TIINA FAREEY | Dagaalka ka Dhaxeyo Atariisho Baadiyo..? | Furiinka Badan Maxa Kenay | JJ | Part 7 |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 156

  • @caishachanell7102
    @caishachanell7102 2 роки тому +67

    JJ waxan rajeeynaa comantigayga inaad aqriso Ani waxaan ahay hooyo ninkayga waxan isgursanay asagoo arday jamacadeed ah waxan ku aqalgalnay jiif walashiis eey leedahay Sanadka waxuu ahaa 2012 markii leygurigeeyay waxan cunada ukarinjiray hooyadis iyo walaldiis waligeey igumasoo dhicin inan lacag darted uga fogaado waxaan aminsanahay haday noo qorantahay inan lacag helidoono oo isku filnandoono waxaana amindanahay qofki ad lacag kuracday ianadan isbuc kabadan qaabilikarin oo Dan lacaged isku kiin heyso but qofka markad isjeceshihiin waligiin wad wada jogaysan cidna iskuma kiindiri karto tankale dhalinta kugu xiran iyo wiki masegkeyga arkayow qofkna lacag Haku dooran kudooro jeceylkaga iyo dareenka ad uheysid mahadsanidin

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 роки тому +59

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 роки тому

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭

    • @ilwadmum8955
      @ilwadmum8955 2 роки тому

      Scw scw scw scw

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 роки тому +35

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝

  • @saedtom3839
    @saedtom3839 2 роки тому +16

    Tiina waa ka saxan tahay badda hal malay qurmiya 🙏thanks

  • @zakipoi8153
    @zakipoi8153 2 роки тому +15

    Jimcaha saliga nabiga bafiya s.c.w

  • @nadiaquruxchannel794
    @nadiaquruxchannel794 2 роки тому +19

    Hada iso boqataan walalheyga somaliyed wan ku farxi lahaa walalheyga ❤

  • @boojadheere
    @boojadheere 2 роки тому +46

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @ismahanhaji2892
    @ismahanhaji2892 2 роки тому +8

    Maahmahda tiina saxay jamal jecelow🙏🥰

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 роки тому +6

    Keeps goings my brothers and sisters go forwards another's levels questions prt 8 insha allah 💪⚽️💪

  • @rahadahir1690
    @rahadahir1690 2 роки тому +9

    Scw scw scw 🥰🥰🥰🥰

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 Рік тому

    Tiina ina adeer waa mahadsantahay gabadhas waa ina adeertaa waa run dadka weys dagalan thanks ina adeer

  • @maxamedcalikalaay5697
    @maxamedcalikalaay5697 2 роки тому +5

    Hormar wacan Hormarkaaga waa hormarkeyna wllka Jamaal jecelow

  • @ashley7073
    @ashley7073 2 роки тому +6

    MaashAllah tiina manta wlhi nuurkaga aa baxayo xijabka miya tolow😂

  • @maanka1111
    @maanka1111 2 роки тому +12

    wll albaab walboo kaaxiran alle hakuu furo murugada farxad hakugu badalo culeys kasta ooidin heysta allah idinka qaado( wll) 100 subscribe iisaara xabibayal)aamin ya alaah 🙏🥲🤛

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 роки тому +16

    WAXA TAHAY SHAQSI QALBIYADA BINI ADAMKA KAALIN WEYN KAGA JIRA MAALIN IYO HABENA UDADALAYA SIDU FUNZKIISA UGA FARXINLAHA WLLKIE JAMAAL JECELOW GUULEYSO LABADA DAARODBA💔💯👏

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 роки тому

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭

  • @caaishabakar8552
    @caaishabakar8552 2 роки тому +3

    Tiina masha allah abaayo hijaabka ku qurxanthy ku dadaal

  • @deqaabdullahi9579
    @deqaabdullahi9579 2 роки тому +2

    Masha Allah ❤ ❤ ❤ ❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 роки тому +4

