SIDA LOO MASAFEEYO GABDHAHA MIYIGA || VLOG ISMAHAN DAHIR.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 169

  • @ShaacirSheekeye
    @ShaacirSheekeye 3 роки тому +117

    Gacmo Dahab Guriceel Wa Ku Xiisi Donta.

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  3 роки тому +15

      mataankeygi Xaqiiq waan Idin xiisi doona

    • @nimcoabdulahi126
      @nimcoabdulahi126 3 роки тому +3

      @@ismahandahir3704 wlhi sii kal iyo laab uu qosle tiko tok video 🤣🤣🤣🤣 mx ku qorn tikiko kiin abyo

    • @hawalul2331
      @hawalul2331 3 роки тому +1

      ♥️💋💋😍😂😂😂😂

    • @faatimaahmed4412
      @faatimaahmed4412 3 роки тому +1

      @@ismahandahir3704 hore soco sxp

    • @shukriyusuf8230
      @shukriyusuf8230 3 роки тому +1

      ismahaney guraceel ma jogota

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 роки тому +29

    Bari imtixaan leeyahy hadana ismahan muuqaalkeeda ma dhaafi karo 🥰hory usoco abaayo kaaly iska ark waaye masha allh 🌹

  • @crisaaqyaasiin2899
    @crisaaqyaasiin2899 3 роки тому +7

    Waw waan kusalaamay wllshy ismahaan Daahir waxaan jeclaan lahaa in aan video kula duubo Guriceel janaad

  • @shamsamohamed8625
    @shamsamohamed8625 3 роки тому +2

    Masha allah dalkeena quruxdisa sidas usoo bandhiga wadanka allaha nabad hanooga dhigo nabada ayuu nugu deeqa dhamanteen😍😍😍😍🤪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shuaybrooy
    @shuaybrooy 3 роки тому +5

    Insha allaah sanadka danbe ayaan boqan doonaa guriceel, matabaan iyo garijir shaacir ninka ladhaho hala igu soo xiro

  • @adamabdulha6254
    @adamabdulha6254 3 роки тому +3

    Dhqankeenna Qurux Badnaa ismahaan Daahir Mahadsanid Walaashay

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 роки тому +1

    M.a Dharka dhaqanka Aad bn u jeclhy
    Xamdi sey ulabisan tahan ka helay
    Iyo jawiga quruxda badan
    ❤❤❤❤🌹🇸🇴

  • @sharmaakedhiidhaco2769
    @sharmaakedhiidhaco2769 3 роки тому +1

    it is good to show us around like this
    isma you are a wonderful soul

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 3 роки тому +1

    Maasha Allaah waa xasuus hidaha iyo dhaqankeena miyiga. Laakiin waxaaba iigadaran Shaacir maxaa kudhacay oo loocerinaayey, ma reerka ayuu ninkii lahaa udabamaray. Walee Shaacir waa la isugutagay.

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey8920 3 роки тому

    Masha alaah aad buu u qurux badan yahay hide dhaqankeena waad ku mahadsan tahay sida aad noogu soo gudbiso vlog yada qurux badan ❤🇸🇴

  • @Haafturki
    @Haafturki 3 роки тому

    Waaaw maasha allaah ciyaar qurux badan waaw aroosada quruxleey🥰🥰

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 3 роки тому +1

    Queen ismahan dahiir you're always farxaan
    Waxa ku qoslaay raati qooqan ku araag💜💓♥️💗💞💕❤️👑

  • @muhsindek4693
    @muhsindek4693 3 роки тому

    Wllhi Ka hor inta aadan sheegin baan qiyaasay iney laba midkood thy Laanle ama Qarsooni 🥀🤚🤚

