So beautiful my young sisters manshalh vlogiina wan ka helay i done subscribe and like wa nisalamaya muna sxb ta wa kahelay qaabka sojedinteeda so funny adiga muna ah suurahaga wan ka sii helay Guulaysta Mozambique 🇲🇿 baan niga soo salamaya.
Tan muqdishay joogta afsomaligana waa iloobay kulahaa haday qurbaha iman laheed kawaran afka hooyo dhan daaqaday ka tuuri laheed sow afkaada ku caana maal
abaayo iigu qaado routine noo sooduup please yaa iigu raacsan
Waxaa farxad ah in wali aan haysano gabdha somalieed oo xishoodkii lagu yaqaanay leh halka gabdhaha qaarkood baraha bulshada isku dhex qaawiyaan qaarna Tiktok badhida ruxaan qaarna sheeko anshax xuma kaga dhex sheekeeyaan maanta waxaan u jeedaa gabdha somaliyeed oo xataa cuntadii aan xaaranta ka ahayn la xishoonooyo maashaa allaah waa gabdhaha somalida sidii lagu yaqaanay anoon aqoon u lahayn ayaan gabdhahaa jcyl degdega u qaaday xishoodkooda dartiis Allaah haini xifdiyo wllo
Maasha Allaah horay usoco waa in aad wadankeena quruxdiisa iyo qudaartiisa soo duubtaa
Ani xitaa ma aqaani muqdisho bas ayaa laga cunaa❤
Wish you 100k insha'Allah
Meeshaan qeybta fadhiga urkeeda ayaa baxaa sidii loogu KAADINAAYAY. Chef. Jeestoole adiga iyo deriskaada NADAAFADA ku dadaala.
حبيت الفيديو استمري منى صوري كثير داخل المدينة❤❤❤❤❤
Mashaalh
Mansha allahu banaat xilwiin ❤❤❤❤❤
Dadkena somalida badana camerada ma jeclo hadii ey macqul tahy wajiga u qari dhalinyarada
muno.guuleyso abyo from Germany kala socdaa❤❤
😊😊😊horay usoco abaayo🥰🥰🥰
Waa muqal qurux badan thanks
Adiga luqadaada ku hadal qurbo adigo ka imaan miyaad saan u hadlaysa subxanallah
HAY SAY WALAHI AAN U QABEE MAXAA SOOMALIGEEDA
So beautiful my young sisters manshalh vlogiina wan ka helay i done subscribe and like wa nisalamaya muna sxb ta wa kahelay qaabka sojedinteeda so funny adiga muna ah suurahaga wan ka sii helay Guulaysta Mozambique 🇲🇿 baan niga soo salamaya.
Masha alh adinkaa ba cambo iyo ba baay ah.🇸🇪🇸🇪🇸🇪🙏🙏🙏
Chef jeestoole waa hilmaamtay maso qorin magaca
Chef jeestoole keep going bro
Welcome back my dear sister ❤
Abyo wilka yar maxa lacgta usin weydey neh micinha
Waxaa laga yaabaa intaa inee ka jartey
Haa wey ka jartay muno
Baayoh inta meel ey wax ka cuneen iyagoow lcgta bixinaayo maba nala tusin malaha wa freee😂😂😂😂
Maya abyo qofka lacagta lootuurayo ayaa lanbarkiisa barefad looga dhigaa, waxaa laga yaabaa hadey soo dhigaan la dhaco qofkaas miskiinka
Naa waala tufaa weligey malaqin
Dangalo mxa waye😅 from somali sijuii nairobi kenya 😂
Reer Nairobi wey barteen hdda kaalsay iska aragay sidey u dhooban yihiin hdda muqdisho wey ka badiyen😂😂
Reer xamarow somaliland ban jogaaaye i kena dangalowga an dhadhamiye😢😊
Muna qurbo joogmiyaa somaligeeda xogaa waayee
Abayo waxan kugu daryaa pls video marlaa duubayso dadka camera 📷 ma wad jclo waxkle hadaadn karyn pls wajiga u qari😓😭🇸🇴
Wala tufaaaa
Muna star waan kuu subs gareyey
Good 👍
WE ARE. TAAJIRIIN. JACBUR
Alla abayo 😢
muna magaloyinka nabda ah ee somalia tag vlog kasoo duub
Waxaa noo soo dubtaan maqaayadaha ugu Japan cuntadooda iyo kuwa ugu qaalisan
MUoNO🎉🎉🎉🎉
Camera man naf Malahan miyana asi wax moo cuno😂
Waxa noo soo duubtaa liido abayo
Jestole❤❤❤
Dhangaloow laf lamalaqo
Digirtaan beebeeshee aa la dhahaa inta qaxday un aa ila fahmi karto waa dhuusadaas muuse suudiyow😂😂😂
Digir aaa kkkk wax bdn baa kaa dhiman dhangaloow la qase waaye kkkk beebeeshee aaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉munaaaaa
استمري
Waxa aad so duubeysan camera u dhawey si aan u aragno
Naa haisku laqin 😢😢
gabadha shalmada cad boorsaday wadato wayni badana malaha maryahedi oo dhan bay kuso guratay😂
𝐋𝐚𝐦𝐚 𝐥𝐢𝐪𝐚𝐲𝐨
Fŕm harlin
KUSOO. DHAWOOW. ..EYL EYL. BEACH 🏖 HOTEL. LOBSTER SHRIMPS
FISH CAMEL. &&&& GOAT. HOT. WATER. DHAMAAN. EYL. .WELL COME. EYL. EYL. ....
Inta og maria harlin iyo kiki afcad ay walaalo yihiin one like
Wllhi
Sidaa rabtid ayaa yeeli kartaa
Hiiiioiioo🎉🎉🎉🎉🎉😢
Maria reer muqdisho miyaa mase qurbo ayey ka timid
Lafta wa lalaqaa😂
Tan muqdishay joogta afsomaligana waa iloobay kulahaa haday qurbaha iman laheed kawaran afka hooyo dhan daaqaday ka tuuri laheed sow afkaada ku caana maal
Maria likes Batiiq and,,, ?
يا مونى والله كثير جميله مشا الله شكلك و لون جسمك مشا الله مو عندى كلام يا عسل الله يسلمك❤ رد على
Waa lalaqaa
What is lough looks like men lough😂
Malalaqo lafta
😂😂😂
Muuna caday
Raqay bay cuntay
𝐌𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚 𝐡𝐞𝐫𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐠𝐚 𝐜𝐮𝐧 𝐛𝐨𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐨𝐲𝐬𝐚𝐲
I love Maria maher can I have her number
😂😂😂😂😂