Ahmed Abdi kaariye(QOOR-QOOR) xag allaah ayuu ku badbaaday iyo shacabka reer c.waaq oo Sniper-kii lagu dili lahaa qabsaday balse XSM waa munaafaq aan cidna aamini karin.
WAAR SOMALIDII KENYA KA SO HADLA FARAH MACALIN IYO KENYAANKII WAAR DIFAACA NINKA AADEN BARE MIYA LA SO CELINAYA HALKA KQ SO HADLA MAXAAD WARARKA IYO FALADOODA ISU DHAFISAAAN
SIDA NOO MUQATA HADEE RAGA XASAN U HADLAYI WAA KUWII KONTRABAND HUBKA KA SAMEEYEY😂. IS DAAFACOODU WAX UMA TARAYO EE XUKUN HALAGU QAADO. MAGAACDOODANA SI DEG DEG AH HALOO GUDBIYO😂
TUUGTA DAMULJADIID U SHAQAYSA YAA WARKOODA RABA ?😂. QOOR QOOR SAXBUU KUJOOGEY IN UU LIISKA GUDBIYO. A´AGAABA GUDBINEYNA OO DACWAD KU QAADAYNA XASAN KONTRABAAD KA UU DALKA SOO GELIYEY😂
Af uusey waxaa layiri wixii uurka kagajira afka bakaxada abgaal iyo habargidir in aay iskudhacan baad jeclanlahad lakin ma arkidontit af tohor 🤮🤮🤮😡😡😡😡😡😡🦊🦊
Fahan Arrinta in hubku ahaa mid lagu hubeynayey kuwo Ka horjeeda Qoor Qoor ,ahna saaxiibbada Xasan Sheikh .
Taas fahma
wayba iska cadahay walal
Viva qoor qoor
Ahmed Abdi kaariye(QOOR-QOOR) xag allaah ayuu ku badbaaday iyo shacabka reer c.waaq oo Sniper-kii lagu dili lahaa qabsaday balse XSM waa munaafaq aan cidna aamini karin.
BUM AYAA KU QARXAY KOOXDII XSM EE QOWLASATADA AHEYD EE XSM UU UGU WEYNAA.
Qoor qoor aya ku guuleysanaya😢 inshaALLAH
WARYAA MEESHA MOORYAAN WADA GACAN KU-DHIIGLE AH AYAA HOTEL JASIIRA ISKU BAHAYSTAY BERIGII M.WEYNE FARMAAJO OO UU XASAN SHEEKH UGU WEYN YAHAY(MAFIYO).
Jama galad asc
MAREEXAAN HASOO CESHADO DHUUSA MAREEB LAYL KASENA HASOO CESHADA GELIN SOOR HADDII KALE WAA LA IDINKA SAARAYAA XUDUUDA WADANKA.
Qorqor❤❤ guul❤❤ guul❤❤ guuleso
👍
QOOR QOOR GUULEYSO❤❤❤
Mic 🎤 tosa jaamac galad😂😂😂😂
QOOR QOOR BAGUU UGUDBIYEY CIDII KU LUG LAHAYD HUBKA. WAAYO AWALBA ISAGAA LUGU DILILAHAA😊
Khiyaano weyn lala rabay qoor qoor
Xildhiban Saabir Shuuriye waa Qaain Kamid Ah Kuwa Hurinayo Dagaalada ka Dhex Hurinayo Shacabka Reer Galmudug Marka Kooxda Damul jadiid loogama Baahna Mamulka Galmudug
WALEE INTA XASAN DABA TAAGAN WAA KUWO CEEB WAJAHAYA WAKHTIGOODIINA WAA DHAMAADAY😂. AR YAA IDIN YIRAAHDA ISAGA HARA XASAN😂
Sir maqabe Allah umaqan ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Maxkamad halasaaro dadkii hubkaan lahayd.
QOOR QOOR WAXAA LAGU HAYSTAA MAXAAD U RAADIN WEYDAY HUBKII AANU MAREEXAAN, LAYL KASE IYO PL KULA DAGAALAMI LAHAYN?
Illaahow adiga caadil ah
QORQOR ASAGAA IN LA XUKUMO AY TAHAY EE HAKA WACO MAXKAMADA XUKUMADA DFSOMALIYA EE XAMAR
Tanu haddee waa BUG...haddana BUG... haddana BUG..... haddana BUGGG ....Allow umuuraha hagaaji oo Somalia badbaadi yaa Rabbi .
