QOSOLKII ADUUNKA ZAKI & ABDALLE JAMAAL & CAYDARUS AZONTO CIID WANAAGSAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • TO GET MORE FUNNY VIDEOS PLEASE SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE... THANK YOU.

КОМЕНТАРІ • 900

  • @najaxaskar2030
    @najaxaskar2030 4 роки тому +363

    Inta aan ahyn reer waqoyiga lkn jecel hdlkoda like iisar😹😹😹😹❤

    • @jimcaaleanshax6613
      @jimcaaleanshax6613 4 роки тому

      Mansha alah zaki yare hore u sco

    • @mustafjaahay8423
      @mustafjaahay8423 4 роки тому

      Najax Apdifutax Askar Buralle 😂😂abti Ana reer koonfurta hadalkooda naxariis ka dareemaa 😂😂

    • @nizhaazharmaa4178
      @nizhaazharmaa4178 4 роки тому

      Zaki codzigayga ii fuli hapo saalax sanaag iyo hibaaq gobaad plz waa iga codsi

    • @hindaaxmed6726
      @hindaaxmed6726 3 роки тому

      Haruaiafraipafaipacz

  • @updyrohmanjibrilofficial8643
    @updyrohmanjibrilofficial8643 4 роки тому +435

    Abdala Jamal Iyo Ozonto Inta Tagerta Like

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +37

    Maansha Allah runtii caqliisa iyo da”diisu way kala wayn yihiin aqlaaq wanaagsan ayaa ka muuqata waxaso dhan waalidkii soo bar baariyay ayaa ku amaanan ❤️

  • @indhacase3610
    @indhacase3610 4 роки тому +207

    Reer Waqooyi amaba Reer Somaliland Ummadii kU HadaLka Afka Saxda aH Ee soomaaLiga Waa Ummadii Murtida iYo HaL abuurka, kaftanka, Riwaayadaha, Heesaha, iyo waLipa QosoLka 😂😂😂 💚💭❤✊

  • @HakishHakish
    @HakishHakish 4 роки тому +21

    Please don't forget to say MashAllah ...... Zaki bby boy may Almighty Allah bless you... Ameen 🤲

    • @hibaakabdilahi
      @hibaakabdilahi Рік тому

      5555432236iiu😢❤❤tr44😢❤❤yyyoiidhdudduruddrtrrrrreerue8ei❤❤❤rirr8r8e88waowoqoaaowowowiwoiwowie755rr6r6r6r6r66r6rr66rr6❤❤

    • @hibaakabdilahi
      @hibaakabdilahi Рік тому

      Yeeyeye67w7❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrasuubanyousuf9613
    @sahrasuubanyousuf9613 4 роки тому +36

    Mnsha allah aqlaaq wngsan ba kamuuqata iyo in dadka waawayn la ixtiramo
    Afgaabni baa udheer ilahy hku daayo nuune❤❤❤

  • @abdifatahzaki7173
    @abdifatahzaki7173 4 роки тому +21

    Wow mansha Allah so barbaar zaki junior tube so proud kid

  • @btsjungkook4009
    @btsjungkook4009 4 роки тому +31

    وربي فنان ربي يحفظك🥰
    سويت لك سبسكرايب والاليك وكل شي تستاهل حبيبي استمر يا مبدع❤❤👑

  • @askarbulluh1232
    @askarbulluh1232 4 роки тому +27

    Masha allh Smart boy zaki Hargeisa markan imado i soo casuun UA-cam kaga

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 4 роки тому +32

    Aad baan uga helay kan yar masha allh sida uu suaalaha uwaydiinayo qaar badan oo youtuber e ah ayuu dhaama wlhi

  • @fartuunabdi1094
    @fartuunabdi1094 4 роки тому +14

    Mansha Allah Zaki yare ❤️❤️❤️❤️❤️ Allah xifdiyo Lkn Zaki yare qof walba muxuu Abti iyo Hbo u leeyahay 😂😂😂😂😂 taa geeran ku ahay hbo mcne

    • @ZakiJuniorTube
      @ZakiJuniorTube  4 роки тому +10

      KASOO QAAD WIIL ABTI YAASHII AAD U JECEL ILAHOOW II DAAAA

    • @nuurcarmiye1404
      @nuurcarmiye1404 4 роки тому

      InaN paa DhazHy ninka HaLa DaaY0♥️

    • @hananabdilahi3587
      @hananabdilahi3587 4 роки тому

      𝗠𝗮𝗿𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗵𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵𝘇𝗮𝗸𝗶𝘆𝗮𝗿𝗲

