siman ❤

  • @sharmaakeyare6533
    @sharmaakeyare6533 6 місяців тому +5

    markay 1m Gaadho Love❤ Isaar

  • @deeqabdullahi9610
    @deeqabdullahi9610 6 місяців тому +13

    Eraydu 100/1000
    Laxankuna 100/100
    Codka fanaanku 100/100
    Muqaalku waa 100/100
    Lkn jiliinka inaantu 30/100
    Wixii baa dance bay ku dhamaysay jiliinkan may lahayn heestu

    • @idirisjaamac7639
      @idirisjaamac7639 6 місяців тому

      Wad ka xumatey quruxdeda miyaa😂

    • @zuhaipwayeel
      @zuhaipwayeel 6 місяців тому

      Maxaaa tiri miss cilaney rali ahaw wll 😂😂😂😂😂

  • @fadumamaxamuud5668
    @fadumamaxamuud5668 6 місяців тому +7

    Dhadig io lab ban nahay dhiiranoo❤🙈

  • @fiiromedia1791
    @fiiromedia1791 6 місяців тому +18

    Tani hees waa dhaftay inder ❤

  • @user-nd8du2ft5t
    @user-nd8du2ft5t 6 місяців тому +10

    Mohamed mustafe keep going fanaan + abwaan + mullaxan😮

  • @user-fv6wh7om4m
    @user-fv6wh7om4m 6 місяців тому +11

    codka100%
    laxanka 100 %
    eryada 100 %
    duubista 100 %
    sidaa u lelayso 1000%

  • @ahmedfaisal4949
    @ahmedfaisal4949 5 місяців тому +2

    Fannaanka qarniga heesta qarniga waalla yaabay inaadeer soo badi waxaad tahay hiboole xilli loo baahnaa soo baxay. Horusocod iyo horumar baan kuu rajeynayaa inaadeer. Waalla yaabay ❤😮😊

  • @handeeq
    @handeeq 6 місяців тому +14

    Cidagale laxanka beer buu ugu baxaa markay raban iska soo goostaan😂😂❤❤

  • @samotalisfilms4148
    @samotalisfilms4148 6 місяців тому +19

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Erayada 100%
    Duubida 100%
    Hore usoco shp mohamed mustafe

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 6 місяців тому +3

    Laba dhaar kumaray
    Inee dhisaaan
    Waxaa nahay dhidig
    Iyo udub la'isku dhigay😊❤

  • @mubarigcaska25
    @mubarigcaska25 6 місяців тому +7

    Tusmo films 1M come soon 🎉🎉❤

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 6 місяців тому +1

    Mohamed Mustafe waa saddex hiboole, Fanaan cod tolmoon, abwaan iyo mullaxan farta ka xidhan. Horumar wacan baan u rajaynayaa.

  • @ExcitedCrow-re5wd
    @ExcitedCrow-re5wd 6 місяців тому +2

    Jah hees way dhafty

  • @mohammedshakaar8410
    @mohammedshakaar8410 6 місяців тому +52

    Voice 100%
    Style 100%
    Melody 100%
    Artist 100%
    All of them the amazing song.

  • @mohamedfuture6903
    @mohamedfuture6903 4 місяці тому

    Heestan waxaanu kuwada dayaanay shoodhahayga naasir 2024 16 February

  • @NimcaanMohamet-bt5pw
    @NimcaanMohamet-bt5pw 4 місяці тому +1

    Aduunkan waa sii dhamaade xumaanta ma iska dhaafnaa❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 6 місяців тому +7

    Hees aan in badan sugayay abwaan fanaan iyo mulaxan maxamed mustafa 😊🎉❤

  • @user-zw2fn7lh8v
    @user-zw2fn7lh8v 5 місяців тому +3

    Mohmed mustafe wllo abo allh ha no cafiyoh😢😢😢😢 xalye dhakhtarka ku Wada jirnyeh wiil aad u qalbi wangsan😢

