ASMA SABAN 2017 HEES CUSUB CAASHAQA TIXGALIN SII

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 130

  • @sweetynajuumabdirahman6689
    @sweetynajuumabdirahman6689 7 років тому +33

    Cadi mhn asma cod illahay Waa KU siyey abaayo horey u soco Congratulation 👏👏👏👏👏

  • @sekihassan4781
    @sekihassan4781 7 років тому +17

    jiniyadaha igaga daran waa balan markan imado dalka inana live ugu tago 🙌🙌🙌🙌🙌insha allah

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq 2 місяці тому +5

    Asma aduunka waay ka tagtay 9,8,,2024😢 Allah ha unaxaristo

  • @hormoodfilms3685
    @hormoodfilms3685 7 років тому +8

    SabaN Qurux iyo codba laguma gaadhayo hadii waxyar sii wado fanka saban wll Kur Ahaw mcha allh

  • @abdirisaqhassan2967
    @abdirisaqhassan2967 7 років тому +5

    wlhy waxaan odhan lahaa Asma saban waa yurub geenya disha cod baxsan keep go ✌✌👍👍👏👏👏

  • @sekihassan4781
    @sekihassan4781 7 років тому +18

    woooow jecliya saban walahi waa dadkayga jinka igu jira ka hela teeda kale xata xaga laxamada isku dookh banu nahay slow dance style voice and Looking Good big respekt seki hassan from Togdheer jogoz

    • @asmoaadan2250
      @asmoaadan2250 7 років тому +2

      Seki Hassan hhhhhhhhhhhhh habrahaa kamaqlijiray jinigaygaaa jecel waxas adna laxankaas malasoo dhexistaagtay xagan hhhhhhhhhhhhh

    • @sekihassan4781
      @sekihassan4781 7 років тому +2

      hhhhh yaaan laga garan calanku Asma Saban bu dul saaran yahee hhhh

    • @ismaaciilaxmedibraahin8301
      @ismaaciilaxmedibraahin8301 7 років тому +1

      Seki Hassan saban waa la yaaby wlhi

    • @suhaybsaid6740
      @suhaybsaid6740 7 років тому

      Seki Hassan yeh

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 2 місяці тому

      ​@sekimahassan47😢😢😢😢

  • @shaaficidabaare1883
    @shaaficidabaare1883 7 років тому +20

    dadbaa ka xun xidigaha geeska ma waa xudunta fanka soomaliland codkooda iyo heesahooda iyo muuqaalkooduba ma kala dhacaan dhamaan tood ka naxow nafta waa

  • @nouradinabdi9272
    @nouradinabdi9272 7 років тому +3

    woow mnsha Allah gaaribaad tahy waleee noolow quruxeeey kugufaanaa eehanaga tagin uun yurubaa lacagnaga raacdee

  • @FarduusSahal-z4v
    @FarduusSahal-z4v 2 місяці тому +1

    Alle haa unaxaristo WALASHEN 😢😢🤲🤲🤲

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 7 років тому +13

    Quruxzan edebzan sharafzan💕✔️

  • @faisakiin2012
    @faisakiin2012 6 років тому +8

    heesnkan wn jeclahy waa 😙😙😙

  • @sanasana8448
    @sanasana8448 7 років тому +13

    war ileen waa asma kale ee waxaan is lahaay asma love maa sanka uso dheerady

  • @khadaradam2986
    @khadaradam2986 6 років тому +5

    Masha allah asma saban fananad jirta hees mcn

  • @sharmaboy8358
    @sharmaboy8358 2 місяці тому +2

    Allaha unaxariisto

  • @axmedarmanto1165
    @axmedarmanto1165 5 років тому +3

    Asma saBan ku jecelyh wllHy

  • @maxamedfarah1660
    @maxamedfarah1660 6 років тому +2

    Waaw Asma saban xppti wlhy taageera buuxa kuu hayaa ilaahay hayskakeen hosaaro maalin

  • @Drqool-pg1qr
    @Drqool-pg1qr 7 років тому +29

    Ha naga cawrinina inanta Waa inaan qurux badane

    • @sawdasawda6055
      @sawdasawda6055 7 років тому +1

      caga dhigta waad qooqdene

    • @Drqool-pg1qr
      @Drqool-pg1qr 7 років тому +1

      Sawda runtii inaan ta Waa inaan qurux madan 💯 geela ayaan ka bixinayaa ilasoo hadal

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 роки тому

      @@Drqool-pg1qr dee ka bixi yaa kugu haysta

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 7 років тому +12

    Intuu Ila tararoo ku tagsaday naftaydii 👌👌👌👌👌👌👌👌👌💯💯 cod daganaan
    Iyo qurux maashalahi 💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🎸🙏🎸🎸💯💯