    • @xamdagaydh1828
      @xamdagaydh1828 4 роки тому

      Mansh Allaah hapo sako yar alleh haku xafido

  • @mamomcn1715
    @mamomcn1715 4 роки тому +1

    Msha alh mamo Saki yare alle caqliga haku barakeyo

  • @hamdaliza9067
    @hamdaliza9067 4 роки тому +22

    Ozonto wllhi wa ka helaa hadalkiisa ina asxaab noqona jeclaan laha🙄🤣💋

  • @abdalemohamedabdle8166
    @abdalemohamedabdle8166 4 роки тому +75

    Kan yar niyoow wllhi waxaa la sheega raga dumar ayaa ka dabeeya guushoda Kan yar waxaa ka dabeeya gushiisa dumar🤗

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 4 роки тому +1

      Dumar baa kadambeya 😂😂😂😂😂

    • @kawtharzhuzhu4927
      @kawtharzhuzhu4927 4 роки тому +2

      Dumar kale Mahaa Waa hooyadii Uun waaYo ayadaa Cunada siinysa DHARKA u maydhaysa waxwalpa ku farxo siinyso masha llah

  • @abdirahmanking882
    @abdirahmanking882 4 роки тому +16

    Waa Fariid Yar Oo
    Soo koraye Halayga Qoro Asxaabey
    Zaki Yare Inuu Noqon Doono Guulayste Xaga Nolosha Ah keep going well 🙏🏾🤴✨❤️

  • @Fanaata
    @Fanaata 4 роки тому +2

    From xamar wan ku wata saki masha allahh

  • @yasiinbaxnan3232
    @yasiinbaxnan3232 4 роки тому +13

    WeLlcome adeero MCn zaki junior alle HamiGaaGa HaKuu RumeeYo frOm Berbera ❤

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 роки тому +22

    Zaki wiiL caqli badna mazhallaH
    Azonto ninka qudhiyaH iga qosliyH😂😂😂

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 роки тому +21

    Mansha allah Abtiyo
    Alle Haku Xafido Walahi Waa Dadka Isagoo Kale Ku Yar Yihiin Aduunka
    Kuwa Waaweyn 60 jira Ayuu Caqli Dhaama

  • @yonissaedtube7390
    @yonissaedtube7390 4 роки тому +2

    MASHA ALLAH ZAKI JONIOR WAXATAHAY GESI WALJ

  • @khalidnaynka1423
    @khalidnaynka1423 4 роки тому +12

    hhhhhh Reer Waooyigu waa aftahano wllHi Mnshalah

  • @nasroabdi164
    @nasroabdi164 4 роки тому +1

    Masha allh wan ka helay side wiilka yar u dhiiri galiyan wilshan siba cabdalle Zaki yare habo xamar ban kaso salamaya

  • @zamzamahmed4654
    @zamzamahmed4654 4 роки тому +43

    Zacki inu iga waynyaa lmoodaa 🤣🤣🤣🤣ala azontoow

  • @meymuhudiinchannel9872
    @meymuhudiinchannel9872 4 роки тому +1

    Mash allaha habo macan horo u soco inshallah habo macan

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +56

    Lmao 😂, maan idinku qaata, hadal da’ wayn buu riday kayari 😂😂😂😂😂

    • @abdikosar4854
      @abdikosar4854 4 роки тому

      Wllhie hdlkazi ka da wayn ka yar walipa weeji hmmmm

    • @rahmaabdi4601
      @rahmaabdi4601 4 роки тому

      Mashaaalh hpo wan kuhanbalyaynya sakijuniyrr wacn wata coodsi kadoah inad soocasunto ubax dugsiya nodo kaxe

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 роки тому +1

    Massa allah haloo badiyo wiilka waaaw maxey ah ilmaha yar maskaxdiisa iyo aragiisa isma lahanee ee masha allah haloo raaciyo wcs.

