Raaxa Nafsiya qofkii rabo Dikriga Alle ha badiyo سبحان الله الحمد لله الله اكبر لا إله إلا الله لا حول ولا قوة إلا بالله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم استغفر الله العظيم اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
Masha allah shadiyo qurux hooyo iyo aabo makuu noolyihin iyo walalo ma kula dhashteen waxan jeclanlaheyn inaad na barto si aanu u barano love you shadiyo from hargeysa 🥰
UA-cam ley qofka dacad nima wax u sheega waa shadiya kaliya bes arkey intyg dawa marsata xitaa waa no sheekta lkn ku wii diski dambadisa u madow waayen ayey ku leyihin anaga maa waligeyga madowaa 🤣🤣😂😂😂🤣😅
Waaaaaaaaaw maashaa Allaah tabaarikallaah keep up the good work xabiibti.... ilaaheey ha kuu barakeeyo gurigaada Iyo family Allaahuma Aamiin..... waad iga farxisaa xabiibti markaan ku arko waanba iska qoslaa maashaa Allaah tabaarikallaah il xun kuma aragto AAAMIIIIIN
Masha allah abyo shadiyo weligey horta komanti kama soo bixin wana kugu xiranhy hal siyaawo aan aad kugu jeclahay ayaa jirto hadalka lagumana cowriyow waxaa tahay qof hadal kar ah keep going
Shadiya wli mansha alaah qurux weeye lkin reer xamarku waxay dhahaan shaqo ma dhamaato ee adigu ha dhamaan intaasuna waaa kaftan xbbtii hore usoco adiga iyo odaykaaaguba Mid kale ika qaaado markaad heesaha soo qaadayso madaxa iska qari sidan hada oo kale waan ku daakeeraaaa wlo sharaf ku nooolaw qaaliyay
Wallahi abayo alle haku daayo gawar qalbi furan oo run ley ah waliga san ahow dawada wajiga sad ukala dhigty san ufahmay lee m.a ku wa wax xayey siiyo ada ka fican runtii
Shaadiyo sidaan jaahilad in aad u tahay caday maa dad lala soo hor istaagaa soomaali waad ceebaysay xayawaan yuotubka in aad ku jirto mamoodid ceeb calayk
Raaxa Nafsiya qofkii rabo Dikriga Alle ha badiyo
سبحان الله
الحمد لله
الله اكبر
لا إله إلا الله
لا حول ولا قوة إلا بالله
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
استغفر الله العظيم
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
Wlh waa runtada anigabl dijaabiyey
Kkkkk Kkkkk is a a great place to work
masha allaha thanks wll🥰🥰🥰
Scw scw scw scw
inta salaada jecel like saar
Nabiga (SCW) ma jeceshahay wll😍💝😍
Scw Scw
Scw scw scw
Scw
Scw scw scw scw
Scw ha
1.you are artist of the year.
2. you are the best couples.
Muuqalka intaa fiirsan ka hor comment lee aqriy𝗮 hada ani cml comment aqrisan like isaara😂😂
Ufuf ha nagu hor cadayan
meelwalba ma iga horaysaa 😂😂😂
dabicadaydaaba saas ah wllhi
tv pp
Wakayby sxb mucjiso matahay leo messi amal😁😀
Masha allah shadiyo qurux hooyo iyo aabo makuu noolyihin iyo walalo ma kula dhashteen waxan jeclanlaheyn inaad na barto si aanu u barano love you shadiyo from hargeysa 🥰
Gari badthy wll
Inta youtubka sariir udhex taalo like sida aniga camal
Kkkkkkk ☝️
😂😂😂
Inta qososhay tnx
Kk
Ifahansii walalow farwaaween iigudhig
Maasha Allah ilaahow idin xafiid xoogagaa ilaahay ha kuu siyaadiy
Shaadiyo baryahan Brank lagama haayo...aniga meeshan xiliyada brank imaadha
