Xanuunka waa u dhiman karaa qof kasta oo dadka xanuun ku caaya. Allah baana qaddara halka aad maraysee wiiloow, gabdhoow iyo waayeeloow Allah ka cabsada.
SAFIYAAY DADKA CEEYTAMAYA AMA GEERI IYO XANUUN WAX KU CAAYAYA WAA QOF KIBIRSAN OO WAR ISKU HEEYN AMA QOF AAN CEEB UU KU CAAYO INTUU WAAYEY QADARTA KU HAL QABSANAYA
Wllo aad iyo aad ayaan uga xumahay gabadh reer somaliland ee reer borama ah ee ninku xanuunka ku riday maxaad uga soo hadli wayday ma majerteenka ayaa ka baqatay huuno
jow kow now baal beenta ay sheegayso daawo somalidu waligood bay xanun baad sheegi ee xita arosta iyo aroska baa laa caaya oo ka amaanhelin xanunka caay way dhaftay oo magac bay kaga dhigayan somalido wa dad xun oo nacalaadi alle ba ku dhacday ee tusmo jooji showga iyo beenta qoto qota da ah jow kow now hadana bow
Walaal safiyaay geeridu xaq maaha ee waa danbigii aynu ka dhaxalnay Aadan iyo xaawo Lakin walaa geeri danbi ayey ka timid waxaana iga xoreeyey Jesus Qofkii Jesus raaca I kastoo uu dhinto waa lasoo sarakicinayaa .
Jesus waa nin eh ma nin ayaa ku caawinayaa. Cadaalad daro maaha inaa dambi aanad galin laguu qabto. Jesus geerida muu isga celiyo. Jesus ma ilaahaybaa mise waa inankii Ilaahay. Siday saddax Ilaahay hal u noqdeen.
ASC xanuunka EEBE ayaa keenay in qofka xanuunsan Laguma digto ILLAHOW inta xanuunsan cafimaad sii INSHA ALLAH
Aamiin Aamiin Aamiin somali xaqa allaha ha garan siyo
Mashallaah quraxey qalnjo uqtii safiyo bilan alloow ku xafid adiga iyo awladaada iyo intaa jaceshayba🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇳🇴🇸🇴❤️❤️💚💚💚☝️☝️☝️😍😍😍
سبحان الله
جزاك الله خيرا
اللهم آمين يارب العالمين
Jasakalaahu khayr danbigaga ale ha dhaafo run baad ka hadashaye nooloow ku waad runta
Subhana Allah Somali.. oo cadaalad laga helo wa calaacasha cado Timo ka soobexeen...
Scw abaayo allaha ku xafido aduun iyo aaqiro wxaad ka hadashay waa runtaa
Amiin Amiin Amiin YA ALLAH
Qofkasta oo qof islam ah iin rabbi ku itixamay hadad ceeb uga dhigto islam nimadada ayaaba khatar ku jirta. Subxanallah.
Aftahansana EED0 MACAN ISAAQNIM0H WAA UJEDA INA TAHAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤MAXD SAMAYSAY 😊WINER❤
Subaxaanallaah ilaahow inaxafid naxariistaada nagumaneeso Aamiin
Asc ilaahay Baku xafido abaayo adiga iyo owlaadaada
Wallhi safiya siwacan baa utaabatay hadalka iyo naseexada walaashey macaan ilxun kuma aragto war somalay alle kabaqa yaa allaah😊
Masha allah ilahay haku xiftiyo
Amina ay Allah ❤🤲🤲🤲🤲🤲
Xanuunka waa u dhiman karaa qof kasta oo dadka xanuun ku caaya. Allah baana qaddara halka aad maraysee wiiloow, gabdhoow iyo waayeeloow Allah ka cabsada.
Safiyo ilaaheey haku barakeeyo adiga iyo caruurtaba
You right about that Masha Allah
ASC Masha Allah wallahi wax fican baad Ka hadashay ajar Allaha kaa siyo
ماشاء الله .بارک الله فیک .وحسبنا الله ونعم الوکیل فیهم ولا حول ولا قوه الا بالله.
Ilaahay dadka wuu isku eegayaa ee qofkii caqli leh ayaa garta. Ilaahay aduuyada naguma fidneeyo. adigana ajar ha kaa siiyo.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuuul so sister haadal kaagu wuu itaab taay
In Shaa Allah Amiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢
Adu fanka ka tobad keen o adba qariga xasuuso❤❤
Mansha alah wllqali ilahay aqliga haku barakeyo haday sida somali wax ugaran lahayd wax ba may xumaden ilahay xaqa haina wafajiyo
Allahuma Aaamiin
Aaaamiin habo
Allahuma amiin yaa Rabi
Good point
Allahuma aamiiin yaa rabi yaa allah ❤ ❤❤❤❤
SAFIYAAY DADKA CEEYTAMAYA AMA GEERI IYO XANUUN WAX KU CAAYAYA WAA QOF KIBIRSAN OO WAR ISKU HEEYN AMA QOF AAN CEEB UU KU CAAYO INTUU WAAYEY QADARTA KU HAL QABSANAYA
WAA RUNTEED. Caafimaadka Caruurta Aduunyada intaba cidaan hayn way ku caayaan.