    Bada hal malaay ma qudhmin karo lkn anagu waxanu nidhaah baruur baa baruuro qudhmisa

  • @ilwadmum8955
    @ilwadmum8955 2 роки тому +1

    Waxa saxsan tiina my brother keep going

  • @ifraaxiitaabdiqaadir2855
    @ifraaxiitaabdiqaadir2855 2 роки тому +10

    Masha allah

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 роки тому

    Mshaaalh

  • @Asli256
    @Asli256 2 роки тому +10

    wiilkan siday inantii nin lacag leh uga raacday dhego hadal lee nafta uga jaray😂

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 2 роки тому +4

    My brother king 🤴 🙏 💙 ❤

  • @xamdixuseenmaxamuud5273
    @xamdixuseenmaxamuud5273 Рік тому

    Mashaa aallh sax waye

  • @fahmobashiirxuseen7825
    @fahmobashiirxuseen7825 2 роки тому +4

    Jecelow Guuleyso abowe mcn❤❤❤❤

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 Рік тому

    ma aqaanwll❤❤❤

  • @qalanjoqurux7910
    @qalanjoqurux7910 2 роки тому

    Mansha alah

  • @liibaanabdikaadir416
    @liibaanabdikaadir416 2 роки тому +2

    Mnzha allaH

  • @al-taqwa2780
    @al-taqwa2780 2 роки тому +2

    Jamal jacellow intee ka baxdey wllkey waa ku wayeee so noqo guleyso wllkey

  • @asad_hagio_27
    @asad_hagio_27 Рік тому +1

    Safar salaamo sxp qaali😭🩸

  • @mankaboy142
    @mankaboy142 2 роки тому +1

    Sxb Anika waxan jecladhe tiina farey please 🙏🙏🙏 iku sheeg ha iso qabato

  • @hamzeabdirizak1310
    @hamzeabdirizak1310 2 роки тому +3

    abeera soo qabo❤️

  • @sumayaahmed4760
    @sumayaahmed4760 2 роки тому +4

    Adduun waa qalalaasoo
    qabow waara ma yeeshee
    qabri baa ku sugaayee
    xaggee baad qudha geyn
    ***
    Qariib baan wax taraynoo
    qabiil baan dirirayne
    adigoon quwad haynin
    Hadduu qaaddir ku doono
    bal yaa ka qaban doonoo
    qareen kuu noqon doono

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 2 роки тому +1

    Tiinaa saxan

  • @asmamohamed7416
    @asmamohamed7416 2 роки тому +3

    Tina wllhi waa Farida waxaye tidhi waa wllshye ale Haku dhawaro

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel 2 роки тому +3

    Kabaro cunto fudud channel ka 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌻🌻🌻🌻🌻🥀🥀🥀🥀🥀🥀💖💖💖💖💛💛💛💛💛🌹🌹🌹

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 2 роки тому +7

    Hal baruur ayaa baruuro badan qudhmiso
    Maahmaahda saxda Ah saas waaye 😁

    • @dhamo3194
      @dhamo3194 2 роки тому

      Somaligaa ku adage hau pixin. Xataa. Malaaygaaz. Si saxan haday ugu samyn lahayeen maxaa modaa oo dhahaan. Hal malaay paa palaayo qurmiya

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому

    Mashaa Allaah

  • @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
    @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422 2 роки тому

    Masha alaah

  • @ikranabdirahman4157
    @ikranabdirahman4157 2 роки тому +4

    lkn ka badhan siba ku dacaya deyna sabab ta ah kawar walasha ina mel uso fadhisato ad caydo ma ehen waliba waxa gartay ariin family hade ilma dhashay xita ina ku caysa ma ehen atarisho way awoday ine kuso jwbta lkn way ka ronaty ada na ka qaldan rali kalinta ada laka raway wa necba hay nagaha markii les dagalo family ka laso marayan iyo ilmaha kuso noqda anwy mar kale hasa men sidaa🙏

