Wlhi wn soo dhaweynaya arinkaas Ha iska qeyliyaane markey cid iibsata la waayo hala joojiyo lkn dadoa qaadoa ka ganacsada wa in shaqo kale lo Abuura.....💚⚪️❤️
Musuq maasiqii wadanka aafeeyey waxaa uraacay sixirbarar xadhkaha goostay. SHAQOLA AAN, SIXIRBARAR IYO TAHRIIBKA waxaa sabab u ah MUSUQMAASUQA IYO MAAMULXUMADA. We need a real DEMOCRACY and justice for all Somalilanders. Down with tribal-based corruption!!!
Alle waxan ka baryeynaa inuu naga joojiyo qaadka waa waxa kaliya ee na curyaa miyey haday tahy shaqale iyo qiigba dawladana waxaan ka codsanayna inay lo joojin lahaa ama wax kale loogu badalanlahaa
Ma halki maalin baa $40 lagu qayili? Dadku maxaa si ka ah? War qashinka itoobiya idiin soo dhoofiso joojiya oo dhaqalaha wax wadanka anfaco ku bixiya. Wadankii muxuu u hagaagi la'yahey baan mar warlba is waydiiyaa, illeen dadki drugs bay ku mashquuleen oo aduunba lama socdaan. Allow sahal umuuraha.
Waar hala joojiyo wllhi dadku way bixinayaa bariba dad ayaa qad u dhimanaaya . Sanadkii inta itoobiya ku xaroota waa la cag aad u badan maanta iyada akur dhisaya
Ilahow mijinta qadka ahi noqotaa 300doolar oo la waayaaba ameen
cabdirahman saleban wayrax yaahuu isku baxa ilaahow 1 doller badhkii ka dhiig
Arafaat Somali sxb waa waxa halkaas ina dhigay qaadku waxa fiican in la iibsan kari waayo caqaarta timaada ilahow noo aqbal ducada
Arafaat Somali hhhh 1 dolar pro😂
cabdirahman saleban wayrax maxad cunay hada hhh
Hal nin oo xaaskisa iyo caruurtiisa biilkooda meel saaray kuma jiro. Markaasey qashinkaas lacagtii dhan ku dhameeyeen
Somaliland waxay nasiib ku leedahay in madx.muuse aanu ahyn qof cuna qaadka joojinkarona allow rumee
sacad yahye mxaa madaxdii kadambaysay qaadka meyey cuni jireen cagaar quudato cml
Alle ha ka madoobeeyo qaadka aniga alle IMA baro alxmdullh
Ilaah ha idin soo hadeeyo, lacagta dibadda laga diro hala joojiyo.
Madaxweyne muuse bixi waxaan ka codsayaa inuu joojiyo qaadka necbiyaa qaadka
reer marqaan land
Dee iska daaya qaadka ma bariisbaa yaahuu ilaahay haydin hanuunsho
Wlhi wn soo dhaweynaya arinkaas Ha iska qeyliyaane markey cid iibsata la waayo hala joojiyo lkn dadoa qaadoa ka ganacsada wa in shaqo kale lo Abuura.....💚⚪️❤️
War qaadka halaga joojiyo qaranka Somaliland oo dhan
Ajab Nino si fudud looma joojin karro
Percentage badan ayaa ka cunaa sland 70%
Waqti baay qaadanaaysaa haddi la isyidhaahdo jooji
Stop jaad ❌❌❌❌
WalaalayAal diida wale ayaagaa idinkubaryi doono balse hadey ogaadaan baahida qaadka Sideey rabaan bey idinyeeli (hilib kicuna lacagtiina
Musuq maasiqii wadanka aafeeyey waxaa uraacay sixirbarar xadhkaha goostay. SHAQOLA AAN, SIXIRBARAR IYO TAHRIIBKA waxaa sabab u ah MUSUQMAASUQA IYO MAAMULXUMADA. We need a real DEMOCRACY and justice for all Somalilanders. Down with tribal-based corruption!!!
Alle waxan ka baryeynaa inuu naga joojiyo qaadka waa waxa kaliya ee na curyaa miyey haday tahy shaqale iyo qiigba dawladana waxaan ka codsanayna inay lo joojin lahaa ama wax kale loogu badalanlahaa
Joojiya!!
Jaad iyo Qaad midna ma ogolin ee Ilaahay ha inaga Madoobeeyo
Aafo bulshadu ka indho qarsato
Oo curyaamiyey dhaqaaali
Lkn waan soo dhawaynaya kor
Ukacaa waayo wuxuu taraaya yara
Waa faakahaysi
Sax sax illah nabadaa leh
Waar waa lagubayaa beeraha jaadka insha alaah
ilaahay waxan ka baryiyaa ina lawaayo qaadka
Dadkeena waa udhamaatay hadeyba udagaalamayaan khaad dartiis.
maciishada qaaliyawday ka hadala intaad qaadka u oo yeysaan
Hargaysa waa in qaadka laga saras oo tuuloxinka lageeya si caasimadu bilic u yeelato
Xasan galaydh kulahaa maanta adigu ma qayishay hhhhh alllaylaheee baga ilaaahay idinkii aan dibba loo arkin qaad dambaba orimadiyo amaaxarduna isku madhataaa 😁
M
Kuye maanta ma qayishay
kkkkk odaygaan qosolka ayoo iga dhameyay wlhi. qaad sidaan oo dhan miyaa loogu ooyaa Hargeyaa caadi ma.ahan
I say sorry my people waxa lamooda riiyo dhamal loluulayi SubxanAllah SubxanAllah SubxanAllah SubxanAllah SubxanAllah SubxanAllah.
