PRANK DAGAAL ISKU BADALAY CADNAAN OO DARTEYDA DAGAAL U GALAY 😳🫢

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 704

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 Місяць тому +395

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh3145 Місяць тому +205

    Walahay Muraad leeyahy isoo duceya 40 qof Ducadooda waa la Aqbaalaye🥺🤲🥺🥺🥺

    • @SumayaDacad
      @SumayaDacad Місяць тому

      الله يعطيك مراد قلبك يا رب😢❤🤲

    • @rahmaomar3018
      @rahmaomar3018 Місяць тому

      Allaha ku sahlow wllo

    • @Nemitoh3145
      @Nemitoh3145 Місяць тому

      @@rahmaomar3018 Amiin wllo🤲🤲🥺

    • @Nemitoh3145
      @Nemitoh3145 Місяць тому +2

      @@SumayaDacad 🤲🤲🤲🥺

    • @SaynabMaxamuud-m2b
      @SaynabMaxamuud-m2b Місяць тому

      Allah haku fududeyo insha Allah

  • @Saalim_Lyrics
    @Saalim_Lyrics Місяць тому +229

    Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed 🥰 ❤ﷺﷺ

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Місяць тому +277

    Waxaa laga yaabaa inaad dhimato adigoo faafinaayo saliga nabiga 😢😢❤

  • @hanadnadiif4007
    @hanadnadiif4007 Місяць тому +250

    LEGEND IN CADNAAN WAA UU ILASHANA😂😂 HADAA IGU RAACSAN TAHAY LIKE AMA REPLY 😊😊

  • @jinizola6137
    @jinizola6137 Місяць тому +128

    Aan ku salino nabigeen muhamedd scw❤

  • @Alimxd-rl1ef
    @Alimxd-rl1ef Місяць тому +42

    Cadnaan saamiyo xariir jaceel inuu kadhaxeeyo inta aamin san is muujiyo aniga kow ka ah ❤ saar iyo leek

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 Місяць тому

      ma aamiinsani aniga, walaalnimo lee ka dhaxeeyso sideey ila tahay.

  • @Deeqoabdulqadir-zg9or
    @Deeqoabdulqadir-zg9or Місяць тому +111

    Kusaliya nabigena maxamed scwscw ♥️

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Місяць тому +134

    Horta Xaa layabay Cadnaan iO Samia meesha ku arko maxaa u soo ordaa Reer comment dhibkaas Ma ila qabtiin mise ani lee Wye 😂😂

    • @hanicisman1891
      @hanicisman1891 Місяць тому +3

      Wakula qabaa

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak Місяць тому +3

      Anaa kula qabo walaley😂😂😂

    • @NasraAhmed-ho1cx
      @NasraAhmed-ho1cx Місяць тому +2

      Saa isku cilcilinaaye waa imaaday ugu danbeen

    • @NimoAyan-zd4lc
      @NimoAyan-zd4lc Місяць тому +1

      Waan isla jecelnaheyyy😂😢

    • @KhadraCismaanghy
      @KhadraCismaanghy Місяць тому +2

      Hanaga reebin waa lagula qabaa kali kuma tihid walal☝️xaadir baan nahay

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t Місяць тому +96

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Місяць тому +346

    TEAM SAMIA AND CADNAAN ONE LIKE 👍

    • @safa_mohmet
      @safa_mohmet Місяць тому +3

      Naa nio hadad rabtid inad meel gadho iskada wilashan cadnaan bay kaga dhagty wlhi saamiya oo challenge samee gabdhaha utag😂❤waa waano❤❤

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 Місяць тому

      ​@@safa_mohmetus

    • @fatoumaomar9152
      @fatoumaomar9152 Місяць тому +1

      Amir waxadonaya macalimoo aya oobahaya haye

    • @AbdishakurSaciid-c1e
      @AbdishakurSaciid-c1e Місяць тому +3

      M.a

    • @aminabile9482
      @aminabile9482 Місяць тому

      cadsam❤❤❤😊

  • @cabdullahisheekhcali8145
    @cabdullahisheekhcali8145 Місяць тому +62

    TEAM SAMIA IYO CADNAAN ONE LIKE SAMIIA WAA GABADHA UGU MISKIINSAN TEAM 27

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 Місяць тому +32

    Way cadnaan fariidsanaaaaa😭❤️Mnshllah waryaaa gabdhaha ka leexo😩😍Suu hablaha u ixtiraaamo😩🥺😍❤️

