Fanaanad itoobiyana waa lawareystay, arrimaha somaliyana waxaa laga wareystay mid ambassador lagu shegayo oo u doodaya in ay itoobiya kasii mid noqoto ciidamada nabad sugidda ee jooga somalia. Wax fahma somaliyeey qolodaan waa lagu adeegtaa ,shilimaadkaa ka hadalsiinaya.
Local laguma dhihin masull international ayaa lagu weydiiye maxaa qabsoomay Wax badan ayaan somali u qabsoomay arimaha dibada please don't ignore The good upcome we reach as we are 🇸🇴 somalia🇸🇴 you can be a little jealous but don't ignore mr president mohamud adoo dhaliil u yeel is dhahaayo
Ninkaan waa oday sidaa u jeedo dal iyo dad dan kama lahan waa kaas iska raaxeysanayo lakiin Trump ha soo ceey riyo madaxda Somalia oo America jooga please nin dalkiisa iyo dadkooda gadanaya America ayan u baqaa iney dhib ka sameeyaan sidaas daraadeeda Europe iyo America ha soo ceyriyaan madaxda Somalia oo dhan si ay dalalka is laameed wax u dhibin waa madax wax ma garato ah all of them
yaabka adunka haday hoyadeed somali tahay suasha sideee afsomali ku baratay maba iman karto yaabka adunka waayo wa somaliyaad lakin somalida jaahilinta ya taas ka dhaadhicin kara qofna
Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 HANOOOLTO SOMALIA 🇸🇴
SHACABKA SOOMALIYEED 🇸🇴 HORAY U SOCO DAAA HORUMAR IYO BARWAAAAQO JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴
Voa waan ka xumahay wasiirka sida usharaxay ciimada itopia
Waa dadkii af somali ga la soo barey. Luuqa du waa hoyo ku lahaa. Af somali gii baa xabshida u noqdey luu qadii hooyo . Waa yaab
Somaliya guuuulban u rajaynaya🎉🎉❤❤❤
👋 Weriye Sandheere,Kuli Caam WA Antum Bilkhayr,HAPPY new year.
Da.yarta afka somaliga ku heesta waxan ondhan lahaa u sidata ❤asal
Ninkan Ethiopia ayuu love kuyahay waa wuxuu farmaajo u eryay 😢😢😢😢😢
Wll aaway gaaskii laynoo qodayay❤❤❤❤
Ha laguu..Taliyo
Gurigiina geesta Ethiopia ha idiinbiiiqeee gabdhaha cawadow lkn voa inaad weydisiin ayey aheed dowladiii aad katirsaneed iyo maamulada sideee ayey isku ahaayeen? Koley aad ayan ugu fraxsanahay inad wareysigaan kaqabataan. MD XASAN. WAXAA JECLAAN LAHAA INUUU XOOG IYO XIIILADBA KUSIIJOOGO KURSIGA ILEEEN CAWAANTAN AYAA NALASHEEGENEYSO WADANKA😊
👋 Sagal Mustafe Xasan Nuur& Fanaanada Hirut Teklehimanot.
V.O.A. Naga daaya waxaad wadaan qofaanoo kale arrimaha Somaliya aad kawareysabeysaan ma itoobiyaanbaa mase waa somali,ama waa jaajuus itoobiyaana ,muxu itoobiya nooga daba wadaa
VOA hore u soocda
VOA WAXAD BILOWDEN INAN ARRIMAHA XAQIIQDA SOMALIA KA WAREYSATAN DADKA DAWLADA FADARALKA SOMALIA NECEB OO KALIYA
good voi
Guul ha dhintaan nacalad ba dhashey mareykan
SOMALIA WEY GUULEYSATEY WAKHTIGII BEESHA CAALAMKU KA TALINAYEEN CIIDANKA ETHOPIA WEY KA BAXAYAN
Nin islam ayaa tahee " happy new year" waa xaram wll
asc horta wanisalamay wallahayga maraykanka jogaa ma anaaga war hayno miso inigaa oo jogo maraykakaa😂😂😂😂😂😂😂😂
Caadi qaade waaye kan baqtiga
Ninka maxaa ka qaldan macalinkaan Ethiopia ayuu zaaid love ku yahay
VOA WAXAD ARRIMAHA SOMALIYA KA WAREYSATAN NIN 24 SAAC CABSAN OO AAN ADUUNYADA IYO SOMALIA BA AAN WAXBA KA OGEYN OO BAADHAALAYA
INA CIISE CAWAD WAA NIN 24 CABSAN
Qofkaste alkulesta maaha sidado kale
Sanad. Waliba. Hoodiyo. Wuxuu. Hadimo. Leeyahay waa. Laga. Helaa.
