Habar jeclo way ka tashaday kulmiye iyo muuse dagaal ooge mana aha nin dalka lagu aamini karo muuse waayo waxaan dagaal ahayn iyo qas ma yaqaano habarjeclo waxay lasoo baxaysaa KAAH waxaanay dooranayaan madaxweyne ciro
BOQORKAN WAA KII SACAD MUUSOW AAD HARGEYSA MARKUU KA SOO DAGAY KU DHAGDHAGAYSEEN NA HADEER MARKUU YIDHI MUSE DHISIMAAYO AYUU TUUG NOQDAY WAAR EDEB YEESHA OO DHAQANKA CAYDA KA DAAYA
Af miishaarkan waa in beeshu umadda kaqabataa,waayo reerkii uu kadhashay ayuu kala qaybin kabilaabay suldaankii guud ee beesha h/jeclo ayuu ixtiraami waayay,sidoo kale reer somalilandna wuxuu dhex dhigay kala qaybin
Buurmadow beenta jooji Habarjeclo waxba islama qaadan 🤔
Waraabe ma rabaysmo Habar jeclo ma wakiil baad ka noqon kartaa
waxanu anaguna ku balan qaadayna inaanu qoorta ka jarno udiyaar grow taasi waa balan hadad faraha lagasho arimo doorashoyin in wadar lagugu dilo wllhi tuug ilaa tuug dalka tuug ayad ku tahay naftana tuug ayad ku tahay
Arimaha doorashada miyaad ka xigtaa boqorka, indhahaagoo 15 ah ayuu ololaynayaa waanu ku guulaysanayaa, hanjabaada ruushka jooji😂😂😂
ilmada yaxaaska jooji duco iyo habaarku karimeyside boqorka Afrika guul
WALAAHI WAAD KA BADISAY MUUSE DIBJIR WAXAD LEEDAHAY SAAMEYNTA SIYAASADEED EE UGU WEYN SOMALILAND OO DHAN
Dipjirku wa ka kutaliya
Guul boqorkayaga
Boqorna ma tihide waxaad tahay boqol wejiile waddani iyo garowe kiraystay .
Geesi geesi dhalay nin Hj ah oo baqaa maaha astaanta HJ. Qac kale dheh kii Saxane . Congratulations.
guul wadani iyo kaah
Heego kumanti ayay kudagaalamayaan waar boqorka geeska afrika tiisaa dalka kashaqaynaysa waayo ilaahaybaa boqorka maanta usoodiray wadanka ragii cadowga daarood hj garab uganoqon lahaa ayaanu dalka ugartay waana sax g36 waa dayr isaaq iyaga iyo hj dalka kalidoodbay kudifaaci karaan
BIQORKA GEESKA AFRICA
LIBAAX LIBAAX DHALAY.
KA SHAQEEYA BADBAADADA
SOMALILAND.
