Noocyada dhiigga dumarka ee soonka iyo cibaadadabu aanan ku waajibin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Noocyada dhiigga gabdhaha ka yimaada wey kala duwan yihiin. Waxaana ka mid ah dhiigga Caadada, kan umusha iyo dhiig sadexaad oo lagu tilmaamay dhiig furanka. Noocyadaas dhiigga ee dumarka ka yimaada kee la ogol yahay in ay cibaadeysataan. Kuweese aan la ogoleyn? Macalin Fartuun Maxamed Cismaan, ayaa noo sharaxeysa.

КОМЕНТАРІ • 54

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 роки тому +1

    Masha Allah jazaka Allah Khair shukran abaayo

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 2 місяці тому +1

    Masha allah su aal gabdha markeey dhiig furaan qabto salad walbo miyeey qabeysaneysaa halkaa noo kala cadee

  • @FasdumoMaxamuud-to5km
    @FasdumoMaxamuud-to5km Рік тому +3

    Dhiiga uur ka kasoo hadal allh ha ku barakeyo

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 Рік тому

    Waa sax xaqa lagama xishooday
    Ilaahay macalimada ha xifdiyo

  • @issabirie2954
    @issabirie2954 4 місяці тому

    Allah barkeekyo macalimada

  • @sacdiyomohamedrooble2132
    @sacdiyomohamedrooble2132 6 місяців тому

    Kheer Allaha ku siiyo xabiibti

  • @fardowsaabdulle9516
    @fardowsaabdulle9516 2 роки тому

    masha allaah abaya jizakallaah qeer

  • @hodanabdirahman4620
    @hodanabdirahman4620 2 роки тому

    Alle khayr haka siiyo umu fartun

  • @munasarrah4116
    @munasarrah4116 6 місяців тому +3

    Ustaad aniga saaka ayaan ka qubeystay hdana galabkii buu iga yimid soonkaygii seebu noqonayaa qubeys labaadna maangalaa?????😢😮

    • @nasriinquruxdumar543
      @nasriinquruxdumar543 6 місяців тому +1

      Marka lagu zheego izoo wac 😂

    • @sadiaxaaji
      @sadiaxaaji 6 місяців тому +1

      Aniga waa ka qubaystay saxibkay waana soomay lkn su'aal hadii wasaq Aan dhiig eheen iga timaad soonkayga mayga jebayaa mase 😅😅

    • @Hamdaindho-d5m
      @Hamdaindho-d5m 5 місяців тому

      Abayo dhibkaaz ani waan kula qabaaa mxaaaa lasameenaaa😂😂😂😂

    • @ShugriIbrahim-we5dr
      @ShugriIbrahim-we5dr 5 місяців тому

      Aniga malinkii 8 baan marayaa xalay sonkii xidhay saka waxyar kafeya isku arkay markaan dahirso is idhi to low sonkaygii muu jiraa😢

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 Рік тому

    Mansha Allah Allah hakubarakeyo

  • @faizahassanfaizahassan8332
    @faizahassanfaizahassan8332 Рік тому

    Mashaallah jazakallah qeyr 🥰🙏

  • @Aadanwadani-sb9fy
    @Aadanwadani-sb9fy Рік тому +2

    Ostaad waxan kuwaydinaya uur ayanlaha 2biloda dhiigba igafurmay mrk miyan tukankara iga jwab sida ugudhakhsada badan

  • @deganbare7332
    @deganbare7332 Рік тому

    🎉❤🎉❤🎉🎉 mahadsanid ❤

  • @fatmamohamed4455
    @fatmamohamed4455 2 роки тому +3

    Asc Ustadha waxa rabaaa kuweydiyo labo bil uur iga dilmey digas salada maku tukani kara please iso jawab??

    • @ayanali9514
      @ayanali9514 6 місяців тому

      Umul cml aya loola dhaqmaa

  • @sacdiyojamac8334
    @sacdiyojamac8334 2 роки тому

    Mansha Allah

  • @user-hn3xc9xt9o
    @user-hn3xc9xt9o 11 місяців тому +1

    Asc abyo waxan karaba

  • @SumayaCabdinasir-sm4cw
    @SumayaCabdinasir-sm4cw 5 місяців тому

    Asc

  • @XabiibocadowTifow10
    @XabiibocadowTifow10 6 місяців тому

    Kheyr allaha kusiiyo walaashey mcn dhiig furank hada ayuu ihaayey maxaa sameeney ayaan islahaa soon wuu imaadiye laakiis hada waxabadan aya
    an kaafa iidey alxamduli laah allaha nig dhigo kuwi janatul firdowsa kuwad kulmo❤❤😂

  • @najahahmed3096
    @najahahmed3096 2 роки тому +1

    Asc huno sual iga jawab adiga oo rali ah aniga gabdha inu hayso cadada waa 7 casho anigna 5 casho ayaa iga dhamataa cada marka ma somi karka yada 7 casho I dhamanen

  • @fardusqueen7369
    @fardusqueen7369 Рік тому

    Bisha Ramadan haduu 2jeer iga yimaado oo ay Ramadan iga tagto 15 cesho ma xaaydkiiba mise waa dhabar furan ???
    Xaydkuse miyanu 1mar uun bishii ahayn wllo iga jawaaba jazaakalaah

