Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Barnaamijka Xusuus Reeb : Waraysi Edna Adan VOL 4

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 кві 2016
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 155

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 років тому +5

    waa geesiyad naga dhalatay 16 kun oo dumara ku umulay hosbitalkeda 50 keliya ku dhintay siday inoo sheegtay intaasna badankooda waxaa loo keenay iyagoo waqti badan foolanayay sidaasay ugu dhinteen iyo dabcan waqtigooda oo dhamaday ilahay janada ha geeyo Dr Adna Adan DR ameen

  • @Am3n26
    @Am3n26 8 років тому +6

    Drs Edna Adan waxad ibartay wax aad uweyn o mel kelna ka heleen...Allaah haka jaza'i siiyo mom, Barnamujka qeybihisa odhan wan dawaday waxan ka bartay nolosha iyo sidey marba isu bedelyso, nimcadad doonto ku jir inanad kuwarayn ama aanad ogeyn berito waxa dhici doono, sido kale rafaad kad donot ku jir inanad Ilaahey ka quusan marnaba o chance kaaga sugto...thanks alot.

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 4 роки тому +3

    Adna Adan waa qof aan jecelahay dadnimadeeda iyo waxtar keeda. Muwaadinad wax baratay oo waddankeeda jecel👏. Hore u soco habaryar.

  • @dahermahamoud6160
    @dahermahamoud6160 6 років тому +12

    love you edo EDNA ADAN ISMAIL from djibouti, illaahay jano firdaws haka warabiyo.

  • @mohamedguleid9833
    @mohamedguleid9833 8 років тому +32

    Ilaahay danbigeeda ha dhaafo, oo caqliga, cilmiga, caafimaadka iyo cududaba ha u barakeeyo Drs.Edna Adan.
    Anagana ilaahay hana waafajiyo intay naftu nagu jirto in dadkii dalkooda wax tar u leh aanu ahaano

    • @ugbadxoosh3309
      @ugbadxoosh3309 5 років тому +1

      Mohamed Guleid warka

    • @fathiyahashi807
      @fathiyahashi807 4 роки тому +1

      Amiin amiin yaa rab

    • @nasriinmohamed9998
      @nasriinmohamed9998 4 роки тому +1

      Mashallah wll ilhaay ha inga dhigu kuwa dadkooda iyo Dalkooda iyo Diintudaba Anfaca
      Ilaahay ha ino Daayo Dr Adana
      Cafimad iyo Dabi dhaaf ilaahay u waydinyaa ❤😢😢

  • @queenalizebeth1401
    @queenalizebeth1401 5 років тому +13

    Maasha Allah mama Edna Adam
    She is my role model may Allah bless her dunia and Akhira ameen 🤲💖👈

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 років тому +6

    Masha alllh guul Dr adna adan ismail ilaahay caafimaad cibaado arsaaqad taam ah ilaahay ha u siyaadiyo masha allh one more time she is greatest woman

  • @mohamedelmi3117
    @mohamedelmi3117 8 років тому +14

    ilahay cimriga ha dheereyo Amin

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 4 роки тому +2

    Balse billad bay u qalantaa maamada, cunsuriga markii laga reebo ra'yigeda, waa qof awoodda aadanaha wax ka muujisay, tan dumar muujisay, tan aqoonyahan iyo masuuliyaddii muujisay, caafimaad iyo xeerkii ku xeel dheer.
    Thanks.

  • @faham6920
    @faham6920 4 роки тому +9

    Aniga oo ah koofurta waxaan qirayaa Mamada in ee mudan tahay Billad Nobel peace, sidoo kale waa qof u qalantay hogaanka ummadda somaliyeed lkn abaalkeedi laga dhigay xabsi guri iyo ihaano lagu gaar yeelay Drs Edna Aden iyo seygeedi qaaliga ahaa. Waxaa lagu soo tarabiyeeyay akhlaaq iyo naxariis guud lkn reer koofurka aan ka dhashay waa dad khiyaali ku nool ilaa hadda.

