Soomaali waa gun oo ayagaa la isku jebiyaa oo qabiiliiste dhul baneeysi ah oo shaati kasta u soo gashtey ku daneeysto ciidamadii qaranka, iskuna wareejeyey kuwa umaddii DDS ayagoo nool soo gubey oo aanba u dhalan jubbooyinka,marka umadda jubbooyinka hubka ha qaataan oo nafta dadkooda iyo deegaanadooda kuwa duullaanka ku ah ,jilibka ha u duugtaan😊
This is embarrassing wallahi aduunka ceeb kawayn miyaa jirto in ciidan somaliyed kenya iska dhiiban bro niyad jabka ooga daran war odaygan xoolaha ah wadanka halaga qabto madaxweyne mahan kan
Wiilashadii soomaaliyeed baa intuu isku laayey buu u dhuunta axmed aby baddiina uu wada hadal la galay iyadoo aby uu dalkii iska soo galayso iyo iyadoo aan ka noqon heshiiskii badda si uu doorosho uu ku soo noqdo uu dalka u galiyo.
Maya balwaanow way dhici kartaa lkn siday ila tahay buun buunintii 2wk ka hor waxay ahayd wax dadka lagu jah wareerina yaya inta isu dhiib tayna wax yar ooku tala galin inay is dhiban wiilal yar yar oo doon ka halow day oo iska raacay oo naf toda bad badina yay yay ahayen ee maaha way dhabar jabiyen oo waa kuwii raacay ma ahee wlle bal wanow xaqiibaa dilaacay mahad sanid bal wanow
Balwan wariye somaliyed o sharafleh ❤❤
Maanta Daaroodnimo ayaa igala qiimo badan soomaalinimada, mar danbe nala ma gaadi doono.
Guuuuul Jubaland ❤❤❤❤
Mawaxana mel laso is tagi kara
Balwaanooow sxb Cirib barakeysan ayaad leedahay nin qalbi wanaagsan ayaad tahay marwalbo xaqa ayaad u hiilisaa ilaahey kuma laqmiyo
Xasan shekh ha isdhibo calemasarka jubaland waxa lagusodhawena hadu Allah idmo hasan shekh
Wara mesha cac da kla tag😂
Guul Jubaland guul Jubaland guul Jubaland guul Jubaland ya Allah 🤲🏾🤲🏾😭
🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🙏
Guul jublaaan inshaaaaalh❤❤❤❤❤❤❤❤
VIVA JUBA LAND 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💪💪💪💪💪
Gooje cadde 2
Maashaaallaah guuuuuuul jupaland Forces
ManshaAllah guuuul J/LAND iyo SSC waa wallalo hooyo baa wad dhashay guuuul guuul iyo gobanimo 💪🏾💪🏾💪🏾❤️❤️❤️❤️❤️
Xasan-baahane ilaahay ku ceebee!
Ciidankii soomaaliyeed oo caawa keenya qaxooti gacmaha taagaya galay ,waa ceeb taariikhda inoo gashay.
Baddiina saxeex
Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo
C.balwaaan Xaqudirirka guuleyso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jubland Guuuuuul Masha'Allah
Guul jubaland, guul Balwan
Mansha Allah noolow Balwaan
Xaqaad u hiilisaa mar walba
Hantaa la iska dhacaaye hobo ebbe ku siiyey habeen la iskama qaado guulaysta geesiyada qalasyada jubaland
Soomaali waa gun oo ayagaa la isku jebiyaa oo qabiiliiste dhul baneeysi ah oo shaati kasta u soo gashtey ku daneeysto ciidamadii qaranka, iskuna wareejeyey kuwa umaddii DDS ayagoo nool soo gubey oo aanba u dhalan jubbooyinka,marka umadda jubbooyinka hubka ha qaataan oo nafta dadkooda iyo deegaanadooda kuwa duullaanka ku ah ,jilibka ha u duugtaan😊
Guul guul cidamada juballand xaqabaya ku dagaallanteen guul iyo gobanimo❤️❤️❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿🏇🏿❤️❤️💪
Balwaan guullaysso walaal soomaaliyed
Guuuuuuul. Kkkkkkk. Balwaanoow
Guulayso balwaan
Bacawaane❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
CABDI maxamuud.
❤❤❤❤
Marki uu ciidanki dalka ku hubsaday inay jaben ayuu abii axmed turkiga kula heshiiyey iyado aysan itobiya ka noqon hadafkedii badda iyo barriga ay iska so gashay
Guuul jubaland ❤❤❤️💪
Maashaa, allaah balwaan wariye markasta diida dulmiga garab istaaga dadka ladulmayo kuna guulaysta dagaalkiisa.
Salaansare saxafiga qarniga.
