Axkaamta Xaydka (dhiigga caadada) sh.Maxamud Maxamed Shibli

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

КОМЕНТАРІ • 63

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 6 років тому +14

    Alla qayr badan hakusiiyo sheekh wax badan baad nofaiidaysay👍

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 3 дні тому

    Maashaa allaah illaahayow culamdayda noo xifti shiikh mahadsanid jasaa kallaah fil janah

  • @Muslimah-x6s
    @Muslimah-x6s 6 днів тому +1

    After 10 yrs ban dawanaya ya ilamid ah 2024

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому +5

    Sheekhan waan jeclahay allaha weyn ha ku jecelaado aamiin

  • @akhlaqzamechannel6731
    @akhlaqzamechannel6731 5 років тому +4

    Alle hakaa abaal mariyo inshaa Allah sheekh qaaliya illaahay miisaanka xasanaadaka hakuugu daro

  • @maryanabukahasan741
    @maryanabukahasan741 8 років тому +4

    Tabarakallaahu sheikh aleyahafidah shukraan. salalhu caleihi wasalam

  • @FihiimaSheekhmaxmuud
    @FihiimaSheekhmaxmuud Рік тому +6

    Jasaakalaah.sheikh mahadsanid 2023.ya iladaawanayo

  • @safiycali5862
    @safiycali5862 6 років тому +3

    mnsha allh jaxakalh khyr sh shilbi

  • @sacdiyomohamud8216
    @sacdiyomohamud8216 8 років тому +5

    شيخ جزاك الله خيرالجزاء

  • @thesouthsidegirlikraamomar5201
    @thesouthsidegirlikraamomar5201 8 років тому +15

    masha alah ajar iyo xasanad an laso koobi karin allaha kaa siiyo. anaga kuwi ku dhaqma allha naga dhigo

    • @samsamaden9590
      @samsamaden9590 7 років тому

      Mashallah shiikh

    • @hayadahmed2638
      @hayadahmed2638 7 років тому

      The south side girl Ikraam Omar aaaamiin allah swc ducada ha aqbalo

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 7 років тому +4

    jazaakalau kheyr ilahey haku barakeeyo sh

  • @xamdaqueenogcabdi4056
    @xamdaqueenogcabdi4056 8 років тому +4

    Jazaka Allahu khair sheekh

  • @SalmanAbdiwali-s7e
    @SalmanAbdiwali-s7e 9 місяців тому +2

    Thanks sheqow❤

  • @maryanabdulaahi5223
    @maryanabdulaahi5223 3 роки тому +1

    masha,Allah Allaw kheerkiisa badi sheekhena shekh mohamed shibli wax badanbaa naga jaahil bihiyey

  • @umusuhuur8154
    @umusuhuur8154 7 років тому +4

    jazakalah shikh

  • @Naaneeycaddey
    @Naaneeycaddey 2 роки тому

    Maasha allaah allow ku xafid sheeq shibli aad baad noogu faahfaahisay jazaakalaahu qayral jazaa

  • @iqlaamaabdiabdi7007
    @iqlaamaabdiabdi7007 6 років тому +3

    Manshlaaah baarakalaahu

  • @kawsarchannel6308
    @kawsarchannel6308 3 місяці тому +1

    2024 yaa ila daawanaya

  • @mikesalaan4821
    @mikesalaan4821 8 років тому +6

    jazaka aallaah qaayr

  • @nunayabdiqadir9754
    @nunayabdiqadir9754 8 років тому +5

    masha allah

  • @nasteexocabdi7009
    @nasteexocabdi7009 Рік тому

    Jazakallha sheek wan kaa daa,idnay

  • @rahmahassan5246
    @rahmahassan5246 5 років тому

    Qer adun iyo aqiro Allah haka abalmariyo sheikh waka faidee Manshaallah

  • @umuyahyashukri8008
    @umuyahyashukri8008 7 років тому +5

    mashallah

  • @abdisalanadan6226
    @abdisalanadan6226 6 місяців тому

    Mnsha Allh sheikh Alle ha garansiiyo oo hana fahansiiyo sharecada amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin ❤

