КОМЕНТАРІ •

  • @khalidhamudofficial1005
    @khalidhamudofficial1005 8 місяців тому +120

    18/11/2023
    Hadaad iga danbayso like ha ila dhaafin
    Heestan waan ku mirqaamayaa Saacada 3 dii galabnimo😢

  • @Najma2345
    @Najma2345 Місяць тому +21

    2024 yaa joga like isaar😂❤

  • @GuLeedmustafeAxmedcade
    @GuLeedmustafeAxmedcade 7 місяців тому +64

    Xapiipi anba waan rapaa inaan is xalaashano ❤😢
    Waa goor barqa ah sacadu waa. 10:22 daqiiqo
    Waxan ka yar qaatay tilifonka wllkey guled oo iskuul ku maqan ❤😢
    Goobtu waa hargayza
    Magacaygu waa miski
    Tariikhdu waa 9/12/2023❤
    Malintu waa sabti 😢❤

  • @cudoon6026
    @cudoon6026 8 місяців тому +27

    2013kii anigo gabar ah ban dhagaysan jiray oo waliba yar hdda o an hooyo ahay ban dhagaysanaya

    • @Rakio618
      @Rakio618 8 місяців тому

      Isku wakhti baan dhageesanayna kwrn

  • @NastehaAhmett-ls4ko
    @NastehaAhmett-ls4ko Місяць тому +5

    16/6/2024 malin ciiida ano huriga ku dhex cidaya dhagysanaya😂😭🫶🏻

  • @craxmaanKayse-dt1zt
    @craxmaanKayse-dt1zt Місяць тому +15

    WHO'S HERE 2024😂😂

  • @halimaabdirahman1542
    @halimaabdirahman1542 2 місяці тому +5

    Wxn daawanaayaa 2/june/2024 qof walba oo iga dambeyn doonana wn salaamah 🖐️

  • @Nim670
    @Nim670 Рік тому +32

    Xagaa Iyo dayr dhexdood habeen xidigaha samadu xayaabo la’aan jiraan anoo xeeb leydhsanaaya🥺mrkaa xaaxiga baduna dabaylaha xaadiraan xagayga usoo ruxaan ❤️
    Yarkii xiisaha kalgacal naftyda kuxerayoow xananiyo koriin haboon wxd tahay inan xishooda inan is xalaashanana xbb anba wn rabaa ❤️

  • @user-sf7fv5ol8b
    @user-sf7fv5ol8b 6 місяців тому +15

    1/1/2024 Ayaa Ila dhayasanayah Like isar hadad iga dabso😮

  • @Laatiiniqays
    @Laatiiniqays Місяць тому +4

    Inaan is xalaashana xabibi ana waa rabaa rajadu madhamaato riyana lagama dhargee runtuna maalin bay iman😢

  • @user-jw7ci4bx5t
    @user-jw7ci4bx5t 2 місяці тому +5

    Yarki8 xiisaha kalgacal naftayda ku xerayoo xanaan io kariin haboon 😢💔15 may 2024😢maalin arbca waxan rajayna😢maruun ina nolol jacayl ku dhisn oo qurux bdn helo😢

    • @AxmedLabasul
      @AxmedLabasul 27 днів тому

      Riyadaadi ma rumowday😊😊

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 6 місяців тому +9

    Voice waali ah 2024 😊❤

  • @NimoOmarCabdiqaadir
    @NimoOmarCabdiqaadir Місяць тому +2

    29/6/2024. Xagaaa iyO dayr dhexdood Anoo xeeb laydhsanya nini 🥺❤️

  • @AhmedAbdirahmaan-kx3ly
    @AhmedAbdirahmaan-kx3ly Місяць тому +3

    Xagaa iyo dayr dhexdood habeen xidigaha Samaduu xayaabo la'aan jiraan anoo Xeeb laydhsanaaya markaa Xaaxiga baduna dabaylaha Xaadiraa Xagayga Usoo Ruxaan
    Waxaad moodaa inay ka sheekaynayso meeshaan Caawo joogo aniga iyo 4-Saaxiibaday ah baa guri Xeebta liido Saaran ku mirqaamayna

