GALAB: Xisbullah markale ayaa lagaaday, Taliyahooda ciidamada ayaa ladilay, iyagana waxay dhigeen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • GALAB: Xisbullah markale ayaa lagaaday, Taliyahooda ciidamada ayaa ladilay, iyagana waxay madafiic roobka uga dhigeen waqooyiga israa'lll.

КОМЕНТАРІ • 215

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 години тому +18

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤

    • @user-tu9uy6el1q
      @user-tu9uy6el1q 3 години тому +1

      Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

    • @sahidaarush
      @sahidaarush 3 години тому +1

      أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا 💖💟🤍محمد💚🤍💚💚 وعلى آله وصحبه أجمعين 💚💟🤍💖💚💚💚🤍🤍💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚

    • @riyaqmohamed565
      @riyaqmohamed565 2 години тому

      Scw❤

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 57 хвилин тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @master_som
    @master_som 3 години тому +12

    Iraan iyo xisbullah shacabka suuriya
    cafis ha weydiistaan

    • @HosseinFarah-s7h
      @HosseinFarah-s7h 3 години тому

      Xisbullah and iran 🇮🇷 maxay ku sameeyeen shacabka Surya??!!

    • @AichaDoualeh-dd3wv
      @AichaDoualeh-dd3wv 2 години тому

      😮​@@HosseinFarah-s7h

    • @master_som
      @master_som Годину тому

      @@HosseinFarah-s7h xasuuqii suniyiinta suuriya ayee qeeb ka ahaayeen waxaa xasuuqay 1 ruusha 2 iiraan 3 ciidamada bishaar al Asad 4 xisbullah intaas ayaa lisku tagay

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 години тому +7

    Hazbullaah guushii 2006 dii ayaa looga daba yimid oo intaan la isu soo abaabulaayey. Alle ha badbaadiyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Geele_jire
    @Geele_jire Годину тому +1

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 3 години тому +3

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 3 години тому +3

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 4 години тому +4

    Salla.laahu aleehi wasalam tasliiman kabiiran katiiran

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 години тому +2

    Allahayow u gargaar umadda muslimiinta reer Libnan

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 години тому +3

    DAGAALKA WAA Hisbullaah iyo Maraykan
    Wax Falastiin laynayana waa maraykanka
    Wax la yiraahdo isreal ma jirto

  • @user-tu9uy6el1q
    @user-tu9uy6el1q 3 години тому +6

    Bisinka Maxaa Dayacay Xisbullah Waa xaalad kale May Dhulka Hoostisa Ku Shiraan Waxaan Umaley Nayaa In Xisbullah Lagu Dhexjiro Cajiib

    • @fardowsoabdirahman2620
      @fardowsoabdirahman2620 Годину тому

      Waaba lagu dhex jiraa sirdoon fiican ma qabaan markaas midkasta o muhiim ah laga ugaarsanaaa

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 3 години тому +1

    Xamas illahay Sxt ya wataa mashallah gesial illahaw cadawga ha uu jabin Allahuma Ammin

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 години тому +2

    Xisbulallah waa la yar yareystey wlhy😮 ayaguna waxay ka adag yihiin meshan baan soo duubney meshan ban dul tagney xamaas cid dhaanta ma arag ilaahay ha u gargaaro aamiin yaa rabii xisbullah ayagoon dagaal weyn galin show 20 taliye waa ka badan yihiin inta laga diley

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 2 години тому

    ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA DOQOMADA AH AAMIIN YAA ALLAH

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 3 години тому

    🎉 Reer falastlin inshallah guul falastlin Xmas

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 години тому +1

    ❤ dowlada soomaliya mxy tagger ta. Israiil. Waa lakala shakiiyey❤❤❤❤❤

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 години тому +2

    Inna lilaahi waa Ina ileyhi rajicuun

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 години тому +1

    XISBULLAH, KOOX KOOX AYA LO LA'NAYA, SABABTO AH, CARABTI AYA WADA JAWAASIIS AH,QADIYAD MA WATTAN EE QUUD AYEY DOONAYAN, LUBNAN GAALO AYEY U BADAN YIHIIN.

  • @Faysal-x7v
    @Faysal-x7v 4 години тому +1

    Yaaa allah
    yaaa allah
    Yaaa allah
    Gurmadkaaga

  • @Daganhajji2022
    @Daganhajji2022 3 години тому +2

    Hubka uun bay iska khasaarinayaan, dadkan maraykan bay ka baqayaan.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 години тому +2

    Nadara Ajasha Rabi ayaa xukmiya,Adiga iyo Anagaba mid ogg geridisa majiro,Mareykanka waaye midka diyarada leh Xoogta bixinayo,isgarab Dhig Dalka mareykanka oo jabhado ceersanayo

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 2 години тому +1

    Wadamadii Carabta oo dhan waxaa ku dhex milmay sir sirdoonkii Yuhuudda iyo reer Galbeedka taas waaye midda keentay in madaxda la ugaarsado.