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 3 роки тому

    Maasha allah waa flog qurux badan mahadsanid gabadhey ismahan

  • @apdisalanofficial1789
    @apdisalanofficial1789 3 роки тому +2

    Kan muqaal wuu dhacay🙆
    Guleyso sister✊👏

  • @abdirasaq14
    @abdirasaq14 3 роки тому +2

    3:30 labada sawir gacan banka tagay Anigu Wow M,a

  • @mohamedamiin8776
    @mohamedamiin8776 3 роки тому +2

    masha alh hore usoco ismahan

  • @inaguuleed1541
    @inaguuleed1541 3 роки тому +2

    Ismahaaneey xppti wlhi waa ku jclhy apaayo keep going😍😍

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Рік тому +1

    Masha Allah 👌👍💟👑😚

  • @deekjr7872
    @deekjr7872 3 роки тому +3

    Galmudug🇩🇯🇩🇯 guri gob iyo nasab✌✌✌

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 3 роки тому

      Guri bililiqo dheh saxiib iyo guri isbaaro

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 3 роки тому +2

      @@musemuse6648 inaad ka xuntahay waa macquul...ha ciyo maan laawuhuye🤐

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 роки тому

      @@musemuse6648 boowe iyagu ha is dagaalan oo ha is bililiqystaa lkn mid kudarsoo waa soomli soomlina halmid lagama maro martida iney wanaajiyaan marka dadka ha aflagadeyn kuguma raacsaniyee

  • @nastehaluul699
    @nastehaluul699 3 роки тому +1

    Xamdi qurux m.a allaha kuxfido qrxey

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 3 роки тому +2

    caadi ma ahan runtii ee guuleeysta waligiin

  • @fazulfankay1236
    @fazulfankay1236 3 роки тому +1

    too much quality keep going sister i

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 роки тому +2

    Wwww mashaallah Amazing everytime and keep going sisters

  • @kowtharali4384
    @kowtharali4384 3 роки тому +4

    TWO LEGEND'S KEEP GOING ❤❤

  • @ahmedabdulle6954
    @ahmedabdulle6954 3 роки тому

    Masaafadu waa xaaraan gabadha waa in waalidkeed raali kayihiin sida ay noosheegayso aayadaan فانكحو باذن اهلهن

  • @mrhanad6655
    @mrhanad6655 3 роки тому +1

    Waa Ka helay vlogyadaada
    Pls puplic prank reer guriceel ku day 🤣🤣👇👇👇

  • @deeqaaxmed2142
    @deeqaaxmed2142 3 роки тому +1

    Masha allaah xamdi waa ani cml marka dadka dalxiis u raaco gooni lee u baxaa

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 3 роки тому

    Soo daawada kanalkeyga waxyaabo badan oo mihiim inoo ah baan ka hadlaaye like iyo sheerna ii saara.

  • @iskufilan8503
    @iskufilan8503 3 роки тому +3

    Ismahaneed dhusamareeb ma tagi rabta abayo?

  • @iskufilanhaji2999
    @iskufilanhaji2999 3 роки тому

    Masha Allah ismahan abayo horay u soco biri exam leyahay iso duceya dadk laiga berow

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 3 роки тому

    Yasalam masha alah hormar wanagsan guulesta tiim ismahan

  • @suleeqocaaqil1852
    @suleeqocaaqil1852 2 роки тому

    Mansha allh gacmo dahab

  • @mahadyare2506
    @mahadyare2506 3 роки тому +2

    Masha allaah

  • @najmoahmett5260
    @najmoahmett5260 3 роки тому +2

    Nice vedio 😍

  • @ladanqueen8195
    @ladanqueen8195 3 роки тому +1

    Abyo ismahan aada kutagera abyo ani youtuber cusuba ahay Abyo igarab qabo pls fiiri video yadeyda wax kabadal idheh hadey wax kaqaldan yihiin waa codsi abyo wlsha wax kaa codsataya ahay