  • @barwaaqomahad6335
    @barwaaqomahad6335 2 роки тому +33

    18/4/2022 & 18/3/2013 dhagaysanayey in kasto qofki heestan i baray ama ila dhagaysan jiray ay tii alle u timi anagon is calfan 🥲💔😔 ilaa hada 5 sano keli nimo ku dhagaysanayey ☹😟🥲

  • @yazirahmed3392
    @yazirahmed3392 5 днів тому

    Ilahay dembi dhaaf ha iga dhigo 2013 ila 2024 single bn Ahay😂😂😂😂😂

  • @Laatiiniqays
    @Laatiiniqays Місяць тому +2

    Jacaylku waa dareenku dareenku waa farxad faraxadu waa galgacal galgacalku waa guur guurku waa calaf calafku waa rajo rajadu waa samir samirkuna waa adina xqiq heesta waa qalbi taabasho maalmihii naruuruhu dib miyay usoo noqon 😢

  • @Maxamud-gn2nd
    @Maxamud-gn2nd Місяць тому +1

    Mursal mussa bien chanter di monde wlhi mursal aid mubarak

  • @basroxuseen485
    @basroxuseen485 18 днів тому +2

    Yarki xiisaha kalacal nafatayada ku xerxayoo xanana is kariin haboon❤🥹2024/13/jul habeen ayasugalaso axad

  • @Seina652
    @Seina652 2 місяці тому +4

    introduced to this song by someone I love whose name is Omar ❤❤

  • @khadaradam6601
    @khadaradam6601 2 роки тому +7

    Aniga dheemantayda ayaa kuwada tuuranay waayo waayo ayaan u laabanay, 24, Nov, 2021. Habeen Khamiis soo gelayso.

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 4 місяці тому +3

    From tiktok❤❤

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 5 місяців тому +1

    Fav song ani Jacylkeyga wad adhagysaneena❤️🫅 Ilahy Kuwo is calfada hanaga dhigo
    11_feb_2024
    10:23am
    1.7:50"h🕘❤

  • @abdishakuurmaxamedfantasti4603
    @abdishakuurmaxamedfantasti4603 6 місяців тому +3

    Jacayl abaha was labo wayahaa aduun soo wada qatye maxaad kala fogayse❤😂

  • @MohamedJaamac-wc3kp
    @MohamedJaamac-wc3kp Рік тому +8

    Alla khadra silimo cod macaana wlhy waan ku raaxaysta codkeeda❤

  • @YaakhiDhalboqor
    @YaakhiDhalboqor 5 місяців тому +1

    LapaDaa QoF ayuu fankU raacay dadkaasi waxaY ahaayEn dad noLosHa isu jecLaaa isuna HurEy Hada sE wax walipa waa is paDalEen❤😢😂

  • @user-eb2bo2re3m
    @user-eb2bo2re3m 11 місяців тому +3

    Heestan adunka ugu jeclahayyy walhie🥺

  • @sacdiomar-uz2s
    @sacdiomar-uz2s 9 місяців тому +10

    Yarkii xiisaha kalgacal naftayda ku xeerayow
    Xanaaniyo korin haboon
    Waxad tahay inan xishooda
    Inaan is xalaashanana xbbi anba wan rabaa❤😍
    31/10/2023💍💎

  • @suldaansiciid8802
    @suldaansiciid8802 4 місяці тому +1

    Aah waxaasa hees kaa ah waad mid miraheeda iyo codka iyo xarakada iyo qaabka iyo muusiga intaba lagu fara yareystay