Keep gwing ma lamaane🥰🥰
Masha.allaah shaashka keep going quraxey ❤❤❤
Shaadiyo sharaf wan ku wataa adiga iyo shafkaaga😂❤️🌸
hooyadey waxay mrkasta i dhihi jirtay hada xooga gurigiin ka hagratid nin dadow gurigiisa ka shaqeyne wlh run waye shaadiya shaqeeso😂
3:39 shaadiyo laa ilaah kaliya ha oran dhamaystir laa ilaah ila laah dheh huuuni
Sax wye qurux sbbto ah laa ilaah wax lamicno thy ilaah majiro ila laah hadi lagu darana alle mooye noqoneysaa
@@nasrohajiabdihamid1186 haaa qaali sasay sax ku tahay
Wax ma ogid iska amus inay hos ka dhamaystiratay ma xa ka ogtahay
@@rebeccahill5830 adiga yaa wax kaa waydiiyey
haa waa sax mafahansano malaha
Maa shaa Allaah Shadiyo sharaf Waan idin Tageraa Family Qurux badan Alle Haydin Barakeeyo Abaayo mcnto ❤️🥰👏
Wllo adiga iyo waalidka ilaahy haydinka dhigo kuwii janada ku kulma ee wll sbscrbe isar
Aamii
AMIN WALASHE
wakusoo saaray wllo
ماشاء الله تبارك الرحمن 🥰❤♥
Abaayo masha allah hore usoco noo soo badi routine
UA-cam ley qofka dacad nima wax u sheega waa shadiya kaliya bes arkey intyg dawa marsata xitaa waa no sheekta lkn ku wii diski dambadisa u madow waayen ayey ku leyihin anaga maa waligeyga madowaa 🤣🤣😂😂😂🤣😅
Shaadiyo waa runta waxaad samaysatid waad ku raaxaysanaysa wallahi
Masha allah abaayo routineka waan ubognay ee routineka noo soo badi inta ila qabto farta taaga
My my ee waxaad leedey sameyso
Mashaa Allah raaliya
👍funkood ka baxdo lee kuu dhiman insha Allah
Wow My qeeun Shadiyo sharaf keep going qali
Waaaaaaaaaw maashaa Allaah tabaarikallaah keep up the good work xabiibti.... ilaaheey ha kuu barakeeyo gurigaada Iyo family Allaahuma Aamiin..... waad iga farxisaa xabiibti markaan ku arko waanba iska qoslaa maashaa Allaah tabaarikallaah il xun kuma aragto AAAMIIIIIN
Shadiya An Other level Wye😂... Runbey Ka Shegty Sandku Sanadkedi weye...❤❤❤👏👏👏
Shadiyo markeey wax qalad sameyso ayadaa kuu sheegi😂😂qosol
Ani xita sa ahy
Shadiyo car isojawab first comment love you quruxey
🤣😂 wakugu adkeysay
Walagudageste
😂😂😂
Hhhh dog badana
😥
Shadiyo m.a hablo badan baad hormudkoda tahay wanku jeclahay abayo hore u soco cadowgaga cagta
Jikadii iyo aduunkii baaa kugu hadhsane soo badi fari kaama qodna hadaa routine noo bilowday keep going Qn🧡
Routinka shaadiyo iney noo soo badiso inta igu raacsan like
Shaadiya sharaf walahi so funny hbty love u mcnty 🤩🤩🤩💞💞🇸🇴
Masha allah abyo shadiyo weligey horta komanti kama soo bixin wana kugu xiranhy hal siyaawo aan aad kugu jeclahay ayaa jirto hadalka lagumana cowriyow waxaa tahay qof hadal kar ah keep going
Shaadiyo ♥️
Diracyadaaad hal habo ii erji saaxiibey♥️ stylka kugu cimaamaday
Keep going
Maaasha Allah caleyki rappi cafimad iyo cimri dheer igu noolada adiga iyo rerkg
Mansha allah shaadiyo fadhiga caadi maaha 💕❤️❤️
Shadiya wli mansha alaah qurux weeye lkin reer xamarku waxay dhahaan shaqo ma dhamaato ee adigu ha dhamaan intaasuna waaa kaftan xbbtii hore usoco adiga iyo odaykaaaguba