Hijriga noola socsiya❤❤
Somalia miyaydaan dhafin horta
Fanaanad itoobiyana waa lawareystay, arrimaha somaliyana waxaa laga wareystay mid ambassador lagu shegayo oo u doodaya in ay itoobiya kasii mid noqoto ciidamada nabad sugidda ee jooga somalia. Wax fahma somaliyeey qolodaan waa lagu adeegtaa ,shilimaadkaa ka hadalsiinaya.
Run qadhaadh ayuu ka hadlay soomaaliduna runta ma jecla oo beenta ayay jeceshahay.
Runta. Ma. Jecla. Yaa. Kugu. Yidhi. Dacaayada. Jooji. Dadka. Dadka. Shakig k. Ridaa. Sidaa. U. Hadla. Ee. Gaalada. Dadka. Ku. Dira. Manaafaqiin. Baa. La. Yidhaa
Soomaliyey.. Waxey.. Oran.Jirtey.. Tali.. Ama.. Halagu.. Taliyo.. Somaliyey.. Hadaa.. Tashanweydo... Halagu.. Yaliyo
VOA arimaha soomaliya waxaad kawaraysataan wiil iyo gabarba qof aan soomaalinimada la cabsoonayn
Ninkaan caawa waxaa weeye nin dawlado kalena dawlado waawayn ku sheegaya tiisiina xaqiraya jiritaankeedii iskabadaa inay wax qabatay
Ibrahimaleel borama
War waxan wuxu ka mid yahay kuwa lagu adeegto ee naga daa kan iyo wax la midaba
Itoobiyankana maxad nagu kenteen
Local laguma dhihin masull international ayaa lagu weydiiye maxaa qabsoomay
Wax badan ayaan somali u qabsoomay arimaha dibada please don't ignore
The good upcome we reach as we are 🇸🇴 somalia🇸🇴 you can be a little jealous but don't ignore mr president mohamud adoo dhaliil u yeel is dhahaayo
lagu duqeeyey maxaa waaye diyaarad miyaa 😂😂😂😂😂😂
NINKA AAD WAREYSANEYSAN WAA NIN ETHOPIAN AH OO 24 SAAC KHAMRI CABA
Dowlad somaliyed hadda ma muuqato.waxaa burburshay 4.5 wax ladhaho iyo mamulo qabiil ku dhiisan.iyo qabyaladi faraha kabaxday meelkastana waxaa kasocda dagaalo ku saleysan qabyalad. wali madhawa dawlad somali udhan tahay.
Bal ,maqal midkaan lawareysanayo waabasaas ,itooboyaana ,
Balayo kula cod xumaatay, luqada cidahaga isaga hees atleast
Waliba waxan leeyahay Shame of all
Ninkaan waa oday sidaa u jeedo dal iyo dad dan kama lahan waa kaas iska raaxeysanayo lakiin Trump ha soo ceey riyo madaxda Somalia oo America jooga please nin dalkiisa iyo dadkooda gadanaya America ayan u baqaa iney dhib ka sameeyaan sidaas daraadeeda Europe iyo America ha soo ceyriyaan madaxda Somalia oo dhan si ay dalalka is laameed wax u dhibin waa madax wax ma garato ah all of them
Kumanan iyadoo kale ah oo TPLF ah oo ah cadowga somaaliyeed ayaa Gobolkan waqooyo jooga oo aadan ka garaneen somaali ahaan iyo luuqadba marka in dalkaan laheesto kuwa u horseedya ayaa somaali cadow shisheeye ugu filan Somaali dhoohaney✅
yaabka adunka haday hoyadeed somali tahay suasha sideee afsomali ku baratay maba iman karto yaabka adunka waayo wa somaliyaad lakin somalida jaahilinta ya taas ka dhaadhicin kara qofna
😂fananad itobiyana
Itobiya melkista Somalia ka galayaan badalayaan
Been baad sheegeysaa ,mareekanbaa ku soo adeegsaday,dadka soomaaliyeed waxaa ku jira dad wax bartay ,ma Marin habaabin kadhid itooboyana marabno ,somali hadaan ,nahay anagaa go, aan iska leh itoobiyana daawo noomaheyso
bee naale Somaliland waa dal madax banaan
Bal eeg kaas ayaa safiir ah siduu uhadlaaya oo ah nin dalkiisa daaficikarin banaankaas ayaad joogi weligaah
Ciidan ayaad ka hadlaysaane soomaliyeey Fankiinii sow uma jeedaan
wuxu ku raxeysanayaa lacagtii somalia marka cawidow iska daacdacso
SOMALIA GUUL IYO GOBONIMO ETHOPIA CIIDANKEDU HADEY BIXI WAAYAN 7 MAALMOOD AYAA DAGAAL LAGAGA SAARAYA QALABKA AY WATANA WAA QANIIMO