  • @hafsayussuf5356
    @hafsayussuf5356 4 роки тому +3

    MASHAALLAH ALLAH HAKUDHAYO DR ADNA ADAN ❤❤❤❤❤❤

  • @kinghanadhargeisa8277
    @kinghanadhargeisa8277 8 років тому +2

    maasho allaah alllah caqliga io cibaabadaba
    ha kuu barakeeyo aamiin aamiiin yaa allah
    rabi naarta ka kaa xoreeyo adna adan ismaaciil
    baal dahab ah ayay dunida ku lee dahay inta
    aad u mad baahan u qabatay ayaaba if iyo aakhiraba kugu filan

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 4 роки тому +4

    illaaahey janatul fardowsa allaha ku geeeyo adna doctorad wax baratey

  • @seadhuad2445
    @seadhuad2445 4 роки тому +1

    Masha allh ilaahow cimriga
    Kuubarakee hooyo adna
    Akhirana janada ayaankubaryay hooyo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 4 роки тому +3

    Qofku wuxuu yahay lagama xastee enda waaqof naadir ku ah nooceedu kartida ilaahay uu siiyey allaha barakeeyo iyadoo kalena noo badiyo

  • @abdi_basid_shref1905
    @abdi_basid_shref1905 5 років тому +1

    Masha allah dr. Edna adan ilaahey danbigaado ha dhaafo ameen💕

  • @hassanhussein6110
    @hassanhussein6110 7 років тому +8

    it is great to watch and see history of our native country somaliland ............................ many thanks Edna the mother of our nation..................... long live

  • @bileawil6095
    @bileawil6095 5 років тому +13

    barnaamijka waa soo wada daawaday wax badan oo fcn bn ka faaiiday lkn mamadu xaga danbe baan u bogin ma dhahayo way khaldan tahay waayo waa u xor rayigeeda iyo meeshay wax ka misaantay lkn waxaa diiday hal meel bay wax ku amaantay kuna maagtay any way qof waayo arag oo wax badan u soo joogay alle cimriga haku barakeeyo waa maamo soomaaliyeed.

    • @faham6920
      @faham6920 4 роки тому +1

      Runta waa xaraar sxb looma bogo mararka qaar, lkn waa dad ilbaxnimada ku gaamurtay reer waqooyi ama isaaq From Galmudug/Mogadishu.

    • @daauudxisiwarsame1773
      @daauudxisiwarsame1773 4 роки тому

      U78q2

    • @bilalcali2060
      @bilalcali2060 4 роки тому

      Labada meelod nala wadaag

  • @ayanmohamed4502
    @ayanmohamed4502 7 років тому +7

    Love you Adna Adan cimri dherer iyo caafimaad Alle ha kusiiyo

  • @yassinnour9122
    @yassinnour9122 8 років тому +8

    Great lady, she will be remembered as the voiceless advocate...

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 4 роки тому +1

    Am from somalia, mama waa runte walahi 500 NGO ah shaati dowlad lacagta somalia ku cunto oo danagar ah fiirsado . Allow xaqa tuusi somalia

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 Рік тому

    Mama Edna respect ✊🏽

  • @nataashamohamett5308
    @nataashamohamett5308 Рік тому

    Jasadada jannatul_ firdows Allah kdhigo 🤲🥺 mama Edna Adan Ismail ❤

  • @jimalemohamed8796
    @jimalemohamed8796 8 років тому +7

    In Ethics Edna teach me " you will meet people of different races, religions, nationalities, social classes, so you have to deal with ethically and professionally" never forget.

    • @wacanmohamed8788
      @wacanmohamed8788 5 років тому +1

      Wa runteeda wll wa qof fican o niyad wanagsan.