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 Місяць тому +69

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @drshamdaibrahiim9874
    @drshamdaibrahiim9874 Місяць тому +65

    Cadanan samia wuu jecel yahau😂😊

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Місяць тому +48

    Samia deydiiii way sooo dhacdeyyy😍❤️❤️❤️🏃‍♀️

  • @queensagal3400
    @queensagal3400 Місяць тому +35

    Cadnan wllhi nin raged waaye 😮sida cadnan cml hduu ku jeclanenin nin jeceylka dhan iska aasa😅😂

  • @ShamsoShiiqcali
    @ShamsoShiiqcali Місяць тому +38

    Kusaliye nabegeena muxamed scw nawdkaliye naxriis korkiisa haahaatee 😊

  • @abdifatahDuceysanee177
    @abdifatahDuceysanee177 Місяць тому +41

    Wxan ahay qokii ugu horey oo comment kadhibta team samia one like ❤❤

  • @HasanMahamedOsmaan
    @HasanMahamedOsmaan Місяць тому +51

    Team saamiya one like 👍🏻 ❤

  • @user-yr9fx9nd2v
    @user-yr9fx9nd2v Місяць тому +16

    Waxan kuqosleyyy say koko iyo samia gaadhiga ula carareen😂😂samia apayo koko prank kuso samee😢😂❤

  • @NaciimoAbdiqadir
    @NaciimoAbdiqadir Місяць тому +54

    Team samia ahmed one like ❤

  • @HamdiAbdi-n9t
    @HamdiAbdi-n9t Місяць тому +40

    Thanks qalbi samia socod mss score mss 27 maskiinteyda aad baa u mahadsanthy bayo❤

  • @yassinmohamed-ff5je
    @yassinmohamed-ff5je Місяць тому +44

    Comments ugu horeyay xarfaaney ii camira Like ta

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 Місяць тому +34

    Alla manooli prank qosol ah waaye😂😂😂lkn cadnaan nin rageed waaye wllhi gabadha wuu ilaashana m.a

  • @user-fv4vh2up5v
    @user-fv4vh2up5v Місяць тому +31

    Samiya abaayo wan ku jeclahay wahay ilahay hanoka xafido wallo😢❤❤

    • @censor140-yi8xh
      @censor140-yi8xh Місяць тому

      Allah ku Jeclado sad u jeceshahy wllo ♥️

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Місяць тому +29

    Ala ciwaaanka idileyy😢😢😢 Hada isjaceshihiin isku shegtaa jeceylka noh😢😢😢

    • @maryamoruunraaxo4215
      @maryamoruunraaxo4215 Місяць тому +3

      Waxa ilayaabn adaan arky pageka cadnaana Soo eeg wuxuu soodhigy😂😂

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 Місяць тому +51

    Darty dagaal ugalayaa jah😂😂😂❤

  • @saadiamohamed7402
    @saadiamohamed7402 Місяць тому +26

    Wlhi adnan nin raged wye gawartii ladalate boqor baa ladashee nasib ayey lethaxay😢❤

  • @SumeyraMohamed-bc4jv
    @SumeyraMohamed-bc4jv Місяць тому +54

    Ya Ila tageero samia ahmed❤

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho Місяць тому +27

    waxn arkay samia iyo cadnan mana?soordin hadakayeelo😊😂😂😅😅

  • @user-vn9te1fp4m
    @user-vn9te1fp4m Місяць тому +26

    Deeqow Mr prank wye camera suu u haya day dhur io dhiiq belah 😂😂

  • @user-nq1zu5br5t
    @user-nq1zu5br5t Місяць тому +38

    Samia challenge noso geli waxan Naga dhafe nalmahaan cajiis noqoty

  • @MustafabdihasanMustafabdihasan
    @MustafabdihasanMustafabdihasan Місяць тому +19

    Mxaan ma dhehee prank hadaa yelo saa wax cadiyaya imow wllshey kii baranbarada oo kle😂😂

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 Місяць тому

      waa yahybe😂

    • @Xidigolifestyle
      @Xidigolifestyle Місяць тому +3

      Washamsi baan ku qaadaynaa maalin danbe waxan haday noola imaadaan

    • @Halaazi7
      @Halaazi7 Місяць тому

      Caadi iska dhig​@@Xidigolifestyle

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Місяць тому +11

    wllhi waa prank igu qosol badanaa peza sidu uga daba caraaray gaariga alpha duni kalu joogaba 😂😂😂🤣

  • @MssHilwa-h2h
    @MssHilwa-h2h Місяць тому +15

    Aaaheey cadnaan dhiiga ilaasho samia Beetey miyaa asxabey 😂😂😂😂😂.

