Bulshada Ceerigaabo Oo Ka Soo Horjeestay Xaalada Deg Dega ah Ee Sanaag La Geliyay Madaxweynahana Far

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @xamseibraahim5903
    @xamseibraahim5903 5 років тому +1

    Haa

  • @zakyinternational5218
    @zakyinternational5218 5 років тому +2

    Ragii diley saraakiisha hakeenaan oo qaranka hala shaqeeyaan sanaag fidno kama dhamaato bandowga waa u dan

    • @shucaybcabdiraxman8917
      @shucaybcabdiraxman8917 5 років тому

      Waar miyaad ka wanaagsantay maxaa laguu saari waayay ma ilma iblays baa miyaanay soomali ahayn dadku waa isdilaa waa is gubaa waana laga heshiiyaa waa tuu alle aadamaa ku abuuray inay dhiigooda daadiyaan oy qaarba qaar la diriraan shalay baad dhalatee sanaag gobtii wye layaqaanay ragii kasoo baxay isirkooda

    • @zakyinternational5218
      @zakyinternational5218 5 років тому

      @@shucaybcabdiraxman8917 walee waad iska hadashey gobtii wey dhamaatey guntii ayaa iskugu soo hadhey iyo caade qaatayaal iyo in aamusan oo runta sheegi la'a dili taanku ma waxad ka wadaa ha islaayaan oo aanu isku daawano amaba dadka martida ah ha laayaan oo halagu daawado caqli keen sidani caqli maahin waana dad walaalahay oo kale ah oo muslim ee slland dagaal iyo dhiig weyka soo daashey caqligaagu ha shaqeeyo tubtii horumarka haday diidaan dantu waxayku jirtaa ban doogaasi waliba mudo lix bilood ah si uusan dhiig dambe u daadan sanaag na masuuliyadeeda waxay saaran tahay raga xilka haya maanta ee shacabku doortay horey ayaa loo soconayaa dib u socod ma jiro

  • @ifiyahanolasha3732
    @ifiyahanolasha3732 5 років тому +3

    Horta abaar ayaa nahaysata ayaa ledihiin ilmadarayalow dagaalka iyo xumaanta iska daaya ilahay idiin naxarisanaya qabyalada iyo qudhunka iska daaya

    • @yaziryare2388
      @yaziryare2388 5 років тому

      Dagaalka ka dhacay Ceerigabo ama ceel afwayn ee ad maqashay waakee Sxb caqliga Hadalka soo marsii horta gar Adag baa laba sarkaal lagu dilay wasiirka arimaha guduhu isagaan sina waxba lahayn oo raga meesha ka Badali waayay abti Dee ha saaro bandowga gar adag ama yagoori Ileen Ceerigabo 200 km bay Bari ka xigtaa dhulkan Marka miYa lagula dul kufayaa

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 років тому +2

    Wixi didan bandowga dhaafa dheh magalada pumtland aaad dheh

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 5 років тому +1

    Kiiloo waa ereteriyaan

  • @bahalhoose3269
    @bahalhoose3269 5 років тому

    Dhamaan hadaanu nahay shacabka reer somaliland aad ayaan uga soo horjeednaa cerigaabo iyo meel kale oo somaliland kamidaba

  • @suldnaskr9007
    @suldnaskr9007 5 років тому

    Hhhhhhh bandoo ilaahaybaa saaran walee adeer salaadaha iskatukada

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs 5 років тому +1

    Islaantii iyadoo is ilawsan faataxada sarajooga ku akhriday ayuu odaygeedii ku yidhi toloow maxay la fadhiisan. toloow markay dhib wayni timaado maxaa lasoo rogi ilayn waatanoo masaakiin abaaraysan oon waxba galabsanbaa sidaa loo gelayaa

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 5 років тому

    *Muuse Biixi U sheega inuu bendowga la tago degaanada sacad muuse, Sanaag ragii lahaa baa jooga*

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs 5 років тому

    Bandooga waxaa maciinsaday nin shaqadiisa qabsan waayay

  • @muktarosman8650
    @muktarosman8650 5 років тому

    Bandoobaanu diidanahay iyo dambiilayaal ayaanu qarinaynaa isma qabato reer sanaaagow, ama keeena dambiilayaashan aad qarinaysaan ama xamila culayska idinku soo socda

    • @yaziryare2388
      @yaziryare2388 5 років тому

      Reer ceerigaabo waxba ma Dilin Wll waxba ma qarin Gebiley mIyaa Hargaysa bandow loo saari lahaa oo 50 km ujirta.. Garadag na 200 km bay u Jirta Ceerigabo wasiirka amniga Iyo arimaha guduhu wuu fashilmay Markii Sadex jeer warqad loo soo qoray ee raga la laayay soo cawdeen May wax ka qabtaaan ama muu soo qaqabto Wa garanayaa Ileene Reer Cerigabo laydhka hakala daba hadho xukumadu sxb sidani si maaha e waa kibir Iyo marital law ciidanka milateriga ah Iyo shacabka Yaan la is nacsiin sidii Faqashtii

  • @abdulrahmanmilford5472
    @abdulrahmanmilford5472 5 років тому +2

    Rer sanaag calool fayooba mudane madaxweyne ku laha 😀😀

    • @abdrahmandhuule1418
      @abdrahmandhuule1418 5 років тому

      Abdulrahman Mohamad wd yrtahay wli mrka siyasad lagaga roone diinta iska baro

  • @WizAbdi
    @WizAbdi 5 років тому

    Waar meel walba raga lahi haw tashado muuse reer sanaagow naf inaanu idiin hayn idinba waa ogtihiin khayraad kiina inuu gebilay ku dhiso idina idin gumeeyo ayuunab u cad dhulkiina iyo aayihiina labadaba idinku u taliya illaahay ka sakow insha allah

  • @siciidcabdi464
    @siciidcabdi464 5 років тому +2

    handaraabka qaadan mayno