  • @caadilmusdhaf8129
    @caadilmusdhaf8129 2 роки тому +3

    مُحَمَّد 😍😍👍

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 роки тому +5

    nimanku gabdhaha da yarta ah oo caqligoodu korayo bay dhibaato lafiir sadaan

  • @asmaasmiitapipeasmaasmiita6844
    @asmaasmiitapipeasmaasmiita6844 2 роки тому

    Tiina farey ayaa saxan badda Hal Malay ayaa qurmiso Keep going Abowe prt8 soo same plz

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft Рік тому

      No halmalaay se bad ku qurme hal batati ayaa batatiyal kle qurmiye wye

  • @naxwoxuseen1275
    @naxwoxuseen1275 2 роки тому +2

    M.a

  • @abdifahbehusseyn5027
    @abdifahbehusseyn5027 2 роки тому

    jecelow keep going

  • @cabdidhago484
    @cabdidhago484 2 роки тому +1

    Abeera👈

  • @ashaabdullahi2306
    @ashaabdullahi2306 2 роки тому +2

    Keep going apwe

  • @dabar4840
    @dabar4840 Рік тому

    War bebee barnamij kagu maxidhimasomartay ba iyo masogursatay ba gab dhaha samecata ka dilin

  • @axmednuur1766
    @axmednuur1766 2 роки тому

    M.a allh

  • @sahuursiman2145
    @sahuursiman2145 2 роки тому +2

    Baruur kaliyaa baruur qurmisa dheh Hhh

  • @zaliim__252
    @zaliim__252 2 роки тому +1

    Next ABEERA cade soo qabo

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 2 роки тому

    Ebow waankusalamey

  • @raxmomaxamed1074
    @raxmomaxamed1074 2 роки тому

    Tiina aya kasaxan

  • @lbbashirofficial989
    @lbbashirofficial989 Рік тому +1

    Like raba 🤣🙏

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 роки тому

    Bada hal malaay ayaa qurmiyo tiinaa ayaa saxan✋️

  • @s.nadirabdi6267
    @s.nadirabdi6267 2 роки тому +1

    horat rer konfooreedko ma muqdisho un bay kuwaad dhasheena adigo yabeeye

    • @ilwaadqurux77
      @ilwaadqurux77 2 роки тому

      Kuwo aan kudhalan xitaa way iska shegtaan

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 2 роки тому

      Intabadan hawiye hadey yihin way kudhashen

  • @lakimanofficial6998
    @lakimanofficial6998 2 роки тому

    Keep going

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 2 роки тому

    Iyda ka sax san

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 роки тому +2

    XALQADA AF CARABIDA KU SOO BIIR UA-cam.KA

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +2

    Maasha allaha 😍

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 2 роки тому +5

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @xamdadagan6171
    @xamdadagan6171 2 роки тому +2

    ani waxan kumaqlay bada halmalay baqurmiya

  • @hooriyaosman5069
    @hooriyaosman5069 2 роки тому

    Team calikamin ❤❤

  • @shukrimohamet5320
    @shukrimohamet5320 2 роки тому

    Adiga

  • @bocoryare185
    @bocoryare185 2 роки тому +1

    Tiinaa

  • @jimcaalecabdilaahi4596
    @jimcaalecabdilaahi4596 2 роки тому +1

    Socdaal next

  • @sahrohassan1487
    @sahrohassan1487 2 роки тому +2

    👌👌👌🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому

    Asc walalehey chanbelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah💜🥰🤲

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 2 роки тому

    Guuleesta walaaleheey

  • @rashidmohamud9887
    @rashidmohamud9887 2 роки тому +1

    sxb jamal jacayilow saxibka alpha siddu umoral jabbiyayi

  • @ayan6790
    @ayan6790 2 роки тому +2

    Hishiiya gabdho

  • @xubimedia1060
    @xubimedia1060 2 роки тому +15

    wllhyga somaliyeed ee dhiga somalinimo ila wadaga plz 1k igaadhsiiya plz😭😭😭😭😭😭😭

  • @suheibaismail7661
    @suheibaismail7661 2 роки тому

    Hello jcel with money

  • @cabdirahman3656
    @cabdirahman3656 2 роки тому +2

    Nio ciyaalnimada xaawaye aaway socdaal

  • @deeqa1481
    @deeqa1481 2 роки тому +1

    Tiinaa ayaa saxan walalkey

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 роки тому

    Somalida waxey ku maahmaahan badda hal malaay aa qurmiyo.