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 3 години тому

    صلي الله عليه وسلم

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Годину тому

    Illaahay. Ha guuleeyo. Xisbu llaah. Xamaas. Iyo xuutiyinta.
    Oo waxay u dagalamayan. Waa shacabka falastiin. Ee xasuuqa lagu hayo .. guuul isha allah. Amijn

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 2 години тому +1

    Wcs nadaara show Guul falastin❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 4 години тому +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 4 години тому +1

    Wcs sh nadara

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 2 години тому

    70 gantaal oo aan barako laheyn, dhaartuna madhamaato.
    Xamaas allahayow ugargaar reer gazana ugargaar oo amaan sii insha'alah xamaasna guulee bicizatilaah yahuuduna burburi cadowga gudaha iyo kan dibadaba jabi insha'alah munaafiqiinta madaxda carabta iyo gaalo allahayow burburi.
    Xasbunalaah wanicmal wakiil wallaahu waliyu towfiiq.
    Bartimaameed ayaan tagney guriga natanyahu ayaan tagney.
    Aargoosi waa kii yaman guul reer yaman.
    Yahuudu sida Xuutiyiinta ugu baqaan xisbulaah ugama baqdo yahuuda.

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 години тому

    Wcsww wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 години тому

    Wcs nadara show markale yamane Palestine xiisbuulaah gull gobonimo 🇸🇴🇸🇴 gull gobonimo Hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Годину тому

    Allaha isku jabiyo caruurta Iran & yahuuda & Iran & cadawga sunnuha

  • @XawaCige
    @XawaCige Годину тому

    Allow yahud dhulka lajar Allow dhulka lajar Allow dhulka lajar amin amin amin amin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 години тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah inshallah 🙏

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 3 години тому +1

    waan aarsaneynaa ayey dhahayaan dhib malaha

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 години тому

    Machaallah

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 4 години тому +3

    Allah yasiro aamiin

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Годину тому +1

    Waxa la xaqiijinaya. Maraykanka. Inuu. Sanadahan. Waday. Hawshan. Si looga difaaco. Yuhuuda. Xisbu llaah.

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 4 години тому +1

    Waa lagu hoos jiraa

  • @AbdallahAbdirahim-l1s
    @AbdallahAbdirahim-l1s 3 години тому

    يا أخي، أنا منزعج من الأخبار التي تصلنا كل يوم.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 години тому +1

    Nadara Adiga ayaa horay usoo tabisay in muqawamada Gesiyada Halka sano jilibka u laabtay,in Sarakill Cidan Agabkoodi Cidamada dhulka in lawada gubay,Xisbullshi 170 gantaal 20 kaliya ayaa laga hortagay,150kii waxa eey ludhaceyn Ssldhigyada Yuhudda buraha Gollan iyo dhinaca daanta Galbeyd

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 3 години тому

    حسا الله ونعم الوكيل

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 години тому +1

    SAHYUNIYADDABA DHULKA HOOSTISA AYEY KU SHIRANE, IYAGUNA MEY DHULKA HOOSTIISA KU BALLAMAAN.

  • @AlmaasCabdulqaadir
    @AlmaasCabdulqaadir 3 години тому +1

    Xizbulaahi hadaysan is difaacin sida falasdiniyinta yuhuud xishod mataqan waa baqda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 години тому

    Mr nadaara waan ku salaamay

  • @aliyonissougal964
    @aliyonissougal964 2 години тому

    Bassassîn réer lubnan ha iya bassasa

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Годину тому +1

    Xaqiiqada dhabta ah. Waxa. Wada waa maraykan. ...oo sirdoonkodi diyaaradahodi. Satalaytkodi. Ciidankodi. Ayaa. Wada. Qorshayaashan lagu beeg sanayo xisbu llaah
    Yuhuuud awood umalaha. Inay waxan samayso .horay usamay lahayd. .warbahinteenuna. yuhuud ayaa sidan sameeyay. Ayay. Ku cel celiyaan ....cajiib

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 3 години тому +1

    Wali ma maqal 1 qoys oo yuhiuda oo isku meel.ku dhintay balsr carabtaan farab tarab ayaa loo leynayaa😢

  • @SharmaakeMaxamed-z4k
    @SharmaakeMaxamed-z4k 4 години тому +1

    Asc nadaara show ❤❤❤❤

  • @fahanmumin
    @fahanmumin 2 години тому +1

    Wcs

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi Годину тому

    Waa caalool xaanuun xisbuula oo waxlo tudhaya Allen o cadawga wax ba kaqadayn😢😢😢

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 години тому +1

    LUBNAN OO YUHUUDDU QASHIN OO KALE U JOOGAN, AYEY XISBULLA ISKA DHEX TAAGAN YIHIIN MADAXDODA, HOTELLADA, DUKAAMAHA, GURYO MAGAALADA KU YAAL, DIYARADAHA WA LAGU SOO HOGGAMINAYA.

