DEG DEG: Putin oo SAMEYSTAY Tareen aysan Xabadda Karin & Turkey oo Ceelal Shidaal helay |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 тра 2023
  • #MARACADDE #SHOW
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

КОМЕНТАРІ • 61

  • @muhammedabduraman3802
    @muhammedabduraman3802 Рік тому +1

    MASHA Allah

  • @DREAMYlRBLX
    @DREAMYlRBLX Рік тому

    Jazakallah brother maracadde cibaadada aad nala wadaagtay dad badan oo aan kamid ahay ayaad u faa’iidaysay

  • @husseinali6617
    @husseinali6617 Рік тому

    اللهم اءمين اءمين اءمين

  • @aliabdi4945
    @aliabdi4945 Рік тому

    Jazaka allahu kheyri

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Рік тому

    Wariyaha kaliyA en markasta daawado❤thnks u

  • @aliabdi4945
    @aliabdi4945 Рік тому

    Jazaka allahu kheyr

  • @soomanecentersoomane8220
    @soomanecentersoomane8220 Рік тому

    Thank you sxb ada ilahy khayr kiisa camal kaa wanagsan allaha kusiiyo

  • @shafiabdi3204
    @shafiabdi3204 Рік тому

    جزاك الله

  • @bashiirmohamed4101
    @bashiirmohamed4101 Рік тому +1

    Khayr Rabbi ha siiyo

  • @gaawodheere828
    @gaawodheere828 Рік тому

    Thanks Ugaas

  • @AMM-ey6tc
    @AMM-ey6tc Рік тому

    Marshall alaah

  • @abdirahinabdiwahid7007
    @abdirahinabdiwahid7007 Рік тому

    Asc maracade jizaka alah wll

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar Рік тому

    Msh alh

  • @cabdifitaxfaray3407
    @cabdifitaxfaray3407 Рік тому

    Waa marykanka

  • @liibaanabiib1142
    @liibaanabiib1142 Рік тому

    Alle ha ku xafido wllo

  • @user-fx4dd5uh8u
    @user-fx4dd5uh8u 10 місяців тому

    Aamin

  • @Khadrdiriye
    @Khadrdiriye 4 місяці тому

    Allaah haku xafido adiga iyo anagaba

  • @_faatax
    @_faatax Рік тому

    Faaido wayn ayaan kaa faaiday wll
    Alle mahadii

  • @dahirmohamed9235
    @dahirmohamed9235 Рік тому

    xasuusinta salaadan sunada ah
    shukran mudane mara cadde

  • @elmigutale7079
    @elmigutale7079 Рік тому

    Thanks Saxafi Sare MC Maracade for Your Show News.

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 Рік тому

    Aaaamin❤

  • @user-ho9ze1nj6p
    @user-ho9ze1nj6p 9 місяців тому

    Jisahkumulaah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Рік тому

    yaa kale waa reer galbeedka iyo adeerkood

  • @aweismohamud6180
    @aweismohamud6180 Рік тому +1

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏Jisaaka allah kheyr kheyr salaadu taasbiix wan kaa faa iiday weligey ma aanan maqal manta ka hor 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @xiisbashir9720
    @xiisbashir9720 Рік тому

    Amin adigana ilaahay ajir ha kaa siiyo

  • @maxamedcabdiwahab-qq9bn
    @maxamedcabdiwahab-qq9bn Рік тому

    Waad ku mahada santahey cibaada aan nala wadaagtey
    Jazaaka laahu khyr

  • @xuseencaarif5396
    @xuseencaarif5396 Рік тому

    Casawgiisa ayaa badan
    Waxaana ugu daran mucaaradka Ruushka

  • @xiisbashir9720
    @xiisbashir9720 Рік тому

    Waxaa aag u doonayo maraykanka in uu dhinto butin lakin ilaahay ayaa ka qabanaya

  • @abdirahmanhassanliifka
    @abdirahmanhassanliifka Рік тому +2

    Turkeye guul ayaan Urajeynaa PUTIN Reer galbeedka Cashir Lama iLaabaan ah Ha U dhigo waan wataa

  • @maxamedshidaad
    @maxamedshidaad Рік тому

    M allh wllky qaliga ala no saqiro
    Amin Amin Amin

  • @nuurtashade188
    @nuurtashade188 Рік тому

    in until

  • @aweysibraahim8992
    @aweysibraahim8992 Рік тому

    👏👂

  • @nureinimohamed449
    @nureinimohamed449 Рік тому

    Midnimada Somaali-weyn ee shanta geesood rabbi hana tuso oo hal calan ay yeelato. One flag and one voice somaali-weyn the great Repuplic of Somalia. Insha'allah.