  • @fidhinmawel1083
    @fidhinmawel1083 6 років тому +4

    Maashll aadna aadan

  • @zamsomali
    @zamsomali 4 роки тому +1

    Qof ku dayasho mudan alle hano ka daayo mom rabi haku xafido

  • @mahadabdilahi1127
    @mahadabdilahi1127 7 років тому +5

    Ilaahay hakaa jazaa'i iyo xasanaad hakaa siiyo shaqadaa fiican ee aad qaranka u qabatay

  • @batimaisto3569
    @batimaisto3569 8 років тому +5

    Amiin

    • @ummucabdiraxman1609
      @ummucabdiraxman1609 6 років тому

      Mashalahaa ilahay haku barakeyo mamo qalya somalidu qofayna gadhayn ayay cayaan

    • @ummucabdiraxman1609
      @ummucabdiraxman1609 6 років тому

      Somalida maxa ka qaldan qofku hadu dhulkisa hagajisto ma cunsuribaa

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 5 років тому +1

    Masha allah Dr adna geesiyad

  • @awdeeq
    @awdeeq 4 роки тому

    Gabadhaan waxay samaysay taariikh ilaahay cimriga haku barakeeyo

  • @nasriinmohamed9998
    @nasriinmohamed9998 4 роки тому

    Mashallah Dr Adna Adan Ismail
    Ku duceeyneynaa Wlhy aad eyeey Hadldeedasi i daamaq galiyeeyn
    Dareen Wadaniiyedeed inshallah
    Wadnkayga waan u doodi doona Xaqiisa inteey Nafii igu jirto sidado kale iyo Waxqbadkagaba
    Ku dayaashad Mudantayahay
    Waxbadan wlhy kaa fiidey
    Waxaan Rajeeynayaa Ama Rabaa inan Inshallah kula Kulmo Si wax badaan aan kaga fiido
    Ilaahay Cimriga ha ku dheereyo
    Cafimaad iyo Danbi dhaaf ku weydinynaa Ilaaahay 😢😢

  • @khalidmohamed5766
    @khalidmohamed5766 4 роки тому

    Masha allah,alle haku barakeeyo.

  • @engmaahirxajicabdiisma1023
    @engmaahirxajicabdiisma1023 3 роки тому +1

    Legend edna

  • @maryanhassan3042
    @maryanhassan3042 5 років тому +2

    masha alah

  • @mohamedsomane5407
    @mohamedsomane5407 4 роки тому

    Allaha ka Jazeeya inta aad umada u gargaartay abalkaada allaha kugu abaalmariyo aduun iyo aakhiro Masha Allah 💯💯

  • @khadijaisse6087
    @khadijaisse6087 6 років тому +3

    gbadh iyo badh Dr.adna adam
    qof Somaliland qimheda granya iyadun ba jirta allah cimriga haku dhereyo

  • @cabiircisman6051
    @cabiircisman6051 4 роки тому

    M.a mamo alle cimriga haku barkeyo

  • @yassinnour9122
    @yassinnour9122 8 років тому +4

    amin

  • @mohamedismail7251
    @mohamedismail7251 7 років тому +1

    From Russia with love.
    Somalia Media tv & you tube : thin boys with Grace Jones hair cut.
    M.Ducale kaahin Carwoda Gorbachev.Feysal Ali Waraabe--------Carwoda Gorbachev

  • @shamsaabdikhadir3327
    @shamsaabdikhadir3327 4 роки тому

    Maama adna alla haku barakeeyo hal kelmed baan rabaa inaan baraarujiyo oo ah hadalka maamada ee ah (( marmar baa khalad dhaca)) marka ay ka hadlaysey caruurta wadnuhu daloolo
    Haddaba alla abuurkiisu ma qaldamo ee waa xikmad rabbi alle ayaa xikmad kaleh ee khalad ama hilmaan kama aha rabbi subxaanah.