  • @fartunm26
    @fartunm26 8 років тому +4

    Mansha allah

    • @tastsgtsst2828
      @tastsgtsst2828 6 років тому

      mashaalah ajir iyoxasanad ilah kasiyi shek shibil

  • @Najmuuni
    @Najmuuni 2 роки тому

    Allah qeyr hakusiiyo wlhi waxbadan ka faiday shiiikh

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому

    جزاك الله خير

  • @sucaadbashiir8088
    @sucaadbashiir8088 6 років тому +2

    Masha Allah jazakalahu qeeran sheekh Alle haku dayo

  • @hanihaji8073
    @hanihaji8073 7 років тому +4

    mash sheq sugrn inbdn

  • @aminamohamed3419
    @aminamohamed3419 4 роки тому

    Jazakumullaah

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 5 років тому +1

    masha allah sheikh aajaar allah haka siyo wad ino faideysay alx amiiin

  • @Naaneeycaddey
    @Naaneeycaddey 2 роки тому

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 років тому

    Jizakallah kheyr

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 5 років тому +1

    Masha allh 05/10/2019 yaa ila dawanayah

  • @cabdilahi7952
    @cabdilahi7952 7 років тому +4

    masha allaah

  • @muhiimqali4567
    @muhiimqali4567 4 роки тому +2

    Yaa ila dawanyaa 14 02 2020

  • @guccixxx7431
    @guccixxx7431 10 місяців тому

    Maansha alaah

  • @amiisha247
    @amiisha247 6 місяців тому

    15 beri surta gal ma noqon karto sheekh maxa dhacay

  • @nesseraabdel-gadir9380
    @nesseraabdel-gadir9380 5 років тому +4

    Ani waxan arkay gbdho ayagoon tukaneynin kitaab qur,aanka ka aqrinayaan markaan weydiyay wey ii dalishaden xathiinka nabiga oo ah muslimku ma nijasoobo المسلم لاينجس

    • @Ina_Saxardiid
      @Ina_Saxardiid 4 роки тому

      Daliil qaldan ee kuugu jawaabeen ee ka jaahil bixi walaasheey👍🏼

    • @princesspalqisa2423
      @princesspalqisa2423 2 роки тому

      @@Ina_Saxardiid abyo xadiilkasi maqaldana، lakin nijaasadasi waxa loolajedaa xaga jir ahaan manijaa soobo , xadiskuma asalkisu wuxu ku timid abu Hurerta Allah ka rail noqdo baa rasulka salalahu calehi wasalam Korea ka markay deena wuu kaso socday markaa suu rasulka salalahu calehi wasalam mardambe waydiiye war xagee kabaxday yacni wan ku arkayey hadeyole markasuu saxabigii ku jawaabay waxan qabay janabi oo nijaas baan ahaa Karin buu rasùulku salalahu calehi wasalam xadiskan ku tiri saxabiga المسلم لاينجس حيا او ميتا yoo dadki qar badhihi jiren gabar cado qabto wanijaas cunta ay karisay lama cuno, dhar ay dhaqdana laguma tukan karo lakin xaga da haaro ahaan ayuusan u tabaraka karin qofka لايمسه الاالمطهرون❤❤❤❤🙏🙏

    • @Haniqali-z9i
      @Haniqali-z9i 5 місяців тому

      ​@@princesspalqisa2423hada mawaxa ledahay gabadh Cado qabta kitabka qurun way ka aqrinkarta oo waytabankarta midakle sotalayiri kitabka adoo waysaqaba xitaa maqankartid😢

  • @Sonic-uv9so
    @Sonic-uv9so 3 роки тому

    Sk. Waxan maqlay in aanu jirin daliil ubanaynaya dumarku inay sooman ee maxa kan jira.

    • @princesspalqisa2423
      @princesspalqisa2423 2 роки тому

      Subxanaka ya Allah, soonku miyusan cibado ehen 🙄🙄🙄

  • @mashaallahtafo5410
    @mashaallahtafo5410 7 років тому +4

    masha allah

  • @sadiikali1213
    @sadiikali1213 6 років тому +2

    Masha Allah

  • @nimcosagal6646
    @nimcosagal6646 5 років тому

    Maazha allah

  • @kaafiyomohamed7667
    @kaafiyomohamed7667 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @dalmarmaxamed4425
    @dalmarmaxamed4425 3 роки тому

    mashaaalaah