Mid kale ika qaaado markaad heesaha soo qaadayso madaxa iska qari sidan hada oo kale waan ku daakeeraaaa wlo sharaf ku nooolaw qaaliyay
*walal qeerka ayaan faafiyaa alalh dartiisa igu soo booqo dadla xumanta faafiyo waa latageeraa*
Maansha Allh isku waara walaal shaadiyo sharaf qalbiga kaa jecelahay wll nooloow 🙏🏻
6:15 😂😂😂😂 widh say uboodey kuqoslay
imisa ila mida😂😂😂😂
Mashallah shaadiyo qolka fadhiga qurux baaka dhigtay darbiga waraaqihi waaka fujisay barkimihi kala nooca birbirqa ahaana waa tuurtay saasa larabaa. Waa qurux
Masha aallah no so badii shadiiyadeena canshaqa 🥀🥀🥀💥♥️🙏🏾💃
Aqwaan Noo soo badi vedio.yada noocan ah allow ku Dhowr Reerkaaga Qalbigaan idinka jeclahay wlhi Malin Waan Kulmi Donaa Qalbi Daacad Dad jecel Ayaa Tahay 😘😍🥰
Shaadiyo abaayo routineka nosoo badi🔥🥰🥰💋
Masha allh shadiyo sharaf dhibka jooji qosol socda tahay wlhi allh kuxafido
Shaadiyo yaa ila arkay in cunta karinta aqaanin oo hadal leee ka adagtay maaana qaaceeey😆😅😅
Wey aqanta bintii iska daf
Masha allah ayo shaadiyo allow ku dhowr aduun iyo aqiro waxaan isku nahay reer boondheere
Shadiyo so badi Rontinks so badi mcn bdn qosol keyga jeclhy walaley muha yare macisa wllshy
Ma sha alha ♥️♥️♥️
Masha Allah hormar wacan dadka qurbaha jogo ayadka guri qurux badan tahy Ale idiin dhowro ❤️❤️❤️🙏🙏🙏❤️❤️
Ano tiktok ku jiro I so dhacay video wan so roray sida ku jeclahay le 4 aya iga so horeysay
Mana qaaco www Yaba kaa ficn m.a ilxun idinma argto adi iyo dumashi Cabdifataax wan idin jecelahay wlhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯
Abayo shadiyo mash alaha🌹💯😘😘
M.a Alle haku siyaadiyo farxada noloshaada Apaayo
Mcnto noo so.badi waa Ka helay 👸❤️✨😘
Walashey please so boqo Chanel keyga
Shaadiyo sharaf gabar wngsn galbi furan funny ah waa kuwataa wlhi 😎👏👌
Keep going sister 💪
Maansha allaah qaali dumar shafka illaah ha Kuu daaweyo
Nolosha dhabta Ee Somalia 🇸🇴 Dhaqanka ismahan daahir ha laga so dawado wlhi Waxn wa been Sida saxda somali ey u dhaqanto Eyna guriga u dagto 🤟🤟🤟
Unukua somaliya sidan waa u hagaajisana yaah hh
@@munamohamed6037 Beenta joji Bir canjero aa ku dubata Beerna kuma quracatid Ma awodid kama wado Lkn Somali wa canjero iyo shah ama Dalac Bilash 😂😂
@@alihashiyare8368 war waxas adile cuntid wlhi bahashas ku duwana iyada fudud fcn birta weyku dhage dabka
@@sacdiyoali2128 Gorme bilowdaY ina birta cusub ku dubatid 😂
Mashallah waxkle waaye routine kaga aaad buu u qurux Bdn wllshey Guuleyso malintada hakuu qurux badnato
My queen shadiyo cdey 💖🥀💯❤️🥰
masha.allaah alxamdulilaah alloow idin xafid aaamiiin uma malenen inat saan shaqo uqabado lakuma moodo inat wa taqan waa ka baxsanay masha.allaah
Keep going my sis✌😊😍
Mashallah tabarakallah wlasheey macaan allaha ku barakeeyo wax walpo dacadnimadaada ugu jelahay mashallah ♥😍love you so much shaadiyo
Hada kadib routine kaaga nagu wad👍👍👍
Wllhi shaadiyo anaa kaadaran
😅😅😅 I love your videos walahi may Allah SWT bless you walalo ❤️❤️❤️❤️👏🏾👏🏾👏🏾😅
ماشاءالله تسلم يدك الله يعطيك الف عافيه
Wlhi wa iga qoslisay ahmadey bud qosol igu dishay hore u soco abyo