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha 4 роки тому +3

    Mazha allah haku ilaaliyo anaa ka markhaati ah wanaagaaga maamo markii iigu horaysay iiguna danbaysay aanu kulano waxaanu seat ama kursi diyaaradeed wada ahayn safar hargaysa to addis ah wax aan ku farxo mooyane wax xuna kalama kulmin gacan furnaan naxariis dad wanaajin iyo inkalaan lasoo koobj karin

  • @mohamedhussein7209
    @mohamedhussein7209 5 років тому +4

    God bless you Dr Edna Adan. Your legacy wil be beneficary to many generations to come .

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Рік тому

      God bless you Dr Edna for your service to humanity, good healthy and long life to you

  • @hodanmaxamed8287
    @hodanmaxamed8287 4 роки тому

    Have a very long lovely life ❤

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 4 роки тому +1

    26.20 Wadnaaha Maarmar ba qalaad dhaaca kulaha subhan'allah ee ilaahey qalaad kama dhaaco. Mamada ilaahey bay kaaftey

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 7 років тому +4

    mashala xusus reeb

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 4 роки тому +2

    Edna Somaliland loves you more than any body could imagine!

  • @cigeoch23
    @cigeoch23 4 роки тому

    Iron lady my allah bless you mam

    • @cigeoch23
      @cigeoch23 Рік тому

      Waa isla anigii labo sano ka hor ayaan dawaday cawana Wa ku ceshtay tariikhda Kama dalo my Allah guide you

  • @t6f
    @t6f 7 років тому +3

    Manshallah Edna nolow

  • @cadnannoor4742
    @cadnannoor4742 5 років тому +1

    Msh adna Adam waxaleyahay horusisaco

  • @cabdiwaaxidkaariye4005
    @cabdiwaaxidkaariye4005 4 роки тому

    Manshallah xaqiiqo as tarikh wax ku lol ah kuma dayasho mudan

  • @candehy3808
    @candehy3808 5 років тому +1

    Drs edna himad Sare iyo damaq baa heerkaa gaarsiiyay wadankuna in rafaad lala damacsanaa ban hadalkeeda ka fahmay
    Somalia dad bdn oo Drs edna oo kala ah bey u baahantahy

  • @SomalidaGeeska
    @SomalidaGeeska 8 років тому +6

    Ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro hooyo qaaliya

    • @waikanwakan2907
      @waikanwakan2907 8 років тому

      faysal habartaas Jan iska daaye carafteeda arki mayso

    • @hofficialchannel771
      @hofficialchannel771 7 років тому +2

      ameen alle cadawgeeda ha jabiyo ameeen ya rabi calami

    • @ilhanmohamed5846
      @ilhanmohamed5846 7 років тому +1

      janadaa maada u haya ey ey dhalay

    • @ilhanmohamed5846
      @ilhanmohamed5846 7 років тому +1

      anadaa maada u haya ey ey dhalay

    • @mukhtaarjaamac8371
      @mukhtaarjaamac8371 4 роки тому

      @@waikanwakan2907 faqash faqash dhalay adeer adna ujeed maahee somalinad jano idiid baadyahay
      Ma hooyadaa bay ka umulin wayday
      Maxaad ku habaaraysaa nac nac dhalay noocaa yaa toos nootusa
      Jiilka yaga dabe wxan ku noqon lahayn mujaahidiin
      Sidii aabo yaashood
      Ay aabo yaashay ugu jihaadeen

  • @cabduqaadirmaxmed7224
    @cabduqaadirmaxmed7224 5 років тому +2

    ducalee waa wariyaa ween alahaa nodayoo

  • @Mo_Farah__
    @Mo_Farah__ 8 років тому +5

    Dr. Adna waa haldoorka gabdhaha soomaaliyeed.