Kkkkkk
Qoorqoor waa cbb waa on la maxkamadeeyo. Xilkana laga qaado. Qalqal iyo did u dhac buu ku keenay Galmudug iyo dalka guud ahaan.
WAAR SOMALIDII KENYA KA SO HADLA FARAH MACALIN IYO KENYAANKII WAAR DIFAACA NINKA AADEN BARE MIYA LA SO CELINAYA HALKA KQ SO HADLA MAXAAD WARARKA IYO FALADOODA ISU DHAFISAAAN
WAXAAN WAX QARSOOMAYA MAAHA😂. DAMULJADIID WELIGEEDBA HA RAFATO😂😂😂
Kashifaad ku dhacaday kuwaas eedeynayaa
Illaahay shartooda hakuceliyo kuwii dalkaan xiiniyaha heyay ayaa kashifmey illaahay aw garanwasga geedka ahiyo ragaan sheydan
Xassanoow hub noogad aan soomaali kuu edbinee ayaa bilahaanba socotay wayna qaraxday.
VILLA QABYAALA WELIGOODBA HA SHIRAAN😂. KOOXDAAN GURYAHOODII BAA BIYO UGUSOOGALEEN😂😂😂
GALMUDUG UMA BAAHNA NIMAN TUUGO AH OO KONTRABAND IYO DAGAALO QABYA1LADAYSAN KA GEYSTA. FASHILBAA KU DHACAY XASAN IYO TUUGADA DHAGARTA DALKA KA GEYSANAYEY.
Mafia ka dilaacaday runtii
Mamul goboleed yada
dawlad la anta
maxba laguma timamikaro somaliya bahdil ayay damjadid nogeesatay
WAR SOWTII XASAN SHEEKH IYO KOOXDIISU MADAX GOBALEEDYADA AY 2 LABA SANO AY UGU DAREEN ? DOORASHOOYINKA XASANBAA DIIDANAA😂
SIDA NOO MUQATA HADEE RAGA XASAN U HADLAYI WAA KUWII KONTRABAND HUBKA KA SAMEEYEY😂. IS DAAFACOODU WAX UMA TARAYO EE XUKUN HALAGU QAADO. MAGAACDOODANA SI DEG DEG AH HALOO GUDBIYO😂
Hubki cidi quseyso haloo siciliyo hadi kala hoog halasaro mamulka deegankas
XASANOW DOORASHO KAMA DHACAYSO INTA TUUGTA XUKUNKOODU DHACAYO 😂.GALMUDUG CADAYMO BAY SUGEYSAA😂😂
Jaamac ciyaarta nagadaa
Qoor loo danleeyahay
TUUGTA DAMULJADIID U SHAQAYSA YAA WARKOODA RABA ?😂. QOOR QOOR SAXBUU KUJOOGEY IN UU LIISKA GUDBIYO. A´AGAABA GUDBINEYNA OO DACWAD KU QAADAYNA XASAN KONTRABAAD KA UU DALKA SOO GELIYEY😂
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
Mr Qoorqoor
Down gurguurte iyo gangskisa
GuuuuuuuuuL maha waxnocas
REER GALMUDUG DANTOODA WEY GARANAYAAN EE XASANOOW HA IS DAALIN
HIHIHI XASAN KII NALAHAA DOORASHO MAJIRTO BAA HADA DEG DEGSAN😂. OK. LAAKIIN HORTA DHIBTA LAGA GEYSTEY GALMUDUG WAA IN LOO XIRAA RAGA HUBKA KEENAY 😂. HAA
XASAN TUUG " BLACKMAIL " KA UU DADKA KU CABSIIYO CIDNA WAX LAGAMA QAADAYO. PUNLAND LACAGTEEDII WAATUU QABSADAY😂. QOOR QOOR KAMABAQAYO LACAG LA AAN😂. GALMUDUG WAA BARWAAQO
Maskax yare malay xarig kudabe caqli ogaadeenle.
QANIIMO DHEH BOOB MA AHAYNE
Af uusey waxaa layiri wixii uurka kagajira afka bakaxada abgaal iyo habargidir in aay iskudhacan baad jeclanlahad lakin ma arkidontit af tohor 🤮🤮🤮😡😡😡😡😡😡🦊🦊
Naa calanka noo dhig oo qaado kan galnus qaado
Calankaan Sharafta baddan Noodhig dhiiqooy. Kumaba Naqaan ee dhig Dhul Udug calankeedda.
Ina gallad
Beenlow baatahay