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 3 роки тому +1

    waaaaaaaw.tikkag Ayaan.kahelay.kkkkkkk

  • @fadumo7917
    @fadumo7917 3 роки тому +1

    Masha Allah walshey ismahan

  • @makoislaw
    @makoislaw 3 роки тому +2

    Sagaaradii yareed mala koriyoya mise wala qalay miskiintii yareyd aaway

  • @deeqoshirre3776
    @deeqoshirre3776 3 роки тому

    Gacma dahab wlh wan u xisaa normal life Allh ku sharfo xbti

  • @hafsamahmoud5912
    @hafsamahmoud5912 2 роки тому

    Inta iga tagte dhan mantan dawana❤❤❤

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy 3 роки тому +2

    Masha alah

  • @aaaminosheikhmohammed7891
    @aaaminosheikhmohammed7891 3 роки тому +2

    mash allah shirib miya la dheeloya 😂😂😂

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 3 роки тому +2

    Ogsonow wili waa ku sugayaa

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 роки тому +1

    Wwww mashaallah Amazing

  • @xildhibaanka1180
    @xildhibaanka1180 3 роки тому

    Nice 👍

  • @zahrujaahmed133
    @zahrujaahmed133 3 роки тому +1

    😂😂😂😂wlhi video tiktok wan kahely so funny 😂😂

  • @idalahow
    @idalahow 3 роки тому

    Kenya miyaa?

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde6691 3 роки тому

    Ismahan dahir waxa thy dhaqankii somaliyed oo socdo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mislalmaashow2365
    @mislalmaashow2365 3 роки тому

    Beautiful people of Somalia 🇸🇴 💕🇪🇷

  • @qamarqaali8351
    @qamarqaali8351 3 роки тому

    iiii ihi ohin lamaroyaa ismahaney is ciil ciil iku dishay damashad ika dheh m.a gacan dahab hooyo yurub ilhaan iku salaan🥰🥰🥰🥰💋💋💋🙏

  • @nuuramohamed5850
    @nuuramohamed5850 3 роки тому

    1:36 masha allah calankii jamhuriyada barakayzan ayey xidhanthy inantu kuwadanaa❤❤

  • @hafsamahmoud5912
    @hafsamahmoud5912 2 роки тому

    Guriceel gurigi aabo❤

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar7330 3 роки тому +1

    Baadiye iyo make-up isma qaataan

  • @fatimamoha9876
    @fatimamoha9876 3 роки тому +1

    6:40 so beautiful🤩

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 3 роки тому

    Masha alha Sobuyoutulf dhulkenahooyo🇸🇴

  • @mudicade8633
    @mudicade8633 3 роки тому +1

    keep going sis

  • @YusufShuqale
    @YusufShuqale 3 роки тому +1

    Masafeeyo? Mise masaafeeyo? Naga sax af-Soomaaliga

  • @israsfoodstyle9523
    @israsfoodstyle9523 3 роки тому +1

    Mashallah tabarakallah Habaryar 💖🥰👍🏾❤️

  • @daacadxasan8173
    @daacadxasan8173 3 роки тому

    M.a my sis gacan dahab allha ku dhowro adi iyo team kda horay usoco sis

  • @ramlorasmi2773
    @ramlorasmi2773 2 роки тому

    Masha Allah 🥰

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 3 роки тому

    Hamdi walaalshay waa qof dadnimo wanaagsan 3 sano ayaan wada deganayn

  • @beelo2214
    @beelo2214 3 роки тому

    Mashallah qurux hida iyo dhaqnkeena

  • @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
    @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 3 роки тому +8

    Wlshy ismhn❤❣🇸🇱

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 3 роки тому

    Maseeray mar dhaw waa inaa camera deyda qataa

  • @qadrodaahir9404
    @qadrodaahir9404 3 роки тому

    mininkaga moogaankaa malasoo maraaye si qatar ayad u jisheen

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому

    Masha Allah tabrikllha ismahan cadey hor usoco xabti ❤❤❤❤

  • @umugaalib788
    @umugaalib788 3 роки тому

    M.a

  • @mohamednuur5154
    @mohamednuur5154 3 роки тому +2

    Masha Allah

  • @osmanali3839
    @osmanali3839 3 роки тому

    What the song 6:20 🤔

  • @Moo2807
    @Moo2807 3 роки тому

    Masha Allah walashey ismahan hore usoco.