    • @umadasomaliyeed1452
      @umadasomaliyeed1452 5 років тому

      Maxamed Garas . war waa qabiilysato oo idoor ah Somali xageejoogtaa

    • @hafsayussuf5356
      @hafsayussuf5356 4 роки тому

      @@umadasomaliyeed1452 IDOOR HUKU WASEY MIYA KHANIS EYY YATAHY AFFKA URI KADHAA MAMO ADNA ADEN

  • @nimaanadaani496
    @nimaanadaani496 8 років тому +7

    mom edna i'cant fore get the way you bulid the moral of human being

  • @Glydh
    @Glydh 4 роки тому

    Edna waxa ay gulufka dheer u soo martay meesha ay maanta taagantahay lakin aniga oo ah muwaadan Somalia ah inaba ma ka damqatay khaladaadka ay kuwo maanta jooga hargeysa ama burco oo ay u geeysteen kuwo aad ood wadaag tihiin marka ale u noqo oo ta dambe ayaa raasamaal roon waa talo w towfiq

  • @njmaali6628
    @njmaali6628 4 роки тому

    Ilahay danbigaga hadhafo

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому +1

    yaa dillay JACEELKAASI ?

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 4 роки тому

      Axmed Islaw Adeerka Farmaajo wuu isku dar darsamay kolkuu arkay Muuse Buuxi , daawo khudbadii Djabuti la hayste yahaw.

  • @albruni6965
    @albruni6965 6 років тому +3

    Habar fiican laakiin wax badan si gardaro ah si qaldan wax u sheegaysa

    • @xasangadaa6916
      @xasangadaa6916 5 років тому

      Maxay qaladay sacyohow boorashkii UN baa ku qalday

  • @qadrohassan5395
    @qadrohassan5395 5 років тому +2

    Mashalllaaaah guulayso mama Adna Somaliyah mamada hacaynina hoyadayaa okale

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 5 років тому

    it's was colonised by the British you made a mistake

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 4 роки тому

      Mandeeq Ahmed Edna uma baahna in aad saxdo adigu naftaada sax

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 8 років тому +1

    haboon xaji cabdi siilkaga ka sheeke jareeryahay jareertu dhashay Waxad thy nocoy amiosontu dhshy ama ay wasaan somaliland dad xalaala iyo dal nabada ayay haystan 26ayaad olalaysa markasad dad aanad gaadhayn xasidaysa Naa faqash bad thye wax kuwasa raadso

    • @mohamedhusein423
      @mohamedhusein423 6 років тому +1

      Horta raga iyo duumarkinu reer kinfuurey ma isku qimatahin caybad meshala sofadhisanaysa gabadhani wa one in a million Edna adan ayaa layidhi mana gadhikartan xasidnimadu waa cudure iska daaya, Ahmed deeg gabadha sharafleh ayaad cayeeysa ninimadada hos uu fiiri you are nasty piece of work!

    • @mohamedhusein423
      @mohamedhusein423 6 років тому +1

      Sorry walal lakin ha cayin kuwani ma istahilan caaydena ee

  • @naimashador8260
    @naimashador8260 4 роки тому

    hhh

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 роки тому +1

    Mamadaan waa midigta fog
    Xagjirad aad somalinimda u neceb

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 5 років тому

    Ayeeyo is astur

  • @umadasomaliyeed1452
    @umadasomaliyeed1452 5 років тому

    Shalay Somali ayay tuug sanaysay maantana wataa idoor bilaa abaal

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 5 років тому +1

      Ma istaahishid inaad Somali shagato. Reer Afweyne qabyaaladda ayey Somalinada ka jecelahay yihiin.

    • @wacanmohamed8788
      @wacanmohamed8788 5 років тому +2

      Idinka wax tugsada o adunko dhami idin dawara.

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 5 років тому

      @@wacanmohamed8788 xanaaq dhawida reer Afweyne waxay kaga daran yihiin aqoon darrida. Waliba الله baad ku qoratay profilekaaga hadana waad nabsanaysaa Hooyo aanad aqoon u lahayn, waayo isku qabiil ma tihidin.. Ma garanaayo waxaan ku idhaa waad iga yaabisay.