  • @MasnaHassan
    @MasnaHassan Місяць тому +9

    Dartay dagaal utiri mise anaa qoralka sikale u akhriyey ❤

  • @IfraaxSaacid
    @IfraaxSaacid Місяць тому +19

    Team saamiya one like

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Місяць тому +8

    Maanta vidio kasta aan daawado team 27 waxa iga soo horbaxaya un samiya cadnan❤❤😂😂

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 Місяць тому +26

    Wan kujeclhay smiyaamcnto wllhi hore usoco fiyow ad ledahay imaa dhaafo 🎉❤❤ Lkn wad ilbaxday dad ka nafta ukeentay😂😂😂 baaag

  • @BalqiisaMohan
    @BalqiisaMohan Місяць тому +15

    One like Team Cadnan 😂❤

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya Місяць тому +7

    3:34 koko camera aragtay wee fahamtay weka sii jeesatay😂😂😂 teeda kle 6:09 ma arkooso ma idhihi rabtiin deeqow 😂 5:25 alphana ma arkoyo miya horta dadka caanka ilmo meeno moodan yaab wallhi😂😂 5:48

  • @Boqoradaogaden25
    @Boqoradaogaden25 Місяць тому +26

    Team samia one like ❤

  • @user-qt5lb5wl4w
    @user-qt5lb5wl4w Місяць тому +6

    Alla caaawo wan furay wlllh Cadnan iyo peza see isku bursanayaaan kuqoslaaay😂😂

  • @Salmoquru
    @Salmoquru Місяць тому +8

    Deeqow jini asoo lee meeshan murayada nagaso fiirinayo lee marki kariyoo wakanaxay😂😂😂😂

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Місяць тому +5

    Samiya Mashaa Allaah 👑 laakiin qurux dada ilaasho dhafarka yare wa lagu Qayir maye badi nasashada Gacalo 👏

  • @XudayfiJama-t9m
    @XudayfiJama-t9m Місяць тому +3

    Dadkaan ciyaal may noohaystaan cameraman ka waa larkaa😂

  • @AnisoAliHassan
    @AnisoAliHassan Місяць тому +30

    Meeshi prank lagu sameynayaba deeqow lagama wayo😂

    • @CanabcumarCumar
      @CanabcumarCumar Місяць тому

      Asiga iyo camerada walysu daaya😭😂

    • @AnisoAliHassan
      @AnisoAliHassan Місяць тому

      ​​@@CanabcumarCumarasi camera da puu prank ku sameya😂? 🤣 ?

  • @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
    @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c Місяць тому +5

    300k halagu tuuro miss samia🎉❤

  • @Zagalsiman
    @Zagalsiman Місяць тому +14

    صلي على سيدنا محمد

  • @user-cg8oq1pt4t
    @user-cg8oq1pt4t Місяць тому +19

    Horaa kaso cararey 😂😂

  • @SeynabhireAden
    @SeynabhireAden Місяць тому +5

    Isoo duceeya fadlan😢😢 40 qof dar ale

  • @wizerd___4rl
    @wizerd___4rl Місяць тому +2

    Samia cadowgaga Allah hajawiyo Ya rabi.......🤲🤲😢

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 Місяць тому +18

    Peza samia crush ku thy lkn kaama yeeleyno wiilow dhiiga hanagu karin hadaanu nhy t.cadsam🙄😭😂