  • @yuusufmaxamed2289
    @yuusufmaxamed2289 Рік тому +2

    Inaba cadi ma ahan aad ayu iskaga taxadiray si ay san u dhakarin reer galbedka

  • @ibrahimali1603
    @ibrahimali1603 Рік тому

    saaasa ayuu u cabsanayaa butin

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 Рік тому

    Reer galbeed gaar ahan Uk iyo US

  • @abdulkhafarhajjiabdullahi152

    M.A OH Allah Guide Us🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @koyalkagodey8320
    @koyalkagodey8320 Рік тому

    Amiin amiin amiin

  • @maxamedsomali2539
    @maxamedsomali2539 Рік тому +1

    Naf jaceel lee miyaa putin😂

  • @komozofficial
    @komozofficial Рік тому

    goorme la tukanaya salada wllo

  • @abdinasirali2991
    @abdinasirali2991 Рік тому +1

    Dowlo salaadaan maxaa lagu xiranaaa marka aad galeysid salaada

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 Рік тому

    Cayar filim midna mafiirsado run ahaan wararka 10 daqiiqo

  • @rodoahmed7109
    @rodoahmed7109 Рік тому +1

    Markii la weynaado nafta wala jecleystaa hadii madax layaheyna kaba siidan 😂😂😂

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Рік тому +1

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guulayso wll jimca wanaagsan ❤

  • @xabiiboibraahin8096
    @xabiiboibraahin8096 Рік тому

    Sifiican ma noogu sharxi kartaa sida loo dukanaayo.subxaana rabil cadiim ma la aqrinaa mise lama aqrinayo oo waxaa lagu badalayaa tasbiixda. Mahadsanid

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 Рік тому

    Sxb waxa raba waa kuwa uu kadiiday inay cunaan

  • @abowhaji4693
    @abowhaji4693 10 місяців тому

    Waxaa dooneyo in reerka galbeedka ayaa dooneyo

  • @xiisbashir9720
    @xiisbashir9720 Рік тому

    Butin, wuu ka tashtay dhagarta reer galbeedka, iyaguse maxay samaysteen, shayaadiinta maraykanka u daba dhaqo

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 Рік тому

    Putin u sheeg hayska celiyo malakul- mawt.

  • @qaroofow
    @qaroofow Рік тому

    Putin dilkiisa waxaa aad u daneynaya reer Galbeedka oo uu hormuud u yahay mareykanka. Ileen caqabad ayuu ku noqday sirtoodii ayuu bannaanka soo dhigay.

  • @anakaligakujecel5798
    @anakaligakujecel5798 Рік тому

    WaanaTowaxas

  • @ismaciiladen754
    @ismaciiladen754 Рік тому

    Inta rag badan isku dirayaan qabaa,ilka somaaliyeed . Mara cadde show war caalamiya iyo cilmi ayaa uu inoo sheegaa mahad sanidii mara cade

  • @obachir194
    @obachir194 Рік тому

    wxii wakhtiga duhurka loogaadho bu dhahy shekh, halkas sikale ya nogu dhigi kara man fahmin wakhtiga salada tasbix la tukanayo wa gorme

  • @cabdicumaribraahim9300
    @cabdicumaribraahim9300 Рік тому

    Putin maxaa saas loogu raadinaa dilkiisa waa inuu nin adag yahay reer galbeedkane kaadida ku celiyay

  • @umuraxma1714
    @umuraxma1714 Рік тому

    waad mahsantahy waanaaga aad gaadhasiinyso dadka

  • @WsWs-kq3kf
    @WsWs-kq3kf Рік тому +1

    Dadka beenta kadaa beenaale baadtahay

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Рік тому

    Ileyn Maracadde waa waxa la yiraa Salafi ( Reer Maxammed Cabdi Wahaab). Bisinka war ka har Shibille iyo noociisa haboowsan, waana Bidco khariban oo Muctazilo ah

  • @dahirali3596
    @dahirali3596 Рік тому

    Runtii waxaan kaaga mahad celinayaa sida tooska ah aad wararka noogu soo gudbisid .
    Waxaan aad uga farxay barnaamijka muxaadarooyinka aad ku soo kordhisay oo faa’iido weyn u leh bulshadeyn Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan. Khayr ayaan ku rajeenayaa. Jzk

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Рік тому

    Saalltu taasbiix

  • @abdirazaknur293
    @abdirazaknur293 Рік тому

    ACWW SALATU-TASBIIX DHAMAAN AXAADIISTA KU TIMID WAA DACIIF, MUNKAR, MUDHARIB, & MAKRUUH WAX XUJJO AH IN LAGU CAMAL-FALANA LAMA HAAYO. MIDDA KALE, AFARTA IMAAM LAGAMA HAAYO MEEL AY MADHABTOODA KAGA HADLEEN; WAXAAD KALOO KU DARSATAA HABKA LOO TUKANAYO WAA HAB KHILAAFSAN SALAADDA AAN TUKANO SIDAAS DARTEED WAA IN LA HELAA XADIIS SAXIIX AH SIDA AXAADIISTA SALAADAHA QORAX-MADOOBAADKA, DAYAX-MADOOBAADKA. TAN UGU DAMBAYSA, HADII CIBAADO RASUULKA UU JIDEEYO MEEL UU KU DHAHAY MAR TUKO, USBUUC TUKO, BIL TUKO, SANAD TUKO, AMA HAL MAR NOLOSHAADA MA JIRTO. ISKU SOO HOORI SALAADAN WAA BIDCO IN LAGA FOGAADO AY HABOON TAHAY, HADII KHAYR AAD RAADINAYSO WAXAA KUGU FILAN OO WALIBA KAA BADAN SUNOOYINKA SUUBANAH KA SUGNAADAY OO SIDA QORAXDA U IFTIIMAYA. WABILAHI TOWFIIQ!!

  • @AMM-ey6tc
    @AMM-ey6tc Рік тому

    Marshall alaah