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 роки тому +32

    Masha'Allah zakiyare illaahay hadaayo fariid siduu uhadlayo waxaad modaa nin weeyn 🤣 isku filan yare👏 Allah bless him🤲🏽

  • @abdikayse1644
    @abdikayse1644 4 роки тому +163

    Masha allah waka af Somaliga ay reer #Somaliland 💚⚪❤ ciyalkoodu ku hadlaan #zaki yarena wuxu sawir quruxbadan uu yahay caruurta reer #Hargeysa waxana Xushmeyn badan #Waalidkiisa ku ababiyey

    • @abdulaahilander5133
      @abdulaahilander5133 4 роки тому

      Somalilnd ma hargaysa uunbaaa

    • @faisamohamedadam5512
      @faisamohamedadam5512 4 роки тому +1

      @@abdulaahilander5133 haa aptiyee hargeysa marka hore kaalay adigu markaasad garan doontaa, fanka iyo ilbaxnimada malaha wll danahagad burco iyo meel kasii daran ba aad u qaniin santahay wll hhhhhhh😄😄

    • @Shayma122
      @Shayma122 4 роки тому +4

      @@faisamohamedadam5512 somaliland waa iskumid hakala qaad qaadina ilbaxnimadeenu waa min bilow ilaa dhamaad masha allah wllo wadankeena😍😍

    • @abdikayse1644
      @abdikayse1644 4 роки тому

      @@abdulaahilander5133 maya #Somaliland 💚⚪❤ #Hargeysa uun ma Aha, taasna anigu kuman soo qorin meshe. Af somaliga sida loo akhriyo miyanad aqoon.
      Farta 👆 miyanad lagu galin Qudhacow #SamriyeTV 😂😂😂😂.

    • @mmmzundoon6419
      @mmmzundoon6419 2 роки тому

      @@faisamohamedadam5512 c

  • @shamsinaabae6660
    @shamsinaabae6660 4 роки тому +14

    He is too talented 🤞🔥🔥

  • @duniyalayla567
    @duniyalayla567 Рік тому +2

    Masha Allah he’s so cute. He’s a future president the little one.

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 роки тому +25

    Saki yare
    HORE USOCO
    WAXAAN KA SOCDA ABDALLE JAMAAL

  • @MohamedAchaa-qz7fi
    @MohamedAchaa-qz7fi Рік тому +2

    Masha Allah sobarbar habo Macan

  • @xalimoaxmed6425
    @xalimoaxmed6425 4 роки тому +15

    Mansha allah saki maskaxda ku jirtaa qof weyn kuma jirtoh walahi wiil aqli badan ilahy ha ubarakeeyoh mansha allah keep going pro

  • @amounmohamed8064
    @amounmohamed8064 4 роки тому +1

    mash alh Alle ha ku barkeyo

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 4 роки тому +8

    Fariid yar Wlhi Mashallah from Saylac subscribe ba saarey Mashallah

  • @hindahodan
    @hindahodan 4 роки тому +31

    masha allah thank u habo macaan madaama aad codsigaa oo aqbashay
    horumar wacan ayaan ku rajaynayaa habo mcn 😍❤😘 ciid mubaarak habo mcn

  • @ahmetnourka3592
    @ahmetnourka3592 4 роки тому +40

    Keep Going Zaki♥️🙏🏻

    • @suhaybcmy9234
      @suhaybcmy9234 4 роки тому +2

      Yes thank you very much my love you too

    • @queendeej5301
      @queendeej5301 4 роки тому +2

      Plz ilaahy dartiis walaal subscribe isaara walaalaha qaaliga ah

  • @dhabeeluguba237
    @dhabeeluguba237 4 роки тому +227

    Dadka dislike ta saaray zaki yare way bukaan wlhi 🤪

  • @sukhrahassanabdibacad9813
    @sukhrahassanabdibacad9813 4 роки тому +18

    Mnsh Allah aftahanimadu waa hipo Alleh bixiyo 🥰

  • @nimomaow2102
    @nimomaow2102 3 роки тому +1

    From Abdalla Jamal
    Maa shaa Allah 🥰🥰🥰

  • @xamdacawil5753
    @xamdacawil5753 4 роки тому +8

    Masha allah wllkay saki yare wn ku jelahay wlloh qli hore usoco🤴🌹🌹❤💯💯

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 4 роки тому +2

    Aad baan u salaamayaa gabdhaheena soomaaliyeed Alle ha dhawree Maxey rag Soo saareen Oo Soo garab istaageen

  • @aliyaaaalibeyle2903
    @aliyaaaalibeyle2903 4 роки тому +3

    Masha Allah Zaki yare hbo❤️

  • @omarhussein249
    @omarhussein249 4 роки тому +1

    Mnzha Allah habo hore u soco

  • @ubahsalahahmed9487
    @ubahsalahahmed9487 4 роки тому +6

    Caydaruz Ozonta Waan ku Qozlah Wlhi Dacad WlipaH 😂😂😂😂 Zaki Yare Hapo Zoo Kor Guul intad nozhahaY 💯♥️