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 4 роки тому

      Umada Somaliyeed ma agoontaan cawiya tidhi ka Xanaaqday 😂😂😂 Munaafaq Ciil u dhimo Aamin

    • @mohamedsulayman2340
      @mohamedsulayman2340 4 роки тому +1

      Qadaadweyn caqli la, aanta waan idinku ogaa ader weligeed cid may tuugsan waatii shan iyo labaatanka dal ee caalamka u fadhiday UN

  • @mohyadiinmuhamed3918
    @mohyadiinmuhamed3918 6 років тому +1

    Hh runta ma laysku somali land rer ba raba inay gostan daga burco iyo hargeysa iyo haf cirigabo ah
    Dadka miysan xaq ulahyn inay didan ka goa somaliya

  • @mustafaawil8883
    @mustafaawil8883 5 років тому +2

    Adna Aadan. Waa gabadh in wax laga sheegana ma mudna, Weriyaha Cuqdadaysan ee DU,ALLE
    Laakiin waxaa ayaan daro ah ninka cashuurtii soomaliyeed wax lagu soo baray inuu ugu abaal gudo
    Qabyaalad
    Faafinta xumaanta umada soomliyeed
    Cuqdad
    Bal ila eega all Video giisa midba midka kale waa ka xun yahay

    • @rodaali3036
      @rodaali3036 5 років тому +4

      Oo markuu waxba ran ayay lagama qadijirin somaliland? Tayada xagad geenjirteen

    • @mohamedsulayman2340
      @mohamedsulayman2340 4 роки тому +2

      Xoolo cawaan cashuurta ma keligaa baa bixin jiray cawaan cuqdadi aday kaa buuxdaa ilahay ha ku caafiyo waad udhimanaysaan cuqdada aad somaliland u haysaane

    • @asiyaducaale3024
      @asiyaducaale3024 4 роки тому

      Cashuurta ma somalia baa lahyd woqooyi mindhaa cashuur lagama qaadijirin

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 5 років тому

    Qof kasta oo Somali sheeganaya waa inuu ku daydaa Edna. Reer Afweyne way waalan yihiin yaan la dhageysan.

    • @mohamedsulayman2340
      @mohamedsulayman2340 4 роки тому +1

      Kuwaasi xanuun somaliland layidhaahdaa hayee ilahay ha usahlo

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому

    ABBAARTII DABA DHEER xilligii haragaha cunneeyseen ee idin dillootey gaajada iyo macluusha
    MAXAMED SIYAAD BARRE soo ma aheen kii idin dejiyey, idinku deeqay DHULKA QANIGA ee inta u dhaxeeysa labada webi ee Koonfurta Soomaaliya ee Kunturwaareey, Sablaalle, Saakow, Dujuuma ilaa Bu'aalle

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 4 роки тому

      Axmed Islaw Qofkii halkan ugu maskaxda Yaraa waa Adiga Ismaciil cali abokorbuu ahaa Ninkii u Halgamay Dadkii abaarsaday siyaad bare wadanka wuuja maqnaa markaas Cali Samatarna wuu Diiday yoy Dump Fuck... Mida Kale haduu caawiyo dadka soo Dowlad uma Ahayn markaas 😂😂😂

  • @idildaahir3300
    @idildaahir3300 7 років тому

    Oo Hadaan lagu gumaysan hadaa ingiriis muxuu kaa soo doonay

    • @AhmedMohamed-on8xq
      @AhmedMohamed-on8xq 7 років тому +1

      idil daahir qofkii caqlileh tariikhna wax ka granaya ayunba garanya

    • @muhemosman6070
      @muhemosman6070 5 років тому

      😂😂ingiris namu gumysn ee wu na mumuley wakhti🤷‍♀️🤷‍♀️

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 10 місяців тому

      @@muhemosman6070😂😂😂😂😂😂

  • @fadumamohamed8920
    @fadumamohamed8920 5 років тому

    Adna hogiweydey aqonta iyo wanaaga miyaad miyaad ku radisey somali weyn umada isku keentey waad aragtey wanaaga ay leedahay qaran nimo qabiil qaran noqon meysey isaaq land qaran noqan meysey

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 7 років тому

    alla duq adna ilaahay waa hanuunshey lkn weli dhuuntaadii baa muuqate qarso oo dhamaystir xijaabka.