Waa ceeb in jaad la boobo waar isku xiishooda dadkale ayaa ka faaidaysan wadankeena iyo lacagtiinaba
xamarban qaad qali uga nimiye hargeisana may qali gareeyen kulaha
Ax ax
Ar waxa jaadkoodi u keena imikay cuntada naga dhamaynayaane wuxuba waa bahalee
Dawladu ha joojiso qaadka gabigiisaba
Waar waaxay ceeptu
Qaadkiina cuna side yamanta dawladda ka masuula dhib kan si dhaqso ah haw joojiso
Dadkaygii sidaa noqdaan
Muse bixi iyo Golaha wasiirada Somali land waa dad dhintay ..
Nacalad ha idinku dhacdo aduun iyo aakhiro .darogo ayaa lo oynayaa uuuuuuf
Abdirahmaan Ali Mohamed adeer waad edab iyo akhlaaqba darantahay e. qof aadan wax allale iyo wax aad ku haysato a aanu jirin baad iska caayaysa nacdali ku kortaye
Good, I hope they stop chewing the dam thing!
Beeraad leedihiine beerta qaadka oo caqli yeesha
Ar iskadaaya rubuc baad $15 ayaad siisanaaysaa carrurta ku biil iyo xaaskiina
Ma halki maalin baa $40 lagu qayili? Dadku maxaa si ka ah? War qashinka itoobiya idiin soo dhoofiso joojiya oo dhaqalaha wax wadanka anfaco ku bixiya. Wadankii muxuu u hagaagi la'yahey baan mar warlba is waydiiyaa, illeen dadki drugs bay ku mashquuleen oo aduunba lama socdaan. Allow sahal umuuraha.
15 dolor maalintii waan ka xuma
oo maxaad taraysay XAMAR KUNOQO hhhhhh kulahaa wan noqonaaa ma moodaa Doctor
Abdi Abdilahi hhhhhhhhhhhhhhhhh wa dhakhtarka mukhadaraatka.iyo tumashada xamar ka yimaada.
+Abdirahim alperto
hhhhhhh haa sxb walaahi dadkani caadiba maaha waxay kujiraan Aduunyo kale kkkk
Bal ragaa waawayni waxay ku doodayaan day
Niyoow bahalka beera Ethiopia uun daba fadhiyi maynee
Macalaa dhalinyarada 15-18 ayaa isku dilaaya!! Joojiya
Ahahahahahahahahahahahaha
😂😂😂😂oo suldaankii xafada halkaa ka muuqdee ismaaciil guray kulahaa manta man qaylin 😆ee isbaaro dhigo sidani si mahee
JOOJIYA WAXAN RAGII WARAABAY NOQDEEN WAAR WAXAN ISKA DAAYA OO DANTIINA RAACA
Dee adeer soydinkan mirqaan land inagu cadeeyay HCTV yaan uga ashka toona😂😂
Aliya boqran hhhhhhhhh ala beerka wlhi wad iga qoslisay.ninku miyu waashay sawka inti yarayde cadawgu inagu xaman jiray caalamka tusay.
Abdirahim alperto hhhhhh ha dee sowka inagu kashifay qadadwayntii dadka nocaasa yaa media ka duuba HCTV xadhig baa soo u baxay😂😂😂
Aliya boqran waligaaa haysu dayin inaaad xaqa qariso ukhtanaaa qaaali sababtooo ah aduunyadan kaligaa ayaaa kabaxaya walaaahi Suma Walaahi axad ku raacayaa majiro xataa aaabe iyo hooyaba walaalna warkood daaa ☝ fafiruu ilalaaah Ina keeen aaan dhanka ilaaahay u wada cararneee tani aduunyo ahi waa laaa faaaida
Kkkkk
Wlhi dadku
Way falanyin
Falba laso raciyey qadka
18$
Waxa laga yaba in caruuryisina qatanty
faar
Waar hala joojiyo wllhi dadku way bixinayaa bariba dad ayaa qad u dhimanaaya . Sanadkii inta itoobiya ku xaroota waa la cag aad u badan maanta iyada akur dhisaya
Illaahay idankii
Qaadku hais taagoh
waxa idin waalay waa qaad iyo qabyaalad
Subhanallah they are all high in drugs dad islaama oo drug cunaya
halajoojiyo hilaahaay balaayo ukeeyn
Wxn war hanoga dhin dadka qadka cun ayd dhirigalinsa
Hhhhh Reer murqanland shiikhooda kulaha Mnta qaad ma cunin
kkkkkkkkkk. odeyga xiiqsan,ilahow farag ufur.
Jaadka ku waalnaa
Ilaahow naga qabo balayaada .waxay ninja isaguna xamar uga timid hhhhhhhh
illhy idinkii hala waayo qaadka dadkii wuu dhibee
Qayrkii ka hadhee wa ninki qaadka lasimaa
Wn ka xumay
Hhhh
wixii qaswadayaala halagu soo oogo khalkhalin waddan
xasan xasan fariid sxp
hhh in maciishad laga joojiyay ayaad modaa siday u xiiqsan yihiin
Jaadka hala beerto mar haddii aan la joojinayn
Cali Ibrahim Qof caqli wanaagzan allhyprik