  • @mohamedosman8639
    @mohamedosman8639 4 роки тому +2

    Mashalaah abti so barbaar allaha ku barakeeyo keep going adeer

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 4 роки тому +5

    Mansha allah wiilkii an abtiga u aha abti hore u soco habar wadagtay na wan slmy ✋👍

  • @niciimasiciid6517
    @niciimasiciid6517 4 роки тому +1

    Mancha allh Hbo qlih

  • @sakisaxardiid6485
    @sakisaxardiid6485 4 роки тому +5

    Zaki yare waxba lagama qaban karo hore u soco "ma idinku qaataa" 😂😂😂😂😂😂

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 роки тому +2

    Masha Allah masha Allah abti alla weene haku barakeyo👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @farxiyaabdullahdajiya5847
    @farxiyaabdullahdajiya5847 4 роки тому +16

    Mnsh Allah zaki habo soo kor soo barbar❤️💕💯

  • @sacdiyabariise18
    @sacdiyabariise18 4 роки тому +2

    Masha aallaah allow xafid

  • @zahrujahappy1418
    @zahrujahappy1418 4 роки тому +8

    Zaki yare habo wnku saaray waadna u qalantaa habo hore soco ❤❤❤

  • @saphiamahamoud6221
    @saphiamahamoud6221 4 роки тому +1

    Mashaa Allah zaki go forward hno

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 роки тому +34

    Masha Allah 👏🏾👏🏾👏🏾 miyaan idinku qaata kulahaa so funny🤣

  • @TheQueen-hx3qi
    @TheQueen-hx3qi Рік тому +2

    ماشاء الله ع ليد

  • @dajiya7313
    @dajiya7313 4 роки тому +18

    Fardiidkeygii🌹🌹🌹❤

  • @munamohamed1568
    @munamohamed1568 10 місяців тому +1

    MashAllah MashAllah Ilahay swt haku Xifdiyo ❤❤❤❤

  • @apdirahmanomer4258
    @apdirahmanomer4258 4 роки тому +8

    Zaki Abti Ku Wata Mar HadaD TagertiD LiverpooL🤤❤️✌️😂😂

  • @nimcoahmed1475
    @nimcoahmed1475 4 роки тому +1

    maasha Allh

  • @hoodoayaanabdirahmaan1109
    @hoodoayaanabdirahmaan1109 4 роки тому +10

    Zaki yare habo mansh Allah So beautifully idea I like you Habo So koor soo Barbara keep going 💯💯💯🙏

  • @fahmimoussa382
    @fahmimoussa382 4 роки тому +2

    Salan sare zaki horay u soco yarka 😎🤙🇩🇯

  • @Zaazovlogs2024
    @Zaazovlogs2024 4 роки тому +9

    M.Allah KeeP Going Pro
    *Zaki JR*

  • @fartunmohamed7616
    @fartunmohamed7616 4 роки тому +1

    Masha allah zaki yare allow wax ku dhiba haku tusin habo caqliga iyo aqoonta alle haku kordhiyo

  • @maxamedcabdi2709
    @maxamedcabdi2709 4 роки тому +4

    Masha allah zaki yare ilaahay ha ku xifdiyo

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 4 роки тому +9

    He has a good Talent !♥️🌹

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 4 роки тому +6

    Mansha Allah tabarakallah 😁♥️♥️kor o kaalin gal diintada ku adkaw

  • @camelgroupofcompany2077
    @camelgroupofcompany2077 4 роки тому +2

    Keep going zaki yare abti mcne waxaan ku leeyahay horey u soco abti

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +52

    Sababta Keentay Inuu U Hadlo Sidaa Raga Nimada Le Ee Buuxda Becouse Wuxu Kasoo Jeeda Meeshi Afsoomaliga saxda Ah Lagaga Hadlayay Ee Sugaanta Hogaankooda Ahayd Imaha Illahy Isha Bini Aadamka Ha Ka Ilaaliyo 🥰🥰🥰

  • @araagsanahmed4037
    @araagsanahmed4037 4 роки тому +2

    Masha Allah may Allah s.w bless him

  • @somalipilot9590
    @somalipilot9590 4 роки тому +5

    Zaki yare junior wllhi waan qaaty Go forward shoodhahaygiii ♥️😅👑👑👑🙏

  • @mastuursaid6801
    @mastuursaid6801 4 роки тому +2

    Maansha alaah hambalyo nune ilaahay haku koriyo waa laguu bahanyahay aad baan kugu fanayna