  • @madoo199
    @madoo199 Місяць тому +2

    Sheli.❤

  • @queenayaa9388
    @queenayaa9388 2 роки тому +13

    Boqorada codka khadro saliimo wali waa dhagesta 2022🥰

  • @MAXAAKAAQARSOON
    @MAXAAKAAQARSOON 3 місяці тому

    16 April 2024 xilli barqo ah baan dhagysan heestan malin bay xasuus noqon doonta malinta hada aan wax soo qoraayo 😉

  • @najaxlove4647
    @najaxlove4647 8 місяців тому +3

    3/12/2023 :10:30 jacyl dhaba allhamdulilah illahow nagu guule🤲🥺❤😢

    • @user-fm4to9pr6h
      @user-fm4to9pr6h 7 місяців тому

      DE.MANA.IZKU.YACINA INTA.HORE AHYD UN MIYH

  • @NaimaMohamedcabdi-bv8om
    @NaimaMohamedcabdi-bv8om 25 днів тому

    6/7/2024 duhur saacadu ay tahay 13:57

  • @user-ki5sd7ur7g
    @user-ki5sd7ur7g 19 днів тому +1

    2024 /13 /july aroor anigo guri masaxaya cawana meel adaya 😭😂💔

  • @ubax7758
    @ubax7758 Рік тому +4

    Ax ex kaygiii ban so xasuustay yaa dawanaya /2022/10/October/17/

  • @abdiraxiimabshir6918
    @abdiraxiimabshir6918 2 роки тому +5

    My boqradeydi dhowrsan siciid jaamac xasaan 💋😘 hesta jacalhy iney markssta ila dhagysatoh

  • @UbaxyuusufAadan
    @UbaxyuusufAadan 14 днів тому

    17 Julay 2024 arbaco 5tii galabnimo💔🤦‍♂️

  • @anisamohamed7380
    @anisamohamed7380 11 місяців тому +1

    Xasuus 2012 ila 2013 la i qadi jiiray heestan lkn jecelka calaf iskuma yelan 😢

  • @rahmaaadanruuxi981
    @rahmaaadanruuxi981 7 місяців тому +1

    2024 khadra abdi silimo cod dahab

  • @AymanMaxamud
    @AymanMaxamud 3 місяці тому

    Heestad 2023 /10/23 anig hargays kaso baxay burco usoo socad waa dhagaysanyey 😢

  • @user-yx1no9cy9o
    @user-yx1no9cy9o 8 місяців тому +2

    Khadra cabdi silimo boqorada coodka ❤🎉

  • @munaabdiqadir4463
    @munaabdiqadir4463 6 місяців тому +4

    2024❤

  • @mustafebarkhadabdilahi4240
    @mustafebarkhadabdilahi4240 Рік тому +3

    Ereyada heestan
    Abwaan Maxamed Cismaan Budin

  • @safacabdi7671
    @safacabdi7671 Рік тому +5

    Jacaylka Waxa Kaa Xanuun Badan Majiro😭😭

  • @rashiidbade4639
    @rashiidbade4639 Місяць тому

    Who is listening after me ✍️🫶🏻

  • @loveumom2523
    @loveumom2523 8 місяців тому +2

    Inan is xalashanana xppi anba wn rabaa❤
    3/12/2023🤍

  • @cabdibarrekooshin3276
    @cabdibarrekooshin3276 8 місяців тому +1

    Still I listened this song 2023 2:40am
    6/11/2023

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 Рік тому +2

    My onlyone faizo Qurux💝🔥✌️

  • @ugbaadmaxamedugbaad5349
    @ugbaadmaxamedugbaad5349 2 місяці тому +1

    3/5/2024😢

  • @user-id9iy1xx4k
    @user-id9iy1xx4k 4 дні тому +1

    Been badana away hada khadro😂😭

  • @NamcocumarCabdulaahi
    @NamcocumarCabdulaahi 12 днів тому

    20/7/2024❤😂 Aa dhagaysamaya

  • @mohamedabdirahman7657
    @mohamedabdirahman7657 8 місяців тому +1

    Dookheeda kowaad❤️

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z 23 дні тому +1

    Hestannnnnn😢😢

  • @Narkoedits
    @Narkoedits 7 місяців тому +11

    What a song🔥🤤

  • @xoogsadejamac
    @xoogsadejamac Рік тому

    ❤❤2023 wan kahela hestn wllhi❤❤

  • @Mursalshire8400
    @Mursalshire8400 10 днів тому

    Miraha heesta ma Weedhsamaa leh?.