  • @user-bt5hu4qk8b
    @user-bt5hu4qk8b 6 місяців тому +3

    Maxamed dhego wllky guulo intan kabadan ayaan kuu rajayn pro❤❤

  • @mobidixo
    @mobidixo 6 місяців тому +3

    Mohamed Mustafe Goat Usoo Baxay Fanka

  • @abdirizakcambe
    @abdirizakcambe 6 місяців тому +4

    Hoobal mohamed mustafe❤

  • @xamseapdi9054
    @xamseapdi9054 6 місяців тому +2

    Macha allh wllhy JEESTu iyo fidyawgeedupa wax kle wa

  • @Dhinbiilyareoffial
    @Dhinbiilyareoffial 6 місяців тому +17

    Another level 💯 mahamed

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 місяців тому +5

    Heesta inta 20 jeer in kabadan Dhageysatay like saara😂😂😂2024 iyo inta daawan doonta

  • @somalifamilyyoutubes3563
    @somalifamilyyoutubes3563 6 місяців тому +2

    Mohmed mustafe wallky hore uu soco

  • @fadumamaxamuud5668
    @fadumamaxamuud5668 6 місяців тому +10

    Waxan nahay dhig udub laysku dhigay❤🫂
    Dad jacayl ku korayo laysku dhalay 🥺🤍
    Wadanayaal dhib io dheeftaba ka siman❤🥺🫂

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 6 місяців тому +4

    Wow ❤
    Erayada💯
    Laxanka 💯
    Horumar wcan pro🥳

  • @ruweydaahmed6907
    @ruweydaahmed6907 6 місяців тому +4

    waxbo nagama dhibo Nacab soo dhigtaaa❤❤❤❤

  • @safahomer.
    @safahomer. 6 місяців тому +1

    Wiigan ba heestan baan dhiiga ka jaqay hees way dhaaftaan ku idhi❤️🔥

  • @user-vf1ii5iz6j
    @user-vf1ii5iz6j 6 місяців тому +2

    1.voice 100% 2.erayo 100% 3.laxan 100% 4.music 100% baground 100 %

  • @abdinassierahmed
    @abdinassierahmed 6 місяців тому +3

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Ereyada 100%
    Cajiib baad tahay mohamed mustafe😊

  • @AMBACK1122
    @AMBACK1122 6 місяців тому +2

    Markay 1m gaarto like dhac 😅

  • @himilomediaproduction4264
    @himilomediaproduction4264 6 місяців тому +4

    codka 100% laxanka 100% music mubarik qawdhan on the bit 100%❤

  • @maryannur9954
    @maryannur9954 6 місяців тому +3

    Heesta wee igu socta meq mar dawaday 😮🎉❤

  • @imhusseinmawlith8653
    @imhusseinmawlith8653 6 місяців тому +5

    Halagu xadreeyo heesta❤❤❤

  • @IsraBiixi-hs5ee
    @IsraBiixi-hs5ee 6 місяців тому +2

    Masaalh wllshaynimco iyo maxaned❤

  • @Farham_Osman
    @Farham_Osman 6 місяців тому +2

    Inantu qurux badna m,a.😊❤

  • @shucayb271
    @shucayb271 6 місяців тому +1

    Dad jacayl lagu dhalay ❤😂

  • @AmiinYare-ts5ts
    @AmiinYare-ts5ts 6 місяців тому +7

    Laba dhamo caashaq dheefsadiyo
    Laba dhitada wada dhamay jacayl
    Laba dhaar ku maray inay dhisaan💜
    Waxan nahay dhig iyo udub laysku dhigay
    Dhal jacyl ku korayo laysku Dhalay wadnayaal dhib iyo dheeftaba ka siman❤
    Dhamal caashaqiyo laabo isu dhilan
    Dhedig iyo laban nahay dhiirano wxba nagama dhimo nacab so dhigTa🕊️🤍
    Laba dhuro caashaq dhuunyadiyo
    Laba dharaaruhu anay dhibin
    Dhagar qabe jacayl laba ka dheer❤️‍🔥
    Dhidbay caashaq aan dheel dheel lahayn
    Dhigood iyo asagood dhaafayo
    Wxn nahay ku dheer dhaayihi arkaba 🫂❤️
    Dhamal caashaqiyo laabo isu dhilan
    Dhedig iyo laban nahay dhiirano
    Wxba nagama dhimo nacab so dhigTaa🫶🏻🤍
    bY hothan i pro✍🏻😂❤️

  • @tafomedia6070
    @tafomedia6070 6 місяців тому +1

    HupkA dhigah InaH InaH mustafe
    Waaw hees way dhaaftay

  • @kingabdirizakmukhtar
    @kingabdirizakmukhtar 6 місяців тому +11

    Heestii way sobaxday
    🎵🎵🎵🎵🎤
    music 💯
    Laxanka
    💯
    Erayada 💯
    Cameraman 65🤣
    Background 95%
    Jaaska 10%
    Codka 💯
    Gabarta Qosolked 💯