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 роки тому +24

    #Azonto Ninkaas Awgii ayaan uGu saaray Subscribe ta 💚💭❤

  • @yurubdhalad2954
    @yurubdhalad2954 3 роки тому +2

    Masha allah masha allah masha allah masha abowe

  • @badrazalad8231
    @badrazalad8231 4 роки тому +3

    Mashalaah zaki iyo hooyadi heerkaaz gaadhziizay pa keep going 🙏🙏

  • @farduzamohamed1614
    @farduzamohamed1614 3 роки тому +2

    Aidarous kulahaaa wan jabay 😂😂

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 4 роки тому +6

    ماشاءالله عليك الله يحفظك ويحميك ويسعدك. ي عمه اوخاله حبيبي

  • @saynabciise6618
    @saynabciise6618 4 роки тому +2

    Ilaa aan arko asonta ma qoslo hore usoco ku leyahay

  • @hoyomcn560
    @hoyomcn560 4 роки тому +3

    Zaki Libax 😙 machallah habo allah hakou barakeyo 💜

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 роки тому +2

    Msha alh alh idn xfido geep going

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 4 роки тому +8

    Masha allah reer hargeisa farxad kunoladaa

  • @amalali7104
    @amalali7104 4 роки тому +2

    Masha allah tabaraka alllah zaki yare illahy haku xafido habo macan hore usoco ❤️❤️❤️😘

  • @queenofqueens4645
    @queenofqueens4645 4 роки тому +5

    fariid masha allah
    allow ku siyaadi aqliga❤😙habo

  • @ayanjalaqle7829
    @ayanjalaqle7829 4 роки тому +1

    Maansha allah alle h ku xafido maamo hore uu soc

  • @hubijama3303
    @hubijama3303 4 роки тому +4

    Maansh allaha eedo mcn soobar baar✊👌👉✊👈👏👏👏👏

  • @drsnuurahirsi1927
    @drsnuurahirsi1927 3 роки тому +1

    Mansh allh waa wiilyaro caqliibdn habo macan hooreeucoco alleehku xiiftiiyo

  • @rayanasadabdulahiasadabdul5159
    @rayanasadabdulahiasadabdul5159 4 роки тому +5

    Mashaallah uraaciya wilka yarka aloow doowr

  • @sarahajji2118
    @sarahajji2118 4 роки тому +2

    Masha alh i love u zaki mamo waxa kaso dawaday fb ga subscribne wanku saaray xitaa like masha alh hore u soco hoyo mcn

  • @malkamohmed2407
    @malkamohmed2407 4 роки тому +5

    Mashallah so kor habo mcn😍😘

  • @megamega7089
    @megamega7089 4 роки тому +1

    Mnsha Allah abti noolow ilahay haku daayo abti cilmiga iyo caqligaba hakuu daayo illahay

  • @calixuzeen8319
    @calixuzeen8319 4 роки тому +10

    Mncha allh apti azanto & apdale jamal iyaga awgood subscrub usaray

  • @SalmaMohamed-vz5cz
    @SalmaMohamed-vz5cz 4 роки тому +1

    Maansha alllaah walhi waan wataaa wiilkan yar saki jir oo joog ka sii badi dadaalkaaga habo qali ii saara like azxpta wiilkan yar

  • @nasrenhazzn7664
    @nasrenhazzn7664 4 роки тому +4

    اللهم باركً❤️

  • @cawalemuusa4828
    @cawalemuusa4828 4 роки тому +1

    wow wlh caadi maaha msnshllah adero horay u soco

  • @sagalabdi9244
    @sagalabdi9244 4 роки тому +8

    Masha allah zaki yare ilahey haku guuleyo💗

  • @malapiitoquruxzan6931
    @malapiitoquruxzan6931 3 роки тому +2

    Soo dhawoow Maamo Ku JeceLnahay Hadaanu nahay reer perpera WiiLkayagiih💋❤

  • @nuramallinyusuf7844
    @nuramallinyusuf7844 4 роки тому +7

    Masha Allah eedo keep going 😍😍

  • @nimconuura-iq3ql
    @nimconuura-iq3ql 6 місяців тому

    Mansha allah abdala Jamal lyo Osonto lnta tagerta Like❤

  • @muniraomar6414
    @muniraomar6414 4 роки тому +3

    anaa u horeya azonto cabdala iyo saki yare eid wcn

  • @obsiyeyusuf7068
    @obsiyeyusuf7068 4 роки тому +2

    #Zaki waa wiil yar alle ha ku xafido keep going