  • @menhee7408
    @menhee7408 Годину тому

    waa xisbusheydaan ee maaha xisbulaah shiicada

  • @BaashiAhmedAde
    @BaashiAhmedAde Годину тому +1

    As c nadaara 2 xayeesiin mid ka dhig adeeroow 2 xayeesiin
    Wey na dhibtey

  • @AbdirizakIndho-l2x
    @AbdirizakIndho-l2x 4 години тому +1

    Ok

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 57 хвилин тому

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @YSKH-l9p
    @YSKH-l9p Годину тому

    Waa yaab xusbulah waa lahaayaa. Jaaniska ka faaideeso waaye

  • @mohamedomaraden-fz1bm
    @mohamedomaraden-fz1bm 20 хвилин тому

    Xisbulahi iyo iran waxoda wa iska hanjabaad

  • @SaaidaAbdullahi
    @SaaidaAbdullahi 3 години тому

    Wcs nadaara tan waa filaaye iney ku dhaceyso xisbullah

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 2 години тому

    Nadaraw waa spurting 😂😂😂😂😂😂
    Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 2 години тому

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah

  • @NasroAli-fx1lg
    @NasroAli-fx1lg 3 години тому

    Amoo.dhintay natayaahu

  • @Faadumo-x1i
    @Faadumo-x1i 2 години тому

    Xisbulah
    Dharbaaxada
    Waa looga hormaray

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 38 хвилин тому

    Xasbunalaah wanicmal wakiil, ILAAHAY haka hayo masiibooyinka dhacaya dhamaan walaalaheen Falastiin & Lubnaan.

  • @DelightfulHopscotch-iu2pj
    @DelightfulHopscotch-iu2pj Годину тому

    Waa lagu dhagan yahay xsbulahi gaalona jabkeedii weey qarsataa

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 3 години тому

    Yahuda masibo allahkurido

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 2 години тому

    YAAB WAYE X BULLAH TALAVIV IYO DAD IYO DUNYO MEY KULAYAAN HUBKA BANAANKA LAGU GUBAYO LKN WAX ISKUMA HAYAAN GOODI BILASH AH

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 3 години тому

    Shicadi wa lahelay

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 Годину тому

    How did they know

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 3 години тому

    Israaiil mareeykan weeye waxaana isleeyahay cabsida xisbullah ee ah ineeysan gacan xoog badan qaadin iiraana illaa iminka eeysan talaab-qaadin kolleey waxaa weeye Israaiil oo mareeykan isku badashay

  • @AhmedAbdikadirA.K.L
    @AhmedAbdikadirA.K.L 3 години тому

    Xisbillah Dagaal umadiyaarsana San ilatahy

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 3 години тому

    Wcs jawaasiis ayaa ku jirto xisbulah

  • @nabadoonhassan3399
    @nabadoonhassan3399 5 хвилин тому

    Asc

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 2 години тому

    Wcs nadarow wararka xisbulaha kaimanaya labalaba aya kaqadnay ninmankas inesarqansanyihin iyo in ey jahwarersanyihin wakalagaran lanahay anaga xita wan kucajisnay warkoda 170 gantal oo halqof kudintay iskadafe xita hasho Doroo oo lug jiis xita oo kudimatay mana maqlin so qasaro mahan mey iska hestan gantaladoda dolatuska militaray ayu anfacaya hakuxaragoda inta kudimatay alaha unaxaristo

  • @ahmedmire9143
    @ahmedmire9143 3 години тому

    Nadaar sxb.
    Ragaan Basaasiin baa laga dhex sameeystay
    Waa in ee isbaaraa!!😊

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 3 години тому

    Xisbulaah yahuudo waxa ay kudhax beegteen jawaasiis sida muuqanayso

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 3 години тому

    Waa jilicsanyihin xisbulah rijal wa rer qasa lkn hub maheestan

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw 2 години тому

    Xizbulaahi waa gacan gadaal ka cabsanaysa.waxba ma samayn karaan.

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 28 хвилин тому

    Hizbullah wayvudhamaatey waayo waxa ku dhax jira jaajus aad uxun oo ay iska qaban la dahay ❤😂😂🎉🎉😢😮😅😊😊😅😅😮😮😢😢

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 хвилини тому

    May duqeeyaan casimadooda

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 2 години тому

    ANIGA WAN YAABAY WAX TAGAAL AH MADHACAYO WAYO X BULLAH WALAGAADAY UMBA SOYEEREYSA HUBKOODANE BANAAN AYEY KU GARACAAN ISRAIL MARKEY GACANTA QAADO WAXBEY DISHAA OO WALIBA MADAXDA LAGA DILAYO

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 2 години тому

    Israel ma sheegto waxa laga dilo, laakin Xisbulah marna ma qariso wixii laga dilay.