Heego caaye ayaa kaa soo hadhaye waxaye ku nolayeen isku dirka reera wada dhashaye
Anigo reer dahiir ah aya diiday inaan wadani u codeyo wallalo boqor buurmadow wa boqorkeygi laakiin codka aniga iska le taas ku biyo cab from burco
@faryarmuusa9323 kkkk isku kalsonawo oo waxad tahaye sheego
Dhurwahante ciyey 1915kii
Benale benale........ Vivi habarjecool waa kumiye.... Markale markale. Aabo musse.... 7 more years... Vivi kumiye
Hambalyo ninka muuse biixi habar cadaan ku dilay 😂😂😂😂😂
Habar jeclo way ka tashaday kulmiye iyo muuse dagaal ooge mana aha nin dalka lagu aamini karo muuse waayo waxaan dagaal ahayn iyo qas ma yaqaano habarjeclo waxay lasoo baxaysaa KAAH waxaanay dooranayaan madaxweyne ciro
Buura fuulka no vote
@maxamedabwaan2673 dagaal ooge muuse cawaan no vote
Waxad tarayso ayaa yar wllhi warabe ma rabaysmo takale waligaba ka sheeke doorasho iyo gudi waarya sheeko xumada iska daa waxad unooshahay halkad lacag ka heli lahayd imikaba lacagta aad qaadatay maxay tahay sheeko xunta jooji
Iyaga kursiga ku saraye
Yaalahadlikara boqorka
Boqor waan kugu taageersanahay in aan dhisno musharax m.m.m.ciro walaaleeye guul baan u rajeynayaa InshaAllah
TUGA TUGA WAA YUSRA HARTI
Hambalyo Hambalyo Hambal Habar jeclo qaramada midoobey yaa isweydiineysa qoladan iyo magacan Habar Jeclo xilisey khilaafkii doorashada S/land ee mudada dheer leysku hayey ee bartaa kasii wada sama falka Habar Jeclo
Adigu ma oday dhan baad tahay mise siyaasi Waxba kama bedeli kartid uman kordhin kartid xisbiga wadani waayo codkaaga oo keliya Ayaad BALAN qaado kartaa😮😢😅
Heego cabadka jooji boqorka dadkiisu la hadlaya
😂Boqorka Waanu wadanaa 🎉👏
Buurmadow dalka iyo dadkuba waa kulmiye adeer anoo xishmad kuuhaya dadka sooraac hakahadhin dadkubecel💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Boqorka geska afirka libax
Boqorka geeska ❤
Halyey Qaran bbuurmadow ❤
Guul boqor buur madaw muse waddanka laguma aamini karowa farta lagu erya guul waddani inshallah
Habaar bad qabtiin adeer goaan baanu leenahay habrjeclo mustaqblkaygu wa mw muse biixi❤❤❤❤ ha daalina e salaama
Ma in dhakhaatiir dhiiga lagu kaydiyo laguu dhisaad rabtaa
Ma tihid Habarjeclo waa lagu fahmay. Heegooy.
Qof an habar jeclo & garxejis ahyn Aya cayaa boqorka geska arfrca
Hadhkiisa ayuu ka baqanayaa sababtoo ah waxa uu faraha kula jiro ayuu og yahay disti madaw
Allahu akbar mad dhaqankini ku jogtan siyasadu waa qudhun
buur.madow.waa.nin.uqalma.booska.ĺibaaxa..boqorka.dugaaga.kagajiro.ayuu.buurmadowna.kaga.jiraa.dhaqanka..somalland
❤❤❤❤❤❤❤❤
Balaiyo madow
Sacad muse waxad caadeysateen cayda saladiinta habarjeclo
Yysra harti@@qurbaawis642
Waxay yirahdeen majeerteen baa ka dhoofiyey oo muusa waaran ujaray wuu vararay baa layidhi waa yaab muuse meesha dhaafi boqor
BOQORKAN WAA KII SACAD MUUSOW AAD HARGEYSA MARKUU KA SOO DAGAY KU DHAGDHAGAYSEEN NA HADEER MARKUU YIDHI MUSE DHISIMAAYO AYUU TUUG NOQDAY WAAR EDEB YEESHA OO DHAQANKA CAYDA KA DAAYA
Guul Guul Guul GUUL GUUL GUUL
BOQORKA GEESKA AFRIKA
YAA KU TAABAN KARA.