    • @sabaaxcawel4382
      @sabaaxcawel4382 6 років тому

      BK

    • @maxamedcasood9477
      @maxamedcasood9477 6 років тому +1

      wow nolaada intay nololi qurux leedahay nio xidigaha geeska dadbadan ayaa kaxun oo xumaan raadis ah yurub na waa naag reer hargasa ah markaa yaan lagu mashquulin

    • @foziaibrahim5070
      @foziaibrahim5070 6 років тому

      876

    • @foziaibrahim5070
      @foziaibrahim5070 6 років тому

      @@sabaaxcawel4382 778281o5

  • @mustaphamohamed3193
    @mustaphamohamed3193 7 років тому +14

    asma saban weyso baxdey
    hanpalyo hanpalyo asma cabdi xasan saban we love xidigaha geezka

  • @samsamjamac8708
    @samsamjamac8708 7 років тому +6

    igutaran jacaylkii anigoon ku talagalin ila tiigsay miciyaha nice song asma saban way ka gadantahay hestani👏👏👏👏👏👏❤

  • @mohamedzaki3414
    @mohamedzaki3414 6 років тому +2

    rutii inatani aad bayucod macaatahay waaw asma saban noloow masha Allah

  • @almarosman1118
    @almarosman1118 7 років тому +3

    Asma saban qof jiraH noloW😍😍😍😍😍

  • @ikraanali8486
    @ikraanali8486 7 років тому +9

    dadax coodkaga iyo masrixyadaduba waa khatar welcome

  • @shaficimohamedjama1096
    @shaficimohamedjama1096 7 років тому +5

    zxp heestan iyadda oo qoraal ah ma soo dhigi kartaan youtube ka

  • @amaalabshir2050
    @amaalabshir2050 7 років тому +6

    asma saban
    runtii samankan fanka jira ima xumid😂😂 saban kulaha

  • @mawlitoyahyah2919
    @mawlitoyahyah2919 7 років тому +3

    Masha allh asma saban hees wacan

  • @sabiriinjamac704
    @sabiriinjamac704 7 років тому +3

    Asma yar mukhtar beeroof ayaa fanka ku soo daray ayan odhan kar waayo iyadoon fanaanad ahay ayay heeskula jirtay beroof

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 7 років тому +2

    wooooow hees mican iyo cod jira quruxku dhamnty

  • @farhiyaumukhalid8502
    @farhiyaumukhalid8502 7 років тому +1

    waaa xul xidiguhu waad na deeqdeen

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 7 років тому +9

    ASMA SABAN 🙏🙏🙏👌👌👌💯💯💯💯💯🎤🎤🎤🎤👌👌

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому

    Masha allah beautifully bast asma saban keep going ❤❤❤❤😍😍👏👏👏👏❤

  • @saidburaleburale7538
    @saidburaleburale7538 4 роки тому +3

    Waa captain hanad aduunka ayaan guri bila u jeclaclahay waan aminsanahay jacayljeedka lkn marka ay canada tagto ugaandonaa jawabta runta ah lkn ani Macno ii samayn mayso in la tago canada cawa waxaa joga Germany marka aduunka 4 ugu dhaqaalaha ugu balan aduunka Jow guri bila hanad Ahmed Mohammed hadad ogato nin u qalma malintaa AMA habenkaa raac jaw inagu kala wad hadaana dumashiday hanina waa salaanaya ana xamdi jaw see you next time go eat or weast the place you live is the best xasuuso u jeedkayga cawa waa 3020 bishii 3 /23/2020 malin talodo ah jaw AMA gurigaaga dhaqo AMA gurigaaga isku wad iga rali aha asxaabta jacayl baa markaa I gaarsiitay ah jaw somalia gull iyo gobonimo igama ahan calaacal lkn anika raga ah khalda ma qaato lkn wa nikki runta ka hadla haday dacar ka qararta hay hadaana jw asxaabta naag waji malahn lkn kuwo fiican way jiraan hadana haw asxaabta

  • @bdirizakkhaldaankhaldaan9210
    @bdirizakkhaldaankhaldaan9210 7 років тому +1

    hhhhhhhh heeestan in badan ayaabaaan daawaday hdana waxaan ku qoslaaa inta yarey dhhaydo Aaamiiiin

  • @hindahabi8838
    @hindahabi8838 5 років тому +3

    wwwwww hees igadhe💓💓💓💓💓

  • @abdiahmad8991
    @abdiahmad8991 7 років тому +7

    wow waar naagtan yari ee asma saban mater borama codkan maha meelkale codka Sidan umaacaan waa codkii awdal jiniyadii ashweeriya ray ayay leedahay ledahay kana cawdibilaah