  • @baasto-wz7vc
    @baasto-wz7vc 6 місяців тому

    20/1/2024 Saacadu 9.00 Habeenimo Heestan Waa ku mirqaamay waLiba Si aan Caadi aheen 💔🥲

  • @Jabjacayl
    @Jabjacayl Рік тому +2

    LYRICS KA OO DHAN Wy saxanyihiin manshalh

  • @hodaahmed730
    @hodaahmed730 3 роки тому +3

    Amazing! Mashaalah 😁

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 2 роки тому +4

    Markay soo bxdy ayn aad u dhagaysan jiray anigoo jooga hargyza 2013

  • @nuuramaxamuud5805
    @nuuramaxamuud5805 3 роки тому +3

    Wakhti bay ahayd 😱

  • @DeganAbdi-rp7yz
    @DeganAbdi-rp7yz Місяць тому

    Xasosota qara waa xun 😢😢😢😢

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 Місяць тому +1

    2024/6/23

  • @cabdikarimck9040
    @cabdikarimck9040 5 місяців тому

    Tani hees lama dhihi karo ee waa heeso 😊

  • @nacabbuufiye
    @nacabbuufiye 7 днів тому +1

    watching as of July 25, 2024

  • @HipakMahmed
    @HipakMahmed Місяць тому

    Yarkii xiisaha kalgacal
    Naftayda ku xerayoo
    Xanaan iyu koriin haboon
    Waxaa tahay inan xishooda
    2024/7/2 malin salasa sacadina tahay 4:27 duhurnimo
    Magalda qaahira

  • @KhalidArsho-wi3cf
    @KhalidArsho-wi3cf Місяць тому

    Stil ❤🥺

  • @zawdaabdi
    @zawdaabdi Рік тому +1

    axya cod khadra sinimo❤

  • @user-fm4to9pr6h
    @user-fm4to9pr6h 7 місяців тому

    Dee imka ma hezapaha jirapa 2013 2016 aya heeso haye ima wa lay hadalbne

  • @Indho_deero
    @Indho_deero 5 місяців тому +1

    fav❤

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 Рік тому +1

    Mursal muuse iyo khadra sinimo twice

  • @mohamedAli-wt6gf
    @mohamedAli-wt6gf 2 роки тому +7

    Xasuus waayaheegii iyo jaceylkaygii gudhay 1/6/2022 ismiir turki ayaan ku dhagesanayaa anoo tahriib ah inshaa allaah yurubna waan gaadhi

  • @saymudiinofficial
    @saymudiinofficial 6 місяців тому

    Still i listened anoo sarirtyda iska fadhiya oo xfda galinka danbe ka bixin 😂

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 7 місяців тому +1

    2024😑😴😴

  • @Bashir_Ali001
    @Bashir_Ali001 2 місяці тому

    Still 2024/5/5❤😮🥺

  • @ayaanjamaac7568
    @ayaanjamaac7568 Рік тому

    2012xasuuus😢😢😢

  • @cabdiwali4504
    @cabdiwali4504 8 місяців тому +2

    Amazing this song😊

  • @muniiraar3407
    @muniiraar3407 2 роки тому +11

    Heestan waxaan ku xasuus taa anoo la socda lash ka shaqeeya barbara iyo xeeebta anoo ku marqaamaya xabalaha Sadada oo ahayd meeshan ku jeclaaday qofkii ugu horeyey noloshayda nuura
    Waaayo wayo iyo wakhtigan xidigaha ugu magac daray nuura ilaa hadana wan jecelay wllhi waynakaa
    Hadhnay nuura balse waan sugaya xidigtaydii wanan sugayaa nura dhab ayaanku jecelay mcn
    Ilaa hadana ma hayo cidii boskaga buuxinlahaaa