  • @noora2470
    @noora2470 3 роки тому

    Masha Allah horiusoco abayo abayo wnu kujeclahay runtii wllQli

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 роки тому

    Masha Allah very beautiful wlhi dress

  • @raqiashaaban7615
    @raqiashaaban7615 3 роки тому +2

    ManshAllah

  • @Salihtr61bayır
    @Salihtr61bayır 3 роки тому

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    Türkiye 🇹🇷

  • @عيونيعيون-ف2ح
    @عيونيعيون-ف2ح 3 роки тому

    Ismaha abaayo aniga xamar ayaan ku dhashey guri ceel waamagaaladeena aad ayey uquruxbadan tahay

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 3 роки тому

    Kkkkkkkkk clip-kan yar ee maseerka waa iga gadanyahay👏👏👏.

  • @maahirmaahir8341
    @maahirmaahir8341 3 роки тому

    Shaacir markuu youtubkiisa kahadlijiray intaroogisaan kahelaa

  • @qalanjoqurux8063
    @qalanjoqurux8063 3 роки тому +1

    Alla gurigii carada lagukarinayay🤣

  • @cabdallacaraaleaadan5323
    @cabdallacaraaleaadan5323 3 роки тому +1

    Ismahaan qurux abaayo aad io aad baan ku taageeraa alle hku xifdyo
    Wankugu faaanaa runtii waji quruxey

  • @safiirkadacwada920
    @safiirkadacwada920 3 роки тому

    Fadlan subscrib sher like igu caawiya please somaaley

  • @kingmohaan9856
    @kingmohaan9856 3 роки тому

    Gacmo dahabey swiranta maxad ku edit gareesaa

  • @fali2695
    @fali2695 3 роки тому +2

    Mash allah 😍😍😗

  • @heegotv9351
    @heegotv9351 3 роки тому +1

    wooooow👏👏❤❤

  • @futureparimeminister637
    @futureparimeminister637 3 роки тому +1

    Tasakkür ederım💟💝

  • @احمدصالح-ن9ص
    @احمدصالح-ن9ص 3 роки тому

    Ismahan dahir meshan magaced isheg ba

  • @adamissa2349
    @adamissa2349 3 роки тому

    Haa abyo anigaa ka soo qayb galaya aroos kaaga ee xamar ayaan joogaa abuubur ii soodir

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 3 роки тому +2

    Masha Allah 🙏🙏🙏

  • @hodonjacaly624
    @hodonjacaly624 3 роки тому

    Mansha allaah beautiful

  • @hamdibashiir7254
    @hamdibashiir7254 3 роки тому

    Anoo ordayo dalaq
    Masaafo inaa galaa rabaa waa sii baranaa

    • @bahati1085
      @bahati1085 3 роки тому

      Aniga kula cararaayo is diyaari qurux

  • @sabraibu8428
    @sabraibu8428 3 роки тому

    Manshalah ismahanteyda gacma dahab

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +1

    masha allah walaashaye 💕💕💕💕

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @ilhaanabdi9934
    @ilhaanabdi9934 3 роки тому

    Wwww amazing ismahan videoyashada kama daaalo

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 3 роки тому

    Kuwan funny waye waa iga gadanyhin video Dina

  • @zeynabmaxamed5319
    @zeynabmaxamed5319 3 роки тому

    Maasha allah abaayo Qaali

  • @MyPhone-kh6mu
    @MyPhone-kh6mu 3 роки тому

    hhhhh heesdaan nuxurgeda ataa keenay walahi waan ka helay abayo macando isbursika barkasdo nooku soo cili waan ka helay walahi run ayaa loo modaa

  • @ramooleinfo8646
    @ramooleinfo8646 3 роки тому

    Masha allah guuleeyso sister

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 3 роки тому

    Ismahaan daahir horta waxaa Rabaa inaa kuu mahadceliyo waad ii maamuustay dhulkeeyga hooyo aa jeclahay 😊🙏Anigane maliito meel qurxanoo ubaxa uu ku simanyahay dhirta dooga quruxda leh dhaldhalaalka muuqa shidan makuu soo duubaa ismahaaneey aa adigane Markaaga ruxantide 😆🤣

  • @nimcoabdulahi126
    @nimcoabdulahi126 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣wlhi qoslka iga dhmeyse tiko tok 🤣🤣🤣💞💞💋💋🙏