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe 2 місяці тому +1

    AzMa zaban konka ma saranh manta😢😭

  • @umalkhayrmahamed1743
    @umalkhayrmahamed1743 7 років тому +1

    haa wayo yurub yar weyaan allow dhawr

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Рік тому

    Waaaw heeeees maaaaaacan Asmara nolow

  • @XamadaXAMDI
    @XamadaXAMDI 2 місяці тому

    Alle haku naxriisto😢😢😢😢😢

  • @MaftuuxMascuud
    @MaftuuxMascuud 2 місяці тому

    Inta markay dhimatay dawaneys🖐🏽

  • @abuabdirahman5743
    @abuabdirahman5743 7 років тому +7

    Asma Sabaan waaaaaaw
    waa fananad cood quruux hab masrixiyaded intaba isku darsatay
    islaanti yurub geenyo shashadahad ka sartay xaqiiq
    isha Allah welcome USA 󾓦󾓦󾓦󾓦󾓦󾓦󾓦󾓦󾓦󾓦󾓦󾓦

  • @jamalsalebaan2469
    @jamalsalebaan2469 5 років тому +1

    Asma xasan aadan walee cod iga dheh

  • @salmaahmed2381
    @salmaahmed2381 4 роки тому +2

    Asma sanban💔💔💔💔💥💥💥

  • @CaashoAli-y3s
    @CaashoAli-y3s 2 місяці тому

    Waa ru da'yar bay ahyd

  • @dimariyadimariya
    @dimariyadimariya 2 місяці тому

    alle ha unaxaristo😭😭😭😭😭😭😭

  • @yassinyassin541
    @yassinyassin541 6 років тому +1

    Kal iyo laab love isiiya lik asxabta

  • @zamjoinabdirahman2635
    @zamjoinabdirahman2635 7 років тому +1

    mnshalh asma qali

  • @Sosfish
    @Sosfish 7 років тому +23

    HADA QOFTAAN #ASMA&SABAN LADHAHAAYO YURUB GEENYO BOOSKEEDA AYAY GASHY MAA IDHIHI RABTAAAN ?
    RAXANWEYN AYAA KU MAAH MAAHDAY ( HOOBA NAARGALAASEE TIIMBO )
    WALBA MAY POGBA CML #NASTEEXO-INDHO 100MILION KULA SO WAREEGAN

    • @husseinhandule
      @husseinhandule 7 років тому +8

      salman de pogba,,,,,,,sxb yurub geenyo iyo asma saban ,,waa somaliland
      cuba,,,waxay ku mahmahda,,asta laviska cabazza la musica baby
      oo macnahedu yahay ,,heesaha dhageyso kuna raxayso ,,adon fahfayn
      nesteexo indho,,waa kuwa qurbaha ka qayliya ,,somaliland lagama dhageysto

    • @zmayzalman2959
      @zmayzalman2959 7 років тому

      SALMAN DE POGBA nnnnn

    • @muhiyorkofficial6182
      @muhiyorkofficial6182 7 років тому

      SALMAN DE POGBA qqqq11111qq1q

    • @sharmaarkeshire6184
      @sharmaarkeshire6184 7 років тому

      SALMAN DE POGBA peen. Maaha wey gashay

    • @somalivideoschannel1781
      @somalivideoschannel1781 6 років тому

      Maraan weeyaan reer xamar ish hargiesa horta imo markaasad arki waxay leedahay asma

  • @bilefarayare5815
    @bilefarayare5815 7 років тому +3

    miyeey hadleysaa mise weey heestay Anigu waaayabe

  • @qaraashaabdillahi4445
    @qaraashaabdillahi4445 Рік тому

    Quruxsan

  • @highkiller8651
    @highkiller8651 7 років тому +1

    asal xabibti

  • @abshirbiin5042
    @abshirbiin5042 7 років тому +4

    Subag weeye tanyari dhal xash

  • @suhaybaxmed5598
    @suhaybaxmed5598 7 років тому +1

    waa KU hyasta asma

  • @amiirinaboqore7501
    @amiirinaboqore7501 7 років тому +5

    👌👌👌👌👌👌🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @abdirahmaan9896
    @abdirahmaan9896 7 років тому +6