  • @FasdumoMaxamuud-to5km
    @FasdumoMaxamuud-to5km Рік тому

    M.a

  • @xalimosheikhabdirahman8367
    @xalimosheikhabdirahman8367 6 місяців тому

    Asc Abayo waxan aha 2bil iyo bar uurah dhiig ayaan isku arkay ilaa iyo isbuc urkiin masoo dhamaanin ee had carun carun ayaa iga socdo Matukan karaa jwb

  • @aragsanmiad-zy9ze
    @aragsanmiad-zy9ze Рік тому

  • @laylamaxamad405
    @laylamaxamad405 5 місяців тому

    Macalimadaan halkee kla xariiri karaa asxabey aad ayaan ugu baahanahay suaal ayaana waydiin lahaay pls I caawiya asxpey mahadsanidiin

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  5 місяців тому

      072 328 6855 Asc walaal numbarkaas kala xiriir

  • @aminamahad706
    @aminamahad706 2 роки тому +2

    Asc abayo waxad ii waydisaaa dhiigiii cadada ayaaa igu dhacay 7 Bari ayuu I haayay Wana ka qubestay 5 Bari ka dib oo manta ayuuna igu Soo laabtay Wana soomanahay sonkeyga ma wadan karaaa

    • @rowdaguure3449
      @rowdaguure3449 2 роки тому +1

      Abyo anigabo maanta sas isku arkay 8 bari aya so manahay soonka dhan hadane wu igu dhacay

    • @fadxiqai8608
      @fadxiqai8608 2 роки тому +1

      abaayo ana sidoo kale 6 bari sooma naa hadana wn arkaa lkn ma badno maxn sameeyaa

  • @SumayaCabdinasir-sm4cw
    @SumayaCabdinasir-sm4cw 5 місяців тому

    wll qli hadu ado kamayrtay aad sonto oo aad wxyr oo calaw ah aad aragto dibna aadan arag soku majaba misne waan siwata

    • @miskiabdullahimohamed6364
      @miskiabdullahimohamed6364 5 місяців тому

      Walal calawga coffee midab kiisu yhy maanta arkay ano sooman shalayna wa qobaystay 😢 mxa sameeya

    • @drsshukriahmedabdulle7932
      @drsshukriahmedabdulle7932 5 місяців тому

      ​@@miskiabdullahimohamed6364anba manta wan somanaha xga coffee ah ban iskuarkay

  • @safiyajamac8344
    @safiyajamac8344 Рік тому

    Asc wall dhiigu wuxuu iga socon jiray 7 Bari hada wuxuu iga socdaa 12 Malin. Ma caadi baa

    • @DekoWeeraro
      @DekoWeeraro 7 місяців тому

      Haa dhig cadada waxa ugu yar 15 bari

  • @ShugriWabari
    @ShugriWabari 9 місяців тому

    Gabadha markay quwasto ma tukan kartaa

  • @aymaanahmed6645
    @aymaanahmed6645 Рік тому

    Walalyal waxan ubahanahy ano isdahirin hadu sonki taganyahy Intan suxurto arorti maysdahirinkara o sonki masiwadankara madama sonku wajib yahay waxan rajaynaya inan helo qof iigajawabo❤❤❤❤

    • @umumucad5325
      @umumucad5325 Рік тому

      Haa wll waad suxuuranaysaa aroortiina waad daahirsanaysaa

    • @munawarsame5870
      @munawarsame5870 Рік тому

      Haa abayo wad somaysa subaxdiina waad dahirsaneysa I.A

  • @shamsomohamed3369
    @shamsomohamed3369 Рік тому

    Dhiga cadada kahur waan isku arkaa wasaq baroon ah ama qaxwo cml malin iyo labo malin baan isku arkaa mxaan samaya ramadanka iga furma iyo saladadi please iso jwb sis

    • @fadumomohamed2968
      @fadumomohamed2968 Рік тому

      Abayo ani xita dhibkan kula qaba qof kufaideyo ma heshay

  • @haldhaaabdi2158
    @haldhaaabdi2158 Рік тому

    Carunka dhiika caadada kahoreeyo malakutukankaraa??

  • @muno5115
    @muno5115 2 роки тому +1

    Walaaley dhiig baa iga socda iyada oo anan ahayn dhiigi Caadada xiligisa maxaa sameya masomi karaa

    • @nasriinmohamed8232
      @nasriinmohamed8232 2 роки тому

      Imisa bari ayuu kaa socdaa? Dhiiga dhalmada iyo cadada waxan eheyn ma jabiyo

    • @aminoibrahim1394
      @aminoibrahim1394 2 роки тому

      Kula mid baan ahy marku iga dhamaadey dhiiga aan ku qabeyey isbuuc kadib hadana wuu soo laabtey

    • @HamdaSocialHS
      @HamdaSocialHS Рік тому

      Xal ma u heshay abayo

    • @najaxlove4647
      @najaxlove4647 6 місяців тому

      ​@@aminoibrahim1394 abayo kula mid ahy mala somikara mrka

  • @mamaadna8723
    @mamaadna8723 2 роки тому

    Diga cirbada familimalanagana okeno

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 Рік тому

    Kelmadehaan aad ayay uqiima badan yihiin laakiin waxay aad u fahmi wacnaan lahayd iyadoo afka reer waqooyi lagu sharaxaayo, hadalka Koonfur waxogaa kuma fiicna in wax lagu soo gudbiyo, igama aha inaan ahay qof racism ahay ee just keliya soo jeedin...!!!.

  • @fardowsamohmed3388
    @fardowsamohmed3388 Рік тому

    Asc