    • @khadaradam6601
      @khadaradam6601 2 роки тому +1

      Waan rajaynayaa wlll inay nuura fariintan arki doonto. Qof qalbi giican baa tahay inshaa Alllaah hungoobi maysid.

    • @Qabiilkeenu.Somali
      @Qabiilkeenu.Somali Рік тому +2

      Balwada Allah kaa madoobey

    • @muniiraarsalo6495
      @muniiraarsalo6495 Рік тому

      @@khadaradam6601 thenks zhp qli nasiibki ima hagaagin balse hada waxaan ahay nin reerle balse maaha mid iga tagay jacaylki nuura ibaarhim maxmed ila hada wan ku faana balse qofkale ayaa calafku isukaya geyey

    • @asadhassen8128
      @asadhassen8128 Рік тому

      Aduunyada baa qabyo ah dhibtan oo kalena way kusoo mari samir baa lagu dhaafaa

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Рік тому

    Khadra iyo mursal gobtii xidigaha geeska 2in1 masha Allah

  • @user-sm3yk3xu8r
    @user-sm3yk3xu8r 9 місяців тому

    1/11/2023 habeen arbacaTA

  • @suhaybdejeli5741
    @suhaybdejeli5741 4 місяці тому

    Stil 2024

  • @King_ismail88
    @King_ismail88 4 місяці тому

    2024 14march 😢

  • @user-fj1zl8wj7z
    @user-fj1zl8wj7z 5 місяців тому

    ax ya hees😢

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 9 місяців тому +2

    Fav Song ❤

  • @zihammohamedjama
    @zihammohamedjama 7 місяців тому

    6/12/2023😢💔

  • @Mustafe268
    @Mustafe268 6 місяців тому

    Fv❤song

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 4 місяці тому +1

    Heestani qof aanan aqoon bay jacayl ii gelisey maxaa khaldan😂

    • @Dsaxan
      @Dsaxan 3 місяці тому

      Qofkasoo ayo Ah caajaaip😅😅

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 3 місяці тому

      ​@@Dsaxan maba aqaan baan ku idhi dee😂😂😂😂

  • @husseinmaariyoow3488
    @husseinmaariyoow3488 2 роки тому +1

    Anaa ku xaqiijiyee hadmaan ku xalashadaa

  • @FahimamustafFahimamustaf96
    @FahimamustafFahimamustaf96 2 місяці тому

    2024

  • @yaasirdadiryaasirdadir7154
    @yaasirdadiryaasirdadir7154 Рік тому

    Awe mursal

  • @apdus.19
    @apdus.19 4 дні тому +1

  • @DeganAbdi-rp7yz
    @DeganAbdi-rp7yz Місяць тому

    💔💔💔💔💔💔

  • @NacimaHaji
    @NacimaHaji 8 місяців тому

    12/4/2023💏❤😩

  • @sagalabdullahi5397
    @sagalabdullahi5397 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @DeeqoJaamac-px2yr
    @DeeqoJaamac-px2yr 6 днів тому

    😢

  • @user-eb2bo2re3m
    @user-eb2bo2re3m 11 місяців тому +1

    🥺

  • @user-uv2vj3no5e
    @user-uv2vj3no5e 7 місяців тому

    🤴💗

  • @gudoondahirgudoondahir8613
    @gudoondahirgudoondahir8613 Рік тому

    Waykusocota

  • @NasroHashi-jd7yv
    @NasroHashi-jd7yv 10 місяців тому

    YHhh