    ASMA SABAN TØ ĐÂÝ ÝØŰ
    WÖŇ ✊✊✊✊✊✋✋✌❤💙💚💓💟💕💖💚💛💜💓💔💕💖👎💟💞💝💗👌 ĐHŰČĐÁ

  • @mataanahajabuuti6498
    @mataanahajabuuti6498 7 років тому +11

    SUBSCRIBe iGu ShaRaF KiNG
    saaN KuuuGu zharfay
    isMa DhaafNo

  • @inamohet3175
    @inamohet3175 7 років тому +1

    👄💋😍😍😗asma saban tageero wyN ku hYa inpti

  • @daacad8322
    @daacad8322 3 роки тому +1

    Fananad codmacaan

  • @axmedzaki7405
    @axmedzaki7405 7 років тому +4

    Goped Asma Saban kugu Vana DurxsaN

  • @ladannuur7106
    @ladannuur7106 5 років тому +4

    i love this voice

  • @zaamyaxyedhago7820
    @zaamyaxyedhago7820 7 років тому +1

    asma truh thy
    intii uun iska saar weynaatee

  • @somalilanderboykhaloud_hie7251
    @somalilanderboykhaloud_hie7251 7 років тому +6

    Islaantii Yurub geenyo Tolow miyey nooshahay Mise wey Dhimatay Berhahaa warkeedi ma maqale kkkkkkkk

  • @xamdaaskr1862
    @xamdaaskr1862 6 років тому +1

    woooooooow

  • @waliidkoke905
    @waliidkoke905 7 років тому +1

    cod macaan wakan itif taafe

  • @qalbiuroon6359
    @qalbiuroon6359 7 років тому +8

    badawyashsan maxee shegoyaaa may ooynaysaaa

    • @hamdaqueen7600
      @hamdaqueen7600 7 років тому

      asma zaBan waY Badi LakArTa Boskii YuruP GeeNYo

  • @qadanaxmed4648
    @qadanaxmed4648 7 років тому +4

    👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍

  • @waliidkoke905
    @waliidkoke905 7 років тому

    asma saban caashaqa tix gelin sii sii

  • @nimaaliabdi8052
    @nimaaliabdi8052 7 років тому +4

    caadi mahine asma saban

  • @malabsansiyoorita1544
    @malabsansiyoorita1544 7 років тому

    nice song

  • @anigaiyada6686
    @anigaiyada6686 7 років тому +1

    maxamud

  • @yuusufxuseen6254
    @yuusufxuseen6254 7 років тому

    nice voce

  • @yahyeboss4135
    @yahyeboss4135 7 років тому +1

    I love asma saman

  • @yaxyerashiid5813
    @yaxyerashiid5813 7 років тому +2

    waartan asma saban lahee yahay miyaanay ahayn tii niikada ciyaari jirtay yaab caml

  • @bilan0581
    @bilan0581 7 років тому +2

    kkkkk kuwan aya lagu leyahay wa xidigo xidigo maha nafta ben ha u shegina tani bisada gurigena ka cod mcn wale geenyo me
    wa la tabay sowtu raxma

  • @jacfarjaamac843
    @jacfarjaamac843 7 років тому +2

    gabadhan asma ladhaho hadalkeda macn ayay dad ka kukhaldaysaye waqof gudaha kaxun inta qofbili adani khald galana way gasha marka anigu waxndhaha wawax anka arkay

  • @cawoyare203
    @cawoyare203 7 років тому

    eshcala hees

  • @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
    @fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 7 років тому +1

    Nolow qalanjo

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 7 років тому +2

    Hhhhh salman pogba wad igaqoslisay beenta mahaa naaar hadilagalayo walayunbada

  • @moomar1989
    @moomar1989 7 років тому

    hhhh xidigaha qoysku waa isugu aadi la.dahay meel nimcaan kamaqanyahay

  • @sharmarkedadan1728
    @sharmarkedadan1728 7 років тому

    mmmmmmmmmmmmmm

  • @zunduzcabdi1425
    @zunduzcabdi1425 6 років тому

    O

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 7 років тому

    I just can't stand that accent!

  • @waliidkoke905
    @waliidkoke905 7 років тому +1

    cod macaan wakan itif taafe

  • @malabsansiyoorita1544
    @malabsansiyoorita1544 7 років тому

    wowww

  • @waliidkoke905
    @waliidkoke905 7 років тому

    asma saban caashaqa tix gelin sii sii

  • @abdirashidmahamed507
    @abdirashidmahamed507 7 років тому

    hala widha

  • @jacfarjaamac843
    @jacfarjaamac843 7 років тому +1

    gabadhan asma ladhaho hadalkeda macn ayay dad ka kukhaldaysaye waqof gudaha kaxun inta qofbili adani khald galana way gasha marka anigu waxndhaha wawax anka arkay