Abdulaahi Balwaaan Guuuuuleyso Saxib Qaaaaali 💪💯💪💯💪💯💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪💪💯💯💪💯💪💪💯💪💯💪💯💪💯💯💪💪💯💯💪💪💯💯💪💯💯💪💪💯💯💪💪💯💪💯💯💪💪💯
Guul iyo gobanimo sxb nin adag baad tahay waaya arag ah❤
Aniga rer kismayo ban ahay balwanow khuburahegana waa 280 sanadod harti darodna wa,ahay raskakaboni waa yixaas baded badan beyledahay.😢
Guul jubaland
WAR NIYO CIIDANKII SOOMAALIYEED KEENYA TV 📺
YAA LAGA SOOSAARAY
XASAN MUNAAFAQ IYO KOOXDIISA NACALAA DHALEY WAA NA CEEBEYAY WADANKII IYO UMADII SOOMAALIYEED WAA JABEEN WALLAAHI
Masha'Allah Guuuul Inshallah khayir
Cbadulaahi balwan guul bankulaayayah jubalaand wayguulaysatey🎉🎉🎉🎉🎉🎉
4:47 4:50 4:56 4:57
Guuuuuul jubland al sayid axmad🫡🫡🫡🫡🫡❤❤❤❤❤
Cidhib barakaysan
Waxaad tahay daacad
Qalasyada jubalaan. Intaad Nabad kuqabataan sifiican. Uladhaqma. Waawiilal soomaaliyeed
❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂guul axmed madoowe balwaan noolow wll
Sidee libin buuxda uuw ku helayaa nin masaajid rag meesha ka maqan ugu hanjabayo kuna xamanayo ee xasanoow weli waxba ma aadan arag aduun iyo aakhiraba waad khasaartaye iscazil inteey goori goori tahay
Well done , xaqa ayaad daafacdaa. Taasaa sabab u ah inaad ka reyso kuwa Somalida dulmiya.
Waa wiilal somaliyeede yaan lagu dhaantayn
Balwan barakow waliga
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan guul mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah dhaliyar ba waxey u jilan cashar ba lo dhig waxa la yiri ba is dhibdey df wa maskax siyada mw jubland ahmed madobe 15 malin bu ku qabdey ceebta adunka ba ku dhacday eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wlkn abdulahi balwan calama sarka mw jubland ahmed madobe ba ino balan ah wlkn abdulahi balwan kooxdan wey jaban argixisada damajid oo hogaminayo odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
❤
Maanta ceeb wayn aya u taalo Somalia meel kasta ay joogaan subxana allah
Somalidee 😂😂😂😂 war hawiye ba cebeyeey qarankushegii
Hawiye dowlad nimo weey ka dacsan yahiin abgaalo damerkiini biyo ku daamin jirteen ku laabta bila caleyk dee darood waa dowlad marku farmaajo madaweyn khayr resalwasare ah dowlad nimo la dareemaye qof walibo gurbaha joogo haami so gaalay dalkii kuso labtan dee laakin hassan dhiiqo imaaday bililgo shacab barakiicin qabil is dagali maleh somali dee hawiye in loo taliyo wax daamo maleh farmaajo villa fadiye resalware iyo wasir arimaha dibad adaye shaqadooda uu daaye hassan dhiiqo wasir dumar xiita nin ka digay hawiye ah
Wll hawiye Somali ma ahan miyaa aa waxan ka hadlayo bal dib ugu noqo
xasan madharge wuu ceeboobay ceebu nin gartey wax Ka dhibtaa qabiil buu urogay ciidankii qaranka baras allaah kurido
Hahaha walayabay
Guuuuul
Haalyeygaa balwan waa runtisa meshu garaab istago gusha joogta kugu malay ee hassan dhiqo u ku qaasaray tageraadisi una cafiiyey héros farmajo waana nabad nolol waa wasirka warfaafinta dawlaada dabe ee nabad iyo nolol xisbiga somaliwen oo dhaan wada kulmiye jibouti ethiopia kiniya somaliya inta oo dhaan baa lagatagera jamahirta cusub balwan iyo kabayare iyo dhalin badaan oo waa wadaniyada iyo somalie nimado kulmisay viva balwan viva xashin horfadhi media viva abwan kabayare viva somaliwen
walaahi waa wax laganaxo in wiilal soomaaliyed
Ahmed islam madaxweynaha cusub 🇸🇴 2025 . Jigjigga waa somali
Darood dowlad dhiigoda ku jira
WAA NASIIB DARO AAD U WEYN
Scw
Garabkaaga Allah ha gaalo
Xasan iyo xamse dalkii way ceebeeyeen, madaxi ma jirto, dowladnimana dhimatay yaa inaga qabta mooryaantan tuugta ah
Xasan munaafaq wiilal Somaliyed uu isku dhameeyey Allah cadaabta kuugu dheerey.
Hawiye hassan shiekh mel iska saara mogadishu barakicin ka wada gacan bir iskaga qabta intu sidii 1991 mogadishu uu burburin please koley darood kuma daaco rag so jeeda waxey caruurtooda iyo dumar la barakiciyo marno ma ogalaanay intu nin darood nool yahay hawiye manta talo inteen tala walahi ama qabil qabil isku dagaaleeysan walahi
Ahmed madoo hasoo xidho xasan dhiiqo👁️
Balwaal waan ku wadanaa . Xaqa u hiili waligaa . Gobonimo eebowgey .