Xataa Geerida iyo Xanuunka way ku caayaan Somalidu dadka.
Amiin Amiin Amiin
Alla habaryartay garaad badanaa waxsan dhala waa dumarka ugu caqli badan somaalida
Safiya tusma waan yaabanahaye waxani waxkabadan somaali naxariislaan lakuma aqoone anigu shekiwenban qabaye amayihin itoopiyan afsoalibartay
Wayo inagu waxan dhaqan iyo dinba umalihin🌹🌹🌹🌹🌹
Asc❤❤😂😂waxad..dhahdah..umatu..maxamed..scw..waxanayi..umatu..maxad❤❤😂😂😂😂Sofiyo..walaal..Soomaalid..waxayi..dhadah.waxa..casarkì..lagugu...arko...baa...cishi..lasiku..caayah.❤😂😂❤❤kk
Abaayo dadkani waa aaqiro moog subxaana laah
wlle ha oran samalidu cadabtay ubadan yihin ilahay inta lunsan ha sohadeyo
Maansha Allaah caql badan
😭😭😭😭
Ilaahoow caafimaadka hanaga qaadin qadar xuna hanoo garanin
Adigu ilaahay u dhawaw oo heesaha iska jooji
Maxxd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
sida leysugu digto ayeey aad ugu fiicanyihin inta caqliga yar walashey runteyw ka hadashey
Go forward zxp ❤
Mahadsanid zhp sare
Waa Runtaa ee alow nagayeel kuwii iskunaxariisto
Tani waa doqonimadii oo qof ah
😂😂😂
Safiyay in badan oo dadka ka mida
Nolosha ay maanta ku jiran u been
Sheegtaa balse dhibku qofna lamay
Dhalan
Oo adigu Horta Ilahey ka cabso inta dadka kale wax uu shegin 😂😂😂😂
Wllo waad wacyi gelisay somali haday wax ku qaadanayaan
U regt my sweet setter ❤person excellent personality live long rest of your life
Aniga xataa waan😂 rumeysanahay
Soomaalidu in aane wax jira ahan
Iskadaa heesa iyo laqwiga
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nagata ya dhalile dabada ilasho naya
Waa runtaa. Kelmad kasta oo aad tidhi waa sidaa.
subxana laah subxanalah waa kuwii loo ducayn jiray aya laysku cayaya waa aduunyo dhamada
Asc safiyo tusmo wan kusalamaya wan kutagara ❤
❤
Asc Maansha Allha ❤🦚🦚🦚🦚🦚🦚🐅🦋🦋🦋🦋🦋
Saabatu waa jaahil niimada somalida haalayabin dhaar maagalo waa laa xiidha dhaal maagalo laama noqoodo
Dad badan ayaa Rumaysan inay Safina tusmo isdeldelsho ,
Bisinka
Sorry😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭
Wllo aad iyo aad ayaan uga xumahay gabadh reer somaliland ee reer borama ah ee ninku xanuunka ku riday maxaad uga soo hadli wayday ma majerteenka ayaa ka baqatay huuno
Xaqiiq bayka hadashay
Somaali unbaa loogu yimadaa
Miyaadan arkin dad kugu caayayo waad madowdahay
jow kow now baal beenta ay sheegayso daawo somalidu waligood bay xanun baad sheegi ee xita arosta iyo aroska baa laa caaya oo ka amaanhelin xanunka caay way dhaftay oo magac bay kaga dhigayan somalido wa dad xun oo nacalaadi alle ba ku dhacday ee tusmo jooji showga iyo beenta qoto qota da ah jow kow now hadana bow
Dadka hada nool waa umad yaab leh
Sax
Sorry
Wa umada jahiliinta
Reer miyi waxid ikma maxane d
botifff dhee
Caqlidhn. Male. Manta. Bantabasyarkan. Barimayaqaanan
Walaal safiyaay geeridu xaq maaha ee waa danbigii aynu ka dhaxalnay Aadan iyo xaawo
Lakin walaa geeri danbi ayey ka timid waxaana iga xoreeyey Jesus
Qofkii Jesus raaca I kastoo uu dhinto waa lasoo sarakicinayaa .
Ashahaado
Ya rabi
Jesus waa nin eh ma nin ayaa ku caawinayaa. Cadaalad daro maaha inaa dambi aanad galin laguu qabto. Jesus geerida muu isga celiyo. Jesus ma ilaahaybaa mise waa inankii Ilaahay. Siday saddax Ilaahay hal u noqdeen.
😢😢😢
Beenawaas baad tahay waryaa hadaad hanuun leedahay Rabi haku hanuuniyo yaa murtad 😳❌