    • @fanprojproduction9964
      @fanprojproduction9964 6 місяців тому +1

      ninka rage so baxaya dhaliin lagalama hor tago shp heerka raga waxka baro Guubaabin ayuu kugu leyey ama iskaga aamus

    • @kingabdirizakmukhtar
      @kingabdirizakmukhtar 6 місяців тому

      Qalad maha sxb wa feedback waxan aan u qorey hadu arko waxaa lagayaba inuu iska saxo next time koley xumaan igama aha wa fikirkayga
      Adiga xuman waykula noqon karta asagana wax unbu ka badali Dona salam🙏

    • @ayuubjustincr7352
      @ayuubjustincr7352 6 місяців тому

      nio lkin backgrounka iyo camera manka unba yara liita 2daas xata %80 siiyay wax xun uma jedo ​@@kingabdirizakmukhtar

  • @suhuurmohamed8205
    @suhuurmohamed8205 5 місяців тому +2

    Xidhiidh ma lihi hadana jacayl jacayl baan dareemaya❤😢😂

  • @Kingmoha91
    @Kingmoha91 6 місяців тому +1

    Lagend KeeP Going Mustaqbalka Fog ee Fanka Aya tahay GuLeysa
    Erayada+Laxanka+Codka 100%Weye ❤

  • @Khaalith_ilkacase
    @Khaalith_ilkacase 6 місяців тому +12

    Alkayacizak Amazing Talent horumar wcn pro❤❤

    • @saraalli612
      @saraalli612 5 місяців тому

      ❤❤❤ብቸኛ ሆኖ ብቸኝነትን
      ማጣጣም በአሰመሳይ ሰዎች
      ከመከበብ ይሸላል ...!!

  • @anfacfarax
    @anfacfarax 6 місяців тому +3

    Wiilkan codkiiza kaalay iska arag🥰🤣

  • @shaaficicabdi3822
    @shaaficicabdi3822 6 місяців тому +1

    mnshlah yaa inaderi fanku aduu ku suģayay❤golden voice

  • @user-vq6em3fy6l
    @user-vq6em3fy6l 5 місяців тому +1

    Waxani hees way dhaaftay waxanahay dhig iyo udub🎉🎉❤

  • @arkaayemaqlaaye1899
    @arkaayemaqlaaye1899 6 місяців тому +1

    Lajan waygadantay heestani❤❤❤❤❤

  • @IsraBiixi-hs5ee
    @IsraBiixi-hs5ee 6 місяців тому +1

    Waaw wllky iyo wllshay hore oscda

  • @user-xd1vs4bq3v
    @user-xd1vs4bq3v 6 місяців тому +2

    wllkei ila dhashoow guuleyso wllo mcn❤

  • @SADAAMOFFICIAL
    @SADAAMOFFICIAL 6 місяців тому +2

    TANI WAY HEES DHAAFTAY🔥

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 6 місяців тому +3

    Wadnayal dhib
    Io dheeftaba
    Ka siman ❤️ ❤❤

  • @ladhanabdullahi3906
    @ladhanabdullahi3906 5 місяців тому +2

    anathor levol😂😂😂😂😮😊

  • @user-ft9qj4ff8f
    @user-ft9qj4ff8f 6 місяців тому +1

    axsan hees horey usii wad sxb fanka haka niyad jabun sxp

  • @ahmedhaykal3120
    @ahmedhaykal3120 6 місяців тому +6

    On fire 😊🔥

  • @user-ws1hn9yt2n
    @user-ws1hn9yt2n 5 місяців тому +1

    Laa ilaaha ilala😮😮😮😮😅

  • @foosiyacabdi4411
    @foosiyacabdi4411 3 місяці тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @canabciraad569
    @canabciraad569 6 місяців тому +3