Beenaanle
Maasha allaah guul guul guul
Masha Allah somaliland way israacday muusana uu tagayaa hj gobta somaliland guul iyo gobanimo somaliland Insha Allah
BOQORKA GEESKA AFRICA . GUUL habarjeclo GUUL Somaliland. Heego ha dhacdo . Muuse dalka ha laga qabto inta hadhay
boqor masha alla guul
Af miishaarkan waa in beeshu umadda kaqabataa,waayo reerkii uu kadhashay ayuu kala qaybin kabilaabay suldaankii guud ee beesha h/jeclo ayuu ixtiraami waayay,sidoo kale reer somalilandna wuxuu dhex dhigay kala qaybin
Go.aanka ceel afweyn xukumadda fidnada wadnaha go.ay guul heshiiska islaaxa umadda waxaa lagu hala ajir iyo xasanaad masha allaah
Olole cid kaa yeelaysaa ma jirto ciro lacagta u celiya Tuug
LACAGTA CIRO U CELIYA AAD KA QAADEEN GOAANA MA JIRO IYO ODAY COD HAYAA HA WAREERIN
❤❤❤❤❤❤
Waa geesi geesi dhalay boqorku
Ninkii hadlayaa hayska hadlee libaax
HUURAALE BEENMADAOW, ANAGAA HABARJECLO AH EE CAR CODKEEYGA SII HUWAN, BEENAALE MADOW
NOOLOW BOQORKA GEESKA AFRICA
Waa loo noqon warkaaga ogow wadadii dayacan baa taagan tahaye car kaahin ka hor jeeso
Madaa xukuma habarjeclo buur madow lacagtii meeday 3 miyan ahayd
LAA YAA BOQOR LAA
LAA LAA LAA
Cajab!!!!!
Lacagtii aad ka qaday ayaan lagu racin
Buurmadowwoow xaarwalwaalkuba waa madowe somaliland khaienimada ka jooji.
Benaly Benaly 😂😂😂😂😂😂😂😂
Qudhun baad qaadateen
Boqorbuurmadow fuuto madow ow fuuto dada ka kiray garxajis habarjeclo way so jedaye
Tuug tuug dhalay ilahay ku so qabay
Buurmadow adero imisa lacaag aya laguso siyeey 😂 farta aniga ku codeynays kalay iga go faraha
Mansha allah boqorka geeska Africa boqor buurmadow
Muuse waa sidee ninka xir inta doorashadu dhamaaneso
Ninkan halaqabto
Fagash
Bila macne
buurmadow.nin.uqalma.😮
been bad ka ibisey ciro anga habajeclo ahe muuse coodka sineyna cida ka yeesh
Dabamadow.dabamadow.waxbakama.qaado
Adeer fartayada anagaa iska leh sorry 🤪
HABARJECLO WAXAA LAGU YAQAAN GOAAN CAD..
ADIGU MA TIHID HABARJECLO
Cararidoontee...
Adkaatay muuse ninka naga xir
Ma ku wasaa Burnadow i& Ashabab.. boosaaso wa laguga wasaya. Burco HJECLO wa idinku wasaysaa. Tuug Xaaraami.
Tarbiyad xume war miyaan akhlaaq lagu barin wax la akhrin karo qor
Ninkani xishood daranaa, dadka uu xukumaase ma xaabaa? Miyaanay danayste aan iyaga dantooda wadan ee xoolo raadiska ah iska garanayn.
Kkk adigu ma waxaad naga gadaysaa muuse damarle oo fashiluu noqday 7 sano ka hore
Muuse maqajaan IYO Heego propaganda loo joojin maayo
Folxumo iyo tugnimo ayu isku darsaday, umada kaa fadhiso ciid kuu dhagaysanaysa ood matasha maa jirto.
Dhuuso. Dhuuso. Dhalfo dhalfo. Waa, MARKII HJECLO aani din wada wasi Lahayd . ICTISAAM. 4 tiina Ashabab ee Qolka isku wasay. Ee sheegtya HJ go'amiyan. Dhalfo hooya dhalfada .
Ka dhex bax bulshada qudhunyohow. Qoraalkaaga oo dhan waan soo bandhigaynaa waana kugu daraynaa liiska soona bandhigaynaa xaaramiyiinta
Beenaale
Waar benta jooji tuug bad tahaye habarjeclo ma meteshid nacaladba kugu tala adiga iyo garxisba
Nacdashu adiga iyo awoowgaagii doofaarka ahaa ayay idinku taalaa oromyahaw oromku dhalay
Fagash😂😂😂
CEEB . Odayga ha caayina sacad muusow