    • @MasnaHassan
      @MasnaHassan Місяць тому +3

      Daacad u qoslay walahi😂😂

    • @NaaNa356
      @NaaNa356 Місяць тому

      @@MasnaHassan 😫😂

  • @HindaHaybe-t6w
    @HindaHaybe-t6w Місяць тому +6

    Zxpayaal iisoo duceeya in uu ilaahay hamigayga ii rumeeyo

  • @IKRAANIbraahim1212
    @IKRAANIbraahim1212 Місяць тому +5

    Ani jini bursada qosol igu dilay😂😂😭😭💔💔

  • @nuuryare2524
    @nuuryare2524 Місяць тому +8

    samiyo codka jaraysid naga daaa😂😂

  • @shiyewa
    @shiyewa Місяць тому +5

    Samiya keep going ❤😂prank waa Ka gashatay adna marka is ilaali 😂😂

  • @AichaAbdillahimoudsaid
    @AichaAbdillahimoudsaid Місяць тому +3

    Dunidan MASOO MARIN RUUX KA FICAN NABI MAHAMED ❤

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 Місяць тому +2

    Koko wlaga daremaya inad ogtahay mida kale mr hore cadi u aragtay camerada😂😂😂

  • @jinizola6137
    @jinizola6137 Місяць тому +22

    Marka labaad aan ugu soo hor maraayo waaw m.a l❤🎉😂

  • @TasliimMohamud
    @TasliimMohamud Місяць тому +11

    Intaan dhan gorme imaden😂

  • @MaxamedMahdi-b3f
    @MaxamedMahdi-b3f Місяць тому +4

    Samiya bilis waxad soo samaysa paranki kale oo jak cadnaan ku samee biliis😢😢😢😢❤

  • @inac.qani12
    @inac.qani12 Місяць тому +4

    Samia game lacaga mad qabatid waa iga codsi ❤🙌🏻🌷

  • @HamdaAbdi-ek2kj
    @HamdaAbdi-ek2kj Місяць тому +5

    Team samia qurux one like❤❤❤😢😢

  • @CabaasYare-k4t
    @CabaasYare-k4t Місяць тому +5

    Wow team cadnan iyo samiya wan like ❤

  • @CabdiwahaabCigii
    @CabdiwahaabCigii Місяць тому +3

    Maskinka Cadnaan maxd sa ogu galaysaan prank kudisheen😂😂

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah Місяць тому +7

    Kan prank runa hada yeelo illaahow saas😂samiya ciyaarta naga daay tan kale cadnan maxa isla xargajine raali gali kulaha showiste intas samiya xageda malaga so maro in lagu dhaha rabta doqon sxbka ixtiraam😂

  • @user-vp8fq9up5p
    @user-vp8fq9up5p Місяць тому +6

    Walaalayaalaw seen udaawadaa waa xishoonayaa wallhi wadnahaaba ixanuunayo😂😅

    • @user-km3se9iy3f
      @user-km3se9iy3f Місяць тому

      Hogaaa😂😂

    • @user-ehqueen
      @user-ehqueen Місяць тому +1

      Naa xaa laxishoone maba isqawaane😂😂😂😢

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey Місяць тому

      Sida loo daawado😂xishoodka muxu yahay wll😂😮😅😅

    • @aishaabdirahmanahmed2556
      @aishaabdirahmanahmed2556 Місяць тому +1

      naa ma ana iga dhax hadlosaa iyaga dhan si sax ah ma ufirsan karo😂

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey Місяць тому

      @@aishaabdirahmanahmed2556 ma fahmin ii fasir😂😂

  • @sadiya_mo
    @sadiya_mo Місяць тому +2

    Deeqoow looma Jeedo Miyaa iga dhaadhicinysaaan 😂😂 ha nawaalin walaaaleey saamiyooy

    • @Xidigolifestyle
      @Xidigolifestyle Місяць тому +1

      Hahahaha markay arkeen in Video walba aan daawanayno sida ay doonaan bay noo galayaa. 😭😂

  • @MasnaHassan
    @MasnaHassan Місяць тому +8

    Ikacay dhiigaa ikacay😂😂

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Місяць тому +4

    Doqonida aameynesin maza qate cunugaa abdala maxa ogu givatwn😢😢😢subhanallah cadman waxada wa kasatow

  • @user-cl6em5vu6f
    @user-cl6em5vu6f Місяць тому +7

    Samiya abyo plz flog no suu duub codsi wye ❤

  • @ZahraHassanAlii-sx2yg
    @ZahraHassanAlii-sx2yg Місяць тому +2

    Aduunka ilahy alpha igu darn mrne wuu ordaa mrne MACDONALD KIISU CUNAYA😂😂

  • @MaahirAxmed-td1jl
    @MaahirAxmed-td1jl Місяць тому +5

    Caawa teamka dhan wada parank🎉

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому +4

    Waxkale arkuwana sidaas idinka rabna wadajogiina anagu wanoodawo ❤😂😂

  • @Cumeer_BigFan2749
    @Cumeer_BigFan2749 Місяць тому +4

    Team Cadsaam Only like 👍

  • @incaamMaxamed-qg3op
    @incaamMaxamed-qg3op Місяць тому +3

    Samia routine soo sameyy codkaNa cadnaan udhiib

  • @SafaKaourah-bl8pm
    @SafaKaourah-bl8pm Місяць тому +4

    Samiyo qurux inchall 300k

  • @HamdamahdiAli
    @HamdamahdiAli Місяць тому +4

    Hasoo ordo kuuska kulahaa koko mid maaha Bezza xuu kadapa ordaa gaadhiga Maa laga cunayah Waaka orod isku qoreyba😅😅😅😅😅😅