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 7 років тому

    alla ma qabyaalad baad qabriga la gelaysasn labadiinaan waayeel soomaali oo dhami ways marisay idinka dawlad baaba idin layssy in kastoo idinku u yeerateen hunguri jacaylkiinasna idiin keentay dhibkana iyo hoogana idinkaa noo horseeday.

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 7 років тому

    alla odaygan ducaaloow waad isku xaartay maxaad is ceebaysay lkn ogoow waxaad tahay soomasli waadna ahaan doontaa hays wareerin dadkana cuqdada ka daa naftaada been ha usheegin qabrigaagana hagaagso oo toowbada ha seegin.

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 роки тому

      Cuqdad baad ku waalateen ee xaasid haw dhiman

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 7 років тому

    alla nayaa yaa kaa jareersan urtayahay siilka weeyn nas waa laydun diley waana laydin dili doonaa khadsb bayna kugu tahay inaad jaraha ugu jirto meeshaad garanayso soomaali waa la wada laayey wayna is wada laysay waxaan idinka ahayn oo nin iyo nasgba caacda ku haya lsma hayo horaa la idiin yiri qaldaan naa waxyahay geedka ka soo deg ha lagu daaweeyee hadaadan yeelin bal mar dhoow eeg waqti aan dheerayn waxa dhici doona. nas waa kaa odayaashiinii iyo siyaasiyiintiinii intii ka soo jeeday dadkii idiinku aqoonta roonaa xamar jooga oo ka qayb qaadanaaya hiigsiga himilada sare ee ka socda xamar. naa habsan yahay indhaha kala fur oo yara fariiso oo feker intaad ku hayso somaliland bal eeg xitaa kelmada aad ku dhegantihiin inakoo dhami soomaali baynu nahay hadasd tihiin somali anaguna waa nahay lankana soomaaliyi waa wadasgtaaye hays xabeebin hana xiiqine runta waad ogtahe isdejiyoo aayar is miyiri.

    • @mohamedhusein423
      @mohamedhusein423 6 років тому +1

      Xoriyo abdi walal ha Ku suuxin hoyada iyo abaha midna magadho edna adan lasoco wakhtiga saxiib wanukabaxnay isjidjidki reer konfurta don't be jealous!

    • @mohamedhusein423
      @mohamedhusein423 6 років тому +1

      Sharaf ayeey ledahay Edna adan afkagana wasakh ayaa kasocota wayo walidki kudhalay kumuso tarbiyaday isla xishod hostada haka sheekayne.

    • @warwannaagchannel7241
      @warwannaagchannel7241 6 років тому

      Ey ey dhalay xaaraanbaa lagugu dhalay ee akhlaaq yeelo hooyadaa kama siil wayna e

    • @xasangadaa6916
      @xasangadaa6916 5 років тому

      Keeda miyayna hoos u eegin tani

    • @khaaliddiinaari7893
      @khaaliddiinaari7893 5 років тому

      hhhhh ma dadkii sex ka matali jirtaybaa wax ku wasa doono nayaa

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 7 років тому

    habar cunsiriyad ah iga dheh

    • @xasangadaa6916
      @xasangadaa6916 5 років тому +1

      Cudur cudur dhalay ammisom baa naagihiina kufsata faqash faqash dhalay

    • @rahmayassin3790
      @rahmayassin3790 5 років тому

      Adams Ali shame on you nacas reer xamar

    • @faysakiinfaysakiin1510
      @faysakiinfaysakiin1510 5 років тому

      Terikha yeelo aad ka sheekayside

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 4 роки тому

      Adams Ali Cunsiriyad Bilaash umay Noqon Dhibda iyo Kadeedka Labaday Mr Duli

    • @CALLME694
      @CALLME694 4 роки тому

      Islaantii ku dhashay cay ha usoo Jiidin doqon dameer