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Рік тому

    Tiina ayaa saxan

  • @ibaarofficial7343
    @ibaarofficial7343 2 роки тому +6

    ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭😭

  • @rashidmohamud9887
    @rashidmohamud9887 2 роки тому +1

    asc

  • @ahmedhussein760
    @ahmedhussein760 2 роки тому +1

    Secret thinks Aya Laga adhlay 😜❤️

  • @asadgurey9733
    @asadgurey9733 2 роки тому +1

    Jamaal jacelow wan kutageraa walipa si qaas eh replay isoogal taliyow

  • @Faama613
    @Faama613 2 роки тому +2

    Anaa u hareeyo🤣🤣

    • @ibaarofficial7343
      @ibaarofficial7343 2 роки тому

      ASXAABTA WAXAAN IDIN KA CODSAN LAHAA INAAD 4K SUBSCRIBERS IGAARSIISAAN CASHIRO TAYO LEH AYAAN SOO GALIYAA FADLAN WAA IGA CODSI ILAAH DARTIIS IICAAWI 🙏 3 SANO ILAA HADA FADLAN 4K 😭

    • @wiilkacidadariska1707
      @wiilkacidadariska1707 2 роки тому

      aniga isaara

  • @fardowsaiimaan3351
    @fardowsaiimaan3351 2 роки тому

    Iyadaa kaasaxain bada hal malay ayaa qurmiso maqli jiray

  • @wllziizuu2165
    @wllziizuu2165 2 роки тому +1

    Fiinaa jacelk keeda Ahmed maraq wye

  • @maxamedcanshuur9004
    @maxamedcanshuur9004 2 роки тому

    Tinaa aa,saxan bata hal,malaay aa,qur miso 🙏

  • @Shaakir-Talk
    @Shaakir-Talk 2 роки тому

    Ayada kaa saxan

  • @axmedcolaad129
    @axmedcolaad129 2 роки тому

    Dadka so qabo

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 2 роки тому +1

    Tina suasha inlaweydiiyo wayka xumeed syankeyna taagtey

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 2 роки тому

    Iyadaa saxan bada hal malay ayaa.......

  • @xaajigiixadeedmaray9358
    @xaajigiixadeedmaray9358 2 роки тому +5

    Atirisho baadiyo mid maaha ba layiri naagihii oodhan wa ladirirty mindha wxy istiri shaanshidaa lagaa qaadayaa

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 2 роки тому

    Ka faa'iid cyrptocurrency!🤑🤑🤑🤑🤑 aniga waxaan fahmay crypto waana ku faa'iiday sababtoo ah waxaad gashan kartaa 10-50 $ waxaana faa'iidi kartaa 100x ama 1000x jibbaar.

  • @dhamo3194
    @dhamo3194 2 роки тому

    Qofkiina ma saxnapa. Somaligaa nigu yar. Ee mahmahda waxy ahyd. Paruur quruntaa paruuryo qurmisa. Ama. 1 malaay paa malaayo qurmiya. Wakaaze. Somaliga. Haloo laapto

  • @rashidmohamud9887
    @rashidmohamud9887 2 роки тому +1

    fiiddiya dambe masodhigin

  • @cabdikarim6081
    @cabdikarim6081 2 роки тому +1

    M.a

  • @nicmosheexoofficail5683
    @nicmosheexoofficail5683 2 роки тому

    Tiinaa saxan