Shaadiya 🥰🥰🥰🥰my favourite favourite
Shadiyo sharaf abyo tageraa ayaan Ku ahay ad oo ween mansha allh horey u soco
Masha allah shadiyo walhi aad aan ku jeclahay vedio aan firsan oo kaga ma jiro i love you🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Walashey please so boqo Chanel keyga
Masha allh abyo horay usoco noo sobadi xbbtii
Hhhh shadiyo umadeena maha 🤣
Run badanaa qofta Allah Naga koriyeey cayiil nimo alhamdullilah
Samideyda🥰
M.a shaadiyo sharaf Allh hakuxafidiyo mcnto
SHaadiYo InThe Building 💯💥
The one and only shadiyo
Mza allllh zhadiyo Quruxzan
Maasha allaah keep going shaadiyo sharaf waan kujecelanahay hadaan nahay asxaabtaada on love
Walashey please so boqo Chanel keyga
Shaadya shaf wlhi izkakaa jeclahay❤
Masha allh shaadiyo qurux ❤❤
Mshallh abyo alaha kuxifdiyo wa dadaloysaa abyo ani fadhigaba kahele
Masha Allah shaadiyo isku Filan xbbti horumar wacan
Mash allh shaadiyo qosolbadana sida lobodayaa idishy qli hore usoco
Mansha allah shadiyo sharaf ♥️♥️♥️
Manshaallahshadtiyoashfr
Mansh Allah abaayo horay usoco ayaan kuleyahay xabibti
Mansha Allah shadiyo cadey 😍😘😍😘👌
Naagti alaaptan dhigato lee taqaan dhabar xanunkeda wlhi mashaallah allha ku barakeyo rerkda cdey gaabo ani love kugu ahy.
Masha allah shadiya
manshaAllah qaali walo bahan yahay mar mar in hosha kuriga laqabto Allah idin barakeyo
Shaadiyo wllhi waa raftay ilmo yaryar kudaawanayay qosol igu dileen seey kugu qoslaayeen xitaa markaa xanajada cuntay kulahaaa tuugsanaa shaadiyo 🤣🤣😂
Kkkkk
Ku saliya xabiibkeena muhamad s c w
Mash allaha shaadiyoh hadii gurika carfi wayso maana wiftaa laradsanaa epay isku badnaaw hee Ani xitaa waa qurxista gurika walee nagayle Maka cayntoh 🤣🤣naag naag majeclo yaaila yabin walaalayaal 😜
Wax been mashegin xaa lagulaayaaba abaayo sax waye hhhh
Wallahi abayo alle haku daayo gawar qalbi furan oo run ley ah waliga san ahow dawada wajiga sad ukala dhigty san ufahmay lee m.a ku wa wax xayey siiyo ada ka fican runtii
MashAllah saxibey wa iqarsoned ogaaw nosobadi gacaloy an ka faaidne shukran loves frm kenya😍
Maa shaa alh sis shadiya hor mar wcn bn kuu rajeynayaa😍😍😍😍🥰
Shaadiyo goormee ku arkaa wlleey Mogadishu iskajoognaa hadana wllhi inaan ku arko jeclaaan lahaa mcnto 🥰🙏🥺🥺🥺🕊🤍💃🏾
MANISHA Allah wllo
Mashalah shadiyo sasa laga raba nosobadi rotinka
Masha Allah 💞💞💯💯
Masha Allah Alle ha isku kin dayo Abdifatah io shadiyo
Maaana qaaceey we love u tedakale shafkaas halko mar ma igu cazuuntidow🤣
adi salad iyo quran tona ma jirte waxa ugu horeya wajib waye cibaado yar xata yaa rabi
M.a abyo shadiyo sharafeey nala wadaag meshad kasokaday Daahyada iyo barkimah iyo rooka plz wn ka helay Routine ka
Shaadia masha allah yaaaqeey iga tiiri waad naga qoslisay sxbeey
55 minutes 15 Another level
maasha akaah shaadiyo naag iska dheh
Shaadiyo sidaan jaahilad in aad u tahay caday maa dad lala soo hor istaagaa soomaali waad ceebaysay xayawaan yuotubka in aad ku jirto mamoodid ceeb calayk