Xasan madhane maanta weji xumaa
BADIIAAWEY
Bal dhan uun isugu baydh xasan sh gur gurte
Ciidanka somaliyeed oolamajara habaabiyey oolayiri sooqabta axmed madobe oo iyagii lasoqantey noqdeyna waxlaqabtey iyo waxdhintey iyo wax ugaley kiinya iyo waxlawaayey waxaaloo heysta madax weyne xasan shiikh iyo reysulwasarihiisa
Waraan raajeeynaayaa in dhaaliinta soomaliyed laagu caayarin maaskaax dooda
الله ينور عليك يا خال الله يعزك وحسبي الله ونعم الوكيل في حسن شيخ واعوانه
Asc wll guulayso insha Allah
Somali guul isuma shegato
Mid laga guulaystey iyo mid
Guulaystey 2baduba was
QasaRe dhalin yarada soo
Maaliyeed lagu khamarayo
Hadaba waxan baraa rugayn
Waa shacabka somaliyed
Bahalaha cooneka cone
Haysta wiil iyo walal ka dhiman mayaan xasan
Maxkamad caalamiya waa
In lala tiigsadaa iyo awrkisa
Hadii soomaalinimo jirto
Dadkan miyaan waalidiin dhalin farmajo ootababar
Ay ugu maqan yihiin baa lalaha
Waa iib saday ninkani ma mamul gobaleed buu xukuma
Mise umada somaliyed buu
Madax weyne iyahay kuwaa
Hada sidaa kutaageeri doona
Cuqdada rabi hanabixyo
Goojacade 2
BALWAAN DAGAALKA OGAADEN IYO JIDWAAQ
BAA KA DAGAALAMAY
EE ILMO ABSAME
This is embarrassing wallahi aduunka ceeb kawayn miyaa jirto in ciidan somaliyed kenya iska dhiiban bro niyad jabka ooga daran war odaygan xoolaha ah wadanka halaga qabto madaxweyne mahan kan
ADIGU CABDULLAAHIYOW MA SAXAABIGII JALIILKA'AHAA EE KHAALID BINU WALIID BAADTAHAY WALIGII DAGAAL UUGALAY LAGAMAGUULAYSAN RATHI ALLAAHU CANHU
CABDULLAAHIYOW WAXAAD OGAATAA GUUSHU WAXAY LASOCOTAA CADAALAD IYO XAQQA AYA GUUSHU LAJIRTAA!
❤❤❤❤❤❤
Goojacade two
Balwaan soomali xallaal ah nooloow adiga iyo ehelkaaga
Xaalka gedo halkee marayaa
Xasan sheea wax fcn masamen lakin wiilasha laika horkenay aadban uga xumahay
Wali qaar maa qabiil ku difaacayo gurguurte isagoo xataa qabuurihi ka daba tagay ninkan qabiil laguma taagero
Warku waa cad yahay maanta.
Xasaan shikh waa dabilaah qaaraan a halaaxiro
Hasan iyo madoobe waa labo munaafiq oo ajanabi u shaqeeyo ilahay umada ha ka badbaadiyo
Balwaan asc bacda salaam ka waran waxa ku khasbay Adeerka in uu isu dhiibo Abi Ah
Fadlan ka hada
waxa dhacey waa wax aad looga murugoodo
Kkkkkkk odeygas naacalade eh igadhaaf warkiiisa guul ayan leyahay birjeex iyo birleef ciidanka jubaland guuul
ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULLAH
Earaas libaaxyo baadagan wll
Somalidu waa iney ogaataa xaqdarro iyo guuli meel ma wada galaan
Wiilashadii soomaaliyeed baa intuu isku laayey buu u dhuunta axmed aby baddiina uu wada hadal la galay iyadoo aby uu dalkii iska soo galayso iyo iyadoo aan ka noqon heshiiskii badda si uu doorosho uu ku soo noqdo uu dalka u galiyo.
Nolow balwanow
Maya balwaanow way dhici kartaa lkn siday ila tahay buun buunintii 2wk ka hor waxay ahayd wax dadka lagu jah wareerina yaya inta isu dhiib tayna wax yar ooku tala galin inay is dhiban wiilal yar yar oo doon ka halow day oo iska raacay oo naf toda bad badina yay yay ahayen ee maaha way dhabar jabiyen oo waa kuwii raacay ma ahee wlle bal wanow xaqiibaa dilaacay mahad sanid bal wanow
Waarun xaqiiqduu kahadlaa
Gardaradana wuu necebyahay
Qsbyaaldna. Meel buu iska
Dhigay caqligiisuna wax xunba umasheego saxduu
Ku hogaamiyaa
Hubka ka qaada iyagana xidha sidii ssc yeeshay
Ok
Xasan iyo xamse caqli ma u kordhay
ninki dhoof ku yimi bey geeridu dhibeysa allaha cafiyo dhalinyarada kismayo hospital jiifa
In 4000000m ku baxday meherkeeda
waa sida warku balwanow waxay ilooben inay reerku geeska iyaga ka doobiyan
Ceebtii oodhan ciidanka haloo saaiyo ayagaa raqiis lagu dagaal galiyaa iyo qabyaalad