    Heestan inta ku socoshtay alahaa iga danbi dhaafo😂

    • @ASAdMHD22
      @ASAdMHD22 6 місяців тому

      Amin waba xifdiyay😂😂

  • @ABDIRASAAKMOHAMETH
    @ABDIRASAAKMOHAMETH 6 місяців тому +1

    M.n hadaaad hargaisa joogto wacnaaaan ❤ hoyga umada fanka somaliyeed

  • @Haybecadde
    @Haybecadde 6 місяців тому +3

    Fanakaygii keep up❤wxn hees way dhaaftay❤

  • @user-qo1br5we7h
    @user-qo1br5we7h 5 місяців тому +1

    Allahu caafiya abhaa wllky

  • @SIDIIQ_ALI_69
    @SIDIIQ_ALI_69 6 місяців тому +1

    MUSIC 🎶 AYAA IGU SOCDEY ANIGA

  • @user-mr1gw8en5t
    @user-mr1gw8en5t 4 місяці тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-bj4tm1xp7n
    @user-bj4tm1xp7n 6 місяців тому +1

    1milion markaygaadho like saar

  • @A.shire2018
    @A.shire2018 6 місяців тому +1

    Laxanka ina ali tea ❤

  • @user-ss9mx7qg1b
    @user-ss9mx7qg1b 6 місяців тому +2

    ❤❤

  • @sihaamadan507
    @sihaamadan507 6 місяців тому +1

    Jah marku inaderka ku aamanyo ❤❤😂

  • @EngAzzad-bv4fd
    @EngAzzad-bv4fd 6 місяців тому +1

    1.M veaws gadhayso waan sadalliyay

  • @XasanQorane-ti9yd
    @XasanQorane-ti9yd 6 місяців тому +1

    Tooob

  • @user-ls7uy9ve7l
    @user-ls7uy9ve7l 6 місяців тому +1

    Tanai hees waa dhaaftay💯👏

  • @mabarigmaboofficial5223
    @mabarigmaboofficial5223 6 місяців тому +1

    Layaab layaab

  • @RaxmaBile-ue8gf
    @RaxmaBile-ue8gf Місяць тому

    Heestii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omarahmed1527
    @omarahmed1527 Місяць тому

    Heesta waxa ka wanagsan maxamadow saliga nabiga scw scw scw scw scw😫❤

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 6 місяців тому +1

    2024/1/1 malin isnin ah
    Waxan nahay dhig iyo udub leysku dhigay
    Dhal jacayl ku korayo leysu dhaley wadnahal dhib iyo dheeftaba ka siman ❤️🫂🫀

  • @zakariye_jd
    @zakariye_jd 6 місяців тому

    Waryaa qodhaa io xeradaa wa new qamar erayada io laxankaba izagaa leh🔥🔥

  • @ThomasMoha-oo1wj
    @ThomasMoha-oo1wj 6 місяців тому +2

    Walh wilkan wxu noqondona
    Fananka dadban boska ksara❤

  • @niciimaaxmednicima
    @niciimaaxmednicima 6 місяців тому +3

    maxamed mustafe another levelb❤❤❤

  • @faraxj5329
    @faraxj5329 6 місяців тому +1

    Wooow ❤❤❤❤🎉

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi 6 місяців тому +1

    Fire fire fire ❤🔥🥵

  • @ibrahimbaaxeer7628
    @ibrahimbaaxeer7628 4 місяці тому

    Waaaw🎉

  • @suldaanck4954
    @suldaanck4954 6 місяців тому +2

    Qofkii uhoreye comnt kabixiya ahy wow mahmed mustfe Yusuf cisman

  • @AsmaCadaani
    @AsmaCadaani Місяць тому

    /19/5/2024❤bilaa wehel ka ahw ama lamanahaga Iska wadu ❤😢😂

  • @axmedxaye4485
    @axmedxaye4485 6 місяців тому

    Maxamed mustafe (dhegojuun)
    Ninwaynbuu kusoo baxay wlhi
    Mshllh adro

  • @abdiwaasacmahdichanel5848
    @abdiwaasacmahdichanel5848 6 місяців тому +1

    Onther level 🎉

  • @yahyeomer678
    @yahyeomer678 6 місяців тому +1

    Mohomed mustafe🔥🔥🔥🔥

  • @user-xh3jy3bp7s
    @user-xh3jy3bp7s 6 місяців тому +1

    Hees way dhaaftay❤

  • @hamzikofficial3096
    @hamzikofficial3096 6 місяців тому +6

    Amazing this song 🎧 ❤

  • @AhmadAidid-oz6bp
    @AhmadAidid-oz6bp 2 місяці тому +1

    Waa hulwa