MURSAL IYO KHADRA LAHASHO HEES LYRICS waa la dalbaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Heesta: hore ayey u qaadeen lakiin dib u habayn ayaanu ku samaynay
    Heesta: LAHASHO
    Erayada: ABWAAN WEEDHSAME
    Laxanka: ABWAAN LAABSALAAX
    Music: By AHMED WALI FURINLE
    DIB U HABAYNTA ZAMI FILMS

КОМЕНТАРІ • 17

  • @mohaqani1041
    @mohaqani1041 Рік тому +2

    Hees waa tan oo kale😮

  • @fankachannel
    @fankachannel 4 роки тому +3

    Hore Usoco legend Zaami Lyrics

  • @Asma_dagan
    @Asma_dagan Місяць тому +2

    Qofki ana dartii heestan ana u bartay manta noloshyda dhanba kugma jiro wlhi noloshu waa cajiib Shalaya ayay ahyad markada gacnta intad i qabto i odhan jirtay waligaya ka tagi mayo waxa kasto aya thy eda kuma saraye waxa kasta waa calfa ayan isku qanciya ileen kuma qudho Ede 🥹❤️‍🩹waxan ku leyahay kolay wan ogahay inad so booqan donto heestan kaliya hal mid ayan ku leyahay adan dadka kugu jeclhy intad noshaya i farax sanow 🙌🏼21/8/24🫂🫵🏻❤️

  • @MohmetAmad
    @MohmetAmad Рік тому

    Waar waa top edit soo badi🥰

  • @khaloronaldo4211
    @khaloronaldo4211 4 роки тому +8

    mmudo ka dib 6 sano ah qofki manto kale dawnyaa heesta like isar

  • @maxamedsaalax921
    @maxamedsaalax921 4 роки тому

    Anfacaagi laazimy

  • @deeqaabdirahmaan8785
    @deeqaabdirahmaan8785 4 роки тому +1

    Aboowe hlkee joogtaa

  • @munacarab1165
    @munacarab1165 4 роки тому +2

    Like ta asxpay dhac igu siiya anaa ugu horeeyeeeee ❤❤❤❤🙏

  • @abdiaziizfagac2595
    @abdiaziizfagac2595 4 роки тому +2

    Fanaaniintii muhashada mursal Iyo khadra . Like ii saar hadii aad taageerto💯👍

  • @alihassanabukarhassan9550
    @alihassanabukarhassan9550 4 роки тому +6

    Jaceyl inu ben yahy maligu racay horta

  • @MrAhmed-c2n
    @MrAhmed-c2n 2 дні тому

    Samra😔❤️

  • @munomohomed5199
    @munomohomed5199 3 роки тому

    Heestaan waa goorma somaaliyeey

    • @ZAMIFILMS
      @ZAMIFILMS  3 роки тому +1

      #Muno Mohamed
      Dee waa 6 sano ka hor
      Dadka codsiyadooda ayaanu u soo galinaa

    • @munomohomed5199
      @munomohomed5199 3 роки тому

      @@ZAMIFILMS oky wan gartay yacni mid hada islaqaadeen mooday mahadsanid

  • @mohamuudnormallaafter__poy9045
    @mohamuudnormallaafter__poy9045 4 роки тому

    Hadda miyaa marka xoolo

    • @ZAMIFILMS
      @ZAMIFILMS  4 роки тому

      Waa lasoo dalbaday sxb

    • @thegr8tahmed
      @thegr8tahmed 4 роки тому

      Heesta title keeda ma arkeysid miya ada xoolo ahe