Bulshada reer Burco oo Qaylodhaan ka diray dhibaatooyinka qaadka
Вставка
- Опубліковано 21 жов 2024
- Bulshada reer Burco oo Qaylodhaan ka diray dhibaatooyinka qaadka
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Alle haydinka madoobeeyo Amiin Amiin
AMIIN INSHA ALLAAA
aamiin aamiin ilaahay hagikajojiyo
Ninkaa yidhi iiga duceeyaa qaadka wll waan kaaga duceeyay
Waa arin murugo leh Ilaahay ha idinka badbaadiyo
Waar aaan katashano qaadku waaa ina baaabiiiyeyyyyyyyýtt
Subxanalaah dee iska waa wali ilahay idin ka dawa weeyo ku shaqaysta lacagta oo currta siiya habaar ba idin ku dhacay waa sakhra xisaabteda tuna way idin taala.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkk 😂
waa naasib daro in sida dawlaadenu ay ku eegato
ilaahay ha idin garan siiyo inaad iska daysan waxaasoo dhan waxa ka wayn ilahay armu idinku cadhooda dowlada waa inay joojisa waad quruxaysanaysan hada iska daysaan waxaan faiido ku lahayn xoolahagaii siiyay rag kale adagina waqtigagii lumiyay waad joojin kartan iska dayaa ilahay ka baqaa hadii kale beri dhow caruurtiina cuni doonta hadaydan iska dayn
Maya maya maca xooluhu inay cunaan maaha waayo waa sun.
Laakiin rag waa waaynbaa tihine ma hadaad fahanteen.
Ninba maalin garaadsay
inta ay barayan iska dayntiisa hadii dowlada tidhahdo week hal mar ha soo galo sidana marka danbe kaga joojiso way wanagsanaan lahayd wadan malin walaba waxas cuna ma adhiba dadku calooshiina geedo loogma talo gelin qabsinada iska kiin taagi doonaan iska daya
Cows ha ku sheegin ee Sun dheh!!!
Kkkkkkkkkk laa xawla walaa quwata illa billaah
Islaamku dadka rumaysan wuu karaameeyaa !!!!!
Rag haduu jiro waa Ragga Doolarka jagagacle qaata
Haaway haday jirto waa kuwa la sumaynayo oo gaal dulaystay iyagoo Muslim sheeganaya
AKHAS TUFA OO KA TAGA.