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 3 години тому +1

    Israil ba godakay madaxdoodu nu cararan mar ja wax djacaan ooy ku shiraan ee maxay sidoda u samayn wa yeen

  • @mustafmohamed8852
    @mustafmohamed8852 2 години тому

    Rag Lebanes ah baa muzad Israel u shaqeeya mana ku baraarogsano xamaas ayaaba dhanka sirta Ka diyaarsan xisbulah

  • @ITZ.SL75
    @ITZ.SL75 3 години тому

    Waa laka shakiyey

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 3 години тому

    Kuwaan in gaatin lagu leynaayo waan ogaa ,,,Bal barkee Kortagayeen xarumaha ugu waa waynaa yahuuda oo sawiro kasoo qaadayeen waxee aheed in ee dhulka la simaan

  • @mohamedhoror936
    @mohamedhoror936 Годину тому

    Xizbullah iyo Iran sheekadooda farbaa ku ogadan waxaan sugeeynay inaay u aaraan general ladii ladilay bilihii lasoo dhaafay balse maalin kasto mid halagaa general ha kaa disho Israel

  • @DahirAdan-t1j
    @DahirAdan-t1j Годину тому

    Ani Gaariga aan wato waa electric hybrid ah. Maxa sameeya. Akhyaarey

  • @Shxusen55
    @Shxusen55 24 хвилини тому

    👍👍👍👍

  • @falisissahak
    @falisissahak Годину тому

    Asc
    Xisbulah waxba ka qaldane hala sheego
    Gantaaladan ha siiyan muqaawanada ayaga shaqadooda yaqaane
    Waxoodana wax ma geystan
    Waxan maqli jiray caruurnimadi
    Fulay qoryo badana
    Xisbulah meesha waxba kuma hayaan ee hubka ha u wareejiyan nimanjan caga cad

  • @AdanNuur-og1no
    @AdanNuur-og1no 3 години тому

    Asc sxb c/qaadirow
    Nimankii xisbullaah
    Xoogi lagusheegayay
    Calaamad su.aalba saaran maxaysugayaan marka bayruud lagugaraacayo aniga waa iga?

  • @CabdimawliidXasan
    @CabdimawliidXasan 35 хвилин тому

    Wasurtagal wanagár anagutalefonkanbakabaqena kuhadal kisa

  • @musemohamed4508
    @musemohamed4508 3 години тому

    Asc. Ustaad. Qaramada. Midoobey. Waa. Ba. Guri. Israile. Sow ma Aheen. Meshii shalay. Looga. Codeeeyey. Falstiin. ??? Yab. Ilahow. Falastiin. U. Gar. Gaar

  • @sahidaarush
    @sahidaarush 3 години тому

    Maha jira oo Hizbu الله malinkasta lodila? waa yaab ......يارب ukalmeey.& المستضعفين في كل مكان يارب العالمين

  • @AbdulAzizIsmacil
    @AbdulAzizIsmacil 3 години тому

    Xisbullah Wax Ay Hayaan Malahan Booto Ayey Hayaan
    Iiraan Saas Okale Waa Aargosan Doona Aaaway
    Af Somaali Ayey Hayaan

  • @muyadinmuyadin6133
    @muyadinmuyadin6133 2 години тому

    Waxa kale o khatar ah tv yada ku xidhmi kara internet ka kuwa lo yaqan smart tv, wa la soo dhexmari kara

  • @cadawecawale2487
    @cadawecawale2487 2 години тому

    Asc nadaara sxb hal su.aal kuwaydiina iiga jwb su.aashu waxay tahay maxaa xusbulaahi udiiday inay duqayso Israel.iil gudaheeda ayagaba meelwalbaa lagagaraacooyaaye ?

  • @caadilcade
    @caadilcade 3 години тому

    170 gantaal aan Natiijo fican laheyn waye naga taga dheeh Xisbu Allah

  • @naam9190
    @naam9190 3 години тому

    Diyarada xisbullah ee mesha taktood shegaysan mahan diyar wax duqaysa ee waa diyaarad wax sawirta

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 години тому

    Xisbu Allah armaa lagu dhex jiraa wan ba shakiye?

  • @yasirhassanomar3545
    @yasirhassanomar3545 2 години тому

    Xisbulahi ayaga maquustan miyaa isgarsinta reer galbedka may ka fogadan sidey u dhanyahin

  • @MazdaMaalim
    @MazdaMaalim 3 години тому

    Wcs
    Xisbullah mxa lo yaryareysana horta wanyabne😮