Dagalku hadi usan hadaf lahayn waqasab inad guldaraysato sbbto ah israil iyo gaza waxay isku dagalayan wa din wana sabbta xamas hal sano loga gulaysan layahay bls iran iyo xisbullah wxy kudagalamayan lama garanayo dawlad ayay shegayan din ayayna raba inay difacan dhexdoduna ma midobikaran .allaha ugargaro falastin
Xizbulaah ayagaa dayacay fursadii ay heysteen oo dharbaaxo culus ku gaarsiin kareen cadowgooda sawiro un bey soo bandhigeen Israa'iil na fursad ma dayacdo oo wey ka faa'ideysataa.
Weey ku mac dahay xisbulaah 😡 hala laayo waa wax baqtiyay 😡 sababto ah fursadihii eey ku heleen ayeey dayaceen camere iyo daron ayeey la ordayan war wax dila ama iska fariista 🤬😡😡
shiico alaha jabiyo aamiin shiico tayo maleh mujaahidiinta ahlu gaza alaha guleeyo aamiin yarabi kufarta iyo munafiqiinta alaha jabiyo aamiin
@@abdallahassan4127 Lkn cadowgu idinmakala yaqaano
Subxanaallah 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸
Alha unaxariisto garab istaagooda reer Falastine ayaa lo kharijiyay waxana waa yahuub makrigooda wey badantahay waxaan lenahay iskacabitow ka digtonaada insha allah shuhado ayn urajeyneynaa walalaheena reer xisbullahi
Thanks 🙏👍
alle ha u naxariisto
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA
Yuhuudi weligeed ma sheegto jabka gaadha lkn adhaxda ayey ka jabtay
Israa'iil jabkeeda ma sheegato
❤❤❤
Allah unaxriisto
Xisbullah WAA ISKU HADALYAAN UUN
❤wcs ❤qiyanada carabta +mareykanka + is raiil = 00000
Dagalku hadi usan hadaf lahayn waqasab inad guldaraysato sbbto ah israil iyo gaza waxay isku dagalayan wa din wana sabbta xamas hal sano loga gulaysan layahay bls iran iyo xisbullah wxy kudagalamayan lama garanayo dawlad ayay shegayan din ayayna raba inay difacan dhexdoduna ma midobikaran .allaha ugargaro falastin
@@YahyeMomed- xamaas iyo israil waxey isku dagalayan diin maha ee gumeysi iyo gumeysi diid
Suniga iyo masiixiyiinta ayaa u badan kuwa yuhuuda iyo maraykanka u basaasa kuwaa oo halis ku haya dalka lubnaan iyo carabta guud ahaan
Wallaahi Lubnaan way unamaatey ilaahay Haugar gaaro ❤😂😂😂🎉🎉😢😢😮😅😅😊
Maraykan iyo yuhuui waa isku mid yuhudi talaabo ma qaadi karto maraykan la,aantii
Xisbullah waa in ay iska adkeeysa dhinaca sirdoonka iyo isgaarsiinta hadiikale saasbaa loo ugaarsani
Sxb weli lama hubo in la dilay ninkaas, jawaabta waxaa laga sugaa xisbullah
Sxb aljazeera daawo ama aqriso
Nimankaan Shiicada ah dhibka ugu weyn ee haaysta wa in sirdoonka yahuuda "mossad" ey guryaha u joogaan.
Wcs wr wb
Waxaa so afjarmay beentii xisbullah iyo iraan awalba waa shiico
Haa oo jawaabtoodu waa been,baalaxoofto,hanjabaad,waxooga gantaalo oo lagu tuurtuuro meelo duur duura oo shacabka israa'iil la yara cabsi galiyo iyo filim waali ah oo ay dhahaan meel hebel ayaan dul tagnay oo soo sawirnay
Xisbulah way qaldantay waayo waa in ay ku shiraan dhulka hoostiisa sida xamaas oo kale waayo dad badan oo jaajuusiin ah ayaa ka buuxa
Xizbulaah ayagaa dayacay fursadii ay heysteen oo dharbaaxo culus ku gaarsiin kareen cadowgooda sawiro un bey soo bandhigeen Israa'iil na fursad ma dayacdo oo wey ka faa'ideysataa.
Xisbulah waainay daba dhilifla iska saraan kabuuxa sida Alqasam okle
Baabuuta ay wataan iyo guryahooda amaa wax loogu xiray
Xisbulha wxaba misha kumo hayso xita gantalka xisbulha wxaba ma dhawcan iyada basasin isgu filan malin kaste 30000 kun ay laga dilya
Kooxda xisbullah mesha boola xoofto iyo fatadhugle ayay ku hayeen waxaa xigi doono ka taqlusida odayga xassan nasrallah ,hadana mardhow way kala firxanayaan gacan gadaal ka cabsanayso guul masoo hooyso hadaay sidaa baqajaan maxaay raga isagu raadsanayeen, edbin ayaa ku socota
waxey tuureen dooro xataa kuma dhintaan hubka ay xisbulaah tuurto
Hisbulah difaacna kuma jirto
Dagaal toos ahna kuma jirto
Waxaanba umalena iran iney damac santahay ineey ururkan ka taqalusto si cunaqabaten lasaare looga qaado
Afkanoolayal hadad maqasho waa shico
Weey ku mac dahay xisbulaah 😡 hala laayo waa wax baqtiyay 😡 sababto ah fursadihii eey ku heleen ayeey dayaceen camere iyo daron ayeey la ordayan war wax dila ama iska fariista 🤬😡😡
Mxaa sabab u ah in nimnkas shicada ah sirdonkodu aad u liito labada dhinacba mar walba israiil wy ka adegata
Lama huba in laqaarijiyay
Hisbullaah waa dad mar hore la dilay ee maha maanta dhimashadooda sirdoonka ku dhex jira waa ka badan yahay ciidanka u qoran
shir badanaa war ciil bey nagu dilee xisbulaah waxba iskama celin karaan yuhuud isku haleyn bey qabaan carabtaan waa na ceebeeyeen
Haku duulin hadalka gumeystaha
Naga aamus waxba garanmaysid aqiidadaada hadalkaagu waa qadhaadh iyo dhamaan adigu sawdiga beenta israil iyo maraykan iskajir xasan nasrullaah kuma xigo waxaagu waa ajaanib
Xisbulaah maxaa ku dhacay ma xamaas ayey ka hooseysaa sirdoon ahaan yaab
Xamaas xagga sirdoonka yuhuuda xataa waakaga horaysaa , wa iyaga 1sano cid kasoo qaban la , qasada yar ee hareraysan😊
Guul Israel
❤dowlada soomaliya wxy tageertaà. Israiil ŵaa la kala shakiiyey.......
❤
Aya kusowariyeye, mse aya kushegay 😒😒
Waad ku jees jeestey saxiib Xasanow dharbaaxo kulul waliba adigoo buun buuninaya yahuuda xitaa ma adeegsan yahuuda ee waxaad tiri israel oo dharbaaxo kulul ku dhufatey sxb hadba kii guusha wato miyaad la jirtaa mise hadaf iyo diin islaam baad garab u tahay
In Runta la sheego miyaa xun Sida ay arinta ay u dhacday ayaa lagu sheegay waaqicu waa shay Dhaca ee aqbal