  • @bellaahmed5193
    @bellaahmed5193 Місяць тому +3

    Deqow wlhi wa funny prank Dan ani isowac kumalaho😂😂💔

  • @PrettyMuHish
    @PrettyMuHish Місяць тому +6

    Cadnaan nin rageed wyn❤🤴

  • @Caaishocabdi-ee3kb
    @Caaishocabdi-ee3kb Місяць тому +6

    Asc qofka ugu horeeyo waa aniga😂

  • @user-wh3jh9hj7b
    @user-wh3jh9hj7b Місяць тому +6

    Samia plsss profisional Iska Iska diga dee

  • @Dahapoyyyy
    @Dahapoyyyy Місяць тому +2

    Ala wlhie alpha gacanta su leyhyban ku qoslay 😂😂😂😂

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl Місяць тому +4

    TEAM SAMIYA ISMUUJIYA❤❤

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 Місяць тому +3

    3:47 dhagaha ima noola samia adn dadka qar cmk miya noqote axsan qebyad hada rabin ina la maqlo codka kajar anaga dhagaha hanaga hakenin🥲😬😬😴

  • @naguibamahamed
    @naguibamahamed Місяць тому +2

    Samia qurux wana kujucelay Alle ah ku hafido qu'Allah tes bénisse et protège ma belle samiaq😊je t'aime sincèrement en Allah

  • @Ur.Najibwrld
    @Ur.Najibwrld Місяць тому +2

    Adho og in ay isogyihin aa dawani hadana😅

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Місяць тому +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 Місяць тому +13

    Ayantn wixii dhan cadnan ka dhigte cilmi ku dar😂😂😂

    • @user-jo7xg2pk2f
      @user-jo7xg2pk2f Місяць тому

      Waay ila haysaa😂❤

    • @user-sn3ry2xr1p
      @user-sn3ry2xr1p Місяць тому

      😂😂😂😂😂

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 Місяць тому +3

      waa saad rabteen dawada de😂

    • @Qoraxda
      @Qoraxda Місяць тому +3

      Wax kalaba majiro Saan Lee views lagu hela 😂 wa si bari Amira ahed videokasta ceyda hada xoga we roonaatay

    • @Mumtaz_20
      @Mumtaz_20 Місяць тому

      @@kaltuunibraahim9781 koley ma rabi ilen malin kasto hal mawduca lama firsan karee

  • @FarhiyamohamedAli-yz1lr
    @FarhiyamohamedAli-yz1lr Місяць тому +9

    Ana u horeyoo lake ii sara

  • @user-rr1dt3qk1x
    @user-rr1dt3qk1x Місяць тому +7

    Waxan kale rabnaa😂😂🎉

  • @NuuroCali-rh4fm
    @NuuroCali-rh4fm Місяць тому +6

    Qofka ugu horeyaa ❤😊

  • @user-ft8dk1gu6n
    @user-ft8dk1gu6n Місяць тому +7

    Samia ahmed ❤

  • @Barwako6
    @Barwako6 Місяць тому +2

    Wlhy wey isla ogyihin koko camerada wabay egaysa 😂😂

    • @Xidigolifestyle
      @Xidigolifestyle Місяць тому +1

      Koko markii ey fadhiday bay aragtay hadana wax aan arag bay iska dhigaysaa 😂

  • @user-yy2pl1xw4c
    @user-yy2pl1xw4c Місяць тому +2

    prank samiya io cadan ayaan arkay mana soo ordim hadaa ka yeelo😂😂

  • @1fil-san
    @1fil-san Місяць тому +5

    Dhoocilkaan adnaan gacan qaad badanaa horta uf

  • @ameyra1
    @ameyra1 Місяць тому +5

    Cadsam family waana waloosin😭😭😂

  • @user-wd8yy7ne6i
    @user-wd8yy7ne6i Місяць тому +3

    Asc Samia marka ugu horese aa coment kuso qore please reply ♥️